Added: 3 years ago
From: fiirsidotcom
Views: 136,577
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (40)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Khatumo state bilic dalka iyo qaranka Somalia waa mahad santahii khatumo state ilahay hayna garabgalo shaqadiina gobalka soomaliyeed oo curtay ishalaa

  • Comment removed

  • Comment removed

  • geeedi dheer muxuu calaf gacal ooman kalararay mise geed kukala xiray.waaahwaaah

  • heestan waxaa sameyay maxamed ciise cabdi ooahaa maclinka xasan aadan samatar ilaho u naxariiso aamin wuxuu ku dhintay abwanku nijiriya oo ah abuuja reer dhagaxbuur ogadenia ayuu ahaa

  • Well said shumey si fiican bad u dhigtey, Heestan WAdankeygii hooyo bay isoo xasuusi murugo ba i qabta suu manta yahay,lakiin waxan rabi laha qof isoo qora heesta dhan oo somali ah xogaa le ka fahmey heestan waa my fav runtii waa heestan heesaha dhan u jeclahey iyada iyo heesta la dhaho indhodeeraley.Meaningful words bay sidata heestan.

  • Waa erayaddi Xasan Ganey musiadda waxaa saarey muluxamiistaha wey Axmed Nuur Jaangaw(aun) Codku sheegis uma baahna

  • kkkkk

  • geedi dheer muxuu calaf gacal ooman kala raray

  • two person who love each other but there is border they can't cross each other i wonder how somali man poetry and phylosophy but is not working how they are big view and is not working peace our nation we need to cross this dark way and get out light

  • realy realy this song is very sad this power full words is wat happen to day our country and our nation, ostrich when sunset can't seen any thing then any wild animal can kill very easy that is what is somlia pple to day they kill each other and also other nations victimse coz they don't love each other look what is left civil war and tribe problem islamist group how prison each other behind isolated empty place or behind mounts or behind sun every body is prison as brain somali wake up

  • hooshh

    isn't wat u think ,it means wake up u dreaming goronyo gabal kuu dhac

  • @qiishka brother it means that the the ascorage which means goranyo can not see at the dark and hasen was going tru some rough time. if ya need details my mother uncle hasen giney made this song and i can give u his number bro

  • HAMARAZA- Been baad shegtey heestan waxaa sameeyey xasan ganey waxaana qaadey hal Aasiga codka Xassan aadan samatar Laakiin hadhihin heestan waxaa lagu qaadey duleedka magaalada hargeysa Tilmaan hadii ay jirto meel lagu qaadey heestan ama lagu sameeyey laakiin duleed hargeysa Tilmaan manoqoto saaxiib jaw

  • this guy is a actor and great singer too, so sit back and enjoy the music.

  • XASAN XAAJI CABDILAHI XAAJI XASAN(xasan ganeey) one of the most respectfull artist in Somalia.

    Xasan ganeey waxa uu ahaa mu'alif dad badani ixtiraamaan , faniintu isugu mid ayay ahayd gobol kasta oo uu ka yimaado, waxa kale oo lagu xasuustaa heesihiisa lagama helo hal eray ee shisheeye ......... Waxaan ku arki jiray aniga oo yar baarka tiyaatarka muqdisho, isaga oo wada go' shaal ah oo qurxoon iyo macawis, wax uu ahaa nin ku faana dhaqanka Soomalida...

  • @hooshhound Bro ujeedkeygu wuxuu aha inaan muujiyo in fanku uu yahy shaqo wadareed oo aan qof lasiin karin cadalad maaha nin gabyey ama manso tiryay in ladhaho heestas ayuu leeyhay sidoo kalan cadalad maha ninka qadey in lasiiyo xubno badanoo muhima aya jira

  • @hooshhound thanks bro hasan ganey is my mothers uncle and i love his songs and hasan aden too

  • @hooshhound waxaa tahay Somaalidii waxgaradka aheyd..thanks sida aad noogu sharaxday macnaha heesta..

  • Hees hadi lasameynayo meeqo xubin ayeey ka koobantahy ? hadi aan matalan dhahno heesta waxey ka bilabata erayo la qoro ama la tiriyo kabacdi waxey u bahantahy laxan iyo naxiyad looga sooco heesihi hore kabacdina music kaduwan kuwii horoo dhan kuna haboon kabacdina fanaan cod wanagsan intaas qeybtee ugu muhiimsan hadii aan marka kasoo qaadno in mid kastab qof gooni ah ku daro xubnahas qofkeebaan heesta siinaa?

  • Somaliyeey aniga waxan ka yabnahy dadkan youtubeka comment kuqora maxa ka khaldan meel kasta waxey isku hestan heestan ya laha, Marka hal su'aal ayan weeydiin laha dhamantood bal hadey iiga jawaabi karan

  • @MAALIK18 maalik waa wax lala yaabo in heeskasta la isweydiinayo yaa leh yaa tiriyey taasna waxa ay keentay in aan la sameyn wax horumar ah,waayo hees kasta waxa uu sidaa dhamaal ha noqdo waqti la soo dhaafay ama mida HADDA JOOGA IYO KAN SOO SOCDA

  • waxaan irahhdo ma garanayo iam speechles somaliyay dhuuxa miraha heesta waa wax qiiro xambaasan

  • heestan adeer garan maysaan. heestan waxa sameeyay abwaanka wayn ee Hassan Ganay heestan waxaa lagu badalay oo markii hore ruwaayada ku jirtay hees uu qaado mulaxamiistaha wayn AHN jaango oo laxanka u saaray dhamaan heesaha hassan ganay ayaa isaga oo laxanka saaraya heesta la yidhaah gaas baana ku cartama uu jeclaaday. dabadeed hassan ganay heestii wuu u daayay oo waxa uu isla goobtii ku alifay heestan gorayo. halka lagu duubayna waa hargaysa duleedkeeda

  • inaad keentaan ma aha muusik aan ahayn waabari

  • This song consists sad news, Hassan's lover has been force to marry someone else by her parent, and he feels lonely, that is why he is in the forest.

    Goroyeey Gabal kuu dhac means, Goroyo can't see properly when sun falls, it must sit that place untill sun raises again.

    Since he Lost his lover, he seems that he is like GOROYO, in the dark place

  • masha alah thnx waad i fasrtaty muxu ka  wadaa is laha!! @ hooshhound

  • @hooshhound , adaaba qatar ah bro. saad u fasirtey gorayada!

  • Heestaan waa hees qiiro leh waana hees codka iyo video gu ay is leeyihiin samatar waa uu caanku yahay inuu sifiican ujilo miraha heestu waxa ay ka hadlayaan

  • adeer heestan garan maysaan wixii loo sameeyey car kiinee garan kara?

  • Just talking with his hands like a lost crazy man.or may be he is afraid of the camera.

  • why is samatar standing in the middle of nowhere?

    is he going crazy?

  • cajalkaan waxaa lagu duubay dhexdexaad yadii 1980kii waxaana lagu duubay djabuuti radio

  • yeaaaa

  • kii caloosha waynaa ina cumar geelle, waxaas gurtay heesihii xamar oo idil, qurun, reer jabouti,

  • waar xashiish maaha hees

    anaaba dhaama ...xasan aadan maaha ayaan u malaynayaa.....

  • nabadraadshe adiga mawagii bililiqadaad RADIO MUQDISHO soodhacday wankaa shakiyee kkkkkkkkk mise SOMALI TV ayaad ka shaqyni jirtay?

  • cajaladahaan halkee laga soo gurayaa lolz.

  • Mahadyare, walaal meel laga soo gurayba adigu ku raaxeyso!!!!

  • damn u dissed him!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more