Added: 3 years ago
From: cadaaawe
Views: 307,404
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (99)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • ssxasuuq Somali somaliyee Somali majecla somalina Somalia iskale somaliyee

  • Subxaana AALAH,

    WAA SIDA AY TAHAY, XASUUQDEE YAA XUKUMI,

  • nimco dareen waa gabadh qurux badan

  • kaaaaaaaaaaa

  • daeen waan ku slamau abyo hadda ayaa heesha amaanata qaaday aad baan taasana kuugu daagersanahay viva dareen noolow waligaa dareen

  • PEACE 4 SOMALIA GOD KNOWS I MISS MY BEAUTIFUL LAND

  • its about time someone steps up and tell the truth...

    man i agree with u 100% on that Somalians are the most hypocorites on this Planet...this goes 4 all somalians not just a particular group..

  • Xamar it own people ayaa dumiya I hope they stop

  • @maafiish Marka hore sxb qofka waxaa wacan marka uu hadlayo inuu xikmad ku hadlo hadaanuu ku hadlayna inuu hadal caadiya ku hadlo lkn haddii ay labadasba iskala tagto waxaa wacan inuu iska aamuso maahan inaad usoo gasho halkan inaad dadka ka daba hadasho ee adigu wax cusub soo kordhi illaahay ninbuu kaa dhigaye dadka hadaba dhigane wax cusub keen caydana iskadaa aday kuu daran tahaye ok waa waano ..........

  • adeer bagge baad u fadhiisatay ciyaartadu iniba caadi mey aheen sida neef dabada dirxi ka gashay bad isku luxaysaye,,,,

  • Xamar sikasta oo loo dumiyi ninka dhisi doono waa aniga maadaama aan u dhashay nin wax xaliya sikasta oo xamar laga dhigo haddii alle idmo waan hagaajin doonaaa inshalah by.Eng Abdirahman Jama Sahal " Wadani" SSC man

  • xamar hawiye ayaa duminaayo

  • @Saanjo1 waraa habaarta uu sheeg taas, Daarood,habar gedir iyo murusade waaye waxaa duminaayo muqdisho ee wixii kooyto ah nooga baxa magaaladena fucking iljeex

  • @Saanjo1  waraa habaarta uu sheeg taas, Daarood,habar gedir iyo murusade waaye waxaa duminaayo muqdisho ee wixii kooyto ah nooga baxa magaaladena fucking iljeex

  • Fanaaniinta marna wadani iskaga kaaya dhigaya marna kii qayb goosta dalka faaninaya oo kumi aruuriska aha hala soo liis gareeyo. ileen dadku iskuma jiree

    soo far Xasna Adan, Fiska,Jooqle,dareen.....dadka hadba cidkii lacagaysan bay heesaan waa dad aan damiir lahayn dadka kala goynta u heesa. cabdullahi iyo caydiid io siilaanyo, faroole kulli waa amaanyaan ileen lacag bay amaantu joogtaaye. ileen cilmi ,caqli iyo diin baa dadka dulinimada ka reeba, Milezow lacag usoo dir ha niikiyaane

  • my friend geo. i totally agree with you, i just hope one day that our somalian poeple grow up and unveil their blindfolds on there minds and hart and see the reality, that life is not about coulers,clans,riligion or what ever nonsens but just to live happy, eat, save sleap. freedom of personal choice of freedom mind. somaliyey stop the nonsense and lets be realistic and live our lives better.......

  • War Xabashigan Afkeena Bartay waxba yaanan waqti leyskaga dhumin oo asagoo Xabashi Cinjireey ah ayuu Gaal kasii noqday marka walaalayaalow hadaad u jawaabtaan adinkaaba qiimeeya waa garac Xun oo ka dawarsan jiray Hargeisa marka hadii Lagu xumeeyay Diinta maad caayeysaa Garac Fowqal Garac Hooyadaa ina Cinjireey hadii Soomaali Jecleyd oo ku inkiray ma diintaad caayeysaa garacyahow Izagabiir ha cadaysan ku dhahay

  • @GEOrgetheson Waxaan Qiraya Allah in uu yahay rabiga xaqa ah ee caalamka Muxamadna scw waa Rasuulkii Allah u soo diray caalamka si uu uga saaro jaahilka una tuso wadada toosan ee Allah ugana lexiyo Jidka gaalada.Adigu waxaad tahay gaal in aad diintayda cadaydana waxba iima dhibayso.waan jeclahay islam waana diin sax ah waana diinta ugu koriinka badan caalamka waana nuurkii Allah.ilahay ha hanuuniyo kuwa hanuunka donaya daalimiintana haku fogeeyo jahanama.

  • @GEOrgetheson fadlan nabi umuxamad nnkh ha caynin walal hana ka been sheegin

  • nimco big kiss - fanaanada qaaliga

  • true say

  • Wax aad Rabto aamin sanow lakiin in aad ceyso qerul qalqillah waa qalad midee kale illah baa qurankiisa ku shegay Lakum dinikum wali yadiin so Respect your sulf and others.....

  • HI

    HOW ARE U MAN

  • @GEOrgetheson

    waryahe maxa dhyda kaa lisay ee ogaysiis u leeday maad suuxda horta ma lacag ba lagugu siiyaa ogaysiis diinta cristionka badi

    kkkkkkkkk kuwii lahaaba cirka iska haya oo waxya lumiyaan u haya iyagi lafo ku taagan ee orod shaydanka iska naar umada soomaliyeed diinta mcaan bay ku dhisanyihiin adigi lakiin hadaad nasiibka halka ku dhigay imikana bal ilaahay rajadiisa lagama gio ee ha ku soo hadeeyo

  • wow masha allah i love xamar cadeey

  • Maasha Allah Heestaan Caadi Mahan Waay Shidan tahay ( Xaajadu Kursiga Ka Weyn )

  • Heestaan caadi Mahaan walaahay waa ka baxsadeen Nimco Dreen iyo Diini masha alah Waxan leeyahay sii wado heesha Wadaniga Ah

  • soomaalidu waa sunta hargaha

    walaalo ma ahaan waa beeen iyagaa is cuntah uuf soomaali meel ay ku heshiin karaan malahaan fack all soomaali

  • sorry walaal aduunka maantaa ayaa gacmahaa nii fuurtaay ee walaal

    5tii geeskaa somaliyeed walaal djiboutii kaa cafiimadgabteey ee walaal naracaa oo halkaa gii horee kunogoo somalaay

  • @ayaan1980 fuck all soomaali markaad leedahay hooyadaa iyo aabahaana in ay ku jiraan lasoco waayo dabcan ayagaba waa soomaali maad uduceysid intaad aflagaadeyn laheyd

    war soomaalidaan caay maahee wax kale mataqaano miyaa waa yaab wlh

    soomaaliyey waxaa iga waana ah intataad is cayn leheydeen oo isku karnaa laheydeen isku duceeya ilaahayna utoobadkeena ducadana yaa laga daalin marwalbo ha,laisku duceeyo wadankeena aan uduceeyno ilaahay hanoo aqbalo plz plz plz aflagadada iska daaya thanks

  • fack all somali meeshaad ka leedahay maad warka si kale u dhigtis warka walaal hadaad sidaas ku adkeysatidna waxaan ku leeyahay fack you.

  • Comment removed

  • Comment removed

  • soomaalidu waa walaalon runta kahadal ee reer ha uhadlina?

  • dini cagoos iyo nimco amusa calaacalka

    iska dhafa hati Aad wax tareyso orood

    intad xamar tagto wax tar afka xuun haa ka

    booteynnin caqli hadaa leetahay

  • @abdirizakful jaahil baad tahay Aamus fanaanita dareenkoda shacbka hal qayb sadeen dad dhalka qurbaha ugu horeyso hadii pc la siiyo Geel maxuu idho kuul ka kasaa ..

  • @dalla112 maxa ku daran cawaanka tahay was

  • @abdirizakful war aamus nacas baad tahye duli yahoo eey ku dhaly was

  • @abdirizakful war aamus duliyahoo

  • @abdirizakful jaahil foqol jaahil hada live u arli laha ku garbaashi laha nacasyaho

  • Comment removed

  • @fathi123 waa runtaa cabdulahi yusuf ka bax xamar lakin waynu eegi say ku danbay so

  • Diini Cagoos iyo Nimco Dareen. waxa tihin tug iyo qariyihisa. c/yusuf kabax xamar ee hishiya wa tas aad laynaysiin matada tugayahay qurunka ah

  • @fathi1233 Dhiig miirtahaas Yaa Ku reebtay Cudurkisa C,lahi yusuf Afka kala KAbx Fananinta!!

  • Comment removed

  • Diini Cagoos iyo Nimco Dareen tug iyo qariyihisa ad tihin c/yusuf ka bax xamar e hishiya waa tas ad laynaysin matade cawanyahay doqonada in la idin mamaulo ad ku ficantihin isma mamuli kartine qurun yahow

  • tks killerRampage, anigaba UK ayaan kula joogaaye balse weli ma arag qof schooladas ka soo baxay, kana yimid warta iyo geedka,tks markale.

  • alow qeyr kadhig arimahana kaladaji lakiin dhib kajira waxa waye dadka layirahdo somaliland oo dhahya maskiin reer konfur o anaga horumar baan gaarnay.xamar 1 day ee nabad noqoto ayay ku dhafesaa hargeesa..teda kale somaliland waxa kunool qomiyad waryee wada ah halkana waa nocyo fara badan kkkk,raalliyo warunta isu school ayenu ahayn qaar fara badan ayeynu wada joognaa xagan uk

  • goljano boy hargaysa maxa yala hadii dhibta ka tagan konfur ka dhacdo hal malin waqooyi walaahi walagu kala guri lahaa lakin xamar iyo konfur weli sidaas bay nabad ku jiraan oo ganacsi ku heystaan oo barwaaqo ku jiraan galana ma daba ordaan sidaada camal adoo nabad heysta weli waxaa ku heysata gaajo waxaa ku masrufa yuhuud iyo amerikanka sxb konfur haku jes jesin insha alah dhibka weyka bixi donto somalilana wey isku soo laban dontaa konfur waa dad qani ah waxas waxba uma arkaan

  • goljano boy sxb qalad ha fahmin somaliland horta waxa la yiraahdo ma jirto teda kale idanka ayaa sii hurinaya dhibta konfur ka tagan ani waxaan deris la ahay kuw idinka ah oo isaaq ah oo konfur ku farxa dhibteda sxb maxa benta nogu shegaysaa haday konfr degta ma isaaqlnad baa jiro doonto aqliga lugaha ka galay wase kalab yahow qowdhanka ah adba aad baa ugu faraxsan tahay burburka somaliya alkin aday kugu danbeyn dontaa insha alaah konfur nabad ayey noqon dontaa insha alaah konfur

  • aamiin aamiin aamiin aamiin wlh waa run arinta maanta ee ka taagan tahay hestaani runta ayee cadeysay lakiinse aduunyadu waa xasuus allow noo sahal somalia haduu alle idmo

  • oohin iyo afkala qaad maxay taraysaa, caqli la'aan waa taa. runtu waxay tahay ninkii Alle maqli waayaa dadna ma maqlo

  • this song is so emitoin for us what is going on in south somalia

  • walaahi masakiin weeyaan dadka xamar.. u kno why dadka reer somaliland kuma farxaan dhibtiina ee marwalba waxa ay idiin rajeeyaan khayr iyo nabad waana taas ta somaliland ku horu martay.. lakiin dadka reer koofurta waa xaasidiin waliba neceb horumarka somaliland iyo nabadeeda taas weeyan waxa dhibtu ugu sii socoto plz toobad keena leave somaliland iyo amuuraheega alone then try in dhulkaaga dhisato adiga oo base hoose ka bilaabayaa cidna wax ka sugin

  • really aad ayeey ii qiira kilisay heestaan waana run ninka xamar dulminayo ineey aduunyada xasuus tahay ha ogaado

  • woow nice song runtii, waa hees qiiro leh xaajadu kursiga ka weyn runtii. TheKillerRampage walaal isku skuullo ayaanba ka soo baxnaye ka warran, wayadaan ma arag wax sheegaya 2daas skuul. mahadsanid

  • masha allah this song is so beauty full, and lyrics are so intense.. i hope people give more attention to it....it means more than you could imagine. for those of you who understands somali lyrics...... one peace.. my allah make our people more understanding....

  • xamar waa xaafadaan ku soo barbaaray iskuulna ugabaxay 21 nofi iyo cisman geediraage ilove xamar alaha masiibada hakaqado i love warta i love geed jacceel ..viva habar cad by .m shire

  • Hamar dadka duminaya

    Somalia dhan dumiyeen marka

    Allaah hanuuniyo ..

  • peace xamar and every in somalia insha alaah 1 day w wll be 2gather hala samra somaliyeey ilaah dalkena hanugu celiya anagoo nabad ah  amiin amiiiiiin !

  • this song is really sad... is it really worth it? to kill our people for worthless qabiil? i just can't get it through my head why we can't solve this issue for 20 yrs!! every time i see something like this showing the reality of our country i cry...

  • xamar labaatan sano ko hor ayaa hawiye dumiyeen maxaa hada la qadaayaa hees xamar ninka duminaaye `

  • caadi mahan waad kabaxsateen

    heestan

  • Comment removed

  • Comment removed

  • Woow Waa hees aad u Qiimo & Qiiro badan .Thankz Diini C iyo Nimco D.

    Waan idinku raacsanahy Somalidu wa Umad qura oo iyaga lee iskala saaraya.

    Maalin un baana kabixi donaa dhibatdan iyo Colaadan na daalaty oo ay taariikh noqonysaa Insha allah. teeda kale ciyaalka caytamaye ee caloosha kuusan Meel nag fariista wax walba wad caynaysiin adinkan waxba ma haysaan.

  • kingkoshin10 yahu laga dheh war hedhe qof kaliya meysan tilmamin maxa ku lelka ka kenayo nucaga oo kale ayaa somalia siiba muqdisho burburshay qabyalad maskaxda inka gashay anigu nabad ma an arag walah wan oga hes wadina ah hadi an arko rag baa qaribay dalkena lkn wa leyskaga daba tagaa insha allah calankeygiyoow ilahey kunabad gel ilove somali

  • Waxaan ku oran lahaa Diini iyo Nimco Halkaas kasii wada .. Waa guul

  • The most hypocorite pple on earth I think are Somalians. When you meet a Somali person, before he/she becomes friend or business partner or whatever, they have to know what qabiil you belong to. Ok, lets say thats fine. They don't help any other person than their qabiil. The qabiil is before the "DIIN". Friend of mind was going to a wedding yesterday, and she's been told not to bring other than her Jilib, not even the same Qabiil. Yet, they told you "I hate dhul gaalo, I want to go back".

  • @amareto35 kkkkkkkkkkk your soo funny walahi ruunta waye wa kugu racsanahay

  • @farhiyo25 thank you Farhiyo..

  • THis song is so sad.... and good

  • waaaaaaaaaaaaaw heees macaan ayaa ka dhacday meesha waah waah

  • ay ay dhalay maalin walba magac cusub beey baxsaanaayaan war matabaan cadal iyo ceelbuurbaa dib ugu laabaneysaan.......... reerkaagii baad geyneysaa matabaan iyo ceelbuur DAD AAN WAX GALABSANA WAAD BOMS BAAD KU LEYNEYSAAN

  • labadaan axad waa iku daadiyeen walaahi boolo what is the point of the song if there is not movment poolshit waaye

  • omg i luv diiis soong

  • Soomaalidu waa xigtiyo walaal xaqiiqdiina wey is dhalen,,,, ninkii qabiil uu daashadoow ku tusaale qaado kuwa aduunyadii cariiriga ku noqotay ee yemen iska dhiibay....  xisaabtu wali wey socotaa la isma gaarin hahahahaha xabashoooy yaad xukumi?

  • Hees wacan walee good work guys for this piece of work....Nice.....i like it...

  • cabdilaahi yuusuf noolow aabaha itoopiaanka

    hawiye wax laaya mooyee nasteexada kama

    helaan markaa in aad layyso ama aad ito isuu kaxaysato iyagaa mutaystay

  • Somalia nabad ma heleyso ilaa OGADENIA xornimo hesho. VIVA OGADENIA.

  • Somali walalo sax shaydaan isku diray .

    Abdulahi AHmed Yusuf calacal uma baahna

    MOgdishana Hada nin u dhashay baa haysta

    Shiikh shariif bal is adeeca

    XOOLo

  • xoolo naga aamus somalia somali ayaa leh moqdisho wax gaar u leh malahan qofkii doono aya ka talin kara.

  • Xoolo waxaa ah nin kiii dadkii boms kala daalay .

    Dowladma diiiday . marna qabiil ku mar mar siyoonaya marna Diiin

    Mogdisho koley reer Puntland waa tageesan tahay dowlada shiikh shariiif

    Mogdishana nin u dhashay wuuu yahay .

  • Qalbiga qabiil ayaa idinka qurmiyay Cabdulahi yusuf ragga la dagalamayay qabiil moqdisho dago mahan ee muslimka dhan aya la dagalay oo kow kayahay abuu roobow qabiil muqdisho u dagalamayo miya roobow yusuf intuu islahay qabiil laayay yuusan naar ku tagin Xamar waxy ka dhaxeya umada somaliyed dhan sharif gaar uma lahan hadu qof gaar u leeyahay mukhtar roobow majoogeen sacadan iyo ururka xizbullah ragga ka taliyan dhaman wa ogaden people.

  • Og

    kuwaas walligoood danta lagu gara .

    Og iyo dad Mogdisho waa noo siman yihiin anaka .

    Abdulahi gaal mahan

    mana tageeri jirin anigu dowladisa run ahaan ,

    haduuu nin xun yahay dhaqala dakada Bosaso Mogdisho rag kuma siyeen.

    taas waaba wax yalaha anan u tageerin dowladisa .

    MOgdisho reer ba ais kaleh

    Somalina madagana oo dhan nin dab shidayana Somali ma matalo okey .

    Ninkii wanaag la jooga oo kaliya Somali matala okey

  • lol Og dadka somali ugu caqli badan waye anaga dhan way naga caqli badiyan ayagoo qabiil shegayan waligey manan arag dhulkoodana ilaah hau xoreeyo anagana qabiilka alaha naga saaro oo nabad noogu badalao insha alah Somalia peace..... qabiil alaha dilo Somalia forever. thanks sister

  • OG caqli maleh.

    Dad Somalidana laaya .

    Dib u xorayna sheeganaya .

    Og haday caqli leeyihiin East Afrika oo dhan bay ka talin karaan ,

    Ethiopia and kenya adduun maskax baa lagu socda lakiin siyaasad fog Somalidu maleh cid ay yihiinba waaa oo aan badin la badooda lugood iyo hooskooda .

    chance intaa le eg bay haystaan .

    Obama ,from kenya president USA waaye .

    OG can do it More more then world

  • Somali = somali ........waxa aan wax ku nahay waa anag oo isku duubnaano ..... hadan kala taararuqno wax wax nagu alayo malahan .....Ee walayaaal gacmaha is qabsado ooo qaran noqdo ... bulashadiina xaqdhoora ....ninkii danbi galay aan si wada jir ah aan oga soo wada horjeesano ......maxa yeelay hadii xaqa laga weecdaa ..wax hor ma ahan gaari meeno.....Soomaalaaay ..............soomalaaay......­........soomalaaaay .......

  • woooooooow nice song

  • nin ka xamar dulminayoo gubo

  • woooooow nimco dareen nolow qaali qof jirta ayana tahay somali qabiil ayaa tilayo fanaanse qabiil ma lahan xaji allaah haku dhaafi macda i loved this girl walahi

  • nice song !!!!

  • damn i love diinis voice is so sexy i think he will be the next big somali singer

  • Cabdilahi Yusuf eed malaha sababtoo ah inta la doortay ayaa la adeeci waayay Puntland intuu xukumayay halmar ayaa la adeeci waayay kaasina wuxuu ahaa madxexweynaha maanta Puntland Jen.Cade wixii ka raacayna waa la ogaa oo waa kii cadde muuse laga riday somaliland. cabdilahi yusuf lama mari karo ee aan iska adeecno runtii nabad waan heli karnaa wuuna iska tagi doonaa Tii Ilahayna waa sugaysa.

  • soomaalida afka uun beey ka yihiin wadani lakiin wax ku dhaqmo ma jirto

  • hawiyoow maalintaad bahalkii c/yusuf doorteen soo madan o gayan tan inay imaaneeso ,,calan calka heesta aa dshay

  • hees fiican somali waa mid ha israacdo

    war somaliyey tashta duf kubaxa eh lool

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more