WAA RAG
5:55
Added: 4 years ago
From: bahalow
Views: 48,173
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (31)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • hhhhhh wan ka helay sida ciyartu ku bilabantay ayse ku dhamatay hh 0.0 barajo.com

  • kkkkk Illahey balankii bareejey ku dhamaatay heh

  • 4 iyo 2 waxaa ku hogaaminaayo raga

  • Ciyaartaan BAREEJO WAYE ma is dhahdeen kkkk

  • kkkkkkkkkkkk

    soomalidu waxay dhahaan alloow run u hiili!

    waayo mid run sheegaya anigu ma garan karee*lol

  • i love all somali lol

  • waxaan aad u jaceylaa ii soo qora heestaan oo dhamaystiran,

  • @abuka2010  iam so sorry

  • @abuka2010 iam somali but ican't write in somali can u b nice enough to send me da dvd pls

  • jabuuti dhankoda maxaa kadhigay hoorta inan fananiinta lagu sokoro maslaxa dhaqan xuma hoorta

  • waarag waarag

  • Waxa raaxo loo diinaya waa rag! waa rag ! Ha rawaasinadee si anan laydinka cararin

  • waa rutaa gabadheey afkaaga caano laguqabay

  • waar ninyohow anigu waan jeclahay suugaanta reer djabuti laakin waxaa iga soobday ciyaalkan dhex yaacyaaca masraxa waxaa taa kasiiba daran nimankan nimanka shuminaya

    shamefully

  • Somalia 

    waxa bur buriyey waa rag

  • waxa raanta loo feyrayaah waa rag waa rag waxa catarka la iskugu xushaah waa rag waa rag waxa fiidka loo roorayaah waa rag waa rag waxa dharkii looga tagay waa rag waa rag lol

    aduunkan rag la aantiisa maba jiro laheyn

  • waxa dunida roogaha kuridi waa rag

  • Gabdhuhu Waxey Ku Faanan Guri iyo Nin yeele, maxaa gabdhahaan nimanka ku diray ey uga dab heysaayan somliyey,,,.. Waxa EEBe Yiri Taliye Waa rage

  • i love it

  • waxa dhexda loo dhuuqsadaa waa dumar s

  • ka bax.. love this song..

  • masakin gabdhaha somaliyeed waa ka xumahay dhaqankan waa wax jira dhabtii wa ka murugoday(kuwa quruxda nagu racaya waa rag marka raawisnana naga taga waa rag) waa wax jira afara ani sas uga tagay hada ogaday lol

  • waxaa badhida loo buuraa waar

  • hees tan cade ma ahan

  • saaxib faxtha dirac bluega xiran caadi maaha. boolo miyaa?

  • alla iskeen badaye...midig iyo waxaan nahaay bidixdoo isu baaqo ileen waan isu boyna hadaay midi bukootee....kkkkkk...lakiiin

    kuwar RUBBIDA LAGA GURANAYAA WAAR taas waa dhaaab......

  • Waxa naasaha loo soo ruxaayo waa rag in lagu daro ayey aheyd. kkk

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more