guhad kkkkk wa kaftameysaa ayaan u maleynayaa.wxaan ku weydiina sxboow maxay u adag tahay in baybalka somaliga la fahmo,sida kan engliska loo fahmi karo waxa uu ka hadlayo,ex john 14:1 yaa hadlaaya ma ciise mise ilaah mise ruuxul qudus, ma fahmin very confused. somaliga iyo baybalka iskuma qurxoona aad yay u kala fog yahiin xataa dhaqanka waayo jesus hooyadiis ayuu ugu yeeray Naayaa,(john 2) dadka somlida weyku adag tahay iney fahmaan,jesus waa nin fiican(qurank) baybalka aya ka dhigay nin xun.

mocow72 2 years ago
lol, this is funny.
deutschmeisterle 2 years ago
Joh 14:1 Qalbigiinnu yuusan murugoon. Ilaah waad rumaysan tihiin,anigana i rumaysta.
Joh 14:2 Guriga Aabbahay wuxuu leeyahay hoyaal badan. Haddaanay sidaas ahayn waan idiin sheegi lahaa, maxaa yeelay, waxaan u tegayaa inaan meel idiin sii diyaariyo.
Guhaad74 2 years ago