Added: 3 years ago
From: warergoi
Views: 89,771
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (27)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • lol,ani maxan kale oon sheegey hee in uusan heesaha uu qado uusan lahyn aduina wad igu racdey marka laga reebo codsiga dadweynaha lakin heesaha in uusan lahyn ay ujeedadadeydu ahyd lee marka fananamadiisu & codkiisu midna mesha kuma jiro leyskumana haysto !!!!

  • sulfa waa heesa khatar ah lakin isagaba heesaha uu qaadey intooda badan waxaa iska laha fananin kale lakin wuxu sarey music an cadia ahyn ee taas buu ka soo baxey ee intooda badan coobi ay ahayen sida heestan waxaa iska lahaa al fanan axmed rabsho oo aahaa hobaladii waayo waayo lakin mar hore dalka ka baxay oo carabta deganaa waxana ku arkey mar uu xamar yimid oo lagu wareysten marnaamij oo xidigaha la oran jirey oo luul talhlil ay hor gareen jirtey oo ka soo bixi ex somali tv sulfa casdi ma aha

  • @qureysh99 saaiixb sulfa sikama usan heesi jirin heesaha kale ee dadweeynaha ayaa ka codsan jirey iyagoo leh codkaagey kufiicantahaye heestaasee noogu tuur

  • @qureyso99 ma jecleyn in aan hadalkaaga ka jawaabo laakiin dantaa keentay, walaaleey haddii aadan fanka waxba ka aqoonin keep your bad comments in your mouth, hala soo shirtagin doqonyahey heestaan Sulfa ayaa iska kaleh iyo boqolaal heeso oo kale oo aadan adigaba maqlin marka fanka soo baro you dont know nothing about entertainment industry, haddii aad wax ka ogaan laheydna heestaan axmed rabsho kuma aadan sheegi laheyn, wabalihi towfiiq.

  • @baaruud17

    gabadhu wa kaa saxsan tahay. cayduna waa mamnuuc . heesahana kuuma bilowna, 

  • ites nic

  • Comment removed

  • @maljaan80 hal suaal?? MUSLIM ma tahay mise GAAL???

  • warergoi walaaloow afsoomaaligii ma kaa dhumey. waxaad meesha ku soo qortey waan fahmi waayey?

  • waxaan ka cod sanayaaa bahad heesa SULFE HAY SAAY hadiii aAD haysan heestiii uu ku qaadi jirey ee OO U YIDHAHDO XILDHIBAANKA NABADAA XARAGAD ADUUNKA XAYAADKII NAFTAYADA XAJIKII GEESKA BAR YEEY XAREEDO CADCEEEDAY MARNA XAMMAR MARKAADE SOO GELINAY WALAAALO YAAALO HADII AAD HAYSAN MAXAA YELAY WAXAA KA JURJUMAYSAA SIDI AY AAHAD CAASIMADA SOOMALIYED MARKII HORE

  • zulfa waa muryan soo mahaa i min haaaaaaaaaaabargidir soo maha hadii uu hanuuney walaladiis waa mooryan miyuu wax usheegu waa tan mar walbu yaga is dilayu somalina baabah kadhigeye

  • @honestdude2 asc walaal ilama fiicna inaad isaga hada dhahdaa waa mooryaan, mar waa heesi jiray hadana Illaah ayuu ku xirmay oo waa nin cibaadaysta sidaan warka kuhayno, marka adiga yaanu dembi kaa raacin hadalkaaga, mida ah khabiilna, hada waaba iska dhamaaday walaalkay khabiil, soomaali waad aragtaa diin ayay gacmaha gashatay waana midii ugu dambaysay uguna xumayd, waayo diintii Ilaah ayaa laysku haystaa, Illaah marka hana wada toosiyo.

  • jawaabo kale duwan ayaan rabaa in aan kala siiyo dadka maa090 iyo baajka10, sxb maa090, cabdulaahi zulfa waa uu nabad qabaa alxamdulilaah Riyad sucudi arabia ayuuna deganyahay isaga iyo caruurtiisa masaajid buuna imaan ka yahay, yarka kale baaj10, brother ereygaas micheal jackson inkastoo aysan aheyn qof muslim ah lagu tilmaamo hadana maadaama aad dhahday horey haduu u ahaa sida qofkaas oo kale maanta sheekha somalia waaye intaas ayaanna jecleystay in aan ka iraahdo.

  • yes, Sulfa is a live and lives in Saudi Arabia. He is big Wadaad now as i heard. Masha'llah

  • is Sulfa still alive?

  • sulfa asagaa somalia xaaraan kuheestay sanadihii dambe.

  • sulfe waxa uu ahaa maykal jaksonka soomaaliya xiliyadii 19885-1989.

  • waxasa ka hees is ah dadka hada jira iska hees ayay u heesaan lakin sulfa was wisdom

  • @muunye MENZA i luv this song man serious heestaan waxaan soo hasuustaa moqdisho

  • ani hees dhehey?

  • Caadi Waaye Hadii lasoo galiyo video Sulfa ah.....Iimaan ALLA Uur buuxiye, Joocadde sxb ninkaas Sulfa Imaankiisa iyo camalkiisa aa la xisaaba,, toobokeenta ALLE aa iska leh,,,, Kolley Video meel lasoo galiyay camalkiisa wax loogama dhimaayo.... caadi waaye hadii lasoo galiyay video sulfa ah

  • Warer goi sxb horta sida aad u soo tixraacday heesaha aadna isugu soo uruurisay laakiin broo mid baan tallo ahaan kuugu soo jeedin lahaa sxboow yarkaan cabdulahi zulfa ah wuu ka toobad keenay fanka wuxuuna codsaday in heesihiisa buugooda la laabo marka broo ha ku soo darin fadlan hada ka dib thanks alot...

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more