heestaan heesta sanadka cusub maahan ee waa duli nimada somalida ku soo kordheer in habrihiina ay diyaano is mariyaan oo ay candhadooda banaanka keenaa iyo jirkooda gabdhihii yar yaraana aya ku sii ilbaxaayaan camal kuna sii duloobaayaan waa hoogeena
Akhas,ilaahay ayaad idinku dhaarshee ma waxanaa wax lagu heeso ah? waxaan qabaa marka English speaking world sees this walaahi qosol ayaa ka dhamaada,ninkan wayn wayn bal waxa uu la shir ymi,Hindi iska dhig,maxaa u diiday dhagan somali ee uu u doonay ummad kale dhaqankeen.in yar oo English ah oo tacbaan ahna waaku heesayaa waar waxaan yaa iska aamus ku yidhaahda waxba meesha kuma hayside.
kkkkkkkkkkkk Somali maxya u heshiin wayday ba la leeyahay comments ka bey ku heshiin la yihiin, waxa comments koda ka helay Kamaneefiso iyo beledwene oo run sheegay, HEES oo dhan wa dembi marka ama istaag ama ciyaar ,inaad ciyaarta lagu qaatay, mida labaad dad kan Culutre kooda hindi ah somalidu wa dad isu yimi sida USA Culture kooda waxa ka mida qolyahan NIIKADA inay ,gebi ahaanba xaga diinta kuma fiicna oo wa in laga waaniya lakin inaad ku caydaan Culture kooda hadii aysan Diin ka ahayn,
walee waa la wada washay iga dheh murtidi iyo dhaqankeni wacnaa halkee lagu turay teda kale waxanba la yabanahay dadkani maxa hindiga ku diray rer xamarku haday hindiga iska deyn lahayen hesahoda waa la dhageysan laha. gabadhani dib maysan isku dawan miyaa allaah ha so hadeyo lakin ha ku laban gabadh yahay aya ku odhan laha.
war somalida maxaa waalay waaban ka yaabay walaahay waayo wax aan jirin aan qaab iyo murti toona lahayn bey iska leeyihiin alla fiicanaa oo wanaagsanaa mise niyad dhis bey ka tahay maya walee qaar bey ka dhab yihiin balaayo idinku dhacday waaxay waxan aan xigmada murtida toona lahayn ninkani xitaa heesaha reer xamarka ma yaqaan sida loogu luqeeyo iskadaaye somaliga wax unbuu intuu isku jacburiyo isaga hadaaqaa qaab daro xabash carbeed
@ulusow01 maxa ka rabta wiilka iska dhaaf walaalo...qofka marku fanaan yahay..naag kasto wa naagtisa jecyal neh ma yaqanaan aniga xataa mida fanaan aha been i sheegay iska dhaaf wilka walaal
Haters back off, just coz your not part of the play. That doesn't mean you can hate them.! Bloody Somalians massing around! Btw don't be angry.! Coz I'm Somalian too
War illeyn tanoo kale! Oo hadda waxaa I leedihiin qaabkani waa cusub yahay marka loo eeggo sida ay Somali u caan baxday markii ay heesahayaan? Dabcan waxaa hubaal ah in sidani aysan wanaagsaneyn. Maxay ku kala duwan yihiin ciyaarta ay samaynayaan labadan Qof iyo kuwo gaaladu? Waxba! Hadal iyo dhammaan Illaahay qalbigooda ha ku baraarujiyo wannaaga iyo Dariiqiisa toosan labadan qof ee wallaaleheen ah. wallaaleheen aan wanaag la jeclaano, una soo Duceeya fadlan, Insha Allah.
LOOOOOOOOL, caadi maahin cayalada..Maybe if he leaves the english bit, it would sound much more romantic..and the girl killed it wallahi..leave that dance to hindis
If only they didn't add that English with the FOB accent, as well as omitted that funny dance the clip would have been OK to watch and not cringe-worthy. LOL!
Damn she fucked da song bruv WTF is she doing is dat a dance or wat ? dis kind of singers r killing da Somalian singers name bruv even dere camera is fucked up i would say to dis guy Arab yo go back and make another clip and don`t let dis fucking folxumo girl dance like dis u should send her to me and i will teach her how to dance loolll
Guys jag har någon fråga, tycker du att Somalia ska vara fred om invånare kommer att fortsätter så här? Religion och kultur är borta komma du ihåg vi ska inte vara den hä världen, i stället att vi ber om Somalia ska bli fred, vi gör så hör, så aldrig kommer inte att bli fred tacka till er!
walahi reer xamarka are becoming the most stupid people in somalia no wonder they dont have a voice cause their mentality is like this just like the same way western people veiw about blacks entertainers how come there is no one single sheekh that reer xamar who give lectures in masjids and yeah universaltv they own and 90%of what they air is not islamic shame reer xamar ppl shame go back to god .........
hahahaha LOOOOlz This song so hilarious, man how da gurl is acting is crazy, and why would they sing like indians, i mean come on people we have our way of singing and dancing!!!
Horta marka run lasheego tan yar ee heeseysa waaban ka heley yaa tu caadiya maaha. Waar hadey single tahey anaa xijaab u xidhiye talow halkeen u maraa lol
ar cunugtu waxayba ku fican tahay model say dharka ugu qurxan tahay xayeysiintaa i dishay jirka iyo dhankasta way igu socotaa mmmmmm qatar heestan iyo sida loo jilaayo
ANIGA MARKAAN EEGAY SI WANAGSAN BEY U JILEEN WILKAN IYO GABADHAN,,,DHEESHA IYO LABISKABA WAA TOP,,MIDA KALE WAA ISKU DANBI INTA HEESTO OO DHAMI,,,AMA HA ISKU DHAGDHAGAAN AMA HAKALA XISHOODAAN
Waa Reer Xamar Kuwaan walay cidkale u ahayn Somalida kale saas uma dhaqanto, waan kayaabay run ahaantii somalida qaarkeed hadii ladhaho lacag qaata oo SEX soo dhiga way qaadanayaan waaaaaaaa yaaaaaaaaaaaaab mana yara Puntland.com
Waaauuw hus sein arab iyo yarta si fiican u jishay .maasha allah waaka baxsateen dadkaan ishooda illaah ha idin ka koriyo. Hussen brother illeen niman badan aa kaa miseersan. I don,t now why. viva hussen .cadowgaada cama illaah haka dhigo .aamiin. Somali weligooda jaahilnima kama baxaan ,iyo xaasidnimane iskama daayaan. Waa waxee horumar u gaari waayeen. Viva hussen arab.
ish calaa atarisho war tani markeedi hore ayayba ahayd atarisho waaw huuno halkaasa ka wad ka gudub kuwan qawdhanada ah warkooda waa looxyaale jaw janaale ii wad dheesha war looxyaalyahaw gabdha nooga leexda bal
waxaanbaa dhaqan bi is ah aaaah walashey saw islama yaabtid markaad dib isku daawato war ileen aduunka nooc kastaan ku nol kan waba ku ogeen asagoo dalkii joogo oo isku heestay hindi
fiiri aqyaarey fanaaniintaan aad ayey u dadaaleen qaab jiliinkooda waa uu ka duwan yahay heesa kale oo soomaali badan, so at least respect siiya fanaaninta cilad ama suurada dadka waxba haka sheegina oo qiimeeya dadaalka ay sameeyeen, come on ruux kasto oo daawada videoga lagama qancin karo, so show some love to the them, iskana ilaaw eeda aad heysato
Walee labadan actor vote qayru caadi ah bay iga istaahilaan... fanka somalida sidaa ayaa loo horumariyaaa. Hadaad heesayso oo waliba gabadh la heesayso in sida looxa la is garab taagnaado sida somalida hore ee jaaska one-two ga ah ee labada lugood hore iyo gadaal loo baxo ee hadana halkeedi lagu soo noqdo maaha. Adeer sidaa u heesa o macno noogu sameeya heesta. gabadhan actress somaliyeed ayay u qalantaa waayo waxay soo bandhigtay actions soo jiidasho leh. keep it. Hore u socda...
She dances better than most Xaliimoos.
Megamass79 6 days ago
CAADI MA'AHAN HEESTAAN KA CABSO
Mabdirahman2022 1 week ago
caadi ma ahan heestaan sida loodhigay
abukarmz 1 week ago
i want in aan kudhowro sidii dhalaan aadhalay lol but hwwwwwwwwwwwwwwwwww
sniperperson1 1 week ago
ilove u like crazy ur so hot husain
sniperperson1 1 week ago
caadi maaha gabdhaan waa reer xamar asal ah viva xamar cadeey heesaheena is the best of somali songs.
dagdagaye 1 week ago
dadkan af xumada ma dagaaladii kala yimaadeen.ingiriisi ha ku qorina, dadka yaabi.
nololwacan 2 weeks ago
hadii la waalanaayo waa saan gabarey waa qurxantahay laakiin saan isku dhaan
jaango84 2 weeks ago
Bilaa edeb waaye dadka meesha wax ku soo qoraayo, waxba yaanan leysku qancin dulli iyo aflagaado, sow ma ogid heesoo dhan waa denbi, somali weyn waa rasist, qaasatan markey noqoto dadka ilbaxda ah, beesha reer xamar maahi balse xamar ayaan ku dhashey waxaana aaminsahay in gabadha iyo wiilkaba ay soo bandhigeen modelka cusub ee adunka ka caanka ah, kuligiin hadada fiirsataan sahro iyo samatar oo sidi takabaan u taagtaagan,waad amaaneysiin, kuwaan jiliinka fiican waad.. shitt.. u all rasist. go
riishba 2 weeks ago
heestaan heesta sanadka cusub maahan ee waa duli nimada somalida ku soo kordheer in habrihiina ay diyaano is mariyaan oo ay candhadooda banaanka keenaa iyo jirkooda gabdhihii yar yaraana aya ku sii ilbaxaayaan camal kuna sii duloobaayaan waa hoogeena
nafuroone 2 weeks ago
war iska daaya dadka waa somali si kastaba camal
nafuroone 2 weeks ago
Ka bax! is qalocis badanaa sura benbeney . Asaga xataa wuu ka yabey firi lee.
SuperShaxshaxley 2 weeks ago
she watches too many bollywood movies, loool
MsRoseEver 2 weeks ago
@MsRoseEver bahahah s oTRUE
cuterim 2 weeks ago
LOOOL khatar cadiim i like it.
somrazy3 2 weeks ago
gabadha caadi ma ahan
engineere12 2 weeks ago
hees comedy lol
tismeblack69 3 weeks ago
somali people neeh muu ku darsoomen.. gal cadiin ayaa qadiyaan ka tagneen be I love you, love you like crzy ....
haroon2304 3 weeks ago
nice song
ashainspired125 3 weeks ago
cadow ama madooboow isku san iyo isku timaba ma nihin waxaa ka qurux badan soomaalida caadiga ah 100% taas waa xaqiiq mareykankana waa laga ogyahay
leylabook1 3 weeks ago
hadey soomaali diideen iyo hadii kaleba cidna uma baahna waxaeyna u badan yihiin tima jareer ah iyo sambuuqo weyn laakiin midabku wey iska cad yihiin anaga waxaa nal yiraahdaa indiya maa ka imaateen hdaan nahay soomaalida caadiga ah iygana you from afric so maahan ayaa lgu yiraahdaa
leylabook1 3 weeks ago
Akhas,ilaahay ayaad idinku dhaarshee ma waxanaa wax lagu heeso ah? waxaan qabaa marka English speaking world sees this walaahi qosol ayaa ka dhamaada,ninkan wayn wayn bal waxa uu la shir ymi,Hindi iska dhig,maxaa u diiday dhagan somali ee uu u doonay ummad kale dhaqankeen.in yar oo English ah oo tacbaan ahna waaku heesayaa waar waxaan yaa iska aamus ku yidhaahda waxba meesha kuma hayside.
Duqsi 3 weeks ago
fuck of adiga iyo heestan qurunka ah iyo balaayadaan tinta la-a waa wax dhinteen dadkaan
dhagajuun 3 weeks ago
fuck u husein arab adiga iyo sheydaantaan wax hees ah meesha kuma haayo duqa cimrigiisa hoos ubaxa ah
dhagajuun 3 weeks ago
This has been flagged as spam show
hahahhahahahahah when ever i need to laugh i come here damn
MrHARGEISAKID 3 weeks ago
Comment removed
MrHARGEISAKID 3 weeks ago
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw caadi maahan heestaan lkn atarishada bidaartii ayaa ku carartey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
damaashaad2011 3 weeks ago
naagha clubyda ka carayaara camal iska dhige uf
SUMEEYA1 4 weeks ago
akhas lalabo
SUMEEYA1 4 weeks ago
kkkkkkkkkkkk Somali maxya u heshiin wayday ba la leeyahay comments ka bey ku heshiin la yihiin, waxa comments koda ka helay Kamaneefiso iyo beledwene oo run sheegay, HEES oo dhan wa dembi marka ama istaag ama ciyaar ,inaad ciyaarta lagu qaatay, mida labaad dad kan Culutre kooda hindi ah somalidu wa dad isu yimi sida USA Culture kooda waxa ka mida qolyahan NIIKADA inay ,gebi ahaanba xaga diinta kuma fiicna oo wa in laga waaniya lakin inaad ku caydaan Culture kooda hadii aysan Diin ka ahayn,
Haykal4949 1 month ago
walee waa la wada washay iga dheh murtidi iyo dhaqankeni wacnaa halkee lagu turay teda kale waxanba la yabanahay dadkani maxa hindiga ku diray rer xamarku haday hindiga iska deyn lahayen hesahoda waa la dhageysan laha. gabadhani dib maysan isku dawan miyaa allaah ha so hadeyo lakin ha ku laban gabadh yahay aya ku odhan laha.
codkabulshada 1 month ago
@codkabulshada somali ma ahan dadkaan marki lajogay somalia waxay dhihi jireen waxaa nahay somali lkn marki la imaaday qurbaha waxay noqdeen muwalad iyo yemen marka barina hindi aa nahay ayago dhahaayo waala arkaa
dhagajuun 1 month ago
war somalida maxaa waalay waaban ka yaabay walaahay waayo wax aan jirin aan qaab iyo murti toona lahayn bey iska leeyihiin alla fiicanaa oo wanaagsanaa mise niyad dhis bey ka tahay maya walee qaar bey ka dhab yihiin balaayo idinku dhacday waaxay waxan aan xigmada murtida toona lahayn ninkani xitaa heesaha reer xamarka ma yaqaan sida loogu luqeeyo iskadaaye somaliga wax unbuu intuu isku jacburiyo isaga hadaaqaa qaab daro xabash carbeed
waaruntey 1 month ago
acuudka hini cml iga heh kan hees somali maahan dadkaan ma is qabaan mise waa iska macsiyeeysanooyaan
SuperLuula 1 month ago
@ulusow01 maxa ka rabta wiilka iska dhaaf walaalo...qofka marku fanaan yahay..naag kasto wa naagtisa jecyal neh ma yaqanaan aniga xataa mida fanaan aha been i sheegay iska dhaaf wilka walaal
murwo78 1 month ago
this gonna be funny i realy dont like the way she dances is kind of boring shirt f****
yaahoo100 1 month ago
Haters back off, just coz your not part of the play. That doesn't mean you can hate them.! Bloody Somalians massing around! Btw don't be angry.! Coz I'm Somalian too
Macaaney17 1 month ago
War illeyn tanoo kale! Oo hadda waxaa I leedihiin qaabkani waa cusub yahay marka loo eeggo sida ay Somali u caan baxday markii ay heesahayaan? Dabcan waxaa hubaal ah in sidani aysan wanaagsaneyn. Maxay ku kala duwan yihiin ciyaarta ay samaynayaan labadan Qof iyo kuwo gaaladu? Waxba! Hadal iyo dhammaan Illaahay qalbigooda ha ku baraarujiyo wannaaga iyo Dariiqiisa toosan labadan qof ee wallaaleheen ah. wallaaleheen aan wanaag la jeclaano, una soo Duceeya fadlan, Insha Allah.
xgiama 1 month ago
I hate the way she dances damn... go home plz...
UmmuMuheem 1 month ago
allah soo hanuuniyo dad dhunsan weeye
dad45able 1 month ago
this song is good and the grail is so lovele can you get me a grail palace
uzumakinara12 1 month ago
war nin yahoow gabdhahaan qurunda badan inteyda ka kentay ne sxb wallhi waad iga sameersiisay nooh
uzumakinara12 1 month ago
This has been flagged as spam show
atariishada cadimaha kkkkkkkkkk sida aya u layso waaba subag. si loo ordooyo fiirihee 2:16 love it
casoowe100 1 month ago
Comment removed
casoowe100 1 month ago
LOOOOOOOOL, caadi maahin cayalada..Maybe if he leaves the english bit, it would sound much more romantic..and the girl killed it wallahi..leave that dance to hindis
hartmfk 1 month ago
If only they didn't add that English with the FOB accent, as well as omitted that funny dance the clip would have been OK to watch and not cringe-worthy. LOL!
MaliAussie 1 month ago
LOL @ 2:16 Who Jogs in a love song, & its Raining, The producer of the Video should be fired, check the weather channel,
602zamalek 1 month ago
he doesn't love you like crazy if he takes you to mcdonalds. FOBS
twilighter2k8 1 month ago
@twilighter2k8 haha you are very funy, u are right he is in Mcdonald pra pa pa pa he is love it.,, we should call this movie BROK ASS MOUNTAIN
wilcoshare 1 month ago
Great song, Love it Woooooooooooow
TheSomalijecel 1 month ago
Somalidu hadal badana war heesta daawada badaw yahaw ama iska aamusa. anigu waan ka helay waa hees macaan.
craxmaan10 1 month ago
SHE GOT SWAGGER NIGAAZ
strikernumber10 1 month ago
Damn she fucked da song bruv WTF is she doing is dat a dance or wat ? dis kind of singers r killing da Somalian singers name bruv even dere camera is fucked up i would say to dis guy Arab yo go back and make another clip and don`t let dis fucking folxumo girl dance like dis u should send her to me and i will teach her how to dance loolll
MrQadar143 1 month ago
SHTY somali xaasidka aku badan why? aa dadkan wax uka shekeysaan gurina afadhidaan qashin batahin heesta dhegayso ama ioskaga tag mesha wfh
dacad66 1 month ago
KUWANAY SIDAY HINDI ISAGA DHIGAYEENBAY ADUUNKA KA HADHEEN ALLA MAXAY WAXAANAY AHEEN ISMODEEN
MegaMrAfro 1 month ago
Reer barawe maxaa u ceynee bastar ayaa tahay dad 45
bulabazi 1 month ago
FANAAN AAN QAWANEEN XAGEED KU ARAGTEEN KASOO BILOOW LEXDAMEYADII SOWLADII DHEXE EE SIYAAD BARE FANAAN AAN MADAXISA QAWANEEN LAMA ARKIIN EE SOMALIYEEY MAAN RUNTA ISKU SHEGNO WILKAN XUSEEN CARAB IYO WIILKALE OO LADHOHO ABDIKADIR SHIKSHIK HAQIIQDII FANKA SOMALI VIDEO CLIP WAXBADAN AYEEY KABEDELEEN FANAAN WALBANA OO SOMALI AH WAXAN URAJENAYA INUU KUDEYSADO LAWADA FANAAN XUSEN IYO SHIKSHIK WADNA UJEDAAN HORMARKA FANKA AYKUSOO KORDHIYEEN THNKS XUSEN CARAB IYO SHIKSHIK NOLADA WELIGIINA GD JOP BRO
nagaash144 1 month ago
this is fucking song its lyrics is good but laxanka ayaa kahaleysan iyo gabadha meesha kujirto
manuurtadaasi oo hindiga badsatay meesha halaga saaro
yaahoo100 1 month ago
waaaaaaaaaaaw waa hees aad u macaan
binqadar 1 month ago
fuck rer baraawe iyo dhilooyinjiina
dad45able 1 month ago
The camera was from 99 cent store this is what happens when you don't have a sponsor the video sucks
sk8terboyfreak16 1 month ago
caadi maahin habka loo jilay heesda lakiin waxaa ka maqnaa in nica eyka jileyso faiza ey ka jisho nimco sax
mawand33 1 month ago
Guys jag har någon fråga, tycker du att Somalia ska vara fred om invånare kommer att fortsätter så här? Religion och kultur är borta komma du ihåg vi ska inte vara den hä världen, i stället att vi ber om Somalia ska bli fred, vi gör så hör, så aldrig kommer inte att bli fred tacka till er!
OgadeniaFree 1 month ago
@OgadeniaFree Jaså? borde du inte skrivet "Somaliska" mise ilbaxnimada ayaa meeshas kula gaartay.
Adigu waxaad la yaaban tahay dadkan, anigana adigaan kula yaabanahay löl.
Madax ku socodka soomalidaa waa kaas, tala om hyckleri!
WELL DONE GENIUS!
Waranle 1 month ago
Comment removed
muradsharif 1 month ago
and the girl what is up with her big fore head she is like a having bidar damn this video sucks kkkkkkkkkk....
torontoprayer 1 month ago
walahi reer xamarka are becoming the most stupid people in somalia no wonder they dont have a voice cause their mentality is like this just like the same way western people veiw about blacks entertainers how come there is no one single sheekh that reer xamar who give lectures in masjids and yeah universaltv they own and 90%of what they air is not islamic shame reer xamar ppl shame go back to god .........
torontoprayer 1 month ago
@torontoprayer nacas baad tahay diin waxaa laga helaa koofur , waxa gaalada raacsan waa rer waqooyiga iyo waxii ka agdhaw. mida kale dadkaan somalida wada qaawan ee yurub iyo amrica wada joogo ayey lamid yihiin. qof heesana haduu is asturo iyo haduu is qaawiyo laba waxuu diin ka ogyahay malahan. haduu qof diin diisa ilaal sanaa maheseen.
baledweyn1 1 month ago
@torontoprayer hadii qof fidnereysan la hadleeyso asiga wax kashego laakin umadaan sha qa kuleheyn ha aflagaadeen. umada soomaliyed meel kasto oo eey joogaan caamo iyo culimo waa leeyihiin. ogaaw taas jaahil inuu iska faano jecel ayaad tahay adiga naftaada ayaanba xama dhaamin waayo waxaad usoo gashay inaad daawataa. marka hore naftaada waani
baledweyn1 1 month ago
hahahaha LOOOOlz This song so hilarious, man how da gurl is acting is crazy, and why would they sing like indians, i mean come on people we have our way of singing and dancing!!!
iluvxamar 1 month ago
mansha allah nice songs i like the gurl soo halkaan ka hali karaa cml aqiyareey
69moge 1 month ago
Horta marka run lasheego tan yar ee heeseysa waaban ka heley yaa tu caadiya maaha. Waar hadey single tahey anaa xijaab u xidhiye talow halkeen u maraa lol
abduul87 1 month ago
I love u love u like crazy . I want want u like crazy. Hussein carab.
miss0003ify 1 month ago
Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw hussein carab nice song really .
miss0003ify 1 month ago
waaaaaaaaaaaaaaaaaaw
faduuqu 1 month ago in playlist Liked videos
nice songs<3
farxiyoukash2010 1 month ago
the gurl watched too much hindi filmz LoL...
hibxbaby 1 month ago
woow heestaan caadi ma ahan
caqil2012 1 month ago
ar cunugtu waxayba ku fican tahay model say dharka ugu qurxan tahay xayeysiintaa i dishay jirka iyo dhankasta way igu socotaa mmmmmm qatar heestan iyo sida loo jilaayo
theskaterboylol 1 month ago
GOOD IMPROVEMENT HUSSEIN AND FA'ISA KEEP IT UP BUT HUSSEIN LOSE THE BELLY FAT AND HIT THE GYM YOU WILL BE THE BEST
TheHasnano 1 month ago in playlist songs
wow Ajab
wahabow 1 month ago
i love you love you like crazy i want you want you like creazy , Nice son for crazy people.
i love the somali style jogging
wilcoshare blog
wilcoshare 1 month ago 6
rageedi sxb hees saan aa laga rabaa in ay sheeno u yeelato..waa ka baxsatay ..umadaa sanab cml iska istaaga markay hees sameynayaan
mrqalaaye1 1 month ago
caadi maaha heestan waan ka helay
Abdi2824 1 month ago
filim hindi
SL914s 1 month ago
Comment removed
IsaqismRule 1 month ago
hindi wana be, somali ceebees
TheGugu80 1 month ago
maashaa allaah inaba caadi maahan waad shidan tahay walaashey
faduuqu 1 month ago
intaaad aduunka joogto waxkasto waad arki
fanah9 1 month ago
Watch out Bollywood, here comes Somaliwood.:D
max3 1 month ago
ANIGA MARKAAN EEGAY SI WANAGSAN BEY U JILEEN WILKAN IYO GABADHAN,,,DHEESHA IYO LABISKABA WAA TOP,,MIDA KALE WAA ISKU DANBI INTA HEESTO OO DHAMI,,,AMA HA ISKU DHAGDHAGAAN AMA HAKALA XISHOODAAN
KAMANEFlSO 1 month ago
Hahahaha!!!!!!!!
yasmina570 1 month ago
Waa Reer Xamar Kuwaan walay cidkale u ahayn Somalida kale saas uma dhaqanto, waan kayaabay run ahaantii somalida qaarkeed hadii ladhaho lacag qaata oo SEX soo dhiga way qaadanayaan waaaaaaaa yaaaaaaaaaaaaab mana yara Puntland.com
ThePuntlander1 1 month ago
@ThePuntlander1 bro sex iyo sida uu filmkaan yahay ha is barbar dhigin wax la is barbardhigo iyo waxkale ayaa kalajira .
hassan1995cumar 1 month ago
Horta waa igga su aale reer koonfurku mayna somali ahayn waayo kooda heesaaba ama Hindi ayuu iska dhigayaa ama maraykan tusaale ahaan waayaha cusub raab iyo heeso jajaban iyo is qaawin ayay la yimaadaan kuwana waadigaa arka hindi ayay ismoodayaan............waxaan daawaada heesaha DDS kililka shanaad , kuwa somaliland iyo kuwa jabuutio intaba somalinmo ayaa ka dhadhamaysa........hadaad danbaabayso dhaqankaaga lagu danbaabaa kakakakka kaaga darane waa bilaa Murti ....dhibicda roob shan jeer
galaydh100 1 month ago
Qofkii Xumaanta sameeyas , iyo Midka ku Dhiira geliya waa iksu DANBI Alla ka baqa , naar ka badfbaadin maysaan dadkaan , macsida ha macaynina.
bashiircali22 1 month ago
Caadi ma ahan Heestaan Macaan iyo Fanaankeena wayn Teeda kale Faisa waa Gabadh heesta u qalanta ee Guul..!
MowlaanaaIbabshir 1 month ago
aad iyo aad ayaan uga helay labadooduba waa Asal Asal. there you go.
maxamedkhadr 1 month ago
Embarrasing piece of shit
karatee21 1 month ago
Hollywood ka ilbaxnimaa u aragnaa soomaaha markaa surwaal naga dhacaayo mise koofi kala jeedo aan soo xirano..lakin bollywoodka maya
koleey qof in uu heeso ubareeray waxba kalama duwano dhamaan kii yo yo whats up iska dhigo iyo kii bollywood copy gareeyaba....ileen maanta bollywoodka wuxuu tartan aan caadi aheyn kula jiraa hollywoodka waa hadii aad la socotid oo aad dhug leedahay.
Mushkaaki 1 month ago
Is this shit real or a Bollywood parody? Help i'm confused.
Romantic dinner at McDonald's and dressed in a suit. This Guy needs some serious help
Freshneszz 1 month ago
brother needs some dancing and acting class's, otherwise bring back mili vanilli for him,
bersanji 1 month ago
Waaauuw hus sein arab iyo yarta si fiican u jishay .maasha allah waaka baxsateen dadkaan ishooda illaah ha idin ka koriyo. Hussen brother illeen niman badan aa kaa miseersan. I don,t now why. viva hussen .cadowgaada cama illaah haka dhigo .aamiin. Somali weligooda jaahilnima kama baxaan ,iyo xaasidnimane iskama daayaan. Waa waxee horumar u gaari waayeen. Viva hussen arab.
miss0003ify 1 month ago
it's my first time oon arka gabar somali oo sidaan wax u jileysa .inama caadi ma tihid faiza waad haaysa ha sii deeynin.atariishada sanadka
143143u 1 month ago
Comment removed
143143u 1 month ago
ish calaa atarisho war tani markeedi hore ayayba ahayd atarisho waaw huuno halkaasa ka wad ka gudub kuwan qawdhanada ah warkooda waa looxyaale jaw janaale ii wad dheesha war looxyaalyahaw gabdha nooga leexda bal
faysal8440 1 month ago
mr Galadi1 sxb xoogaha miyaa maskaxda ka xanuunsan dhaqtar aad dadka waalidkooda wax lagama sheego waa jaahilnimo qofka waalidkiis adoon cayin sheeeg cilada oo leeyahay waa qeeb ka mid ah jaahilnimada in la iska caayo waalid heesta dadka qadayo waan wada ognahay iney ku fududaadeen marka si dagan aan wax ugu sheegno ayadoon la caaytamin
MRHaashimyare1 1 month ago
war naagtan waxay wllo yihiin @MrGaladi1 kaa la dhaho, isaguna wuu u fataal oo shilmada ayuu ka qaata fataalku hooyadii ayaa jajaban wayn ahayd oo muqdisho shilimo lagu wasi imikana wuxu bilaabaye inuu walashii u fataal eyga eyga u dhalay @MrGaladi1 dee adiguna futada ayaad maalin dhaw iibin naclayaye
mmyshabeel 1 month ago
Waaaw. waxaan oo kale ayaa lagaa dhahaa video iyo hees.
THE SOMALI SHAHRUKH AND KAJOL .. caadi maaha gabadha sideey uciyaareeyso. FAAIZA KAJOL LOOL...iyo styleka wiilkaba.
heeso kale oo sidaan oo kale ah ayaan rabnaa noosoo sameeya plz.
SOMALIDA BUUQ, MUCAARADNIMO IYO NEGATIVITY KAMA DHAMAATO .. WAAN ARKAA COMMENTS MAALAYACNI AH MEESHA TIXAN. ANWAY. HALKAAS KASII WADA FANKA CASRIGA AH. THANKS .
KALXAWAAAJI 1 month ago
EESH CALAA VIDEO AAD IYO AAD AYAAN UGA HELAY RUNTI
ayuubgaajo 1 month ago
waxaanbaa dhaqan bi is ah aaaah walashey saw islama yaabtid markaad dib isku daawato war ileen aduunka nooc kastaan ku nol kan waba ku ogeen asagoo dalkii joogo oo isku heestay hindi
MRHaashimyare1 1 month ago
woow nice caadi mahan hussein arab
mohamedeco17 1 month ago
jow war gabadha biyaha yayna nooga dhicin lkn rer xahar weye dhib maleh
theeshitee 1 month ago
nacas iyo nacasad
lalays35 1 month ago
fiiri aqyaarey fanaaniintaan aad ayey u dadaaleen qaab jiliinkooda waa uu ka duwan yahay heesa kale oo soomaali badan, so at least respect siiya fanaaninta cilad ama suurada dadka waxba haka sheegina oo qiimeeya dadaalka ay sameeyeen, come on ruux kasto oo daawada videoga lagama qancin karo, so show some love to the them, iskana ilaaw eeda aad heysato
riishba 1 month ago
@riishba
Waa saxantahay sxb.. dadkaan ma fahamsano dadaalka ay sameeyeen iyo video laduubo iyo howshaan dhan.. mucaaradnimo iyo indha cadeeys ay lasoo taaganyihiin ....kkkkkkk shit foqal shit.
KALXAWAAAJI 1 month ago
Naagtan Lugaha haloo soo toosiyo ....Godofyo ee leedahay .....wanna be Indian.....
JAHWAYN 1 month ago
@JAHWAYN
lalays35 1 month ago
fool xumo ilaa fool xumo naaxishoo oo saaqidka kahadh
lalays35 1 month ago
@MrGaladi1 hooyadaa siilkeedi balaadhna was fataal ilaa fataal hooyadaa yaaa sidaa isu furxada saw maaha nacalad baa ku dhashaye, hooyada iyo walasha ii keen aniga gus afka ka gelinaye fatalayaw
mmyshabeel 1 month ago
cadi mahn qofta see u dheeleeso lkn odayga maba la fahmooyo dheesha ........ asiga dhan adeeg adeeg cml qoftana wee isjilcinoosa hindi cml asna chines cml isku adkeenoyaa kkkkkkkkk
haajibeeso 1 month ago
haday xikmadu dhimato waxaad arkaysaa dad sida shimbiraha u qaylinaya bal kuwan noqday dacawadii talaabadeediina ka tagtay tii nabigana gaadhi wayday
cidkale ku dayashadeeda xumanuunbaad uga dhaadhacaysa
gobanimo100 1 month ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk film kan kamaan helin ee lacagtaydii hala ii celiyo baliis and baliis
MrHARGEISAKID 1 month ago
Hindi anyone?
Bleachedhimey 1 month ago
subaaag ilahay caadi maaha somlida love kaasa ka maqan sidaas oo kalee u dhaqama abihiin wasee intaad qabyaalad eeryanaysaankkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
millitarymind 1 month ago
qoloyinakn rer muqdisho miyaanay hidiga kaba waynaan horta ...imika hestan video wangsan ayay leedahay hees ahaana ma xuma lkin ciyaarta ayaanan jeclaysan waayo waa ku daysho wax micah oo ku soo jiitana ma samenayso markaas
ayalla09999 1 month ago
war qaftan yar qabow maa karaa miyaa hahahah 7 graaad hhahaha
Kamaal48 1 month ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
latanja100 1 month ago
atariisha surwelka lugaha waaweyn fashion miyaa qatar waa iska nuuree hesta
sakariye055 1 month ago
Aawey Dheeshi Somaliga Why Hindi Cml u Copyeneyna Video Qtr Waye Lakin Waxa Kasii Fiican Lahed Ciyaarta Somaliga
altomodo 1 month ago
This has been flagged as spam show
HAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAH
80haboon 1 month ago
Comment removed
80haboon 1 month ago
caadi maha huska iyo faiza waaka baxsateeeeen, we need more more guys
abdalloz 1 month ago
Walee labadan actor vote qayru caadi ah bay iga istaahilaan... fanka somalida sidaa ayaa loo horumariyaaa. Hadaad heesayso oo waliba gabadh la heesayso in sida looxa la is garab taagnaado sida somalida hore ee jaaska one-two ga ah ee labada lugood hore iyo gadaal loo baxo ee hadana halkeedi lagu soo noqdo maaha. Adeer sidaa u heesa o macno noogu sameeya heesta. gabadhan actress somaliyeed ayay u qalantaa waayo waxay soo bandhigtay actions soo jiidasho leh. keep it. Hore u socda...
aniga126 1 month ago
dhaqan bi'is
eye773 1 month ago
arsi loofulxun yahay cajiib
casoowe100 1 month ago
wax cusub waanu sugeyney 2012, shaqo wacan,
afdhashiike 1 month ago
What an awesome song way better than SHAHID & kAREENA# U ROCK HUSSEIN!!!
MonaEID2 1 month ago
Hindi Miyaa ka bax
xaliimoz 1 month ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kajal malismudoyaaakkkkkkkkkkkkkk
latanja100 1 month ago
OMG HEESTAAN CAADI MAAHIN CODKA LIKE SPAINOL DHEESHANA INDIA THE BEST VIDEO 2012
abdishakurshakata 1 month ago
@abdishakurshakata kkkkkkkkkk Shäkä taaaaaaaaageero waa dhaaftay beee lolz
PASSWORD14301 1 month ago
woooow,,,waaba top, labadani, sidan in aan hebla isku ahaano baa igu ficnayda kkkkkk
QALAJIYE 1 month ago
waaaaw waxasa hormar laga dhaha we suport u dear bro nd provectly stile girl waaw i wish guys u do well
filsan2019 1 month ago
Bareeejo somali wa utihiiin abooooow gabartaaan caaadi ma ahan heesta wa isla kenteeen hmmmmm
yungswaggaa 1 month ago
kkkkkkkkkkkkkkk we cn cal it hindi somali looooooooooooolz..nice style xarfaaneey
wakiil2010 1 month ago 2
@wakiil2010 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkk k k k k k k k k my nnnn
PASSWORD14301 1 month ago
war waxan aan isla yaaban maxay ahayeen cawaan ilaa cawaan hindi oo dadka ugu liidata ku dayanayaaa
mmyshabeel 1 month ago
@mmyshabeel Dhilada ku dhashey ayaa cawaan ah afkaada samee doqanta ku dhashey wasee fanka maxaad ka taqaanaa waa adiga dadka af lagaadeynaayee
MrGaladi1 1 month ago
Beautiful..you have just won my vote.
Hargiesaboy23 1 month ago
WARBA IDINKA HAYEE KOW KKKKKKKKKKKKKKKK MASHA ALLAH
KAMANEFlSO 1 month ago
@KAMANEFlSO ,,,,war iyo sheeekaba halkan bay ku dhan tahay kkkkkkkkkk
QALAJIYE 1 month ago
caaaaaaaaadi ma aha labadan heesaha hindiga ayay ad udawadeen nice copy like heestan video geda iyo stylka intaba
mdalisto 1 month ago
Xuska bro waad ka baxsatey sidaan ayaa hees loo duubaa haddii kale waa leyska dhaafaa ahsan hees iyo jilitaan
MrGaladi1 1 month ago
Waw as xan hees dubida ayya idishay as xan agshin
SuperAbuukar 1 month ago
waa kuujeedaa walalkayga qaaliga ah my big bro ur lovely song
munaxilwa 1 month ago
hindi yaa iska dhigay lol btw nice song n video ...keep it up broh
MrTaabid9 1 month ago