I AM IN HOUSE ARREST I CAN NOT VISIT MY MOTHER SHE OLD SOME ASIATIC SEMITIC TOLD ME, IN THE JUSTICE SYSTEM, FOR TRAFFIC TICKET-I DID NOT VIOLATE ANY LAW I JUST HAD CLASS C TRAFFIC TICKET, WHAT HAS TO DO WITH 5 YEARS HOUSE ARREST IMPRISONMENT IS UNJUST UNFAIR ABUSE,RABE JUSTICE SYSTEM TARRANT,TEXAS - IAM LOOKING CUSHITIC ATTORNEY IAM CUSHITIC WOMAN I NEED MY FREEDOM BACK FROM TEXAS JUSTICE SYSTEM,,
Kuulka 4 Waxaa tahay cadowga abdullaahi yusuf qaraar baa ku haayo abdullaahi yusuf waa ninka ee somalia rabay in ee nabad noqoto lakiin Somalida qabiilka ba ka buuxo. Nabada qabiil beey ka doortaan, Yaa madax weeyne u ah maanta Somalia oo mexee iska badashay abdullaahi yusuf marka u ka dagay kursiga ee aan dhibaato eheen? kuulka 4 wa faqash aan waxba ogeen ee abdullaahi yusuf le kaga dhagtay,wax isku fal ee dadka qiimaha leh ka dhamoow nacas yahow
illahow u naxariiso waa hees aad u qiimo badan lakiin somaali waxey tiri geel maxaas gulka kasaa somali maxey ka yaqanaan wadaniyad qurbo la dawarsado ey yaqanaane
Arligeeegow allah Waxan soo xasuustay xiligii aan garaagarta ku wadi jiray0:54 second pic caaadi maaaha waan ognahay inuu wadanka nadeeqo Illahow cadowga somali naga qabo iyo kuwa xumaaanta lawado
war hawiye dalka ha laga qabto, maamul iyo xukun midna garan mayaan. caqligooda iyo aqoontoodi waxu ku ururay qoriga caaradiisa. hawiye in lagu shaqeeyo buu istaahilaa ee inuu wax maamulo ha ka sugina.
@MrDuceeysane hawiye dabada ku taal walleesan igu oolin. Hawiye dabadiisu waa dhuxul asli ah. dabada sidee uga madow yihiin buu caqliga uga madow yahay.
Ithopia ayaa Somali badankeed Opsation ama waxa la yiraa indho ku hayn qaas ah u qabaan. Lakin 20 sow idinka uun isma xasuqayn oo hadana Qawajiyiin injirbadan ma u soo kaxaysana hasha mandeeq walee waa cajiib!. Qawaji ilmihina lugaha inta ka katinadeeyo gaari qaraxa u soo dhiibayo.
waxaa muruga ah in somali oo dhan hadii la isku geyo uu ga badan yahy gbolka bari ama gedo ama juboyinka ama baydhabo hal gobol oo ka mida ayaaba ka badan dalka intisa m=kalena dalxiis ay ka dhigankaraan oo aduunka ka ka kireyn karaan micnah busnes lakin away hee aqoon la aan aa halka na dhigtay ilaag ayaa noo maqan somliyeye qabiilka fa iido maleh ee iska daay dalkiina habaysta waa iga talo hadi kale ninkasta gobolkiisa ha goosto oo nabad haka dhigto dhiiga lee hala joojiyo
Xerta Qaadka<-- Ilwaad adoo kale ma fahmo hadalkeeda waana runteed afka hadal ma ahan wax Soomali kufilan ee Soomaali waxay u baahan tahay wax ka qabasho... Afka hadalka iska dhaaf = Do some actions... as they say actions are way diffrent than talkss. Gabadha fahan hadii kale Suàal nacaseed ha weeydiin in Afka dadkoo dhan ka hadlaan waan ognahay laakiin Ficil ayey rabtaa gabadha fahan
ilwadqurux88 somali oo qudha maha waxa afka ka hadla umada ilaahay oo dhan ayaa afka ka hadla.wali man maqal dad meel kale ka hadla bal hada adigu noo sheeg dadka meel kale ka hadla
somali pple is just like other nations in da world every one talk his mouth not his ear
The dislikes are from Alshabab and their filthy foreign fugitives!
TheMomo519 2 months ago
dhulkeyga i love you
bootaale 2 months ago
my mother land somalia xamar cadaa i love u endless
abdi22 3 months ago
I will Be Like My Adeerkey Wadani Inshalaaaaaaah adeer cabdi bashiir indhabuur
saidyare404 4 months ago
Comment removed
clubtour 5 months ago
Every country is striving to move foward and build a better country than they have.
Somalia is striving to have a country they once had in 1970s lol
KINGZ44four 6 months ago
heestan waxaa qaadi jiray first time Fanaankii weynaan ee Timo Jilic Allaaha u naxariisto
awdalstate1 7 months ago
xamar waa qurux badanyahay!!!!!
EdelAli 7 months ago
2 dislikes waa G. Bush iyo dadka soomaaliya gubay !
micnamalahan 9 months ago
This has been flagged as spam show
I AM IN HOUSE ARREST I CAN NOT VISIT MY MOTHER SHE OLD SOME ASIATIC SEMITIC TOLD ME, IN THE JUSTICE SYSTEM, FOR TRAFFIC TICKET-I DID NOT VIOLATE ANY LAW I JUST HAD CLASS C TRAFFIC TICKET, WHAT HAS TO DO WITH 5 YEARS HOUSE ARREST IMPRISONMENT IS UNJUST UNFAIR ABUSE,RABE JUSTICE SYSTEM TARRANT,TEXAS - IAM LOOKING CUSHITIC ATTORNEY IAM CUSHITIC WOMAN I NEED MY FREEDOM BACK FROM TEXAS JUSTICE SYSTEM,,
cobra09006 1 year ago
Heestan waxaa Miraheeda sameeyay Abwaan Mahamud Ahmed Dabagooye ilaahay naxariisto sannadkii! 1973. Labada Abwaan Mohamud Dabagooye iyo Abdibashir Indhobur alla how wada naxaristo e ilma abti bay ahaayen kooxda Heegan ee Poliskana waa kawada tirsanaayen. Markii hore waxaa aasaasay kooxda M. Dabagooye kadib buu Abdibashir indhobur Kaalkacyo uga yeedhay. Suuganta qabiil maleh ee kadaaya qabiilka iyo cayda!
TheAraweelo 1 year ago
nostalgia old somalia.....pathatic to see what we see ontv abt somalia.... hate being in foreign country.
biyokulule 1 year ago
Kuulka 4 Waxaa tahay cadowga abdullaahi yusuf qaraar baa ku haayo abdullaahi yusuf waa ninka ee somalia rabay in ee nabad noqoto lakiin Somalida qabiilka ba ka buuxo. Nabada qabiil beey ka doortaan, Yaa madax weeyne u ah maanta Somalia oo mexee iska badashay abdullaahi yusuf marka u ka dagay kursiga ee aan dhibaato eheen? kuulka 4 wa faqash aan waxba ogeen ee abdullaahi yusuf le kaga dhagtay,wax isku fal ee dadka qiimaha leh ka dhamoow nacas yahow
seeytun 1 year ago
@seeytun Waad kumahadsan tahay fikirkaaga, balse muuqaalkaani waxa uu ahaa 2sano kahor. Somalidane kalama jecli hadba waaqica jira in la muujiyo dabcan waa wax meesha ku jira. Shaqsiga aad magacowday oo keliyana kama muqdo filinka. Balse sidee Somalida dhibka caamka ee haysta maanta aan kaga baxnaa ha la isku boorio ee ninka jeclaysiga aan iska ilowno waa waxa maanta herka aynu joogno na dhaxalsiiyee!!! Markale aad iyo aad yad ugu mahadsan tahay aragtidaada @seeytun
kuulka4 1 year ago
waa cali geedi iyo cabdulahi yusuf
DrFollowMe11 1 year ago
the best song wan ka helay runtii
ribaari 1 year ago
Cabdi Bashiir Indobuur alaha unaxariisto wuxuu ahaa nin Soomaali ah oo wadaniyaa. Galkacyo ayuu gudhashay. Muqdisho ayuu soo dagay ciidanka Somalia ayuuna gujiray heeso wadaniyaal ah oo badana wuu qoray. Dalkiisa iyo dadkiisa ayuu jeclaa waxana lagu dilay Muqdisho. Alaha u naxariisto janadii Fardoowso alaha gawaraabiyo AAMIIN yaa rabi.
Somalia Guul.
Viva Somalia.
moOmar100 1 year ago
illahow u naxariiso waa hees aad u qiimo badan lakiin somaali waxey tiri geel maxaas gulka kasaa somali maxey ka yaqanaan wadaniyad qurbo la dawarsado ey yaqanaane
muslimo1000 1 year ago
mansha alaah ilaahee jinada hakaa waraabsho nice
cleeeeeeeeeeek
Shidane5 1 year ago
can sum1 give lyrics +meaning for a limited somali speaking brother pliz
doomsdaystrugler 1 year ago
Eryada heestan waxa qorey Abwaanki canka aha Abdi Bashiir Indhobuur Allahu naxariisto.
minagrl 1 year ago
Arligeeegow allah Waxan soo xasuustay xiligii aan garaagarta ku wadi jiray0:54 second pic caaadi maaaha waan ognahay inuu wadanka nadeeqo Illahow cadowga somali naga qabo iyo kuwa xumaaanta lawado
abuu1 1 year ago
Arligeeegooow Dhulkeeegooo Dadkeeegoo
Somali somali baa leh oooh ALLAH HELP US
abuu1 1 year ago
Wardad yahow... Ilhaahagiin..u noqda..oo cafis waydiista.. One think.. We neeed remember.. Qofkasta.. Xabaal buugalidoonaa.. Maalinta xisaabtana waydanbaysaa.. Qofkastoow.. Lasoco inay labadaada garab..malaaig saaran tahay. Wax ala waxaad kuhadasho qayr & danba inay qorayaa... So.. Ppl qabiilka maal idingeen maayo.. Ilhaahow umadan wadankoodii u hagaaje
kamal36 1 year ago
qalxeero qalbiga aa ku qalale huuno
ee alahi ku uume ka baq ba ku idhi hawiyane afkaga xun haku so tagin
qadhmuunyahey oo midganta ah
111queen33 1 year ago
fadlan ma ii sheegi kartaan heesihii wadaniga ee 77 oo 1 album ah meel aan ka heli karo iigu so jawaaba email thanks
Sanadkaan 1 year ago
dadka meeshan kucaytamaya heesta dhagaysta
ilaahay kaxishooda
wadankiinana xurmeeya
viva mama somalia
QURUXBADANE 1 year ago
This has been flagged as spam show
———--/´¯/' .'/´¯`•_
———-/'/--/—-/—--/¨¯\
——--('(———- ¯~/'--')
———\Soomaaliweyn/
———-'\' WILL ,_---•´
————\ NEVER (
————-\—FALL
manchester2064 1 year ago
Somali is ball Mogadisi is the river no to breaken br. the river is me somali the now ia SOMALI
turtel 1 year ago
ooyin wlhi hana soo xasuusin heestaan waan kasoo tagnay anaga ayaa nala heystaa
8Einfach 1 year ago
war hawiye dalka ha laga qabto, maamul iyo xukun midna garan mayaan. caqligooda iyo aqoontoodi waxu ku ururay qoriga caaradiisa. hawiye in lagu shaqeeyo buu istaahilaa ee inuu wax maamulo ha ka sugina.
qalxeero 1 year ago
Qalxeero adi daba cad maa leedahay hhhh.
garabla1 1 year ago
heestan asalkeeda waxaa ku luqeeyey fanaan timajilic oo ka tirsanaa kooxdii ciidanka booliska erayada iyo laxankna waxaa iska lahaa marxuum cabdi bashiir indhabuur... haa waana wiil hawiye waxaana iyagoo baxsad ah xamar ku dilay faqashtii siyaad bare oo maalmo ka dib dilka indhabuur xamar ka noqday mid haaday iyo mid heeybiyey...
Jiimka 2 years ago
Hawiye dabo madoobe heestaan ku waana qaata.
qalxeero 2 years ago
@qalxeero, african dhan aa daba madow ee caadi iska dhig.
garabla1 1 year ago
@garabla1 GARBLA SXBOW MAGALDII AAN KA IMID MAGACEDI AAD WADATAA LOL
MrDuceeysane 1 year ago
@qalxeero SXB ADIGA LEH HAWIYE DABA MADOWE ADIGU MA DABA CADAHY ?
MrDuceeysane 1 year ago
@MrDuceeysane I think wuu dabo cadyahey hahahaha daa wiilka
D11NA 1 year ago
@MrDuceeysane hawiye dabada ku taal walleesan igu oolin. Hawiye dabadiisu waa dhuxul asli ah. dabada sidee uga madow yihiin buu caqliga uga madow yahay.
qalxeero 1 year ago
@qalxeero LOLz ilahow dadkeyga dhib badanaa Hahahaha @ dabo madow uf
D11NA 1 year ago
Heestan abwaan kale baa iska laha ma xasuusto magaciia lakiin hada waxa ku luuqeynay inaaderkey Jamac dhoodi wow ! ! crying
WiLdLyFanTaStiK 2 years ago
Sadly, people did the opposite of this song. Results?. 1991-2010
Axmedkoole 2 years ago
arligeygoow alloow nabad iyo horomar kusiii, soomaliya sidii hore barisamaadki alaha noogu sooceliyo, aamiiiiiiiiin
guryosamo 2 years ago 8
Comment removed
guryosamo 2 years ago
yasalaaaaaam hees culus watanaa, arligeygow kujecliyaa alloow balaayada iyo musiibada kugu habsatay kaa dulqaad aamiin,
sihaam1000 2 years ago
This has been flagged as spam show
———--/´¯/' .'/´¯`•_
———-/'/--/—-/—--/¨¯\
——--('(———- ¯~/'--')
———\Soomaaliweyn/
———-'\' WILL ,_---•´
————\ NEVER (
————-\—FALL
ogadenqueen 2 years ago
yaa salaam waa hees aad u qiima badan aadna ugu macaan dhegaha noloow somali inta wadaniyada jecel waan ugu hanbalyeeynayaa heestan balse kuwa caadifada qabiilka ka buuxo ha dareemaan wadaniyada macaanteeda iyo in qaranku uu yahay shey aad uqaali ah laguna bad baadinkaro dhulka iyo sharafka iyo diinta aan leenahay somali hadaa nahay taas ayaana ka muhiimsan qabiil oo aan faa iido laheyn aaqiro aduunkana ceebtaas na baday
manaal881 2 years ago
waa erayadii abwaankii caanka CABDI BASHIIR INDOBUUR!! Ilaahaay ha u naxariisto!
XurralCeyn 2 years ago 7
kaalay anaga maxaa noo diiday < is fahanka?
saadaq636 2 years ago
i love this song!!!!!
gabarsomaaliyeed 2 years ago
wax se ku uursamaataa arligaygow
irbad kaama ridi karo aqoonyare
bulshadana ku ceebow!!!!!!!!!!!!!!! SOMALILAND, PUNTLAND, ONE SOMALIA!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
applejuice1000 2 years ago 2
Ithopia ayaa Somali badankeed Opsation ama waxa la yiraa indho ku hayn qaas ah u qabaan. Lakin 20 sow idinka uun isma xasuqayn oo hadana Qawajiyiin injirbadan ma u soo kaxaysana hasha mandeeq walee waa cajiib!. Qawaji ilmihina lugaha inta ka katinadeeyo gaari qaraxa u soo dhiibayo.
Greadness 2 years ago
yaasalaaam hees macaan laakiin waxaan kaxumahay dadka hada dagaalka wado oo aan aqoon qiimaha uuleeyahay wadankeena,walee heeskan ninki alifay waa muwaadin jecel wadankiisa alloow somaliya nabad nooga dhig yaa rabi
583339 2 years ago
best wadani song ever........... liked it
mohamedOg 2 years ago
waxaa muruga ah in somali oo dhan hadii la isku geyo uu ga badan yahy gbolka bari ama gedo ama juboyinka ama baydhabo hal gobol oo ka mida ayaaba ka badan dalka intisa m=kalena dalxiis ay ka dhigankaraan oo aduunka ka ka kireyn karaan micnah busnes lakin away hee aqoon la aan aa halka na dhigtay ilaag ayaa noo maqan somliyeye qabiilka fa iido maleh ee iska daay dalkiina habaysta waa iga talo hadi kale ninkasta gobolkiisa ha goosto oo nabad haka dhigto dhiiga lee hala joojiyo
rerjalam 2 years ago
rag baa kuu xaaray dhulkiii
lhajiali 2 years ago
nice video, i love the song.
sainaali66 2 years ago
well done kuulka love the song ,check mine as well is the qaraami one ,then be the judge loolz
xaliimaale 3 years ago
Lolz Xaliimaale! gr8 work much much better then mine. thnks for coping some of my ideas loved it.
kuulka4 3 years ago
lolz kuulka thanks sxb very kind of u ,and yeh i did copy some of your i ideas i hope u forgive me if it looks copyrighted kkk ,take care.
xaliimaale 3 years ago
dnt wory sxb its ok I m happy u copied it. Very broud of you, keep up the good work!
kuulka4 2 years ago
Xerta Qaadka<-- Ilwaad adoo kale ma fahmo hadalkeeda waana runteed afka hadal ma ahan wax Soomali kufilan ee Soomaali waxay u baahan tahay wax ka qabasho... Afka hadalka iska dhaaf = Do some actions... as they say actions are way diffrent than talkss. Gabadha fahan hadii kale Suàal nacaseed ha weeydiin in Afka dadkoo dhan ka hadlaan waan ognahay laakiin Ficil ayey rabtaa gabadha fahan
Zuba2Zuba 3 years ago
ilwadqurux88 somali oo qudha maha waxa afka ka hadla umada ilaahay oo dhan ayaa afka ka hadla.wali man maqal dad meel kale ka hadla bal hada adigu noo sheeg dadka meel kale ka hadla
somali pple is just like other nations in da world every one talk his mouth not his ear
xertaqaadka 3 years ago
casoowe ader ma ciyaalka imika fanka la jaanqaaday ayad tahya heestan waxaa qaada maxamud tima jilic .jaamac yare waa ka daba qaatay
NoCeVil4ever 3 years ago
u sheego sxb casoowe ,NoCeVil inagaa isku da'a ah check out my version is the original, alaha kuu naxariisto maxamuud ciise
xaliimaale 3 years ago
maasha alaah waa hees fiican lakiin somaliyey afka lee kahadli taqaanan lakiin wadan sida loo hagaajiyo magaranaysaan
ilwadqurux88 3 years ago
waaaaaaaaaw hesta cadi maha waxa qada ya jamac yare fanaanka dada yar ee rer laascanood vivi jamac yare
casoowe100 3 years ago
yaa salaaam heestaan inaba caadi maaha,dhiigeeyga ayeey dhaqaajisay,nice song thanks for post-
liibaan998 3 years ago
fadlan yaa iisheegi kara hees yahankan codka baxsan magaciisa aan u hambaliyeeye? mele zanaawi so mogid arlada inaan aniga lay,yahay,buushaw soo mo,ogid arlada inaan aniga lay,yahay.arligaygow inaan aniga noolahay adoonsi shisheeye arki maysid.SOOMAALI HANOOLAATO.somaliyey goormaa shisheeye ka aarsandoonaa?fadlan komentigaada halkan kusoo qor?
abdijabaar2 3 years ago
waxaas ayaa hees laa gaadhahaa(wow wow)
sabrina4781 3 years ago
Love de song!
cadaaawe 3 years ago
ya salaam
Sareeyeguuto 3 years ago