Added: 1 year ago
From: aqable77
Views: 47,966
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • dadkina kala saara naas la nuugaayo iyo naas caano laga nuugaayo sheekha ilaah kheyr hasiiyo wuxuu leeyahay xaaskaaga caano maka nuugi kartid ee laguma dhihin naaska maka nuugu kartid xiliga uu irmaanka aheen lakin hadii uu irmaanyahay ma nuugi kartid waa saas ee ogaada ha isku qaldina naas irmaan ah iyo mida irmaan aheen hada waxuu ku hadlay waa mamnuuc kan irmaanka ah oo caanaha ka socdaan

  • hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh Fashilan nimankii soomaliyeed waa fashilanyihiin yaah naas baa lanuugaa aa? ma iyaddaa dhashey waa su'aalle inteese laegyahey inaalilaahi wainna illehi rajicuun.

  • asc aqable sxb waxaan wadaad kale ka maqlay ninka naagtiisa naaska waa ka dhuuqi karaa lkn mida aan hada maqlaayo waba yabanahay walahi sheekha neh waa boqolsoon sxb suaashaan mar labaad halagu noqdo jawaabteeda maxaa yeelay dadka badan ayaa xaaskooda naaska ka nuuqa ilahayoow nabadbaadi,,,,,,,,

  • Ugaas Aqable , walaal Naclad Qabaha , aflagaadada soo qoray , ra'yigiisa TUURS Fadlan .

  • Asc Walaalka Muslimka ahow ninka caytama Xisaabtiisa iyo Jawaabtiisaba Allah baan u wakiishay cayda Rasuulka,Culimada iyo Muqadasaadka oo la Caayo Soomaalida maalmahaan shaqo ayay ka dhigteen waayo Nin weliba Computer buu Qol la galay markaas ayuu wuxuu rabay qoray Xisaabtana kumaba darsadaan in Allah uu meel walbo joogo

    2 Malagna loo xil saaray Kalmad walba oo ay ku hadlaan inuu ka qorayo.

    Xoogaaga Cayrta ah ee ay reer galbeedka bixiyaan Rag baa Janadii mooday oo wax walba ku iloobay.

  • War Allaah Halaga Baqo Subxanahu Wa Tacalaa Allaha U NaxariisTo

    Boqol Soon Waaar @aqable77 kahyr allaha ka siiyo Laakin Plzz

    Commenti yada La Soco Oo Waxa Diinta Iyo Nibaga Caynaya

    Remove Iyo Block Iskugu Dar Waxaas o Kale Wa danbiye Wcs

  • waa wax jiro  oo sax ah waa xaaram inuu la dhuugo

  • kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk bisinka.......walee war ayaa kajiro meshaan, dadbadan ayaa nagahooda ku heesto hada xaraan !

  • @MrsShania1000  lol Arimaha alle hakuu sahlo.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more