Added: 1 year ago
From: oodweyne
Views: 68,366
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (47)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • masha alla sheikh mustfe xaji oo dhalinyaraa mase weli sheikhu wa u yaryahay hada lolz! allaha xifdiyo sheikh mustafe X ismacil

  • May Allah bless Sheikh Mustafa Adunya fi nimah and Akhira fi jannah.

  • Hehehe reer xamarkii miyaa fahmi waayey Shaykha...waa reer wooqiyi Assal ah lahjadiisu.....Lakin this Shaykh Speaks with Wisdom and Ilm MashaAllaah mid aduun iyo mid aakhiraba wuu bartay..Allow dhowr and Bless him.

  • Alla waa Shaykh Mustafa oo yar:) MashAllaah....

  • qofkii haya muxaadiradan qaybteedii 3aad ha soo uplosd gareeeyo

  • saxwaa runtaaa

  • ialaahay waxaaynu ka baryaynaa in uu janadiisa inaga waraabiyo dhamaan teen muslimiinta oodhan qofkastana wuxuu shaqaysto ayuu la kulmayaa maalinta uu godgalo naftayda iyo dhamaan walalahay waxaan jecelahay in aaynu dadal samayno ilahayna tala sarano

  • a,s,c sheekh mustafe ) aniga cid kale oo aan ahaan sheekh mustafe aana ahaan ma fahamo mana dhagasato inta badan lkn dadka waxaas ku hadlayaa waa dada aan somalia ahaan lkn bar tahaya qofka somalia  waayo ani waxaan arkay dad badan oo aan ahaan somalia lkn ku hadlaya qofka somalia waxaa jir kara dada u bar tahaya afka somalia in dadka somaliyeed khaalkhaal iyo dhiiba iyo waxaas u keen markaas sheekh mustafe waxas ha dhagaysaan dadka somaliyeed waa ku fahamayaan ,c,s,w

  • qof hurda waad toosin kartaa. laakiin qof iska dhigaya inuu hurdo ma toosin kartid waa jawaabta kuwa fahmiwaayey sheekha

  • mansha allah he was so young at that time sheekhu.

  • fahmidu mahan in qofku uu ku hadlayo luuqad aad ku hadsho , lakinse fahmidu waxay ka timadaa wa maskaxda haddii uu qofku garadkiisu hooseeyo waxan filaayaa inusan garan kareyn aniga waxan ku dhashay xaafada bondhere qof waliba oo somli ah oo hadlana wan garan karaya shekhana wa shekh calim ah ilbaxna ah waxan oran laha ka faideesta shekh mustafa wana nin ka hadlaya mowduucyada manta dunida ka jira wana shekh fahmaya xalada manta salam alekum

  • Masha Allah,,,,kuwa fahmi wayay shiikh mustafe ineey wax fahmana ayeey san rabin

  • beentooda waaye waa lagu fahmayaa si wanaagsan sh.mustafa ..munaafaq meel walbo joogfaa

  • anigoo ah maslax maxamuud cali waan ku salamayaa sh. mustafa intaa kadib. anigaba waan arkay dad dhahaya waxba kama fahmaayo shiiqaan laakiin waxaaan is leeyahay dadka ay wax u bilaabanyihiin inay ku fahmi karaan

  • maasha'allaaaaaaaaaaaaaaaaaah jazakallah khair sheikh mustafa hagi ismail haroon.......................i­laahay cimrigaaga cafimaad ha kugu gaadhsiiyo abti aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii­in yaa allaaah.

  • allahu akbar , allahu akbar , allahu akbar . sheikh mustafa allah hanoo xafido . allah Dartiisa ayaan ujecelahay . inbadan ayaan isku deye inaan arko ama laxiriiro wali waan kuguuleysan la'ahay

  • asc reer somaliland hadey wada ahaan lahayen sid sh mustaf waa u dhacan leheed alhayoo naxafid sh.xaji ismaccilna dhowr anag dhan nadhowor Amiin yaa laah

    

  • qofka sheekh mustafe fahmi waaya afsomaliga ku yar, ee inuu barto isagu weeye

  • CIMRIGA IYO CAQLIGABA ALLE HAKUU BARAKEEYO....

  • ALAAH HA KU DHOWRO AKHIRO IYO ADUUNBA HANA KU SIIYO CIMRI CIBAADO GAARA UBADKA DHAMAAN ALLE HA KAAGA YEELO SI,AADA IYO SI KA KHEER BADAN,

    ANAGANA ILAAHAY SIDOO KALE IIMAAN DHAB AH AYAAN ILAAH BARYAYNAA DHAMAAN

  • mashallah a star in the sky

  • sheekh mustafa ilaah kheyr hakaa siiyo wacdiga aad na wacdinaysid mash allah

  • sheekh mustafa jzk allah

  • Inbadan ayaa sheekh u ducaysay anna AAMIIN baanleeyahay

  • WoW ! ! ! Really, if you want to be the person you want be is not so easy like eating cake and drinking cup of water, but like this SHEIKH (Mostapha Ismail Harun) got faced millions of obstacle. Please be ready billions of circumstances that's the way you can attain your achievement. Oh May ALLAH BLESS YOU SHEIKH MOSTAPHA, wish you full Khayr here and JANNAH hereafter.

    I am walking the way you have walked.

  • masha allah sheekha markan wuu yaraa dhalinyaruu ahaa  i hope to be like him wallah so young and so sheikh masha allah allah xifdiyo sheekha

  • allaha ku dhowro anagana allaha na dhowr iyo dadka mulimiinta oo dhan

  • mashaa allah shekena rabi ha xifdiyo

  • maanshallah sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun ale haku dhowro sheekh

  • maanshalaha alo cimirigiisa iyo aqaligiisa u dheeree

  • Maasha Allaah sheikh Musfata Ilaahay qayr hasiiyo

  • Mansha alah shekh mustafa waa shekh ad uwanagsan ilah waxan kabar yahay in uu sidisokale iga dhigo, markaan shiekhu markuu qoslo walahay wlalkay buu u egyahay mansha alah.

  • SHIIQ MUSTAFA MAASHA ALAH WAAN KU FAHASANAHAY WAALAL KEEY ILAAH HAAKAA SIIYO AJIR MID AAN QIRO IYO MID ADUUMBA WALAAAL WALALAHI ANIGA AHAAAN AAD AYAAN UJECLAHAY MUXAADARADAADA SHIIQ ILAAH AYAAN KUU BARYAA INOOW DANBIGAAGA DHAAFO KAN ADUUN IYO KII AAN QIRO

  • maasha'allah, illaah adiga oo kale fahanwanaagsan iyo caqli waxtar leh iyo kasii fiicanba illaah ha isooyo , aamiin, adiga oo kalane illaah ha inoo badiyo .

    kuwii wax kaa faa ideeysto illaah hanaga dhigo,adigane dadaalka aad ku bixisay sidii aad dadkaaga wax u fahansiin laheeday illaah hakaa abaal mariyo .

    dadka soomaaliya ( s.land .p.) and) madax nimada sheegaanaa, ama siyaasiteenta sheeganaa, hadii uu ku jiri lahaa halnin oo ninkaan camal ah , saan dadku uma silicsanaadeen.

  • marka hore Masha,Allaah baan ku leeyahay kana mid ma'ihi kuwa ku fahmi waayay

    waxaana ku leeyahay Allaha ku xafido.

    Thanks Allaah.

  • Mansha Allah sh mustafe ilaah ha ku xafodo...

  • Asalamu Alaykum, Alle ayaa mahad leh na siiyay culuma wax garad ah Shekh Mustafa Diin iyo dhan kaleb waa ku caalim si cajiiba ayayna muxaadaradiisa kaaga daadegee Alle mahadii Allaha janadiisa kugu nimcaysto.

  • Comment removed

  • alshabaab waa in ay dhageeystaan muxadaradaan wax weyn ayeey ka faaidi lahayeen

  • mashaa'allaah sheekh mustafe wuxuu ka hadley wax maanta tagan,

  • maanshallaah cajaladan oo duuban baaan hargaysa ku dhagaystay sheekhu aad buu uyaraa allaah ha xafidee oo ha ugu daro miisaanka xasanaadkiisa aad baan u dhagaystaa muxaadarooyinka sheekha hawada ayaan duco usoo marinayaa inshaalaah allaahuma axfadhu

  • Masha alaah sh. mustafe barigaa uu yaraa ...Ilaahay haku daayo

    Duriyada Sh. Isaaq walee nin ayaa ka dhashay alooow kudaaa

    Sh. mustafe I love u ..viva Jamhuriyada Somaliland

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more