Added: 2 years ago
From: waakuma
Views: 67,271
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (31)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • dhuungal, walaal adigoon waxba nacladin qof Illaahaygii abuurtay horjooga xisaabna ugu filanyahay aragtidaada ka hadal ee ku aadan wixii u saxnaa ama ka qaldamay qof xil soo qabtay cidii uu doono ha ahaadee. Tankale, Hawiye uma baahna in daarood u sheego muhiimada ay leedahay midnimada, wadajirka iyo madaxbanaanida Sooomaaliya maxaayeelay Hawiye waa wadaniyiin mana ay ogola kala goynta Soomaaliya iyaga iyo Daarood iyo dhamaan beelaha kale ee soomaaliyeed ee ku nool waqooyi iyo koonfurba

  • naagta xeebta fiiri see u baashalayso hada na libaax baa xeebta kuu fadhiyo

  • nacadal ayaa kugu taaaf afwayne bare iyo daroodba waa kuwii somaliya baa biiyey maantana waxay rabaan hawiye iney ku sa sabtaan somalinimo ayaanu jecelnahey

  • somali allaha u naxariisto wana umad madaxoodii mijo loo rogey oo leysku qasey umadii dhan marka baa waxaa kor yimi nin aan talin aqon u lahayn oo cudurka qabiil la jiran markaasu umada la dhex galey hogan xumadii & naceybkii marka aanu iska duceysano oo ilaah ka barino hogamiye fiican oo umada & dalka mideeyo oo dacadnimo ugu shaqeeya ee gacmaha kor u taga oo adinkana ka wantoba cayda & qabiilka ilawana wixii tagey adunyada inta in kabadan baa ka dhacdaye iska ilowa oo is hilman siiya,insha ala

  • Midnimo ayaa macaan. Bal eeg kii cadayga gadayey,kii shaaha gadayey, kii danihiisa kale raadcaynayey dhamaan si walaalnimo iyo soomaalinimo ayey isu dhex mushaaxayaan. Waxaa madaw qabyaaladda kala qoqobka iyo dib usocodka. Ilaahay Soomaali oo mida hanna tuso. Cadawgu ha jabo.

  • WHAT A GREAT COUNTRY AND A GREAT LEADER SOMALIA HAD. AND WE DESTROYED THE PARADISE MUGADISHO. ITS TIME TO UNITE AND TO REBUILD AGAIN AND FORGET THE PAST AND CLANISIM.

  • Siyaad bare ilaahay ha ka raali noqdo, wuxuu ahaa nin ay soomaalinimadu lafaha ay uga jirtay, wuxuuna ahaan doonaa mid xusuustiisa ay wadnahayaga harsato, mar walbana eebe ayaan cafi u weydiin. Halyey waxbaa ka hara. Love

  • what happen to the old guy @ :10

  • qudbadahii alaha u naxariistee aabahii umada maxamed siyaad barre

  • Siyaad Bare caadi maaha alla maxaa Heybad ka muuqata iyo qab somalinimo

    very sad today we inherit Fragmentation after siyaad bare god bless him and may rest him peace i have no other words to say this man is true statesman despite what happens in somalia

  • Allah Siad boor daleta mora bodhela boahante liso kivinya loora Marexan boaka shidenya fongo lobeerto.. my Allah bless your soul dad aan laquursan baad kadhalatay hayeeynah waad aheed meheeno Lora Maraxan hahhahahhahahha cirka

  • Somali democratic republic will stand again haters, Somalia got inside and outside enemies but their days r numbered R I P comrade siyyad

  • Rest in Peace Sultan Ahmed Gurey ibn Ghazi, Sayid Mohammed Abdulle Hassan and Jaale Mohammed Siad barre as well as all the freedom fighters who fought with their lives against the Colonial powers and the enemies of Somalia. Amiin. Somalia should now unite against Al-shabab and remove that weak president Sheikh Shariif and replace him with a good, strong leader like Jaale Mohammed Siad Barre. peace out

  • AUN

  • this guy was a murderer but he was our(somali) murderer, what i really liked about him was the way he dealt with other nations, he but the habasha on their place unlike the somaliland and puntlad states,he even got the kenyans hiding behind the habasha, Somalia needs strong man like him without the clan bullshit, peace from brotherly land djibouti

  • @HerroHerrar don't call him a murderer , he was fighting with the thugs and militias (ssdf, snm, usc, spm) who wanted to carry out missions for Ethiopia and Kenya. Bro if anyone is a murderer it is none other than those militia criminals who destroyed Somalia and still sloughtering ppl in the name of qabiil or religion.. Ok nuf said.

  • @HerroHerrar SORRY MATE THEIR IS NO POSITION FOR THE STINKY HABASHA IN THIS PRIVATE SOMALI DEBATE

    BRUSH YOUR TEETH BEFORE U TALK TO THE CLEAN SOMALI PEOPLE YOU STINKY PORK INNATA TILLIG GAYU IMSE LIBDHAAA from me the SOMALILAND BOY SOMALIS ARE SOMALIS WHAT IS GONNA BE CHANGED WILL BE THE POLITICAL MAPS AND IF YOU TRY IT WE WILL RE UNITE

  • @HerroHerrar djibouti, somaliland and puntland,is part of Somalia u need to stop with this clan bullshit but i agree we need a strong man like him to united us (like we once were) without the clan bullshit peace.

  • Siyaad Barre was the man R.I.P!

  • Dibjir waa jealous...ninyahow iidoor dabacayuun Siyat Barre maxaa laga siiyaa nacasyada.

  • Waar meesha maad " Darodismkan" xanuuunka ah ee ku haya nagala tagtid, Xayawaan yahayow. Ma Ninkan waalan ee Shuuciyada aanu walgii akhrisan dadka ku nasdulaynayey baad isku dayaysaa inaad anaga qiil nooga raadiso.? waar wuxu maan daranaa, Siyaad buu wali qiil u raadinayaa! Qabyaalad Aabahaa iyo hooyadaa kugu ababiyeen baad meesha isla soo taagaysaa, war anaaga wax aragnay. Qudhmuunkaad tahay was baan ku iri.

  • @Ducaale179 uraaye dhageyso maad xaaari hadi maxamed siyaad barre la amano war waad u rassaaye oradoo xanuunka cuqdada meesh kal bax oo dhakh tarka somalia tag uuf warwuxu qadhmuunaa ma musqul buu aligiii ku noolaa war heedhe jidhka meedhe qadhm

    uun kaagii ayaa lagaa fahiisan laaayahy coomputerkiiye isku xaare siyaad iddoow qarax oo kala daado maxamed siyaad bare alaha kuu naxariisto janada allah kugeeyo hero man maxamed jaale siyad bare

  • Adigu waad akhlaaq xuntahay, iska markaana waad walanatahay. Xanuun hadii uu jirana adiga ayuu ku hayaa. Markaa kala taga akhalaaq xumada youtube oo Aabahagii xaaraan ku naaxii la dul tag. Don't try to teach me, but instead take your medications properly. Naa waad edeb darantahay, Siyaad Bare ha ku waso baan ku leeyahay.

  • woow the country was well developed this period, does anyone know th year? I believe if we had government we will be part of developing country but fortunately we wont.

  • hey dibjir1.... make sense u dhilo.....

  • great video.. can you plz post the whole video

  • wallee wadani iyo Soomaali dhaba ayuu ahaa

    car Soomaali ninkaas oo kale oo 21sano wadanka isku-haya dib dambe ha u hesho

    Allow u Naxariiso Siyaad Barre

  • Muuqaalka caadi ma'ahan, asagoo dheer ayaa wanaagsanaan lahayd.

  • luuqada uukuhadlayo waa talyani waacaynkaa isbarta

  • why only 47 seconds?

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more