Added: 2 years ago
From: MuuqaalDotCom
Views: 82,388
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (50)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Walaalayaal aan ALLE u noqono oo aan kasoo wada Horjeesano QOONKA DIINTA KU QARAABANAAYA, weli lama arkin diinta islaamka oo dadku ka arga-gaxayaan balse waxaa jira qoom duleysan oo alle  ku caasiyay oo ka been sgeegaya diinta islaamka, war meeday maxkamadii islaamka ? war meeday xukunkii islaamka ? war meeye caamadii iyo culumadii diinta islaamka ? war wa amaxay qoladaan xukunka beenta ah iyo sharciga Yuhuuda wadata soomaalidu haka digtoonaato ALSHABAA

  • Alshabab Waa Macangag Xaasidiin Ah Oon DiinTa Si Fiican U Aqonin

    Maalintii Flimkaan Aan Daawadey Ayaan Nacay Wlhi Waxey Ahayd

    2009 Kii Aabaheed Markan Arko Iyo Walwalka Ka Muuqdo Wa Naxaa

    Waa Mooryaan Qabiilayste Yaal Ah Wax An Horey Uso Aragnay Maaha

    Ilaahey Wuxu Yiri :وَلا تَقْتُلُوا النَّفْسَ الَّتِي حَرَّمَ اللَّهُ إِلاّ بِالْحَقِّ وَمَنْ قُتِلَ مَظْلُوماً فَقَدْ جَعَلْنَا لِوَلِيِّهِ سُلْطَاناً فَلا يُسْرِفْ فِي الْقَتْلِ إِنَّهُ كَانَ مَنْصُوراً : Ha Dilina Naftii Ilaahey Xarimey In L

  • Anigu shaqsiyan waxaa iga dhaadhacsan in Al-shabaab ay yihiin company contract ku qaatay laynta iyo argagaxisada umada Soomaaliyeed, oo katimi dhinaca reer galbeedka loona soomaray dhinaca Carabta iyaga oo qiil ka dhiganaya "Diin".

    Kadib markii la darsay in aan Soomaalida lagu baabi'in karayn qabiil, dagaal sokeeye iyo maamul la'aan daleed tobanaan sano, ayaa waxay ogaadeen in Soomaalidu diinta ay ka jecelyihiin umadaha kalee Muslimka ah.

    Tani waa fikradayda ee talow qof ila qabaa ma jiraa?

  • @gurmad911 walal waa ma quul waa wax dhici kara walahi

  • i hate them walahi

    

  • fuck these foreigner arab pakistan controled al shabaab terrorists that brainwash our BLACK-muslim Somali peoples, and want to make us behave like these white foreigner muslims from pakistan afghanistan and ect ect they are crazy extrimists, while us we are normal muslims=black-muslims.. so from now on fuck all muslims that aint black and muslim a.k.a black-muslim... fucking kebabish crakkkers comeing in maskerade and rape our native peoples and use islam then to make her become executed/stoning

  • alshabab calaamo idanku dhacday mucjiso idanka soo baxaday nacallad indan kor tay alah beerkaxanuun badan maskiinta la dile

  • yaa allaah uqubada umada Somaliyeed laga galayo waad ujedaa ee umadaada ilaahow u miciin ya Rabi

  • alshabaab alaah dadka muu ka qabto ilaayahow dadaka ka gabo

  • Illaahay ha idin gargaro somaliyey madax xanun ayan idinka qadey wallahi murugo iyo naxdin badana somalia !!!! bismillah.

  • OMG.. I am so sad. i wish this al shabab people will be burn in hell while alife and hereafter...this was for one child abuse and murder. its still happening today in somalia one place or the other....its nothing to do with religion they dont evan know about the rules and regulation of Islam. this type of idiots are those who just after their own interest. i wish them death with pain and suffer all of them and anyone who support alshabab and rest of their ugly ass,

  • @altimber1 I get Your Opinion But Calling them " Ugly Ass. " Wont really help you should tell them that In real Life you know? But The rest of your Sentence Was Good.

  • parce que même le animal fait pas ça! est qui l'homme fais! je suis pas d'accord! le chin qu'il a fait ça! avec le petite fille! cet chin!

  • on peux faire mal une petite fille! parce que celci qu'il fait ça! cet un chin!

  • aaaaaaaaaaaaaah noloshayda caawa ayaa iigu xun maxaa itusa vidiogaan yaa allaah gabadhan dhimataye aniga maxaa iidanbeen doona waan kushooge vidogaan xanuunka badan yaa allaah yaa allaah yaa allaah. allaha uraxmado samir iyo iimaana allaha kasiiyo qooskii dhalay saqiirtan

  • @amaar320 alah xanuunkama iladaren tahy xanuun badna ayn caawo dareemay markan dawaday filimkna

  • alshabaab ilaahay inkaar idinku rid gabadhu waaba ilma yar maxay ka dileen ilaahoow alshabaab naga qabo adigaa awood lehe oo aanu kugu dac weeynay ee soomaalidii dhamaatay waxay ka dhigeen miday dilaan miday kufsadaan miday qaxiyaan yaa rabi adigu umada musli miin ta ah dhibta ka dul qaad

  • @Cabiira1 amiin ale alshababa arkagax ala ku rido wax aan la aqooni allah haku rudo kimiko ha ku qaraxdo dacon ha ku doco kansar iyo wax aan la aqoonin ale haku rido cudur aan la aqoonin ale ha ku farisiyo curyaan ala ka dhiko alshabaab medkoda dhulka halaga aruurio dulgarir haku dhoco iyaga kaligood lee fadeexo allah ku rido mucjiso aan la aqoonin allah ku rido wajiga lugaha ale haka gogoyo

  • @jb2far amiiiiiin aaamiin aamiin,hiiiiim. ilaahay umbaa umadan ka qaban kara xaaladu farahay ka baxday

  • @Cabiira1 ragax nar ah halagu dilo alshabab waa dad kufaar ana eheen muslin anan ehen xitaa galada saas wax mayeelan i

  • fyfaen!!! fyfaen fyfaen! :(((((

  • @cuterim du och så din jävla alshabaab jag hatar alshabaab

  • @jb2far lool hva har jeg sagt til deg walal macane? Jeg hater også alshabab! jeg sa faen til det de har gjørt!

  • dadka ay dilayaan kuba laga tirada badanyahay walaahi dad hubaysan reerkooda waxba lagama qaadaayo waayo inay dhib lakulmiyaan waa kalaab magac diinwataan waana ku dhamatay kuwaan fuckin those mother fuckers shabab

  • fuck all al shabaab walalahe waa wax nago naxo wadankii waxas ayaa ku soo beeray waleeh somaliya alla baa u maqan

  • illahay narta ha ku fogeeyo alshabaab hadaan waado kan xukumo waan isku qarxini la haa nacal abuuk.

  • alshabaab maxuuyahay ka uhiilinayaa waa midkatirsanuun dee illahay ha inaga qabto alshabaab allah mashabaabooyinka diinteedhigaysa in ilmayar dhagaxlagudilo bal illahay waxayno kabaryaynaa i uu inagaqabto illaahay waxba kuma aha

  • fuck al shabab i hate them so much mar walba sian bay dadka u dilayaa for no reason akhirka waaan ka dhamayn doona soomalia.

  • ilaahay wax qeyr qabo alah inookeeno ku waan weyna dhibin rabiyo naga qabo kuwan dadka dhibay

  • Mooryaan waaya wallahi. Alle kuwaan cadaabta banaanka ha ugu keeno si aan uwada aragno iyaga oo gubanaya. Dulli. Marki dulligii Warlords laga soo baxay kuwa kale oo sheeganaya diin oo munaafiqiin soo baxeen. Eebe Naclad samada ha ugo soo diro. waxaan ayaa dhahaya Muslim baan nahay kuna dagaalamaya magaca Jihaad. war waxaan xaggeey kayimaadeen??

  • salbatici

  • war ilaah baa dad idinka dhigaye al shabaab meel uga soo wada jeesta kolay maalin walba waad dhimanay saane gabadhu meeday waxu waa wax yaroo dhalataye waa ilmo yar al shabaab anigu waxaan u aqaan inayan soomaali ahayn ee ay jihiin dad dhiigla oo iibsaday dadkooda oo halkaa hunguri la galay alshabaab dadkaaga iyo dadkaaga ha iibsan

  • ALLAAH haka jazeeyo alshabaab waxeey gabadhaas ku sameeyeen waa wax bini aadanimada ka baxsan,,,,gabadha aaway ragii wax ku sameeyay maa ayaganah ladilo alshabaab sidaan xaq ma ahan ee ILAAH ka baqa ,waxaan lasii yabanahay dadkaan daawanayaa maxaad u dawaneeysaan ,maad isaga tagtaan meeshaan sidii in ey dawanayaan kubad ayeey meesha soo buuxiyeen

  • al shabaab waan tageesanaa lakiin maanta kadib afkayga lagama maqlayo

    waayo gabadhu waa  ilmo yar samir iyo imaan allaha ka siiyo dadkeedii

  • habar iyo oday loo ekeysiiyay in ay dhaleen inan ladilay

    waa wax lasameykaro,

    laakin inta aydan caayin dadaka muslim ka ah, waa in adiga shaqsi ahaan u baartaa arinta xaqiiqdeeda ,

    waxaad ku ogaankartaa arintaasi xaqiiqdeeda adigoo

    la xiriira qofjooga kismaayo ama qof ayqaraabadiisa joogaan kawareeyso maxaa meesha kadhacay

    hadeydan rabin in aad xaqiiqda ogaataan

    hadaba ku qanca barnaamijyada TV yada cadow allaaah ay maamulaan waxa ay idiin sheegaan ?

    ama ceytama ama calaacala

  • waxay ila tahay afkaaga waxaad ka oranayso in aadan ka fiirsan. dadkii kismaayo joogay wacoo ka wareesa baad tiri odayga iyo habarta haloo ekeesiiyo se gabadha laga wareesanayee shareeran na?. gabar yareen qaangaarin guurna marin diinta islaanka meeshay uga taalo dhagax ku dil bal noosoo sheeg, intaa hadaad jawaab u hesho al shayaadiintaa sax san. hadaadan se jawaab u hayn qoraaladaada danbe ka fiirso cadawga islaamku waa al shabaab iyo gaalo iyo wixii 2 badaa taageero. wabilahi towfiiq.

  • @bakaaramarket waar hooyadaa wase maxaad leedahay diinta muslimku ku may odhan dil gabadh yar oo'aan qaan gaadhin. ama ha la waso ama guska ha nuugtee adigu waxba ku ma samayn kartid garac yahow xaraamigii

  • alshabab mooriyan waaye waa in lagu jihada kuwas hadi kale wax kawen ayey so wadan gawartan yar maxey diley waa moryan diin lahen ilah hanaga qabto kuwaan

  • FRANKIE3005,

    waad qaldan tahay waryaa diinta xuntaa xagee ka timid aad sheegeyso? diinteese heysataa adigu?

    gabadhan saqirkaana ilaahey ha unaxaristo. hana naga qabto cadowga al shaab.

  • kuwan alshaydaan la dhaho haday wadanka sidaas ku siwadaan waxaan ka baqayaa in ay dinta islamka dadka ka yacaan subxna alaah diintii wanagsan saneed e islamka wey cabeeys teen walaahi ilaah hanaga qabto kuwan umada xaqdarada ku dilayo e cawaanka ah islaamku ma qabo in caruurta la dilo bal gabartas yar intay kufsadeyn ayey si naraxiis daran u dileyn

  • Innaa Lillaah Wa'innaa ILeyhu Rajucuun!!

    this is sick, calling your self a muslim & doing an IGNORANT thing? I don't think that fits the same line.

    INSHA ALLAH you will pay fore this.

  • this is hell

    somali ppl who live outside da country can do something if they want.

    pls do something dont just watch

    even if it is just voice

    show a power of movement just speak

    tht can do something

    no one will care if u dont show any anger

  • Fuck Alshabaab Gabdha ayay xoogeen then waa ay dileen Alle kama cabsanayaan sidaas ayay ku dhahayaan mujaahidiin ayaa nahay aniga ayaa iidin wasa wax aad muslim tihiin male dadka masaakiinta waa dilaysaan dada wax dila oo qabaa ilka waa wayn ka dhashay waad dhaafaysaan fuck alshabaab

  • fucking Al-shabaab

  • OMG! When we all die, hell is waiting many people including the modafuckers who didn't hesitated to throw rock on that lil girl... Innaa Lillaah Wa'innaa ILeyhu Rajucuun!!!!

  • Waxaan aad uga xumahay in gabadhaas masaakinta ah lagu dilay Diin qurun ah oo dadka ku xadgudubta oo asalkeeda laga keenay shaydaan,

  • This is cruel, insane and inhumane at best. Reminds me of the Taliban years and of the fact that these medieval minded mercenaries are a threat that needs to be gotten rid of once and for all. My sympathies go out for the girl, her family and the innocents caught up in Somalia.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more