Added: 3 years ago
From: bartamaha
Views: 35,614
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (22)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Allaha deysto Idaajaa iyo Dadka suugaanta somaliyeed madaxa ku haysta, ee waxaan rajeynaa inteysan idaajaa iyo asxaabta kale aduunka kategin, halaga gurbiyo cilmiga suugaanta oo alle ku hibeeyay.

  • 33kun oo qof ayaa dawatay waxaana ka heshay afar qof kaliya yaab

  • Maabka yaa qoray? waxaa qoray kuwii dhulkaas itoobiya siiyay laakiin inagu waxaan u garaneynaa somali galbeed ogaadeen kaliya ma daggana meeshaas waa dhul soomaaliyeed oo la haysto.

  • idaajaa ileyn waa nin doqon ahaa waxaan u haystay nin abwaan ah

    doqon qabyaalada ku gaboobay doqon

  • @RahmaCadeey futaada xaarka ku yaal iska tir,meesha kalena iska dhaq

  • Magacaa ba'ye ma idaajaa baad leedahay cantarbaqash. Ninka taarikkhda ugu sarreeya suugaan ruugnimada iyo faalleynteeda. Waxaa ka sii daran codka halleesiga ee aan wali la arag fahmadiisa. Dhaqan aqoonta iyo halabuurkana allaa u hibeeyay. kaagan leh cantarabaqash ilama aha inaad suugaanta iyo dhaqanka ama xaasid xumo laabtiisa buuxsheen baad tahay!. Maxaadse ka qaadi kartaa eebbaa sare yeelaye si walba oo loo eego?.

  • Idaa jaa waa nin aan oga dambeeyo dhan-ka suugaanta marka akhyaareey aan xushmeyno waa iga codsi ...

  • Kan muxuu lecture ka ogyahay, Maxamed Siyaad qabyaaladda uu ku geeyey akademihyada Cilmiga fanka iyo suugaanta isagoon waxba aqoon ayna joogaan boqollaaal xeeldheere oo ka badiya afka soomaaliga iyo cilmigiisaba. Markaas buu billaabay inuu taariikhda suugaanta ka been sheego.

  • @calaamad

    Adigu maxaad sheegaysaa sxb teedakale maxay tahay suugaanta uu beenta ka sheegay, mise waxaad ka waysay suugaan khusaysa lowya kuusta loool

  • @dhagax Dhagac talo ma heysid adiga iyo odaygaan qabiileystaha ah ee na dhaaf plz. Wakhti ku lumin maayo dood Idaajaa!

  • @calaamad adiga calaan ayaad tahay maanac xaasad ah,moorayaanta wax kasta cagta mariyey inaad tahay ayaad inoo sheegtay,sida dugaaga loo yureeyo ayaad fahamtaa mar dambe meelahan oo kale ha iman orod meeshii aad fahmeysaa dadka noocaaga oo kale ka raadso.

  • @TheWaiting22 Malaha adigaa daroogadii Dhegabacayr ka haro anigu waxaan ahay mid kugu dhaama adiga iyo noocaagaba Suugaanta Soomaaliyeed ee badda ka cab.

  • dadkiiba dalka way kawada haajireen illeen waxaan oo oday ah ma dibadaha ayay ku noolyihiin?

  • Comment removed

  • Comment removed

  • cali dhuux,qamam bulxan, ismaciil mire awjamac, jamac kadite etc miyan halkan ku so kobikaraa idajaa good work wale in an la ilabi karin ragaa

  • Durran sxb taariikh kale ma jiraan aan ka aheyn daarood iyo reer Kheikh Isxaaq, ayagaana ah saldhiga hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed, waxba idaajaa ha eedeen sxb. Haduu malaay iyo moofo ka sheekeyn lahaa waad u riyaaqi laheyd

  • Idaajaa, cantarabaqash kama ilbaxo miyaa? haddii Maxamed Siyaad dhawr iyo toban sano ka badan sii mootan yahay weli ma wuxuu moodayaa inuu raadiya Muqdisho joogo?.. war niman yahaw ninku meherad ma waayay? Cali Dhuux iyo Ismaaciil mire, Daarood, Isaaq kama ilbaxo miyaa?waan casrigii aqoonta iyo technologiyadda iyo lacagta ee casrigii, qabyaaladda waa la dhaafay ee nin hahaw wax kale baro oon ahayn Cali Dhuux, Ismaaciil Miro, Isaaq, Daarood. Badayahaw dib haw celin dadkan soo baraarugay.

  • @durraan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • Idaaja Taaano Miyaa?

  • Maya taano ma ahan ee waa nin Soomaaliyeed oo hura mariyey luqdeena..One Somalia for ever...Koofur, waqooye jabuuti NFD, Somaligalbeed

  • mrdee1 your right and i do agree with you but it not called Somaligalbeed it is called the Ogaden go look at the map.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more