IBi iyo Tarazan, laba nin oo been-been ku shaqaysta. Tarzan wuxu ku doodaa inuu yahay qurba joog. Waar waa ayo qorba joog? Ama qurbo ha jooga ama dal hajoogee Somali waa Somali, waan qabiil. Qadiyada uu sheegyaa waa inuu dantiisa shaqsiga aha helo iyo mida qabiilkiisa, isagoo Ethiopia ka dhigayna mid uu dadka ku walaaciyo.
cudaale 179 kkkkkk walaahi somali ilaah ayaa u maqan 8 bilood anigoo ku xiran turkey ayuu noo imaaday mr IBI asaga iyo 3 kale waxaa ay dhaheen waa la idin sii daaynayaa mudo kadib ayaa waxaa noola sheegay warqadhii aan saxiix nay ay ahayd mid celis ah oo somalia loo noqo naayo dowlada turkina ay lacag ku sisay in nala celiyo dadka saxiixay tiradooda waxaa ay ahayd 600 qof oo somali ah marka maaha wax ley sheegey ee waa wax igu dhacay
bcr551 1 year ago
IBi iyo Tarazan, laba nin oo been-been ku shaqaysta. Tarzan wuxu ku doodaa inuu yahay qurba joog. Waar waa ayo qorba joog? Ama qurbo ha jooga ama dal hajoogee Somali waa Somali, waan qabiil. Qadiyada uu sheegyaa waa inuu dantiisa shaqsiga aha helo iyo mida qabiilkiisa, isagoo Ethiopia ka dhigayna mid uu dadka ku walaaciyo.
Ducaale179 3 years ago