oftan ina caadi ma aha lakin mesha ay ku heysay so kuma haboona hestan oo kale qofta yaa baray majaliska mesha qaad baalgu cunaa wa amaxay gabar la dhahay ka hees meel mafrish ah somaliya ma sidaas baa u danbaysay ina lilaah xamar waa guri ba ay belo idin aragtay alshabab idin aragtay
masha Allah waa ka helay this ari-baayo... this is traditional way of singing this Somalian sista is doing.. and i like her voice and looks... chocolate somalian princess of the Horn of africa = Somalia
doqonka u goodinaya daahir calasow wax shaqsiyad ah ma laha,daahir calasow kuma jawaabayo waana sida ugu fiican oo jawaabtaada ah adigoo kale,waayo dad qalato,tuug moorayaan ah,dad iyo dal aan u naxeynin kan difaacaya isagana mooriyaan kale waaye,wax waqtiga lagu lumiyo ma aha.get life go to rehabilitation centre you will get mental care and you will be fine,then you will understand what is right and wrong before that what ever you say is unaccountable,take my advice go to the hospital .
Ax,saw ilmo kuma qabanayso markaad dhaysato codkan dahabiga ah iyo ereyadan runtu ku dheehantahay.Hablaheenu sidan Surqa oo kale ayay u wada cod wanaag sanyihiin, laakiin Dahir waxan anigu aaminsanahay inuu yahay halgamaa aan dadkuba wali fahmin,gaar ahaan kuwa reer Mogadisho,hadaba Dahir calasow waa Halyay u soo baxay dadka reer mogadisho ,Aniga oo kaa soo salaamay Hargeisana waxan kuleeyahay hambalyo-hambalyo,inta sida fiican u fikirtaana waa garabkaaga.viva Somaliland and peace to mogadisho.
war af xumada iyo cayda meeshaan loogama baahna,dareen laawe faham waxa heestu ka hadleyso,iyo xaalada dalka iyo dadkaba ay ku jiraan,haddii kale wax jiraba ma ahid,hooyo oyneysa,xaas barooranaya,caruur bir iyo baahi dishay,markaas tiri lool marqaan waaye,nasiib darada somaliya ku habsatay ka mid tahay,abwaanka heesta sameeyey waa mahadsantahay,fanaanada codka macaan abaayo waad ku mahadsantahay heesta aad nagu qiireysay ee tii jirta oo noo joogta ilaahay ha kaa dhigo aamiin,
Daahir Aloos nooloow walaal mash allah hees fiican waye oo qiimo badan walaal datka qabiilka diley ha u bixin gabartana aad ayey u Cod macaan tahey ......Tan kale RAGEEDI su aal Hababar Gidir Miyaa ku soo xoogtey maxaa uga xun tahey walaal? Just su aal haka xuman walaal
run ahaantii she is .the best and she has a sweet sweet sweeeeeeet voice. verry gooooood
MyMohamednur 3 months ago
Caleeyk yaa Surqa. Heestaan iyo laxankeedaba waa top; Gaar ahaan sida farshaxanka leh ee aad u qaadayso waa very esthetic. Noolow
maguled 3 months ago
wooww wlaaahayw aa fanaanad aad u dagan surqa ma aheen inay fanka ka fariisato waayo cod daganaaan caadi maaahan walaaaha love u surqa
daariq100 4 months ago
Kabanka iyo Codka inantuba waa outstanding. Ninkii juuq yidhaahdaba
Tacadibaa, tacadibaa lagu sameeyaa
Intaba seeftaa, intaba seftaa inataba seeeeeeftaaaa dultaal
Waa hees katurjumaytsa waaqica xamar iminka ka taagan
madar589 8 months ago
Surqa Yareey xidig lagu hilmaamay Xamar-heesta tacadi waxay daawashada mareeysaa 37,955
Waagacusubmedia 10 months ago
inaba caadi maahan sida ay iskugu kalsoontahay surqa yarey isma badalin
MrAkhyaar 1 year ago
Ala walaal, Nooooooooooooooooooooooolow ala walaal joog oo jiir wiligaa ala waa fanaanad weyn abayo aad ayaan ku xasustaa walaal ,Afkaaga caana lagu qabay heesa haga waan xasustaa, Abaayo siduu ILAAH KADHIGA AYEEY NOQON, AAMIIN AAMIIN AAMIIN, NABAD,
MsHalling 1 year ago
xxxxxxxxxx naagta cod macanaaaaaa caadi ma a ahan walhi
94151963 1 year ago
aad baan ugu xunahay tacadiyada ay keeysanayaan dadka aan xukhuukhda aan akhoonin surqa cabdulaahi ilaahey haku dhaafo
NinaacQore 1 year ago
somalidu waa kagudubtay markii eey sudanta wax ku fahmi jirtay waxaasna waxaa ugu wacan qurbaha lagu kala cararay iyo xabada joogtada ah
Mogadschu 1 year ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
8Einfach 1 year ago
wow nice song suqra
soofe1 1 year ago
waaaaaaaaaaw waa hees macaan
maancabaas 1 year ago
fanka laiskama doondoono waw nice soomaliyaya fanaaniintu isma kalkaalan waadad ka ugu liita soomaliya kuwooda qurbaha jooga kama fakiraan fananinta ku dhibaataysan soomaliya hada lakiin waxaan ku guubaabinay naa inay ugurmadaan gabadhaan intooda caqligafiican leh oh nice
aliabshir1 1 year ago
surqa waad cod macaan tahay
hasii deyn heesaha halkaas kahaay
wariyaha alu fay hees taan
wariye daahir cabdala alasow
waa ku mahad san yaahy
hees ta dhaxal galka ah
iyo fanaan ka laxanka saaray
iyo kan qaaday halkas kahaya
daahir cabdala alasow waan ku salamaya wariye sare
dhaadeey1 1 year ago
caleeg caleeg surqo yarey noolow sis inaba caadi maahid i wish in aan meel kale isku aragni insha alaah
arwaax1 1 year ago
oftan ina caadi ma aha lakin mesha ay ku heysay so kuma haboona hestan oo kale qofta yaa baray majaliska mesha qaad baalgu cunaa wa amaxay gabar la dhahay ka hees meel mafrish ah somaliya ma sidaas baa u danbaysay ina lilaah xamar waa guri ba ay belo idin aragtay alshabab idin aragtay
mrjamac 1 year ago
surqa noolow waligaa maasha.alaah ilaah waxa uu ku siiyay cod macaan
mrbigfather2009 2 years ago
well put surqa
adaweaden 2 years ago 2
surqa yareeeyy masha allaah cod ayaa kuku dhamadey lakin waa weynaatey see camal adigoo cunug yariis ah baan ku ogaaa masha allaah abayo nooloow cod ayaa kuku dhamadey
Hibaaq2010 2 years ago
woo aad iyo aad baan ola dhacay waa hees wacan iyo inan wacan maasha Allaah
warergoi 2 years ago
masha Allah waa ka helay this ari-baayo... this is traditional way of singing this Somalian sista is doing.. and i like her voice and looks... chocolate somalian princess of the Horn of africa = Somalia
CushiticSomalianMale 2 years ago 11
maashaa,allaah caadi ma,aha waa cajab iyo cajiib , codka , xarakada & miraha cajiibkaa oo ay calalinayso !!!?.
abdulmalikize 2 years ago
waxay dhaheeso lakin ma fahmaayo jawi an inaba caadi ahanna wey ku jirta!! ni pou ! manze lakini
somboy1000 2 years ago
Wow ! caadi ma ahan codka who's thiz woman?
somboy1000 2 years ago
waar gabadha haa laa maal geliyo waan fananad mustaqbil leeh...ok
aaoscego 2 years ago
marqaan ay besteed la tahay.... xasan great..iyo kabanka
awsiidow 2 years ago
masha alah surqa cadulaahi noolow abayo macan waligaa shababkana iyo xisbul sheeydaan ilah kuma tusobyyy kaa naxe
hooyo001 2 years ago 3
masha alah surqa cabdulahi barow codkada macan aad iyo aad u jeclahay waxan kadhageysanooyaa qarada aduunka ugu danbeeso ee austrelai mar walbo heeso runta tabanayo noo soo qaad adigana ilah hakugu amaano yeelo mogdisho markan ku dhageesto heestaan si aad ayan kuu jecladaa
hooyo001 2 years ago
doqonka u goodinaya daahir calasow wax shaqsiyad ah ma laha,daahir calasow kuma jawaabayo waana sida ugu fiican oo jawaabtaada ah adigoo kale,waayo dad qalato,tuug moorayaan ah,dad iyo dal aan u naxeynin kan difaacaya isagana mooriyaan kale waaye,wax waqtiga lagu lumiyo ma aha.get life go to rehabilitation centre you will get mental care and you will be fine,then you will understand what is right and wrong before that what ever you say is unaccountable,take my advice go to the hospital .
TheWintersumer 2 years ago 3
kuwa halkaan afxumada iyo maan gaabnimada la imanaya waxaan idin leeyahay dadweynaha somaaliyeed idinlama qabo,abwaanka heesta sameeyey xaq ayuu u leeyahay inuu ka hadlo dhibaatada jirta iyo dambiyada laga galayo dadka aan isdifaaci karin,kan diidan sidaas waa la garan karaa halka aad kasoo jeedo.waa lagu sheegaa waa lagaa heesaa waa lagaa gabyaa, inta ku hartay yaraa ,markale abwaanka daahir waad ku mahadsan tahay xilkasnimadaada halkaas ka wad halgankaada fanaanada qaran iyadan mahadsanid.
TheWintersumer 2 years ago 2
kkk walhi waxaa igu ficneed anooo jiwaan jaad agteed iska dhito hal bil oo dhaan aa fadhinlahaa
duqbilow 2 years ago
waraa gabadhaan anigaa aqaano waa maskiin laakiin maloo baahneeyn ineey gasho siyaasad iyo dad aan iyada faaiido ulaheeyn dhexdooda,,, hadeeyba xamar amaan kuhesho intaas ayaaku filan,,waaxaase laga yaabaa ineeyba fahmin ujeedada mesha taal....
sihaam1000 2 years ago
surqa cabdulaahi baroow alla saxiibeey waka xumahay inaad weli somaliya joogtid, macaaney alaha idiinku amaansado meshaas xaalkeeda ilaah uunbaa og, hada aragto qoraalkan ilasoo xiriir,
sihaam1000 2 years ago 2
maxaa utireesaa qoraalada ee ka dhiibanayaan fikirkoda mise waxad diideesaa in ay timaado fadeexadaada banaanka
MrCabdifitaah 2 years ago
Salfudud waayaha ma ogid,sidu xaalkuba yahee
- Armaad sigataa dhacdaa,salaankuna kula jabaa=== Wuxu ula jeeda alshabaab Dahir calasow iyo alshabaab maxa kala heesta
jeyor20001 2 years ago
Ax,saw ilmo kuma qabanayso markaad dhaysato codkan dahabiga ah iyo ereyadan runtu ku dheehantahay.Hablaheenu sidan Surqa oo kale ayay u wada cod wanaag sanyihiin, laakiin Dahir waxan anigu aaminsanahay inuu yahay halgamaa aan dadkuba wali fahmin,gaar ahaan kuwa reer Mogadisho,hadaba Dahir calasow waa Halyay u soo baxay dadka reer mogadisho ,Aniga oo kaa soo salaamay Hargeisana waxan kuleeyahay hambalyo-hambalyo,inta sida fiican u fikirtaana waa garabkaaga.viva Somaliland and peace to mogadisho.
Diiriye99 2 years ago
Fanaanadan marnaba caadi maha, waxaa wac naan laheeyd anigaa 3 kiilo oo miiro fresh ah, baakad marlaborro lights iyo dhalo coco cola ah wata soo fariista ku marqaama qaacigan xuruxda badan kabankan iyo gabadha qodka macaan.
Gangstar612 2 years ago
war af xumada iyo cayda meeshaan loogama baahna,dareen laawe faham waxa heestu ka hadleyso,iyo xaalada dalka iyo dadkaba ay ku jiraan,haddii kale wax jiraba ma ahid,hooyo oyneysa,xaas barooranaya,caruur bir iyo baahi dishay,markaas tiri lool marqaan waaye,nasiib darada somaliya ku habsatay ka mid tahay,abwaanka heesta sameeyey waa mahadsantahay,fanaanada codka macaan abaayo waad ku mahadsantahay heesta aad nagu qiireysay ee tii jirta oo noo joogta ilaahay ha kaa dhigo aamiin,
TheWintersumer 2 years ago 2
Daahir Calasow Sxb hambalyo heestan qaaliga ah. Sxb anigoo ah nin kasoo jeeda Somaliland waxaan ka xunahay waxay shicibka iyo biri mageydada bulshada koonfureed haysta.
Daahiroow waa sdida aad tidhi:
WAA SIDAA SIDAAN KUU IREE, SAMEE SIDA KULA GUDBOONE!!
runtii tii hore ee xabashi idiin gaysatay waxaanu samayn karaynay samaynay tani se waa ina wada haysataa ee iskaashi ogaada
suomisom 2 years ago
surqa yareey masha alah cod ayaa heysaa, abaayo somalida xaqa alaha tuso, hada dadka somaliya jooga badankod naxriista weeyka dhamaatay sideey dadka rayidka ah ugumaadayaan ALLAHA naga qabto qawaarijta,,
liibaan998 2 years ago
doofarti ku dhashay wase ka daa aflagaadada dadka rageedi qabriga hooyadaa ayan ku dul kdinaa tii ku dhashay wase galgalo ayaad tahay abgaal ayaad iska dhigee aahir abdulle calasow waa mujaahid u taagan in uu la dagaalamo munaafiqiinta qawaarijta intaas ayaana ku jeclaaday noolow daahir sxb byee
ruxaaye 2 years ago
Daahir Aloos nooloow walaal mash allah hees fiican waye oo qiimo badan walaal datka qabiilka diley ha u bixin gabartana aad ayey u Cod macaan tahey ......Tan kale RAGEEDI su aal Hababar Gidir Miyaa ku soo xoogtey maxaa uga xun tahey walaal? Just su aal haka xuman walaal
MrYacquub1 2 years ago
Caadi mahan walaahi qofta wey cod macaantahey mash llah ilahey ha ku dhaafo nooloow walaashey
MrYacquub1 2 years ago
thanks to all,dhiirigelintiina qiimaha badan,heestaan waa heesta qarniga
Waagacusubmedia 2 years ago
@MrYacquub1 Surqa Yareey xidig lagu hilmaamay Xamar-heesta tacadi waxay daawashada mareeysaa 37,955
Waagacusubmedia 10 months ago