Added: 1 year ago
From: 24Hawd
Views: 5,772
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (11)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • poorly equipped

  • markani waa may 1997 waa 14 sano ka hor, hada somalilland toban jibaar ayey ka xoog badanatahay berigaa, waxa kordhay dhaqaalhii tayada aqoonta iyo tiradii ciidanka waxa casriya qalabka militry ee ay adeegsanayaan waxa intaas u dheer taageerada shicibka iyo ta bulshada caalmka oo ay haystaan ciidanka somaliland waxa keliya ee uu u baahayahay waa dayuurado dagaal iyo helicoptaro taasna waxa xinabay waa cuna qabataynta somalia saaran

  • thanks president egal wuxu dhisay ciidankan xooga leh iyadoo aan wax dhaqaale ahi xiligaa wadanku aanu lahayn, isla markaan dagaalkii sokeeye uun markaas dhamaaday sida idiin muuqata ciidanku waa cidan midba meel laga keenay oo qorigiisa lagu shaqaaleeyey midkastaana wuxu sitaa qorigii uu qabiilkiisa ku difaaci jiray oo uu hada dalkiisa ku difaacayaa, weliba waxay ahayd hub ka dhigis dadban o dhamaan hubkii xiligaa ay dawladu si fudud ula wareegtay iyadoon cidna khasbin, somalia should do o

  • @abdikani qiro japanka iska daa sxb somaliland waa hal qabil qabilna dowlad

    maa noqdo ok aqliga kugu yaare waligana kugu yara oo weydinka yidhahda waa nanadiley kkkkkkkkkkkk somalilad wey khashifmaysa dhawaan usa iyo europe

    tu baa way oogyihin sxb iska qayil sheeeko mirqaaan isku maweli

    somaliland waxa raba oo kali ah issaq issaq kali ah na dowlad naqon mayo kkkkkkkkkk

  • War crimnala Melez Zenawi supported the killings of the Somali youth,woman,children and arresting Hawiye elders.

    Today Melez is against Somaliland becoming recognised that they deserve

    Ethiopia is armying SSC and supporting indirec Puntland war against Somaliland t. Somaliland wake up and make military union withg Eritrea.

    UN doesnt seem care about you.

  • cigaal iyo riyaale halyey dheh

  • @dibjir wagi siyad wabeer issaq uun ba laa xasuqi jirey dadka bila kwaliteit ah sidaas ba ku haboon issaq waxa lagu daldali jirey bambi ba kuu yala kkkkkk bambi aan jirin taas ba ku cadeyn inaaad xolo ahaydeen somaliland dal maha waa dhul abaha jahilka kaa was ee

  • @zamaronpower Warnaa xoolo,orodoo sun cab nacasyahow dadkaad ugu liidataaye. somaliland duushaye ma indhahaad wax kaga jari mise doqonimadaada. Nacasyahow marka hore luqada soo bar markaas shirka imaw oo hadal... dhaadhaan fowqal dhaadhaan

  • Waxan xasuusta berigii FAQASHTU joogtey somaliland ,,marka aanu aragno qof direys militry xidhan waanu ka baqi jirney waayo waxay ahayeen dad xoolo ah. oo aan ilahay ku abuurin naxariista iyo bili,aadanimo toona.

    Bal hadaba waxaad eegta sida ay haweenkii iyo caruurtii somaliland ugu faraxsan yihiin ciidankooda

    waayo kuwani waa rag ilahay aqoonsiyey oo aan ku xadgudbin shacabka cidey doonanba ha ahadeene...weli lama maqal askari somaliland ahba dad wax u geystey.

    Viva dalkayga somaliland

  • Somaliland looked stronger during Cigaal days ,

    inshallah Siilaanyo will bring back the glory of Somaliland Army days in late 90s

  • kaa naax, how we dont do this any more? Silaanyo needs to build them marching center and reorganize the army and retrain them and also increase their number. We need an army of at least 100, 000

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more