@Baahalow abahaa caqli jareerta ah ka was . koley hawiye ama jareer ayaad tahay. hoooyey la aanta baledwayn ma hooyadaa siilkeediii ayaa kuu sheegay inuu leeyahay kan aad sheegaysa . fanka ha ka been sheegin hadii aanad tariikhdiisa hayn. noocaaaga oo kale waa kuwa u bahan in la qabto
@dhuungal ma aigaaba wax ula kala hadhay nink Baahalow la magac baxay. Anigu ma garanayo sida Baahalow wax ka noqdeyn ..... Heesta Beledweyne & Hooyo waxaa hal abuuray Allaha cimri dheer ha siiyee abwaanka abwaanada Soomaaliyeed ee HADRAAWI, heesta Dhoof caashaqna waxaa hal abuuray AUN abwaankii weynaa ee KAARIYE.
@dhuungal Walaal waa wax iska caadi in qofka xoogaa ka caroodo waxyaabaha dadka qaarkii ay ka hadlaan. Waxaan hubaa in aad argtay anigoo caytamaya!! marka walaal waa sida aad hore u sheegtee Soomaali waxaa ku badan CALMAANIYIIN!!!!!!!!!!
maxaad uga jeedaa waa markay caqaarta aheyd? kalmada caqaarta micnaha aan u aqaan waa xirmada yadh ee qaatka ugu quruxda badan ee aan cidna loo quurin.sidaas haddaad uga jeedo dee gabadhu wax lagu amaano ayaa badan ee ay u qalanto sida geenyo faras ubax,iwm
saaxib dhagaweyne , qolkan kayd ka xageen ka keentay. waligay maan arag kinsi oo heestan qaadaysa. Waa inaan jaad kuu qadaa , wax kale odhan kari maaye...
lolz niyow ninkaagani waad iga qoslisay wali ma itiin ayay kaaga dhagsantahey information qaldan ayuu ahaa lolz kor u rid lolz
dhuungal 3 months ago
@dhuungal Waan gartay walaal. Waan kaftamayey uun.
nabadraadshe 3 months ago
allah rahma kinsi haji
iskorisgirl 3 months ago
@Baahalow abahaa caqli jareerta ah ka was . koley hawiye ama jareer ayaad tahay. hoooyey la aanta baledwayn ma hooyadaa siilkeediii ayaa kuu sheegay inuu leeyahay kan aad sheegaysa . fanka ha ka been sheegin hadii aanad tariikhdiisa hayn. noocaaaga oo kale waa kuwa u bahan in la qabto
dhuungal 5 months ago
@dhuungal ma aigaaba wax ula kala hadhay nink Baahalow la magac baxay. Anigu ma garanayo sida Baahalow wax ka noqdeyn ..... Heesta Beledweyne & Hooyo waxaa hal abuuray Allaha cimri dheer ha siiyee abwaanka abwaanada Soomaaliyeed ee HADRAAWI, heesta Dhoof caashaqna waxaa hal abuuray AUN abwaankii weynaa ee KAARIYE.
nabadraadshe 3 months ago
@nabadraadshe sorry in aan caytamo ma jecleyn sxb lakiin dadka qaarkood waliba koonfur waxa ku badan iyagoo tariikhdii fanka hayn ayuu doonaya is maqiiq in uu wax ku sheego. xaga waqooyi qofku haduu aanu garaneyn uu dadka waydiiyo. sxb ma jecelyn anigoo caytamaya in aad aragtid sorry
dhuungal 3 months ago
@dhuungal Walaal waa wax iska caadi in qofka xoogaa ka caroodo waxyaabaha dadka qaarkii ay ka hadlaan. Waxaan hubaa in aad argtay anigoo caytamaya!! marka walaal waa sida aad hore u sheegtee Soomaali waxaa ku badan CALMAANIYIIN!!!!!!!!!!
nabadraadshe 3 months ago
ILAAHOOW KU NAXARIISO NAXARIISTII JANAANA KU SII ADIIGA IYO INTII UMAADA RASUULKA AAHBA AAAAAAAAAAAX AAAAAAAAX KINSI LOVE 4 EVER
dhinbil70 6 months ago
Comment removed
anwer000000z 6 months ago
kinsi xaaji aaden ilaahay ha kuu naxariisto
dhuungal 7 months ago
naxariistii jano ilaahay haka waraabiyo.
farsameeye 7 months ago
alaah yarxamhaa aad baan uga naxay geerideda
qabuulsh 7 months ago
Allaha Ya Rahma Kinsi Haajir Aaden. She passed away in Hargeisa.
begamega 7 months ago
Waxaa la qaadi Jiray Fanaankii Codka macaanaa Cabdullaahi Cumar Xarago, Mirihii Axmed saleebaan Bidde, iyo Naaxiyadii iyo Miyuusigii Mulaxankii weynaa Cabdikariim Faarax Qaareey (Cabdikariim Jiir) oo ah Mucjisada Fanka isagoo ah Abwaan aan Garaacin Qalabka Miyuusigga aan Qorin Nootada Miyuusigga Laakiin Heesaha ku sameeya Hab Baraanbur Heesihiisana Waxaa ka mid Ah Balad weyn, Hooyooy La'aantaa, Dhoof Caashaq Allaha Ku nabad yeelo hadda wuxuu ku nool yahay Hargeysa.
Baahalow 9 months ago
caqaarta waxaa loogu bixiyey way dhuubnaynd markay fanka soo gashay
kulu121 10 months ago
yaa salaam kinsi xaaji adaan nolow inadeer. inaga isku wacnayeneeee maxad iga wareegtay waayo waayo jeceyl baan xasuustay lolz
iskorisgirl 10 months ago
muslimo qasin hilowle aa musiga u tumoso
Awlio1 1 year ago
waxay ku jirtay riwayadii "wajiyaal is xasuusta iyo jacayl kala walan" iyo abwaan Axmed Saleban Bide
Barkhadd 1 year ago
maxaad uga jeedaa waa markay caqaarta aheyd? kalmada caqaarta micnaha aan u aqaan waa xirmada yadh ee qaatka ugu quruxda badan ee aan cidna loo quurin.sidaas haddaad uga jeedo dee gabadhu wax lagu amaano ayaa badan ee ay u qalanto sida geenyo faras ubax,iwm
TheWaiting22 1 year ago
yaaa salaam asal asal aqaartii weeyi
dhuungal 1 year ago
saaxib dhagaweyne , qolkan kayd ka xageen ka keentay. waligay maan arag kinsi oo heestan qaadaysa. Waa inaan jaad kuu qadaa , wax kale odhan kari maaye...
aad iyo aad ayaad u mahad san tahay
xaalada 1 year ago
dee waa barigay caqaarta ahayd yaasalaam waxaa la qaadijiray AUN xarago music raga garaacaya waxaan ka garanayaa macalin maysar
abdullahi1988 1 year ago
Comment removed
abdullahi1988 1 year ago