DiiD AMA HA DIIDIN CALANKAAGU WAA KAN CALAN KALE MA JIRO WAX BEEN DADKA RUXAYOO KAN WAA LAMA HURAAN ANAGU ASAGA AYAAN WADANAYNAA EE CALAN KIINA KOR U QAADA
dee adeer bilaash baad u oooyday saw maad cunin wadanaga maxad la ooyi adkayso afka dheer baad biyaha ku cabtaa calaacana waay ku danaabaysaa hore aloo yidhideeeeeeeee
there is only ONE SOMALIA...AND THAS THE BLUE AND WHITE SOMALIA.............LONG LIVE AND PEACE INSHALLAH
TheFalisia11 5 months ago
THIS SOUNDS LIKE A FUNERAL.
MrAyman2006 9 months ago
@MrAyman2006 yes this is your funeral your stupid dead bitch First learn respect = respect the meaning before saying anything
mrsomalidotcom 7 months ago
DiiD AMA HA DIIDIN CALANKAAGU WAA KAN CALAN KALE MA JIRO WAX BEEN DADKA RUXAYOO KAN WAA LAMA HURAAN ANAGU ASAGA AYAAN WADANAYNAA EE CALAN KIINA KOR U QAADA
caaqilka1000 9 months ago
dee adeer bilaash baad u oooyday saw maad cunin wadanaga maxad la ooyi adkayso afka dheer baad biyaha ku cabtaa calaacana waay ku danaabaysaa hore aloo yidhideeeeeeeee
dangarad2k 9 months ago
walahi waan oyaa markaan maqolo hesta calanka maxey ka yaqanaan dadka wadanka noga yarayaan
amoorej 1 year ago
Somaliba waa calankeed qoloba waa calankeed somalia ha noolaato
dherad 1 year ago
qiiro aan daremaa
macalimu1 1 year ago
@gabalaax waa mahadsan tahay sidaa heesta u fasirtay
beenleey 1 year ago
soomaalaay tooosaaaaaaa oo meesha ka kacaa aduunkii ka hartee
beenleey 1 year ago
calanka somaliland mashalaah .
and ofcourse calanka somalia.
Somaliweyn viva
ghettowun 2 years ago
@ghettowun
walaal mu hiimadu waa calanka soomaliweyn ka dhexeeya
soomaaliweyn4life 1 year ago
mansha allaah calankeena hanoolado aamiin allahayow soceli wanagii calanka aamiin soomaaliyey toosoo iskutiirsada
raaliya100 2 years ago
waaaaaaaaaaaaw golabaa calankedu waa ceenoo thank you so much
warqabto 2 years ago
laakin maaha heesta wadanka heesta wadanka waa soomaaliyeey toosoo
ahmedramaax 2 years ago
lyrics pliz
doomsdaystrugler 2 years ago
@doomsdaystrugler Qolobaa calaankeedu waa ceynee,
Innagaa keenu waa cirkoo kale' ee
oon caadna laheyn ee caashaqa'ee
Xiddigyahay cadi waad na ciidamisee
carradaa keligaa, adoow curad' ee
cadceeda sideed noo caan noqo'ee
gabalaax 1 year ago
@gabalaax thans bro
doomsdaystrugler 1 year ago
Is this the Somali national anthem from back in the days? English description please
CuteHabeshaGirl 2 years ago
yeah we used to read this in the schools also players say this when they are playing football match as usual but not last 20 years
ugaascadde 2 years ago
thank you
CuteHabeshaGirl 2 years ago
What is the name of this song?
Griffoendor 2 years ago
@CuteHabeshaGirl that is what i wanna know too cos it is SOOO beautiful.
hijaabiforlife 1 year ago
@hijaabiforlife Heesta magaceeda waa "Oolobaa Calankeed Waa Caynoo" walaale
soomaaliweyn4life 1 year ago
@soomaaliweyn4life jazaaka'ALLAHU kharan walaal
hijaabiforlife 1 year ago
yeah we need i new records of this song.
mustei1 2 years ago
I love this song so much, but i want it to in a better quality!
LadyCamilah 2 years ago
is there an other one with better quality?
hijaabiforlife 2 years ago
wow wara song ma sha.alah
samehum 3 years ago
this song is good but cant hear really good
sheybella85 3 years ago