adinka caadi iska dhiga ,waayo waa tuma gabadha inta xijaab soo xirata heesaysa waa waxaan macquul aheeyn soo diin iyo fan isma raacaan lets keep it real,qoftaan waa fanaanad shidan oo codmacaan ilaah ha soo hanuuniyo laakiin joojiya sheekooyinkan raqiiska ah ee meey is asturto...raxmo sis love u voice,and ofcourse ur beutyfull like all my somalian sisters...peace out
Manshallah sister ur beautiful and have amizing voice keep up the good work and don't listen to ur haters... If u don't have haters ur not doing good that is what they say lol
war idiinka maxaa idinkaa ghalay inii is astuurta masaa mayaa...wallahi u people are jealous men....my age is 18...and §d be probably over the thirty...silly women at home with a lot of kids and a fucked up husband that s why u d be wasting ur time.. haha haterzz wallahi u somaliwomen are silly
@MrAhmedei Manshallah for what? 4 singing and dressing like that in public. Manshallah kulahaa say subhanallah may Allah show her the right path and guide her
naa kahar fanaanada hakaa raaxeesatee habar yahay dhamaatay cimrigaa isku luxee uma jeedid wax dhintaa tahee fiska aaka sidataa aa lagu dhahay run maa u maleesaa viva fiska ee adiga tusbax qaado meel fariiso habar aataheeqatimada ilaahey bari magool ka har god keeda hakaaga jirtteehabar yahay waalatay
WAXAAN U MALAYENAYAA IN CIDI KA DHAADHICISAY IN AY HEESI KARTO HEESAHII MAGOOL; HAKU CAYAARIN BOQORADA CODKEEDA IN LAGUU OGOLAADO MAYSAN AHAYEN HEESAHA BOQORADA;
Horta marka u horeeyso da'da weeyn waa midda Illahay laga baryo inuu ku gaarsiiyo, marka xiga qofka fanaanka ah niyadda laga ma dilo.. sideedaba bina'aadamka in la badbaadiyo ayuu illahay na farray .. ma haboona in qofna la fari geliyo marka xooga ha la xishooda... caaydiina guryihiina iyo familkiina ha ku ekaato ok...lol
subxaana laahi war duqdaan maxa walay saacaan ilahow soo hanuuni
waa maxay waqti ay is qaawinaysa ilahay kabaq oo waxan kalabo oo is astur kolay qof kaa wayn adunkan waa ku yar yahay ilaah ha kusoo hanuuniyo saan amaan kuhelimay side ma iska dhaaftid waxan aniga waxan kuleeyahay ilahay kabaq oo is astur
duqdaan cimrigeeda single mother ayay ku dhamaysanaysa even she cnt sing nicely, waraabe camal ayad moodaa xuuuux illahay ka cabso ayeeyo walahy cod iyo muuq midna ma lihid islaantay wayn yaa wax u shega what a shame walahay somali fananinta wayayn they have to relax and give the chance 4r young genaration.
lol what a voice habartan cant sing for shit someone tell her shes just wasting her time instead in ay cibaadaysato aya uroon wayba dhuqowdaye maxay isla waaleysa
Raxma Ruuxi miraha ereyada ay sheegeyso iyo action-ka gacmaheeda isma leh taasa caddayn u ah inaanay fannaanad ahayn. Waxayse ugu darnayd markay TV-ga Somtv u sheegtay in dhallinyaradu ay heeso ay leeyihiin la yimaaddaan. oo iyadaaba heesihii magool meel kasta la taagane maxay wax waanisaa, ar indha adakaa. Anyway nice music and nice video.
@Uzaama167 Subxaana Laah Maxaad Islaanta u nacdashay, ma fiicna sidaasi ee bal adigu danbi ha qaadan, qofka hadaad doonayso in aad wax u sheegto ama aad sax do lama caayo ee waxbaa loo sheegaa, Gabadhan waxaa laga yaabaa inay hooyo tahay dee kolay walaalona way la dhalatay ee raali geli oo nacdasha ma wanaagsanee is jir bal adigu denbi ha qaadan.
Laakiin aan ku daree meesha NAFTU NAFTU kuma rabtee heesta way kharibtay, NAFTU KUMA RABTEE mar keliya ayay ahayd, dadkan heesha walaahi sida ay ugu ciyaarayaan ma oga, in heesta kalmad la badalaa saameyn weny ku yeelato. shame qofka door biday in naftu kuma laba jeer lagu celiyo.
Magool saar la yidhaahdo ayaa islaantan haya ee dadoow hala cuudiyo, sida ay heesta u qaaday laakiin ma xuma, way soo yara dhaweysay Magool aun.laakiin Clipska somalida waan u xishoodaa inta ay meel parka ah tagaan ayay is ruxaan, balmay iska socdaan oo haday doonayaa in ay ciyaaraan clipka qayb indoors ah oo sida club oo kale ku daraan.yaab !!!
laa xawla walaa quwatin ilahaw khaatumada hanaga xumayn walaahi waan seexan kariwaayay naxdin kalay shaydaaku waa qarac macaal islaamaha wuu waalayaa . if you know the reason she is singing please let me know
She does not know how to sing, she fakes her voice with music, its not really her voice, magool codkada weyee, get it, she is such a crazy old ciyalsuuq lady, she sang at my sisters wedding, and everybody thought she sound like magool.lol she was using her music and voice, fake old crazy lady , i hate her, she wasted our money....
RAXMOOY afkaaga Dalacbilaasha lagu qabay. Caadi ma ahan qoftaan. Xataa haddii ay heestaan Alshabaab dhagaystaan umadda dhibka weey ku dhaafi lahaayeen. Xasan Daahir heestaan u dira fadlan. AUSTRIA VIENNA AWOOWE
war duqdaan waa lan yaa ceshada meel way kufiicantahat malaha codmalaha quruxmlaha jirqurxuun malaha lakin maxay maslaxa la soo istaagaysaa waa habarantahay
Waa run heesta waxa ku fiicnaan lahaa qof leh codkii magool. Sida Aamina kuluc oo aan laga aqoon magool. Laakiin muusikadan oo kale weli lama arag siiba marka sacabka lagu daro. Well done.
ninba ceesaantii ceel keen soomaalidaa ku maah maahda, marka ka leexda hooyooyinka afka ha kutaaginee xishooda,gabar nin caayana wax uma kordhaan aan ahayn dadka kale oo layaaba mooyee
ahaha islaan mahan waa gabar yar ee lafteda ayaa iska weyn wejigana camirada ayaa duq ka dhigay, can se she dance like beyonce ahahaha ceeb allaha asturo
good god this old woman is older than my grandma she start singing in this age i dont hate but she get sexy voice but she should stop this she maybe get another 20 to live god knows the best but she can go anytime Hanad911 you crack me off man wiifowga haduu la jabi lahaa weey joojin laheed heesida eedo go home seexo you too old for this...
Maxaa lo waaya Gabar yar oo indhaha Cajabisa oo heesta ,Habar wayeelo o dirac qafiifa so qaadaty wa iga badaty ..heheh mase quruxda iyo fanaanimda meel islam galaan somaliyeey....Aaway Boyonce shakira oo somali ah
humorous Somalis, today a people of cowards in no moral position to judge. a suggestion, stop the killing of your prophets, for you remain a cattle society.
moreover, its evident that the talented Raxma Ruuxi is beyond your comprehension. furthermore marginal Somalis, due read better literature, for your diction is extremely poor. haha! in closing, extended condolences to the filthy bitch who brought you into this world. and guess what? im not open for frivolous debates :)
kaaley intaanoo waqti ah inteey ku jirtey? barnamijka somli got talent haduu jiri lahaa mar hore ayey soo bixi laheyd qoftaan 20 sano ka hor!! hal mid ayaa ila fiicnaan laheyd oo ah iney ka duwanaato hablaha kale oo ay madaxa daboolato garbasaarne soo qaadato kadibne ay heesto, dadkoo dhan waxey is dhihi lahaayeen qoftaan waa qof asturan balse codkeeda awgiis ayey uga maarmi weysay iney heesto. good luck abshir from Västerås
islaanta amaa wiifoga la go,aa waa 90 Killo ta kale waan necbahay fanaan fanaan cod ka copy gareeya naagtan codkii magool bay iska raadisaa laakiin waa inay cod ay iyada leedahay ku soo caan baxdo damt i hate copy cat
woow what a great voice!Go Gilr. mama mia,don't give damn shit those jealous people what they say. i guess jealousy can get them nowhere,so say die with your jealousy! God bless u girl i love u .........my cousing ..... god bless all yabkaa l,l
yabkagirl xaasid ba tahay walahay gabar mesha ma joogte eedo raxmo ayan arka ..xaqana marna qof biniadana lagama qarsho ee runta sheeg hoyadan caruur haday ledahay ..i feel sorry for them ...no offence kids u should help ur mum to quit before its 2late..allaha soo hadeyo raxma..
Waxan somalida waydiin lahaa qoftaan horay ma u maqasheen, intaas xagay ku maqnayd, ma haday ogaatay inay cod leedahay walee waa la duqowday cod macaan... hadad haysaan heeso hore oo yaraanteeda ay qaaday plz soo galiya..

MrXamaraawi 5 months ago
Manshallah sister ur beautiful and have amizing voice keep up the good work and don't listen to ur haters... If u don't have haters ur not doing good that is what they say lol
oelmil 8 months ago
war idiinka maxaa idinkaa ghalay inii is astuurta masaa mayaa...wallahi u people are jealous men....my age is 18...and §d be probably over the thirty...silly women at home with a lot of kids and a fucked up husband that s why u d be wasting ur time.. haha haterzz wallahi u somaliwomen are silly
Somaligirl1000 8 months ago
Is astur haberyahey.
nadraism 9 months ago
Rahma is astur dha ha wanaag weyne ha ku waninana iney is qaawiso wey cod macaan tahey lakiin tii ilhey baa kadaran
nadraism 9 months ago
Maansha'Allah Raxma Ruuxi waa ay cod macaantahay.
kaba codfiican dadka badankiis.
MrAhmedei 9 months ago
This has been flagged as spam show
Maansha'Allah Raxma Ruuxi waa ay cod macaantahay.
kaba codfiican dadka badankiis, Alla qeer kusii oo codkaaga juu deey, maansha'Al
MrAhmedei 9 months ago
Maansha'Allah Raxma Ruuxi waa ay cod macaantahay.
kaba codfiican dadka badankiis, Alla qeer kusii oo codkaaga juu deey, maansha'Allah
MrAhmedei 9 months ago
This has been flagged as spam show
@MrAhmedei Manshallah for what? 4 singing and dressing like that in public. Manshallah kulahaa say subhanallah may Allah show her the right path and guide her
nomadicphilosopher11 9 months ago
naa kahar fanaanada hakaa raaxeesatee habar yahay dhamaatay cimrigaa isku luxee uma jeedid wax dhintaa tahee fiska aaka sidataa aa lagu dhahay run maa u maleesaa viva fiska ee adiga tusbax qaado meel fariiso habar aataheeqatimada ilaahey bari magool ka har god keeda hakaaga jirtteehabar yahay waalatay
aaqirdaada sameeso
aymoonah 11 months ago
lailaha ilalah habartan way isku ciyartay magacana way iga xumaysay :'(
RahmaRAJ 11 months ago
WAXAAN U MALAYENAYAA IN CIDI KA DHAADHICISAY IN AY HEESI KARTO HEESAHII MAGOOL; HAKU CAYAARIN BOQORADA CODKEEDA IN LAGUU OGOLAADO MAYSAN AHAYEN HEESAHA BOQORADA;
StrifeOnStreet 11 months ago
ruuxeey waad la keentay heesti halkaa kaga hay
liverpool201071 1 year ago
habartu ma naxayso wallaahay kkkkkkk waaban ka helay ilaahay amarkiis !!!!
inaguluyux 1 year ago
@inaguluyux Waa iga qoslisay walaahi .. ilaahay amarkii kkkkk.. Raxma Magool aad aby u keentay aheestan, dhawr hees oo ay magool leedhay oo ay Raxma qaadey baan arkey middaan baa ugu soo dhaw codkii Magool.
WinstonKing 11 months ago
This has been flagged as spam show
@inaguluyux Waa iga qoslisay walaahi .. ilaahay amarkii kkkkk.. Raxma Magool aad aby u keentay aheestan, dhawr hees oo ay magool leedhay oo ay Raxma qaadey baan arkey middaan baa ugu soo dhaw codkii Magool
.
WinstonKing 11 months ago
great somg by great lady
jamajama111 1 year ago
FARXIYA FISKA BUSKA DANBE SOO RAAC HUUNO ISLANTAN BAA KU SOO BAXDAY CODKII MAGOOL LOL
samiire87 1 year ago
WAA ISLANTA KALIYA OO CODKII (MAGOOL) KEENTAY MASHA ALLAH EEDO CADAWGAADA HOOS BAAN KA IDHI ULULULULULUL
samiire87 1 year ago
Horta marka u horeeyso da'da weeyn waa midda Illahay laga baryo inuu ku gaarsiiyo, marka xiga qofka fanaanka ah niyadda laga ma dilo.. sideedaba bina'aadamka in la badbaadiyo ayuu illahay na farray .. ma haboona in qofna la fari geliyo marka xooga ha la xishooda... caaydiina guryihiina iyo familkiina ha ku ekaato ok...lol
KinggyEgg 1 year ago
war islantan yaa naga qabtoo islaama. kkkkkk bismilah waaba ayee yee may ilaahay kabaqdoo meel fariisato. waligat tanoo kale ma arag.
qalanjo1989 1 year ago
aad ayaad u qurux badantahay ruuxii lkn hada maahee waa gorba yaraantaadii hada waa ka dhamatay waana ka dhacday masraxa fanka iyo kaamirooyinka hortaada ee waanada dadka hoose qaado oo isaga fariiso fanka awalba qeer malahen oo heesti wadaniga ahed xata obama ayaad kusoo dartaye iska cibadayso qof walbo oo fanan ahna ha iska dayo cibadada mar walbo wa ficantahaye
MrJimcalebadman 1 year ago
thanks rahm. you remind us our greatest artist Magool.. keep to revive her songs
digriyoow 1 year ago
subxaana laahi war duqdaan maxa walay saacaan ilahow soo hanuuni
waa maxay waqti ay is qaawinaysa ilahay kabaq oo waxan kalabo oo is astur kolay qof kaa wayn adunkan waa ku yar yahay ilaah ha kusoo hanuuniyo saan amaan kuhelimay side ma iska dhaaftid waxan aniga waxan kuleeyahay ilahay kabaq oo is astur
Arsenal4everize 1 year ago
Raxma Ruuxi best songs
MsAyanle 1 year ago
tan walaahay inan waxba ku dhex jirin yaab fadlan iska cibaadayso dadkanna fanka ha nacsiin.
nirig22 1 year ago
i love u EEDO nooloow
shukreena1818 1 year ago
duqdaan cimrigeeda single mother ayay ku dhamaysanaysa even she cnt sing nicely, waraabe camal ayad moodaa xuuuux illahay ka cabso ayeeyo walahy cod iyo muuq midna ma lihid islaantay wayn yaa wax u shega what a shame walahay somali fananinta wayayn they have to relax and give the chance 4r young genaration.
somaliland22 1 year ago
lol what a voice habartan cant sing for shit someone tell her shes just wasting her time instead in ay cibaadaysato aya uroon wayba dhuqowdaye maxay isla waaleysa
Naciimo93 1 year ago
Raxma Ruuxi miraha ereyada ay sheegeyso iyo action-ka gacmaheeda isma leh taasa caddayn u ah inaanay fannaanad ahayn. Waxayse ugu darnayd markay TV-ga Somtv u sheegtay in dhallinyaradu ay heeso ay leeyihiin la yimaaddaan. oo iyadaaba heesihii magool meel kasta la taagane maxay wax waanisaa, ar indha adakaa. Anyway nice music and nice video.
Hindisaa 1 year ago
nacdashan aan il iyo arag lahayn maxaa u diday cibadadii damn lolz
Uzaama167 1 year ago
@Uzaama167 Subxaana Laah Maxaad Islaanta u nacdashay, ma fiicna sidaasi ee bal adigu danbi ha qaadan, qofka hadaad doonayso in aad wax u sheegto ama aad sax do lama caayo ee waxbaa loo sheegaa, Gabadhan waxaa laga yaabaa inay hooyo tahay dee kolay walaalona way la dhalatay ee raali geli oo nacdasha ma wanaagsanee is jir bal adigu denbi ha qaadan.
Duqsi 1 year ago
@Uzaama167 Uzaama orod oo Ilaahay iyo Uzaama u sheeg inay iyaga nacladi ku taal. Ka leexo gabadha ha kaa heestee cibaadada aad sheegaysana orod oo Allaah futada ka geli
frankie3005 1 year ago
da'dii jacaylka way dhaaftay may iska dhaafto uunka aakhiro . marna ma gaadho XALIIMO KHALIIF MAGOOL
ahmedluu 1 year ago
waxaan oran lahaa maamadu waxaa habooneyd in ay qofyar heesta isga dhiibto si aysan hablaha kale aysan u tuufsan
maxaatiri 1 year ago
Ninkii Qalbiga ladaalaa noloshana ka daalo.
fanaa-niito ma duqoobaa, waayo cuqda kuma seexdaa.
Ruxey...........Rux intaad Ruxi kartid.
NurNasib 1 year ago 2
ayeeyo kurus ah siday isku lux luxaysa cajiiib yaa raxma magool waad u dhawaysay waad wadi kartaa
100jire 1 year ago
Arey wiifowga amaas la jabaa xaajiyadaan, hadhowna ma kabmasee dey hee
jayos1 1 year ago
Laakiin aan ku daree meesha NAFTU NAFTU kuma rabtee heesta way kharibtay, NAFTU KUMA RABTEE mar keliya ayay ahayd, dadkan heesha walaahi sida ay ugu ciyaarayaan ma oga, in heesta kalmad la badalaa saameyn weny ku yeelato. shame qofka door biday in naftu kuma laba jeer lagu celiyo.
Duqsi 1 year ago
Magool saar la yidhaahdo ayaa islaantan haya ee dadoow hala cuudiyo, sida ay heesta u qaaday laakiin ma xuma, way soo yara dhaweysay Magool aun.laakiin Clipska somalida waan u xishoodaa inta ay meel parka ah tagaan ayay is ruxaan, balmay iska socdaan oo haday doonayaa in ay ciyaaraan clipka qayb indoors ah oo sida club oo kale ku daraan.yaab !!!
Duqsi 1 year ago
la ilaha islaantan ya u sheego ha is waalin e mel iska fariiso meesha waxba kuma hayside
Naciimo93 1 year ago
laa xawla walaa quwatin ilahaw khaatumada hanaga xumayn walaahi waan seexan kariwaayay naxdin kalay shaydaaku waa qarac macaal islaamaha wuu waalayaa . if you know the reason she is singing please let me know
orgomesaynleh 1 year ago
habartaa waa iswaashay ninyaho ee get fack kariher
leyla1000 1 year ago
wow my edo she is the best keep it up
TheDiyeshe 1 year ago
Wooooooow Rahma ii noolow sinaba caadi matihid waxaan hubaa umad badan iney ka naxayaan codkaaga ilaah heybad kuu siiyay ku ceesh codkaaga waligaa Fananada sanadka
murtidkulahaa 2 years ago
Maxaa qasab ka dhigey ineey codka magool raadiso?
Ma qof baa qof kale noqon karo?
Ineey codkeeda ku heestaa la qaatey.
sanweyne100 2 years ago
She does not know how to sing, she fakes her voice with music, its not really her voice, magool codkada weyee, get it, she is such a crazy old ciyalsuuq lady, she sang at my sisters wedding, and everybody thought she sound like magool.lol she was using her music and voice, fake old crazy lady , i hate her, she wasted our money....
SuperYasmin123 2 years ago
superYasmin, if it is true then the lady should be arrested, this is called DECEPTION and copy right bililiqo!!!!!!!!
please go to the nearest police station
shumeeey 1 year ago
meey iska cibaadeesato habartaan.
Hayaay111 2 years ago
RAXMOOY afkaaga Dalacbilaasha lagu qabay. Caadi ma ahan qoftaan. Xataa haddii ay heestaan Alshabaab dhagaystaan umadda dhibka weey ku dhaafi lahaayeen. Xasan Daahir heestaan u dira fadlan. AUSTRIA VIENNA AWOOWE
jeey001 2 years ago
jeey001, you are really funny, u made me laugh. well done!!
shumeeey 1 year ago
wooooooooooooow, fanaanad cod macaan waaye, si aad ah ayaad u keentay codka boqoradda codka ilaaheey ha u naxariistee.
raalliyo 2 years ago
ba ay oo hoogay, habartaana ma soomalibaa, kkkkkkkkkkkkkk ilaahow idil asagaas intaan tumasho iyo heeso galilahaa. Eedo hailoobin aduunyadu waa maalmo godmadowbaana ticket kuugu goanyahay, caruurtaadana calool xumo ha u dilin, heestaada ku raaaxeysi iskadaaye waa kaa naxay subxaanalaah!!
FADUMO954367 2 years ago
nice song
xareed120 2 years ago
raxmo u r my favorite i'ld like 2 mrry u if u never mine love u 4 ever
hkmc100 2 years ago
waryaada ceeb dhaafa gabadha waa fanaanad codkana wey keentaye no haters pls stop ceyda xishooda pls meesha wax positive ah ku qor ama iska dhaaf pls ilaali aqlaaqda waalidkaa ku soo baray pls tarbiyadda waa wax weyn ee waalidkiina meel ha uga dhicina pls.
bellakiin 2 years ago
magool heesaheeda iska dhaaf uf iyo aqasyaheey habar waalatay dheh acuudu bilaahi mina sheydaani rajiim....
baaruud17 2 years ago
amazing
MrDuceeysane 2 years ago
yifoowga yuu kula goiin kkkkkkkkk nice diraac
farhiyo25 2 years ago
war duqdaan waa lan yaa ceshada meel way kufiicantahat malaha codmalaha quruxmlaha jirqurxuun malaha lakin maxay maslaxa la soo istaagaysaa waa habarantahay
daahiruk 2 years ago
wow duqdan heesta kumafiicna!!!
xoxkma09 2 years ago
waxaban moodaayay in dadaydii suuqa laga qabsaday oo dhalinyar cusubi soo galeene ilayn aniga ayaaba dagdagay oo suuqiiba iska saaray, waa inaan soo rogaal celiyaa aniga oo niyada ku dhisanaya -wakhti kaama tagin wali-
Diiriye99 2 years ago
diiriye99 sxb caadi matihid kkkkk hadagdagin islaamihi ayaaba isyareeynayee adiga nin rag ah ayaaba tahay nina maduqoowo,, bal islaantaan eeg hada macimri baa uharay hadana weey bashaaleysaa,
liibaan998 2 years ago 9
Waa run heesta waxa ku fiicnaan lahaa qof leh codkii magool. Sida Aamina kuluc oo aan laga aqoon magool. Laakiin muusikadan oo kale weli lama arag siiba marka sacabka lagu daro. Well done.
hooraaye2 2 years ago
dhfghfgh
shaaficimm 2 years ago
i like this woman but i swear she tries to sound MAGOOL
doomsdaystrugler 2 years ago
wow i love this song hes jirta rahma
Muniza1000 2 years ago
somalida youtube soo gasho waa kuwo afdheer oo fudul badan hes walba wax bay ka shegayaan war ilaah ka baqa oo iska dhaaf cayda iyo afxumada hadii aad faniinitina xaysiin yaa hees danbe idin soo gelin doono yotube marka iska raxaysta oo caydu uun dhafaa plz
mrjamac 2 years ago
eaxma ruuxi plss hesta iska da cimri bad kujirta tusbax qaado isku xishoo aayo
daryeela 2 years ago
ninba ceesaantii ceel keen soomaalidaa ku maah maahda, marka ka leexda hooyooyinka afka ha kutaaginee xishooda,gabar nin caayana wax uma kordhaan aan ahayn dadka kale oo layaaba mooyee
oliyo 2 years ago 2
habartu dhag weeye ,waa maraysaa , gabar naas kulul oo dhan ayadaa kaleh,
saalim25 2 years ago
maasha-allaaaaaaaaaah cod macaanaa cidaan codka ma u dhasheen horta Magool iyo Raxmo-ruuxi waa walaalo
kaito124 2 years ago
islaantaan last week ayaan ka daawaday universaltv waxeey tiri aniga iskama doondoono magool ok nayaa hadaa magool iska doondoonin maxaa kuugeystay heesaha magool maad wax cusub latimadid cajuusad,,,,
liibaan998 2 years ago
waayahaaduunka belo ! Maxaad la Habaartantay Ma islaanta cajuusta Eedo ku ah Warya ama nayaa wetver Edeb u fadhiiso qof walba Fikirkisu dhibanya habaarka aa kugu laaby oo dhimo kadibna adiga iyo habartan jaxiimo igu salaama
dalla112 2 years ago
amdixis ... jaahl xunoo oo ixtiraam garanan ayaa tahay ... magaalo joogga aya ka xun .. qof ayad faalaynaysaa .. waa fananad buuxda raxma ruuxi adu bal codkaaga iyo muqaaqga dadka tus halagugu qoslee .. mida kale hadii ayna fanaanadin hesaheegi iyo codkeegu ku cajabin maxaad ka dawanaysaa ... war dameerkan oo kale yaa internet baray
djiboy84 2 years ago
dadka jecel dadka kale inay xumeeyaan waa xanuun jira oo maskaxda ah waana mid la daaweyn karo,xanuunkaas waa kan somalia dadkeedii ku habsady ay isu dhibaateynayaan.dadka gabadhan codka macaan afxumeynaya ee afkooda uusan garaneyn wax fiican oo dhan waa afku dhiigle waxan idin oran lahaa idinka la idinkuma tala gelin wana qalad inaad dhageysataan horta daawo doonta si shaqsiyada idinku fiicnaato damiirkiinuna caadi idinku soo noqdo, fanaanada raxmo waxaan ku tilmmami lahaa xidigtii fanka somali
TheWaiting22 2 years ago
habaartan cajuusada ah doofaartaan boqol sano hadaa joogtidne magool magaareesid so stop acting like magool
amdixiis 2 years ago
wow she sound like magool allah u naxaristooooooooo
iskorisgirl 2 years ago
ahaha islaan mahan waa gabar yar ee lafteda ayaa iska weyn wejigana camirada ayaa duq ka dhigay, can se she dance like beyonce ahahaha ceeb allaha asturo
muniiza 2 years ago
islaantaan meel kasta waxeey lasoo istaagtay heesihi magool, eedo meel iska fariiso aniga ayaa kaa naxayee ha isdaalin adigoo cimrigaan jooga
583339 2 years ago
war habartan haday iyada waalantahay waxay dashay maa qabsadan intay meshan cabaadayso.
sheekhqudub 2 years ago
good god this old woman is older than my grandma she start singing in this age i dont hate but she get sexy voice but she should stop this she maybe get another 20 to live god knows the best but she can go anytime Hanad911 you crack me off man wiifowga haduu la jabi lahaa weey joojin laheed heesida eedo go home seexo you too old for this...
torontoplayer 2 years ago
Maxaa lo waaya Gabar yar oo indhaha Cajabisa oo heesta ,Habar wayeelo o dirac qafiifa so qaadaty wa iga badaty ..heheh mase quruxda iyo fanaanimda meel islam galaan somaliyeey....Aaway Boyonce shakira oo somali ah
dalla112 2 years ago
indhaha alle kaa tuuryee miyaanad arag malaayiina yar-yar ee heesa sahra ileys ubax fahmo iyo ciyaalka waaya cusub
waayahaaduunka 2 years ago
humorous Somalis, today a people of cowards in no moral position to judge. a suggestion, stop the killing of your prophets, for you remain a cattle society.
moreover, its evident that the talented Raxma Ruuxi is beyond your comprehension. furthermore marginal Somalis, due read better literature, for your diction is extremely poor. haha! in closing, extended condolences to the filthy bitch who brought you into this world. and guess what? im not open for frivolous debates :)
bluwati 2 years ago
habar 200 psi ah waaye markaaseey hesee somali waa u dhamatay cimrigaan ayaa suuuqa lagu galay sorry my peaple
magacleycity1 2 years ago
kaaley intaanoo waqti ah inteey ku jirtey? barnamijka somli got talent haduu jiri lahaa mar hore ayey soo bixi laheyd qoftaan 20 sano ka hor!! hal mid ayaa ila fiicnaan laheyd oo ah iney ka duwanaato hablaha kale oo ay madaxa daboolato garbasaarne soo qaadato kadibne ay heesto, dadkoo dhan waxey is dhihi lahaayeen qoftaan waa qof asturan balse codkeeda awgiis ayey uga maarmi weysay iney heesto. good luck abshir from Västerås
srksxb 2 years ago
islaanta amaa wiifoga la go,aa waa 90 Killo ta kale waan necbahay fanaan fanaan cod ka copy gareeya naagtan codkii magool bay iska raadisaa laakiin waa inay cod ay iyada leedahay ku soo caan baxdo damt i hate copy cat
Hanad911 2 years ago
masha allah afkaga 7up lagu qabay waxan cod laga dhaha kun jer thankz somali total music guys maqse
roombe 2 years ago
Comment removed
garsame1 2 years ago
nagaha rahma ruuxi codkeda ka masersan ....iska calaca edayaal>>. >>>nin ceelan ba caytaba >>>>kkkk Rahma is the best singer of the century!
yabkagirl 2 years ago
woow what a great voice!Go Gilr. mama mia,don't give damn shit those jealous people what they say. i guess jealousy can get them nowhere,so say die with your jealousy! God bless u girl i love u .........my cousing ..... god bless all yabkaa l,l
yabkagirl 2 years ago
yabkagirl xaasid ba tahay walahay gabar mesha ma joogte eedo raxmo ayan arka ..xaqana marna qof biniadana lagama qarsho ee runta sheeg hoyadan caruur haday ledahay ..i feel sorry for them ...no offence kids u should help ur mum to quit before its 2late..allaha soo hadeyo raxma..
Somaliqaran 2 years ago
rahma ruuxi waxaan odhan lahayn bal dib isugu noqo oo arin kale keen hey seeywweye
sanaagi 2 years ago
Somalida waxaan kula yaabey sow cey kama weynadaan, gabadha ceyda ka daaya
Leylasahra 3 years ago
islaantan cod mesha kuma heysee yaa lataliya oo yiraahda meel iska fariiso cajuusad xun
liibaan998 3 years ago
i totally agree with you there cajusad asasaqday, she copy magool big time
somalilandhargaisa 2 years ago
waa kanaa dhamaan heesta lyrics ee dadka caynaya raxma ruuxi please codkiina ku tijaabiya ee soo geliya youtube maraxyaal wajiya xun ka leexda gabadha sanadka
ilmacaan 3 years ago
ilmacaan 3 years ago
kama raysan karoo
hadalkuna runtee
naftu kuma rabtee
iska raali noqo
ilmacaan 3 years ago
ilmacaan 3 years ago
Raxma Ruuxii hadey talo iga maqleyso Ha iska deyso heesaha Magool oo ha raadsato heeso ay iyadu leedahay, waxaa jooga oo ifka ku nool Mulaxanadii magool Heesha u sameyn jiray oo ugu horeeyaan Saciid Xarawo, Xasan Gareed oo labaduba Xamar ku sugan, Cabdikariim Jiir iyo Bashiir Xaddi oo Hargeisa ku sugan iyagaa heesa fiican u qorayee Ruuxan diyaarad ha lasaaro.
Baahalow 3 years ago
Waxan somalida waydiin lahaa qoftaan horay ma u maqasheen, intaas xagay ku maqnayd, ma haday ogaatay inay cod leedahay walee waa la duqowday cod macaan... hadad haysaan heeso hore oo yaraanteeda ay qaaday plz soo galiya..
Godeeey 3 years ago
yaraanteedii wadaadbey aheeyd oo heesba meey aqoon hadeeysa asaasaqday oo iyadu cimri ku jirta safaleetigii tuurtay
qadra11 2 years ago
shame on you habaryaheey
hibaaq999 3 years ago
Afkaaga Caano lagu qabay, waa S Seattle
Salamon1999 3 years ago
beenta ka daya haarta caano lahene
waxweyn1 3 years ago
Cirid ka buq, mahe ma caanaad u diidan tahay
Salamon1999 3 years ago
Raxma very good hore u wad Muusikada
frankie3005 3 years ago
qatar reer magaal iga dheh saas aa lagaa rabaa ruuxeey
naciima18 3 years ago
Damn Kacabso...look at high heels she wearing!! i give her props for her wearing those shoes..inaba caadi ma yaa
anisa952 3 years ago
i love you raxma ruuxi
SomaliTotalMusic 3 years ago
Raxma Ruuxi best songs
MsAyanle 1 year ago