ninkaan kursi waxaas kama hadlaayo waxu ka hadlaaya sida lu jid maro qiyahama esan oolin intow so sheegay marka aduun kama hadlaayo nin keen ii mida danbow ka hadlaaya waa aniga ahaan
Soomaaliyeey suaashaas ilaa hada waa loo la`ayahay jawaab wlhi (( Bal aan idin suaalee maxaa saaka wadataa subaxaa qiyaamaha la hor tagi subxaanta )) ilaahayoow kuu naxariiso qabrigaa kuu iftiimi been kuma aadan sheegin dhulka aan ku socono samada waa ka culus yahay ilahoow yuusan sibiq naku galin AAMIIN AAMIIN YA RABI
pleaseeeeeeeeeeeeeeeee, remove the clibs of those that have died...., rather destroy all his Songs.. Help your brother who has died, pray for them and ask forgiveness...
its funny how he is talking about aakhiro and at the same dancing like his at a party..cant get a message across this budddy...allah ha u naxariisto abdulqadir sanka...he was a good man!!
ilaahy ha u naxariso aamiin aamiin aamiin
deadrising246 1 month ago
ninkaan kursi waxaas kama hadlaayo waxu ka hadlaaya sida lu jid maro qiyahama esan oolin intow so sheegay marka aduun kama hadlaayo nin keen ii mida danbow ka hadlaaya waa aniga ahaan
adisoow 2 months ago
allaw kuu naxariiso
dirshaale16 2 months ago
ilaahow u naxariiso Sanka iyo dhaman musliminta janatal fardowsa kawabaari Anagana kuwii kuwaano qaata alaha naga dhigo aamin
yasinkeey 2 months ago
Sahaydeedu meeshaa subag iyo saliid maaha
Sonkor iyo bariis maaha
Caanihii sibraar kiyo hilibkoo la solay maaha
Soorta dunida taalloo dhan sahaydeedu taa maaha
waa sunqudh la' waa sanqadh la'
Soco oo ha soo noqon...
Waa erayo qofkii wax fahmahyaa wax ku qaato Soomaalidii meeday may ku qaataan 50 iyo ka badan baa marba isa soo sharraxeee.
C/qadir sheekh Ali Allaah jannatul firdawsa ha ka waraabiyo aamiin dhahaya soomaalaay.
Gacmadheere1984 3 months ago
side ba lo jid maraya ??
abdulduule 5 months ago
ilaahay a u naxariisto
MrMusdapha 5 months ago
allah ku naxariisto,, sanka,,,uu sii shegey aqiro waxeey tahay
maryaa43 6 months ago
Somaaliyey edeb waa yeelanweyseen ee SIBIQ aan idin kugalinaa lol.
stack150 8 months ago
R.I.B
MrXamzah 9 months ago
R.I.P
abdulduule 9 months ago
allah ha ku naxaristo walal
medias87 11 months ago
Soomaaliyeey suaashaas ilaa hada waa loo la`ayahay jawaab wlhi (( Bal aan idin suaalee maxaa saaka wadataa subaxaa qiyaamaha la hor tagi subxaanta )) ilaahayoow kuu naxariiso qabrigaa kuu iftiimi been kuma aadan sheegin dhulka aan ku socono samada waa ka culus yahay ilahoow yuusan sibiq naku galin AAMIIN AAMIIN YA RABI
nvr4getyou 1 year ago
this was his massage to the somali nation. alaha u naxariisto
samatar44 1 year ago
Ilaahay ha u naxariisto wuxuu ahaa fanaan aan aad u jeclahay heesihiisa Eheladiisiina samir iyo iiman alaha ka siiyo.
maljaan80 1 year ago
pleaseeeeeeeeeeeeeeeee, remove the clibs of those that have died...., rather destroy all his Songs.. Help your brother who has died, pray for them and ask forgiveness...
mizzilwaad 1 year ago
please take out this song on youtube you know how bad is to him please
INSHALLAH100able 1 year ago
masha.allah cod ayaa loo dayay ilahey ha u naxariisto
kalid17 1 year ago
alla yaa arxamu a.qadir sanka he was agud men
honestdude2 1 year ago
Sanka ma waxa uu ku dhintay dagaaladii soomaaliya ?
100mohamedyare 1 year ago
@100mohamedyare war ninka wa ina adeerkey dagaal kuma uusan dhiman ee wadnaha ayaa istaagay ok
dalla112 1 year ago
@100mohamedyare ,Sanka caadi ayuu udhintay wadnaha ayaa istagay daris ayaan aheeyn walaal .
thesafaone 1 year ago
HE IS NICE SINGER , GREAT HERO
MrGuugaalre 1 year ago
ilaha u naxariisto
nuradin22 1 year ago
ilaah haku naraxisto sanka iyo intii muslim ah dhamantood ilaah denbiegana ha cafiyo
mrjamac 2 years ago
Allaha u naxariisto
youngfamouse 2 years ago
waxaan rajeynanaa qof waliba oo dhageysto heestan inuu ku waano qaato aaqirana ay ka dambeyso uu oogaado waxaan ula jeedaa soomaalida wax ma garatada ah !
heybaberiba1234 2 years ago
its funny how he is talking about aakhiro and at the same dancing like his at a party..cant get a message across this budddy...allah ha u naxariisto abdulqadir sanka...he was a good man!!
Wariiri12 2 years ago
ILaahow u naxariisa oo janada ka waraabi ... amiin
Qalanjo12 2 years ago
i rem diz it was in carta wea we had i new working somali govt but i c that we will neva hav dat chance dat again...once nd we lost
wajeriangor 2 years ago
Ereyadii Abwaankii waynaa ee CABDI AADAN XAAD ( cabdi qays)
psIronman 2 years ago
allaha unaxariisto wuxuu qabi jiray naag macalimad ii ahaan jirtay somali oo ladhaho xaawo nice man buu ahaa
bijaanko 2 years ago
alla yaa arxamu sxb kay c/qaadir ilaahay haw naxariisto waayo heesaa wacan ayuu ahaa heestana isaga isku qaaday carabka ayuu isa saaray sorry
jabuutaawi2004 2 years ago
Alow ma hees ka hadleysa Aakhiro. Walee hadii aad QABIILKA deyn weydaa aakhiro aayaad Soomaaliyeey waxaad isku dhigteen laydin xisaabi doonaa.
WAAR WALAALAYAAL IS JECLAADA OO NAGA JOOJIYA DHIIGA SOOMAALIYEED EE MAALIN WALBA DAADANAY. NAFTIINA WAXAAD LA JECESHAHAY WALAALKAA LA JECLOOW
AbdulkkadirGeri 3 years ago 2
Walee waa hees macno Weyn wadata. Soomaaliyeey isku naxariista aakhiro ayaa inaga danbeysee
AbdulkkadirGeri 3 years ago
may he rest in peace he is really talking about him self
sskenya 3 years ago