waxaad waydeen camal shoomeer miidhan baad tihiiin....waxaa la yidhi tiisaba daryeelee ayaa tu kalle ka hadlaa... reer xamarkuna ma wadda xumma ee waxa ku jira laf qudhan ah sida kuwa imika ka faaloonaya...markaa dadka sumacadda ha ka dillin idiots baad tihiiin
alla xamaraawiyiintu cadowsanaa oo calool xumaa alla idin mari waarye bal eeg waxay u quuri la' yihiin harumarka somaliland gaadhay waar waad arkeysaan halkaad taagan tihiin abihiin dhakada kawasee, qaxootighiina ayaan khaatri ka taaganahay waan idin soo dhaweynay , waar taatrrikhda ha idin hogaamiso n acaa waxaa tihiin ku yaalee yaa xamaraawiyiin ilaahay ha isku kiin mariyo ilaaq yuumu diin
@malikone3 Soomaalida aftida la weydiinayaa xagey joogaan? ma kuwa sida waraabaha is cunaya 20 yrs? oo ciyaalkoodii iyo dumarkoodiii madfaca ku dhameeyey? bal mar ka hore ayaga ha i so soo hagaajiyaan intaanad somaliland soo gaadhin.
Abshir,usaama2001 and the rest of the moryaans from ghost town moqdishu without a single standing building let alone shoping store like dollar..so before you make statements of hargeisa cadey, fix up your shithole you low lives that give the rest of somalis bad names.
allaha adinkana idiin deesto nabad anagana naga dhigo dad nabad wax ku qaato aamiin..... Somaliland ha iska qabtan dadka dhibaatenayo caradooda Dadka Konfurtana waxan leyahay Dad yahay aan isku soo labano dad kala kaaftoomo ilaah nagama dhigine allow danta dalka iyo dadka na wada fahansii aamiin
war halkan uguma jeedno magaalo ee waxa kaliya ee loo jeedaa carwo marka aaway magaaladii aad shegaysay mise halkan dadku ku dhax noqonoqonayaan baad sheegaysay waa hal carwo kaliya waxay u dhigmataa suua ceelasha biyaha laga furay ee la yiraahdo bakaaro two kkkkkkkkkkkk magaalada aad sheegaysidna madiino ayaa ka wayan oo aan ognahay marka hanagu wareerin warka aan salaka & raadka toona lahayn ee aad sheegaysid ilayn anaga ajnabi kama nihin somali ba
masha alaah woooooooooooooow somaliland hawada iay ku socota
muna901 1 year ago
thanks to wayra TV , please Eid ka dambe ee burao YOUTUBE soo geliya thnks
10fcx 1 year ago
thanks to wayra TV
10fcx 1 year ago
waxaad waydeen camal shoomeer miidhan baad tihiiin....waxaa la yidhi tiisaba daryeelee ayaa tu kalle ka hadlaa... reer xamarkuna ma wadda xumma ee waxa ku jira laf qudhan ah sida kuwa imika ka faaloonaya...markaa dadka sumacadda ha ka dillin idiots baad tihiiin
barcaandmaninter 1 year ago
alla xamaraawiyiintu cadowsanaa oo calool xumaa alla idin mari waarye bal eeg waxay u quuri la' yihiin harumarka somaliland gaadhay waar waad arkeysaan halkaad taagan tihiin abihiin dhakada kawasee, qaxootighiina ayaan khaatri ka taaganahay waan idin soo dhaweynay , waar taatrrikhda ha idin hogaamiso n acaa waxaa tihiin ku yaalee yaa xamaraawiyiin ilaahay ha isku kiin mariyo ilaaq yuumu diin
abuwardih 1 year ago
waa yaab yaa soomaaliland la yiraahdaa?
soomaaliya waa mid qudha ee maxaa soomaaliweyn kujeclaateen
reer waqooyiyoow inaad ka goosataan mase hirgilikartaa
madaxbanaanida aad sheeganeysaan
Taasina waxaa looqaadi soonaa afti soomaaliweyn kawada dhaxeysaa
riyadana kabaxa
malikone3 1 year ago
@malikone3 Soomaalida aftida la weydiinayaa xagey joogaan? ma kuwa sida waraabaha is cunaya 20 yrs? oo ciyaalkoodii iyo dumarkoodiii madfaca ku dhameeyey? bal mar ka hore ayaga ha i so soo hagaajiyaan intaanad somaliland soo gaadhin.
TheDeeqaluula 1 year ago
cajiib walaahi i have to back ASAP LOVE YOU SOMALILAND HERE I COME
MISSHERMAN2007 1 year ago
Iga Walee Europe Waxba Uma Oga Hargiesa.....Waa Inaan Summer Kan U Qalab Qaataa ....
dxd20 2 years ago
ciida ciida caaaafimaaaad kuwada caweeya
sanadka sanadkiisa ilaahay hayna gaadhsiiyo dhamaanteen,
qooqane65 2 years ago
sorry inaydaan soo qorin fakarkayga iyo taladii fiicneyd aan idin siiyey.taas micnaheedu waa been qoraal iyo waxaan jirin inaad noo soo qortaan,waxaan ku faraxsanahay inuu warkayga idin galay oo aydan dadka oo dhan sidaad moodeysaan ahayn waxaad rabtaan usoo qortaan.waxaad naga ibiineysaan ha noqdeen wax macquul ah.
TheWintersumer 2 years ago
I missed hargeisa cadey and my beautiful somalilanders...
totalboy88 2 years ago
Abshir,usaama2001 and the rest of the moryaans from ghost town moqdishu without a single standing building let alone shoping store like dollar..so before you make statements of hargeisa cadey, fix up your shithole you low lives that give the rest of somalis bad names.
totalboy88 2 years ago
Waaxay dee Laba Tukaan uun bay noo xayaysiinayaane May suuqa na tusaan
MarqaanYare 2 years ago
yaab badanaa meshan waxyigu magadhin miyaa? xijaab malagu gado?mise lamayaqaan sida loo xirto war kuwa xamar jooga xiitaa markay qaxayaan waxa ay qabaan waa xijaab diric aan arko goormaa iigu danbaysay waan yaabay!!!!!!
khuukhle 2 years ago
Oo kuwan xijaabka xidhan ee ku jira videoga maxaad u arki wayday? Mida kale dukaan kastaa xijaab ma gado.
FrealanceCamera 2 years ago
khukhle allahayow idin dawee, markaad garan weydey si kale oo aad wax uga sheegtid hablahii iyo dharkodii ayaad gaadhey(waa cadadiin xaasid nimadu iyo xumaantu
somaliland hargeysa ALLOW NODAA
DIBJIR1 2 years ago
allaha adinkana idiin deesto nabad anagana naga dhigo dad nabad wax ku qaato aamiin..... Somaliland ha iska qabtan dadka dhibaatenayo caradooda Dadka Konfurtana waxan leyahay Dad yahay aan isku soo labano dad kala kaaftoomo ilaah nagama dhigine allow danta dalka iyo dadka na wada fahansii aamiin
ilyaaas 2 years ago
Hambalyo meeshiinna ka sii wada ayaan leeyahay reer xamar hadaa nahay aad ayaan ugu faraxsanahay.
argagixiye 2 years ago
Lol Hadda waa is cadaysay - tans a lot
waryatv2007 2 years ago
Sidaad isaga indho tirteen Carwadan ayaad hadii Hargaysa lagu tusano aad u odhan lahayd maaha Hargaysa ee waa Newyork halkani, markaa ka naxdee cidi kuu joojin maysee.
Boodadheere 2 years ago
I'm very happy for you guy's
Jamaal36 2 years ago
walaahi masha allaah
waaye ani ayaaba ku qancaye
allaah ha u siyaadsho
cabdinuur20044 2 years ago
war halkan uguma jeedno magaalo ee waxa kaliya ee loo jeedaa carwo marka aaway magaaladii aad shegaysay mise halkan dadku ku dhax noqonoqonayaan baad sheegaysay waa hal carwo kaliya waxay u dhigmataa suua ceelasha biyaha laga furay ee la yiraahdo bakaaro two kkkkkkkkkkkk magaalada aad sheegaysidna madiino ayaa ka wayan oo aan ognahay marka hanagu wareerin warka aan salaka & raadka toona lahayn ee aad sheegaysid ilayn anaga ajnabi kama nihin somali ba
usaama2001 2 years ago
dukaan leen u jeedaaa aawey hargeysadi kale? teeda kale heesta musigeeda wax jiro maahan, marax marax
abshir9 2 years ago
Masha alaah
Anigoo ka soo jeeda MUqdisho aad ayaan ugu farxay Quruxda iyo bilicda HArgeeysa aloow udaay wixii dhib ah na ka qabo amin Ya allaah
aloow muqdisho amni iyo kala danbeyn noogu soo celi amin YA alaah
bargaan4life 2 years ago
waa dal dhisan illaaheey ha u siyadsho anaganah nabad hana siiyo aaaaamin
warqabto 2 years ago