Added: 3 years ago
From: ABDALA72
Views: 34,566
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (29)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waxan u maleynaa kan lixaad waa c/qaadir sana ilaah haú naxariisteee,

    kan 7aadna waa saalax qaasim muran kama taagna,

    kan 8aad waa xasan waddo, kan 9aad waa cabdi nuur allaale oo aad u yar,

  • waxan u maleynaa kan lixaad waa c/qaadir sana ilaah haú naxariisteee,

    kan 7aadna waa saalax qaasim muran kama taagna,,,,,,,,,

  • Comment removed

  • Comment removed

  • midna maahan ragaan c/naasir macalin kumana jiro waxba ha isku daalina

  • waa ninka heesta 2aad qaadayo abdi nasir macalin.

  • WAA ABDIQAADIR SANKA NINKA 06 MA AHA ABDINASIR MACALIN RAALI NOQDa

  • fanaanka 1 WAA SULFA FANAANKA 02 WAA CUMAR NUUR CADULLE ALLAH U NAXARIISTEE FANAANKA 3 WAA SALAAD DARBI FANAANKA 04 WAA WAA MAXAMED MAXAMUUD TIMA JILAC ALLAH U NAXARIISTE FAANKA 05 WAA KILLER FANAANKA 06 WAA ABDINASIR MACALIN ALLAH U NAXARIISTE 07 WAA SAALAX QAASIM IYO HASSAN WADO

  • @TheYoungpac Fannaanka #5 waad khaladday ee waa C/Llaahi Nuur Xalweysyte!

  • waa ninka afaraad ayaan filaa 1 wa a zulfa 2 waa cumar nuur cabdule sedax waa tima jilac 4 waa sanlk 5 aaa cabdi tahliil 6 raeer jabuuti magaciisa hada ma xasuuto ugu dambeeyn waa cabdi nuur alaale oo reer jabuuti ah laakiin aniga ayaa waxan isku magaalo degannahay walaalkii cabdi naaasir allaah hau naxariite sawirkiisa weeydiindoona

  • Number $ Maxamuud Maxamed Tima Jilic, my best friend allah Yaa Raxma

  • Waxay kal ahaayeen Sulfa, Cumar Nuur, Salaad Derbi, Tima_Jilic, Ma Kaso 1, Ma Kaso2, Saalax Qaasim, Xasan Waddo, Cabdi-Nuur Allaale,

    fadhataysigu se waa habaar !!!!!!!!!!!!!

    kkkkkkkkkkkkkkkk, wax xad, baro baa ka horaysa!.

  • mudug kkkkkk 6 u maleeynaa dalha in la yiraahdo waxuu qaadi jiray shamsoow adi daraada aniga ilaa shalay cishaqi baa ishidayoo ma i shaafineeysaayee kkkk laakiin saalax qaasim inta kuma jiro .

    abdala plz soo gali kuwa kale hadii aad hayso waxii horeeeee ty bro

  • Sxb ninka 1-aad waa xabiib sharaabi 2- waa cumar nuur cabdulle 3- waa Salaad Darbi 4- waa Tima jilic 5- C/llahi Xalweyste 6- C/qaasir sanka Allaha u naxariistee. 7- Waa Saalax Qaasim Naaji. 8- waa Hassan Wado. 9- waaa Abdi nuur allaale. Cabdinaasir macalin saciid kuma jiro sx, Ninka aad Fahmi weysaan waa Xalweyte waxa uuna ka mid ahaan jiray H

  • Sxb ninka 1-aad waa xabiib sharaabi 2- waa cumar nuur cabdulle 3- waa Salaad Darbi 4- waa Tima jilic 5- magaranayo 6- C/qaasir sanka Allaha u naxariistee. 7- Waa Saalax Qaasim Naaji. 8- waa Hassan Wado. 9- waaa Abdi nuur allaale. Cabdinaasir macalin saciid kuma jiro . SXB NINKA VIDEO-GAN SOO GALIYAY WAXAAN KAA CODSANAYAA INAA SOO GALISO HEESTA SAALAX QAASIM OO DHAMEYSTIRAN SXB ADO AAD U MAHADSAN BYE

  • man #1. waa habiib sharaabi, man # 2. waa Omar nuur abdule man #3. waa Salaad Darbi, man #4. waa c/laahi timajilic. man # 5. ma garanayo kaas. man #6 waa c/qadir sanka man # 7. waa saalax qasim naaji. man # 8. waa hassan wado, man # 9 waa c/nuur allaale

  • sxb thank 4 video

  • aboowow macaane waxaan ka helay ninka 3 ee fadlan soo gali waad mahasanatahay

  • sxb marka 1aad waad mahadsan athay mida labaad waxaan kuu sheegayaa 9 ninba makujiro cabdinaasir macalin sababtoo ahna ma heli kartid wax cajal ah oo laga duubay wax cajal ahna oo lagaduubayna maba jirto

  • sxb adoo mahad san ABDALA72

    SXB waxaan kaa codsanayaa inaad noo soo galisid ninka 4aad oo aan u malaynayno inuu yahay tima jilic ama ii sheeg meesha aan ka heli karo

  • dhamaantod waad sheegteen laakiin waxaad aqoon waydeen number 5 waa xalwayste,nairobi buu joogaa wuxuu leeyahay heesta caanka ah oo ah shamso adidaraadaa anigana ilaa shalay cishqi baa ishidayee ma ishaafinaysaaa

  • sorry 1 habib sharbi not killer I think

  • hi salaama all sida aan aniga u arko 1 killer 2 cumar nur cabdule (aun)3 salaad darbi 4 c/lahi tima jilac 5 I think inuu cigal yahay but Iam not sure (aun) 6 c/qadir sanka (aun) 7 salaax qasim 8 xasan wado 9 abdinur allale sow c/nasir macalin sacid alle ha u naxariiste kuma uu jiro halkan ee hadaad aragtaan plzzz noogu so dira thk all

  • waar ninkanow miyadan xishoneyn videogan waxa leh qawdhan channel, markaa sxb ka daa sidaa maahee.

  • man non 1 is habiib sharaabi

  • man no 3 is salaad darbi man no 6 is sanka alaha u naxariistee, man no 7 is saalix qaasim naaji, no 8 waa jabutian iam not sure but i think waxaa la dhahaa hasan wado, no 9 waa abdinoor allale. and am sure inuusan hayn nimanka kalee meesha ku jirana.

  • midna maaha soo raadi

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more