Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (27)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waaryaadheheen sidan waa maxay anigu kama jawaabayo alleh ayaan og waxaa wiilkaa yar ee dhalin yarta ah ku dhacay

  • question is after they did this to him , did they provide him with madecine and finanial support since he cant work any more ?

  • inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun bal arka xaqda radaas bal ma dawlad baa markay umada xukumayaan cajiib

  • MAY ALLAH DESTROY AL_SHABAAB ......I HATE OH GOD I HATE THEM ......I CAN"T BELEIVE THEY ARE DOING THIS.

  • NINKA GACANTA LA WAA BEENAWAAS. SABAB TA LOO GA JARAY WAA TUUGANIMO!!

  • @ishgood100 how do you know you low life, don't talk about something you don't know. these animals that call themselves mujahidiin killing innocent people and cutting peoples hands and legs at the same time for stealing. and also killing a little girl for committing adultery who has never been married before. insha allah just like the once before them who were wiped off and they will end up the same way or worse. and I am sorry calling them animals my apology to the animals they are even worse.

  • @bashka00 in islam what is the punishment for stealing??. and what is the punishment for adultery??

    now shut up!

  • Qaladka Al Shabaab maahin ee waa Shacabka Somalida isu daayay Dhibkaan meshee lagu arko nin afka duuban la tuugto waxaan oo dhan maba dhicilaheen walee aniga waxaan aminsanahay hadii la helo Shacab isku duuban Al shabaab iyo Al sheydaanba waxi yihiin ayaga ayaa isku ah waan ka Guuleysaneynaa bal fiiri wiilkaan miskiin ah oo qaba 5 caruur oo sodaan u galay ma dadkaan ayaa la dhihi karaa waa dad Somalia ah? jawaabtu waa maya kuwaan Somalia mahin e Shacabka Somalia meel kasto aad jogtaan ha is raco

  • Hadda ka hor baan arkay nin qabyaaliiste ahaa oo aan ku aqaaney aqoon-xumo xagga diinta iyo xagga maadiga intaba oo surwaalkii soo gaabsaday, garyarna soo deystay hadana cimaamad madaxa ku soo xirtay, markaas baan iri wallee hebeloow labiskani diin kaama ahee aniga sidii aad gacanta iiga jari laheyd ayaad ku talo jirtaa!! ragga ninkaan cuuryaamiyey waa uun rag sida ninkii aan aqaaney oo kale ah oo fursad u helay. Ninkii lagu khaldo labis been ah iyo gar xun allaha u naxariisto.

    

  • fuck you the youth..... fuck u alshabaab

  • alle hanaga qabto Alshabaab maalin walbo ayey dadka dilaan , waxeey ku dilaan masaajidyada , wadooyinka , suuqyada, guryaha , gawaarida iyo meel walbo oo ay ku sugan yihiiin ; waa wiil Iimaan leh wiilkaan alle cimrigiisa ha dheereeyo insha allaah waxaan rajeynaa caafimaad ...

  • Ninkaan qofkii yaqaan fadlan ii soo dir telephonkiisa waxaan rabaa inaan bil walba masruuf u soo diro isaga iyo ilmahiisa. magacayga sh. Xasan jaamici, USA, tel. (612)229-9483 ama 651-224-6726.

  • illaahey wax ma mooga....... ee illaahbaa idiin maqan oo noomaqan

  • SOOMAALIYA HAWIYE AYAA BAABA'SHAY, filimkana niman Habargidir ah oo Puntland ka soo horjeeda ayaa sameeyey. Maxay noo sheegayaa marka?

     Somali history ma aha oo keliya 2006, meeyee burburinta dalka ee 1990nadii

  • @TheGarmaqaate

    Puntaburcad Badeedland, Dhiig yacab Morgan,Amxaaro iyo Gumeysi soo galiye. Dhig-yacab C/llahi, Soomaali Burburiyey.Majeerteen+Burcad-b­adeedland= waxaay ku lacageysteen Qandaraaska SUN ku duugida Dalka Soomaaliyeed. Baal madoou baad Taariikhda Soomaaliyeed uga jirtaan,"Dhabayaco". Soomaali waa idin baratay in aad Horaar tiihiin.

  • Comment removed

  • xita ninkaas hadii uu tuugyahay oo wax xado maanta gaajada ka jirta muqdisho sharcigeeba ba qaba gacan goyn

  • walaahi waa ka xumahay walaalkayow anigu waxaan oran lahaa dadka deegaanka dagan ha iska cayriyeen mujrimiinta al shabab(alshayadin) from puntland

  • Al-Shabaab Hawiyaa sameeyay hadana ayaga ayay curyaamin,iyo dil,USC hawiyaa sameeyay Muqdishoo Hawiye leeyahay ayay ka dhigtay meeel inta xun ay ku nool yihin ee ka kala yimaada Somaliland,Puntland iyo meelaha kale eee somalidu dagto.Alshabaab wixii xun diinta waafajiya howl weyn ayaad wadaan

  • Al-Sheydaan Nacalad allahu ku rido. 

  • Marka hore waxaan idiin soo dirayaa salaan kalgacaltooyo, salaan diiran ka dib, Abwaan la oran jiray Cali Jaamac Haabiil ayaa yiri "Muslinimo nimaan kugu dhaqeyn, Mu'minnimo khaas ah, Gaal maxasta kuu dhowra oo magansataa dhaama".

    Kooxdan burcad diimeedka ah ee madaxtinimada ku dooneysa in ay shacbiga argagaxgeliyaan, kuma guuleysanayaan in ay horjoogeyaal ka noqdaan dalka Soomaaliyeed, sidaas darteed waxaan shacbiga Soomaaliyeed ugu baaqayaa in aysan cabsi gelinin falalka liddiga ku ah Islamka

  • Look at what they did to the man, and they claim to be muslims. Kuwan galada karoon. Somalida weey udhamte hadeey waxan cadi latahay. We need to stand up these alshabab monsters! And may Allah help this man and his family.

  • Keydmedia runtii waa hormuudka weybsaiyada . Wali ma arag weyb keydmedia oo kalaa.

    Maskiinkaan sey u galeen waa in lo galo: Janaka bood Shangole,Axmed Godane Hebel Aweys.Kuwaas waa Kufaar Hagoogan.

    Nacaladii Illahay ha ku dhacdo,bal fiirsha sey waxyeeleen.Nacaladi ha ku dhacdo.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more