Added: 3 years ago
From: WanlaweynNet
Views: 119,955
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (135)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • jacayl ma hayn qooq baa haye,

  • Nasro waa gabar somaliyed oo daacad ah marka sxb kii ka soo duubay uma sheekin inuu aduunka tusayo sheekadeeda. marka dadkan qabiilka madaxa ka galay sxb isku xishooda gabadhanna yaa wax laga sheekin wax xun may aysan sheekin ee asxaabta sheekada qaabxumoda ah joojiya. Nasroy ilaah mid kuu daacad ah oo kuu roon ilaah hakuu sahlo abaayo bye

  • Comment removed

  • OMG OMG OMG OMG OMG OMG OMG OMG OMGO OMG OMG JACEL WAT

    ahahhahahaha lololololololololololololol

  • miskiin ala yaa jacel qoftan maleska dhafikaraa xusul baruuuuuuuuuuuuur tan ala yaa ikeno

  • miskiin ala yaa jacel 

  • magacaygu oo ladhaho sahal haahboy qoftaan wagii siyaadbare ayeey ijecleet markaas ayaa kasootagay markaas ayeey hees iqatay markaas ayaa maqley qoftaan in aan isjecleen aa maqlaey marka qoftaan ilaa hada weeycalalcalysaa marka waxaa kudhihi lahaa iskadhimo qofyahay byy::

  • Comment removed

  • nasra runtay ku rafatay mansha allah af somali waaway ayay haysa Nara ilahay kaa dhowr kuwa hablah dhiba

  • Naagtan maxay yada jacayl lee maa iska haayo kkk

  • naagtaan waa hawiye

  • kkkkk waxaasi waa filmanta hindiga eey daawato balada

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkk ar reer xamraaaaaaaaaa loolz

  • kkkkkkkkkk paranoia!!! 

  • waa suntaaas waraa maxaa loo dhahay raga been badaan

    qoftaan tusaale ma uha miyaa been badaana

  • waa ku beentaaaas matanaa u ba eg wax jacayl karo isheeda ayeey ka muuqataaaa inaan jacayl karin

  • This girl is soo funy..I cant' belive she is in Afgooye.. She seems happy and calm.. i just liked her confidance and the way she articulates her situation..She is so Talented in terms of poems. I hope she finds out a beloved husband Insah'llah..

  • dumarka somalidu maiyagaaba jacayl yaqanaa been badna tani lolz

  • wat a sluttt

  • kkkkkkkkkkk abaayo caadi mitihid ee hal su.aal bikro matahay weli?

  • @8Einfach bikradeeda maxaa kaa galay yaab badanaayee? maka heshay lol

  • dumarka somalida calaacal aa ku nacay damnnnnn who needs guur lol

  • 30 jir kkkkkkk beenbadanaa sun cab waji jaceel soo maray ma u egid ee beeraha afgooye fal reebaadiye waaxid

  • Comment removed

  • gabadhaan aniga ayaa aqaano hada weey guursaday. wiil reer shabeele eh ayaa guursaday hada neh weey faraxsan tahay.

  • lol gabadhan qosol ayey igudishay. bismilahi maxay habaartay.

  • hadeeba qofwalba aat iska jeclaaneso qof yahey anaa hada kubahan ee wax ila qabo

  • alla waxu habaar badhanaa

  • naagtaan been waa dhameesay malain kasta waxey leedahay 16 jir aan ahay ma weynato miyaa naagtaan walaaleey sun intaad cabtay maa noo shahay walee sunta dhilqa haadan cabin maama ku soo daashay meeshaan ey la soo fadhiisaneysaa sunaan cabay malaayga

  • Bisinkoow habaar badanaa!!

  • kkk..see cml hee wiil kasto ma xumaan buu wataa?? qalad baa aamin san tihiin mideeda kale qof haduu ku xumeeyo qof ka fiican baa arkee saa qof ka mcn oona ka hadal mcn oona ka wanaag badan marka iska sug calaf kaada iyo qofki kus iin lahaa jeceyl wanaag san

  • Comment removed

  • ala see daacad u tahay lee masha allah kulahaa wiil aan jeclaaday jaceyl wa wax jiro

    talooow aniganeh yaa saas ii jeclaado

    inkaarta ka daa wiilka waxaa laga yabaa daroof in ee qabsateee loool

  • JECEL MA JIIRO MARKA HORE MAXAD KU AMIIN YARTA ANIGA MAN AMIINSANI JECEL ILAA ON AAN NIN KA GUURSADA ;:p

  • liibaan998 afyarta kaa daloolin maxaa wiilka ugu leedahay qaniis maa tahay? waa lasheegayey dhalinyaro haawiyoo badan oo kusoo qaniisowday xabsiyada Europe iyo Usa. afyarta hadii adiga aad ka dalooshid nin oo dhani kama daloolo bro dhaqtarka utag, xaarku yuu kaa qubane,,,,kkk

  • lol KAJOL IGU NOQOTAY TAN HUH

  • funny childesh kkkkkkkk.

  • waan ka xumahay qisada ku soomartay

    nafsi lamadirahsado waa laga danbeeya

  • aniga in an jacyl aqoonin iyo in uu isoo maray ama ii dhiman yahay makala aqaano ee yaa plz ii sheega what is jacyl?????????? plz plz plz tanag u

  • Comment removed

  • Jaceeeeeeylku waa wax jiro aniga gabdahn yar lama yaabayo waayo anba markan 13 jirey waxan iska jeclan jirey wiil walalkey sxb la ah mar walboo gurigeena imaado farxad ayaa dareemi jirey marka gabadhan yar dhibkii baa heesto.lakin jaceylka dhabtaa qof haduu ku xumeeyo qof kale saa u aaminto ma fududdo

  • NIMCOCALI sis adigoo raali ah waan ka cadhooday walahi uuuuf JAMAICAN NIN MA AHA IGA DAA RAGA SOMALIDA WAX DHAAMA LA WAA WALAHI KKKKKK WALALEY JAMACA MA ARAG LAKIIN WEY URAAN SOOMA OGID KKKKKKKKKK UF WAA JAREERTEENI SOMALIYA OO KALE ILAHOW ADIGAN KA AMAAN GALAY JAMAICAN NASRACALI MIDA KALE SIS JAMAICAN ISKA ILAALI WALIGA WAA IGA TALO TY

  • tan jaceeel maba taqano kulahaa mid kalaa jeclahay lol

    'nin gaaja carar

  • nimcocali it's not cute you're sayin that, shame on you abayo!!!!

  • abayo macanto wiilka habaarka kadaa waa walalkaa oo kalee..... laga yaabe in uu jaceylkiisu run ahaa oo dan kale idinkalagosey!!!! abayo jaceylka sidiisuba waa dhib ama dheef, marka adiga hadii aad dhibkii lakulantey waa inaad calacalka yareysa oo calafkaga sugta, macanto!!!

  • Comment removed

  • inanta wakhtigeedii ayuu kaga ciyaray. sanad iyo todoba bilood ayuu war wareejinayay markaasu kaga baxay. Ilaahaga ayaad leedahay lakiin inaad ogatey ahay inanu ninkaasi niyad kuu haynin.

  • Oh my god sis waan ka xumahay sis waxa kugu dhacay,lakiin raga lama aamino waa wadnahaga lama wada siiyo mida kale mid kaliya laguma ekaado ee 3 ila 4 baa la isku dul wadaa hadhowna kii ku qalma la guursadaa lol

  • abaayo,isnt that the same as what she's running away from?

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkk maskiin walaahi waa ooyey saan u qoslaayey, walaahi waxay tirineyso anoo 28 jiro ma tirin karo kumana fakaro yaab!

  • jaceeel ma ahan waxa ku haayo yariiseey waa crash couse marka ;yartahay waxaa aragto leeka helee ninba ninkuu ka quruxbadan yahay aa ka helee that happens to me and i find out what real love is marka u will find out that when u turn 20yrs

  • hehehehe sad case indeed, laakiin jaceelka beenta waa dhibaatow

  • loooll no comment...

  • Comment removed

  • jeceeeeeeeel kulahaaa ..wax is ku fal jecelene shimee u danbeeysay jeceel la dhoho sunaa loo cabaa or waa loo dhintaa this is flim...mid kaleeyba hadana ka sugee Baydhabo jogaa kulhaa ma qusaato miyane ...baq baq baq heysaa ...loool

  • ha cayda joojiya ilahay kayaba somaliyay macquul inay tahay aya dhacde lakiin haku danbabin rag iyo dumar ba sasan idinkula dar darmaya hadii kale akhiro aya laydin kala xisabtami doona ilahay ha inoo gargaro

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkk

    war reer muqdisho iska jacayl dhowa

    ma hindi ba

    waxad moda in ay jeebka kala so baxan

    ina lilah

  • walee waa qooq. maxaad ku qooqde

  • walee nasroo naa abaayo waa sidee waa jacayl waalan. afgooye miyaa layku jeclaadaa. i

  • kulaha galaas biyaa qayb sanlahayd

    waa waxa ilmaha somaliyeed wadoooyinka u jiifsadaan

    easy ku qooqan kuna guursadaan.!

    before u love someone i think ur kids

    if Allaah gived 2 u

    somali boys and girls

    ilmaha aad dhali doontaan ka fakara

    jacayl kaliya wax ma dhiso

    don,t use what a heart need but brain ,s best

  • jacayl duuro waaxid

  • ar waxaan hawiyhan walan .. naga aamusiya.. jecayl bay ku walatay ... jacayl waa kacasi wadnaha galay..marka wax wasa mala wayay abgaalow kkk

  • shaahidk aabahaa wase meelkasta oo aankugu arko hawiye ayuunbaad caayeeysaa hada kahor meeyku kufsadeen eey eey dhalay turkiga ayaa gaajo kugu dishay ee yaan afyarta kaa daloolin shit

  • waraa qoftaan dadki hore waaye naagaha hada jira badankood waa daneystayaal, jaceylba mayaqaanaan, maskiin dheh sorry sist

  • fiiri danta caqliga ku jira bro

    gabar nin leh waan guursan lahaa isaga waxba haysan iyada waxba haysan

    dhulka la jiifsan lahaa

    waxaas cadaab baa la dhahaa not love

  • puntlandgirl hadii aad wax jeclaan lahyd wa dareemi laheyd macaankiisa ku dhiman lacag wey dhamaneysa lakin jeceel ma dhaamado . mise lagdan kaliya rabta. cool .

  • kkkkk.. maskiin dheh sun aan cabay kulahaa anoo 16 jir ah? mayacaa lagaa badiyay iyo malawax ay waalidkaa ku soo rafaadeen..lol.. is ilaali ayeeyo hal dirin laguma wada seexdee

  • thenasiigoobe walalo idinkaa naga been badan ma ogid miyaa hablaha ha ceebeen gabartan way bugtaa caadi maaha

  • Nice muslim girl.

  • SO SAAD miskiin waa daacad inta badan naagaha somalida hada shukansatid waxay ku dhehe ninki iigu horeyay aan la sheekaysto waa adi 100 nin ay shukansanayan nin walbana waxay dhahayan alahay alla adaa ii kow ah lol been badana nagaha somaliyeed tana ka bad baaday

  • what is this? some kind of dating program...huh. I mean why is she sharing her personal life with the rest of the world? people go through these kind of situations everyday. btw, she is not a good singer...

  • sis caadi ma tihid! lknse jaceel kale iska ilaali! qof kale aa jeclahay aaaaa! kii hre ,a hilmaamin! dnt beleive anyone Ninka wareysanayo ma xishoonayo su'aal qaldan ayuu weydiina SIS! siraahaga xafido! abaayo

  • war nagadaaya.....naagtaan cawska iyo saabuuntey daaqdaayee.....hal dirin aan isaga qodno...lol!!!!

  • waxaan leeyahay gabadhaan waa gabadha jacaylka soomaalida oo dhan sida marka sodan jirka gabadhaan xumeeyay hada yaa ogaada wuxuu qabaa erayleey nasro waxaa kusoo maray maalmo jacayl naftaada aad kukalsoontahay waxaa kaa muuqda asturaad iyo sharaftii gabdhaha soomaaliyeed

  • cuterim YOU TOBE HADII LA SOO GALIYEY MA WAX XUN AYEY SHEEGAYSAA WAABA GABAR ASTURAN OO SOMALINIMO AY KA MUUQATO FUCK UP

  • miskeentan she doesnt know in youtube laso galiyey!! huff

  • ninikan saan loo jecladey oo hadana gabadha dadeda yartahey qiyamey waa in maxkamada jaceylka la soo sara waayo kan oo kale dadka waa in laga qabta hadii kale waxuu fidneyna dhalinyarada kale kan wa in la soo saraa maxkamada jaceylka iyo haligada qofka qofkale jacel kkkkkkkkkkkkkk kan dad mahey ee danyeer uu aha ya jeclan jirey kalbkan

  • kkkkkkkkk jaceyl faqiir galay ayaan maqli jiraye waxaa soobaxay jaceyl saqiirgalay.

    midakale jaceylka waa calaf iyo dooq hadii intaas lawaayo malees habaraa lolz

  • raga qaarkiis yaa naga qabto ilmahaan yaa jaceyl al wad yiri yaab

  • jacaylkaada oo lasheegto maaha ceeb gabdhahaan oranaya waa ceeb nasro aa idinka saxsan dadka soo qoray waan aqriyay inbadan gabadhaan soo sheega inay hada xaas tahay iyo inkale rag jeclaaday aa jira oo xishoonaya kunool canada maraykan iyo yurub ragaa guur karaba gabadhaan oo kahelay hada malaqabaa ama waa madaxbanaan

  • gabadhaan waxay leedahay karti ama kalsooni nafteeda ah waa qof isu kalsoon fadlan ma iisheegi kartaan gabadhaan meesha ay kunooshahay naagaha gabadhaan ninkii aroosaa madareemaayo waxay abuuri kartaa farxad markasta nasro waxaan kuurajaynaa cimri dheer iyo caafimaad

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkk markaan caajiso vid ayan daawada walahi so funny weeyan KA WARAYSANAYA gabarta isaga laftiisa caadi maha

    SXBYAL gabartan jacaylkii umada somaliyed oo dhan ayay haystaa waa in maxkamad caalamiya la soo tagaa dadka kale xaqooga ha siiso

    maxan jacayl u arki waayay ma ana waalan?

    wax jacayl hayo why an u arki waayay? ma anay i waalaysa gabartu lolz

  • Wax Ku Wasa Raadso

    Saqajaamad'Yahay

  • naa ceeb naga aamus

  • i think she has a talent.

  • ey man u crazy woman

    wax aa kaa siah

    keep ur shit to ur self iight

  • Astaqfur rallah !! ar xaay kuhadleesa.

    midaan haa loo dhiiba ALSHABAAB.

    hehe. Been iyo edeb dara ayee isku wada. sheekafa HINIDI ga ayee wada, (WAA IS DILAA AYEE SOO WADA) HEHEHE. DAMN!!

  • war gabdhaan meesha ka bixiya walayaal umadi la yaabtee jaceyl wax jiro mahan waa qiyaali ee ceebteeda u astura in alle idiin asturo ceebihiina asc wr wb

  • war tan sheeko ay haysaa kulaha hal dirin ayan la sexanaa haduusan diin laheyn ama qurxonen ama hanti laheyn hore ha u socdo haduusan irabin kabahayga maba ka aqaano biyaha ka dhax arkaa kulaha jaceyl waa bacda guur sida rasuulka sheegay csw

  • allow ceebtayada astur (hablaheena)

  • jacayl ceeb maha waa gift ilaahay dadka siiyay.

  • sax abaayo waa runtaa waana kugu raacsanahay in jaceelku uusan aheen ceeb qofkasatana ku qasbi kara in uusan xishoonin waayo jaceelka qofka uu hayo ma oga waxa uu ku hadalayo

  • am sorry sis wallahi

  • been badnaa!! midaan ana aqaan mid aan xamar ku arki jirey ay u egtahey!

  • Layaab aduun. Iyada nafteedu mid bay siraysaa. Aarsasho ayay wadaa. Lol. Laakiin qoftan beenalay bay u egtahay. Ama way ku yara dhufatay lol.

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk artan caadi ma ahan walaahi qosolkey iga dhameysay kii hore ayaaba jacelkisi hayee maxa waye kan kale ay shegeyso in ay jeceshahay jacelow xalqado xishoodkii hablaheenana wuu ku dayay walee inkaarkaa igu daran ma abooto kutubeyaaaaaaa???????????.

  • way waa lan tahay tan alshabaab lee yay ku maqlin

  • waaw noolaaw waligaa qofta runta ka hadasho ayaan aduunka ujeclahay

  • kkk adiga laakiin sida gabdhaan runta usheegeeso ma la qabtaa hee misa ayada lee sida runta usheegeeso ka heshay hehhe ilwaad qurux

  • waaw walaahi gabar qatara aya tahay jacelkeeda ayay ka hadashay inaad wax kasheegtan mahan badowyaalyahow somali badow

  • naa xishoo..

  • lol!! sweatheart

  • naag ka indha adag waligeey maan arkin naa nin somali jaceel waxba kama yaqaan dabada laad laga galiyaa hadaad u dhimaneeyso xataah lama tuso markaasbow kaa daba urdi hadoow jileec kaa arkane asaga kugu tuman

  • abayo is ku mid ma aha nimanka somalida ah hadii aad aragtay mid aan garaneenin jaceelka waxa uu yahey oo aad makra aad tusto in aada jaceshahay kugu tumanayo kaas wax jira ma ahan lakaiin ha niya jabin waxaa macquul in aad hehso mid ka wanaagsan oo hadii aad tusto in aad jaceshahay asagana wax kula qabta booskaasna kuu buuxiya laakiin ma aha in aad nimanka somaliyeeda wada jaa ifeesid abayo ok

  • kkkkkkkkkkkkkk

    ninba lama jeclado .

    hada jeclatana looma sheeko haduusan ahayn qo macquula ,, waxaa  dhici karta ku bahdilo ama kugu ciyaro marka waaba la fiirsada ninka jeclaneso.

    10 waa fahanta maleha

  • waaa naagta somaliyed ugu beenta badan

  • PuntlandGurl4Ever

    abaayo macaaneey nin somalia intu la'yahay? maxaa loo jeclaan waayey? nimanka somalida are very romantic abaayo.

    lakin gabartaan beenteed waaye wax ma jecla indhaheeda aan ka kasi film ayey dhigoosaa.

  • naaag walan tan yaa iga qabta

  • anba adaan ku jeclahay

  • kkkkkkk naag waalan tan yaa iga qabto sheekaa heesaa qofyahey adi maa jaceel ku hayaa hee

    jaceel ma taqanaa hee

  • tan jacaylkeeeda ma dhamaato miyaaa ,

    qof hal mar dhashaa , halmara wax jeclada,

  • Abayo nin Somalia maala jeclada .

    Allaah maskiiin

  • wax laga xishoodo!!!!! walahi waa dhab in ay filmaan badsatey..... coz galaaska biyaha aan qeysano!!!!!!!!looooooooooolz,­, naa beenta ragga ka daa

  • that's bullshit....

  • Somali waa Somali kuligiina wad walantihiin maxaa karabtaan Maskiintaan oo xabad ku daadiyey

    a

  • war heeeeeeeestaaaaaaaaaaaan isheeeeeeeeege qofka qaaday sxbyaal see cmlkiiiiiiiiin

  • Somali badow baad tihiin dhamaantiin..maxaad ku haysataan inanta...guys,she's cool..ma ceebaa qofku haduu dhaho waxban jecladey? qof walba waxbu jeclan karaa, waxaad leedihin somalidu way kibirtay, somalidu bini adam maaha miya wax jeclan kara..Badow baad tihiin..Caadi iska dhiga

  • hahahahah 30 years old see baad u jecelahay

    fucking dum girl jecel maxay ka taqaan qofta

    shut fuck up

  • crazy woman she is mentally illness. she needs to go hospital or some-.lam sure that she is not from Afgooye.

  • dont let al shabaab hear you they may kill you for puting your voice in youtube.

  • alla tani jaceylkaba miyey taqaanaa waxey taqaanaa oo kali ah sidii la ogaa

    kkkkkk

  • wuuuuuuuuuuuuuw somali xoogaa yar beey ilbaxday miyaa saan loo dhahaa mise xoogaa baa lahalaaway.

    qoftaan markaan eegay wax meeysan jeclaan nin eey hesho unbeey rabtay

    markii lahelay laga qatay laga tagay baabkii ahaay baa lamariyay allaha soo sahlo kukele oo qaata

  • Filimaan badan oo hindiya ayey daawatay

  • dadkaan cml udhaqma dadoow viva jacaylka yaraanta dadka kugala qoftaan iyadoo yar ayaa indhaha loo furay naagna nindha ugu horeeya ma ilaawdo hadeey ilaawdana waa adag tahay siday ku ilaawdo (W) viva jacaylka

  • WanlaweynNet.... waxaan rabaa heystaan meesha lagahelaayo iyo fanaanka qaaday

  • maskin lakiin wax jaclaan ogaaa ninkaan argo waan jeclahay miyaa wa xeeda

  • maskin sorry

  • waawareey walee somalia way tagtay waxba iga dambeyee must go back to home loooooool

    i never seen somali person whoz talkin about their true love in public place caadi maho congratulations maryooleey

  • loooooooooool na iska amus wa bila jecl

  • walee tani way dhici kartaa in ay runteed tahay lakiin raga ayaa iska leh dhibtaa dumarkuna way lee yihiiiiii marka hala is wada khiyaamo lol ce lavie coup de voures ce sa le amour

  • maskin waye tan jacaylna wax kamataqano

  • kkkkkkkkkkkkkkkkk....walahi this thng is so hillarious....ksksks

  • That is not love, its called having a crash on someone.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more