inaalilaah war n8inka wata Somalifans wax kuma dhihi kari oo waxaan arkaa aqligaaga meesha uu la egyahay diintana soo baro cumar faaruuq aqoonta aan u leeyahay iyo kutabada aan karacan jiray waxaan filaa in aadanu laheen , teeda kle aan kaa qan ciyo marka aad leedahay ma isku qabiilaa sag iyo sheeq shariif sxb maahan cumar faaruuq waa shiiqaal balse qawiil mahan waa caalim ama sheeq somaliyeed oo aad diinta iyo axaadiista ugu xeel dheer balse adiga maxaa tahay teeda kale ilaahaga unoqo
Stop killing innocent ppl of the name of the Islam if you are a real Muslim pls enough is enough BUTCHER from Somalia......Iraq.......Yemen.... etc etc etc to Afghanistan!!!
iaalahay ha u danbi dhaafo shiikha qayrbadan buu somalida utaray waana caalim laakiin hada ra'yigiisa buu ka hadlayaa ra'yina diin maaha. shiikhuna waa cajiib qofwalba waa soo dhaween oo madaxweyne noqday marka laga reebo cabdullahi yusuf oo wuxuu uga gedisanyahay aysan jirin kuwa shikhu leyahay hala tagero. mida kale shiikhul caziiz waa iga cilmi badantahay laakiin miyayna dhalinyaradu cilmi yeelan karin. wadanna xoogiisu akhligiisu xukunkiiso dhalinyaro kama maarmo. ALLAHA kuu danbi dhaafo
cabdulahi yusuf ilaah aya dib u dhigaye ma adaa horay u digi karaa war bal waxaan eega qurun sanaa cumar faruq ma isku qabiilbaa ku lahaa duli ala ku bad
somalifans jaahil ayaad tahay meel walbana qabyalada lama keeno cabdulahi yusu iyo sharif isku mid mahan tan kale cumar faruuq afka ka jeedi tan sadexaad makaka waa nabiga scw meeshuu ku dhashay so haa qofka joogaa kan kale wuu ka fadli badan yahaye ogoow jaahil dhaga dheeer
maansha'allah Ilaaahay ha xafido culimada meelkasta ay joogaan (amiin)
Dadkaan culimada wax ka sheegaya waxaan dhihi lahaa ilaahay ka cabsada,yowmul xisaab ayaa idin sugaysa,ma waxaad u malaysaan waxaad soo qoraysaan in aan la idin qorayn,culimada wax ma yeelaysaan laakiin aakharadiina ha iska ga ciyaarina
towba la imaada in taad wakhti haysataan
Hilibka culimada (xanta) waa danbi aad u wayn ilaahay ayaan ka magal galnay..
Teeda kale, sheekha wuxuu ka hadlaayo markii uu sheekh shariif uu fiicnaa oo madaxweyna loo soodoortay, oo islamic courts uu kujiray, ma aha hada markii u is badalay.
Oday Cumar Faruuq waxan oga isaga oo dhaha Cabdullaahi Yusuf Waa murtad, ee shariifka sababta u murtad u orran diidan maxay tahay mise waaa isku qabiil, mida kale Makka mukarama hadii u joogo ma dadka ayuu ka fadli badan yahay yaab, ilaa isirkagu hadu jaahli yahay weliga kama baxdo jaahilnimo .. Nabad iyo barwaaqo ummada xalaasha ah
Sh cumar faaruuq kama hor iman dawladii c/laahi yuusuf bilowgeedii hore...weliba wuxu bbc ka sheegay in la taageedro dawladii c/laahi yuusuf isagoo sheegay in dhalinyaradu iska illaawaan dagaalladii ka dhacay Bosaso iyo kismayo. Marka ilaahay khayr ha siiyo si uun buu xalka somalia u raadinayaa. sidaa darteed wadaadka ha la maqlo inta uu jidka allah ku soconayo,, salaama alaikum
dad baa qeelin doona koleey aniga sheekha ma ceyn lakiin labadaas nin waxa uu ku kala fadilay oo gaarsiisay heer midna gaal lagu shego midna la yirahdo asmucu wadaaca ayuu ;leyahay wax ay kulakal badalanyihiina aan la arag baan rabaa inuu ii shego waxa ay kukala badalanyihiin.
aniga c/alahi hala deeco ayaan lahaa shariifkana kaba siidaran oo nin dhalinyaro wadaadna ah marka isagana hala deeco oo dagaalka hala joojiyo ayaan leyahay .
dastuurkina waa kan shariifka lagu dhariyay oo aad leedahay halagu adeco marka maxaa is badalay mise qabiilki somalidaa kusoo garay .
koleey aniga shariif iyo c/lahi yusuf wax ay ku kala duwanyihiin ma aqaan oo kana hala adeeco loo yiri kan waa gaal loo yiri ileen kursigi unbaa ukala badalanee hadaa clahai ku galeysiisay galuu wadanka kenay galadi waa joogaan hadaa ku galeysiisay dastuur sida dadka qarkiis isagana lama badalin labadoodana waaku dharteen marka maxeey kukala duwanyihiin .
sh cumar faruq is right. he is atleast 78 years old, knows the condition somalia in right know. so, what are these poeple who are calling sh shariif as murtad and bath tings, to support the new government.
aamiin aamiin aamiin
yusra107 9 months ago
ilaahow kuu naxariiso waa soomaali asal ah shiikhan ilaahey janadii ha geeyo fahma marka hore intaydinaan hadalkiisa durin wuxuu ahaa caalim iyo odey daacad ah insha,alaah janatul fardowsa ilaahey ha geeyo
carsanya 10 months ago 4
@carsanya aaaaaaaaamin
Muxsin2005 10 months ago
ilaahay ha ilaaliyo sheekh shariif c/nuur iyo sheekh cumar faaruuq iyo caalimkasta oo diina danaa kale u adeegsanaynin waxii culumada dhageysan laha aa la rabaa ???
maysaanc 1 year ago
inaalilaah war n8inka wata Somalifans wax kuma dhihi kari oo waxaan arkaa aqligaaga meesha uu la egyahay diintana soo baro cumar faaruuq aqoonta aan u leeyahay iyo kutabada aan karacan jiray waxaan filaa in aadanu laheen , teeda kle aan kaa qan ciyo marka aad leedahay ma isku qabiilaa sag iyo sheeq shariif sxb maahan cumar faaruuq waa shiiqaal balse qawiil mahan waa caalim ama sheeq somaliyeed oo aad diinta iyo axaadiista ugu xeel dheer balse adiga maxaa tahay teeda kale ilaahaga unoqo
bcr551 1 year ago
amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin ilAHAY NA AQABALE
misssool 1 year ago
Stop killing innocent ppl of the name of the Islam if you are a real Muslim pls enough is enough BUTCHER from Somalia......Iraq.......Yemen.... etc etc etc to Afghanistan!!!
abercrombiecgn 1 year ago
iaalahay ha u danbi dhaafo shiikha qayrbadan buu somalida utaray waana caalim laakiin hada ra'yigiisa buu ka hadlayaa ra'yina diin maaha. shiikhuna waa cajiib qofwalba waa soo dhaween oo madaxweyne noqday marka laga reebo cabdullahi yusuf oo wuxuu uga gedisanyahay aysan jirin kuwa shikhu leyahay hala tagero. mida kale shiikhul caziiz waa iga cilmi badantahay laakiin miyayna dhalinyaradu cilmi yeelan karin. wadanna xoogiisu akhligiisu xukunkiiso dhalinyaro kama maarmo. ALLAHA kuu danbi dhaafo
macaanjecel1 1 year ago
Cilmiga waa mid, ra'yiga shakhsigana waa mid kale. Taladaan uu sheekhu soo jeediyay ma diin waxyo ah baa mise waa ra'yigiisa? Ma inoo bannaan tahay inaan sheekha khilaafno haddii ay ra'yigiisa noqoto?
Asxaabta ayaa nabiga nabiga SCW waydiin jirtey yaa Rasuulullaahi ma waxyi baa taladaadan mise waa ra'yi iyo xeelad dagaal.
Maanta waxaan aaminsanahay in uu sheekha ra'yi ka duwan in uu leeyahay. Allah ha ina sugo.
Amqina 1 year ago
manshaallah ilahay hanoo xifdiyo shuyuukhdeena sharafta badan.Waxaa la yaab leh in maanta wiilal yaryar oo cid wax bartay ama ay u shaqeyan la aqqon in ay daadinayan dhiiga muslimka iyagoo jihaad nooga dhigaya.alshabab iyo xisbiga aweys waxay ka leexdeen jidkii nasteexada islamka inshaallahna u suura galimayso ka talinta Dalka somaliya oo dhan sida ay noo dhibeen dhulka ilahay ha ula gooyo.
qaranradiye 1 year ago

somalifans iskibri cadaabka alle ayaa ku kibir bixin doonee daanyeeeeeeeeeeeer
daazzii87 2 years ago
cabdulahi yusuf ilaah aya dib u dhigaye ma adaa horay u digi karaa war bal waxaan eega qurun sanaa cumar faruq ma isku qabiilbaa ku lahaa duli ala ku bad
daazzii87 2 years ago
somalifans jaahil ayaad tahay meel walbana qabyalada lama keeno cabdulahi yusu iyo sharif isku mid mahan tan kale cumar faruuq afka ka jeedi tan sadexaad makaka waa nabiga scw meeshuu ku dhashay so haa qofka joogaa kan kale wuu ka fadli badan yahaye ogoow jaahil dhaga dheeer
daazzii87 2 years ago
waxaan u malaynayaa cilmigu waa muhiim, laakiin aragtida iyo khibraduna waa shay kale oo muhiim ah, tusaale ahaan markaad taariikh nololeedk asxaabta dib u eegto waxaad arkaysaa qaar badan oo cilmi lahaa oo qaar kale oo ka cilmi yaraa hogaan looga dhigay, sida khaalid ibnu waliid, isagoo ay jiraan kumanaan ka cilmi badan kana hor islaamay, ayaa hadana nebi mohamed oo nool koox la, dirayay hogaamiye looga dhigay,
sNeakyfoX09 2 years ago
waxaan u malaynayaa cilmigu waa muhiim, laakiin aragtida iyo khibraduna waa shay kale oo muhiim ah, tusaale ahaan markaad taariikh nololeedk asxaabta dib u eegto waxaad arkaysaa qaar badan oo cilmi lahaa oo qaar kale oo ka cilmi yaraa hogaan looga dhigay, sida khaalid ibnu waliid, isagoo ay jiraan kumanaan ka cilmi badan kana hor y in nebigu lcumarna yidhi hala la,laayo, ilaahay waxuu aayado ku taageeray go,aankii cumar. nebi maxamed csw, iyo go,aankii abubakarna waa la, canaantay.
sNeakyfoX09 2 years ago
maansha'allah Ilaaahay ha xafido culimada meelkasta ay joogaan (amiin)
Dadkaan culimada wax ka sheegaya waxaan dhihi lahaa ilaahay ka cabsada,yowmul xisaab ayaa idin sugaysa,ma waxaad u malaysaan waxaad soo qoraysaan in aan la idin qorayn,culimada wax ma yeelaysaan laakiin aakharadiina ha iska ga ciyaarina
towba la imaada in taad wakhti haysataan
Hilibka culimada (xanta) waa danbi aad u wayn ilaahay ayaan ka magal galnay..
Ilaahay xaqa hana waafajiyo
Rumaysa144 2 years ago
@Rumaysa144
Aaaamin
Muxsin2005 2 years ago
ameen ya allah
DUFAAAN 2 years ago
meesha yaa cilmi badan ma taagna??sheekhuna inuu yiraahdo sheekh shariif cabdi nuur cid ku nhaysata cilmi majirto waa laga fiican yahay..waan ognahay oo giddigiin waa wada culumo ilaahna khayr giddigeen hanawada siiyo? balse qof walboo wax yaqaaan cilmi qof kasii yaqaaan ayaa jira ..cilmiga quraankuna ma dhamaado..balse walaalahyga culimadaa iyo caamadaa ee soomaaliyeed kitaabka alle scw haloo wada noqdo sifiicana haloo barto tafsiirkan 6 biloodna kuma eeka cilmiga quraanka kariimaa?????
daadah73 2 years ago
daadah sxb wa runtaa cilmiga quraanka ma dhamaado waase lakala badiyaa, waxay u baahan tahay barasho qaas ah iyo cilmi baaris qeexan, gidigeena culumo ma wada nihin oo heer kas laguma gaaro sheegasho iyo dhalanteet, waxay u baahan tahay samir badan iyo dadaal nasashada ku diima, diintana cilmi ka sareeya dunida ma jiro, waayo wa cilmi ku xiran AXADKII uumey wax kastoo ishaada qabato iyo waxaysan arkin, sidaas awgeed walaal ha yareesan culimada iyo heerkey mushtamaca ka joogan.
Muxsin2005 2 years ago
qawaarijta casriga ayaa tahay. waryaa ma culimo wax loola noqdo baanan laheyn maxeytahay cilmigaan aad u diidan tahay sh. Cumar Faaruuq iyo Shariif cabdinuur hadeey cilmi ku dheereen qibrad ayeey ku dheeryihiin waa waxa la qiimeeyo taas. hadaad cilmiga aad taqaano wax kusoo dhaqin ama aadan waayo usoo joogin dameer malab saaran ayaa tahay
juxaaa 2 years ago
@daadah73 waryaa sheekh shariif muusan dhihin, shariif cabdunuur buu yiri. shariif cabdunuur waa culamada oogu waaweyn ee Somalida. ha isku qaldin sheekh shariif iyo shariif cabdinuur.
Teeda kale, sheekha wuxuu ka hadlaayo markii uu sheekh shariif uu fiicnaa oo madaxweyna loo soodoortay, oo islamic courts uu kujiray, ma aha hada markii u is badalay.
Gutsyndicate 11 months ago
Oday Cumar Faruuq waxan oga isaga oo dhaha Cabdullaahi Yusuf Waa murtad, ee shariifka sababta u murtad u orran diidan maxay tahay mise waaa isku qabiil, mida kale Makka mukarama hadii u joogo ma dadka ayuu ka fadli badan yahay yaab, ilaa isirkagu hadu jaahli yahay weliga kama baxdo jaahilnimo .. Nabad iyo barwaaqo ummada xalaasha ah
somalifans 2 years ago
Makka mukarama waa meeshuu Rasuulkeenii Suubanaa(SAW) uu ku noolaa kuna geeriyoodey meel ka fadli badan dunida kuma taalo, culimada aflagaadada kadaa, wax fiican sheeg ama iska aamus...!!!
Muxsin2005 2 years ago
Maansha Allah, Sh. Cumar Faaruuq yaa ka cilmi badan. I wish dadka oo dhan in asaga oo kale ahaadaan. Ilaahey ha geeyo Janadiisa misa ugu sareysa. Ameen Yaa Rab!
Xisbullaah 2 years ago
Shiikh waa shiiq fiican !
i luv him !
GabarPuntland1991 2 years ago
Sh cumar faaruuq kama hor iman dawladii c/laahi yuusuf bilowgeedii hore...weliba wuxu bbc ka sheegay in la taageedro dawladii c/laahi yuusuf isagoo sheegay in dhalinyaradu iska illaawaan dagaalladii ka dhacay Bosaso iyo kismayo. Marka ilaahay khayr ha siiyo si uun buu xalka somalia u raadinayaa. sidaa darteed wadaadka ha la maqlo inta uu jidka allah ku soconayo,, salaama alaikum
Aliyare501 2 years ago
Hada hala dagalamo miyaa rabtay !?
,s that what u wan,t !
Dagaal cidna ma rabto !
am supporting Shiikh Shariiif !
GabarPuntland1991 2 years ago
Puntlander1, sxb Sheekh Shariif iyo Cabdalla Yusuf waxee ku kala badalanyihiin waa wax iska cad, ee is yeel yeelka iska daa.
waxyaabo badan ayee ku kala duwan yihiin waxaana ka mid ah haddaan hal tusaale ku tuso
Cabdullahi Yusuf xabashi buu dalka kusoo hogaamiyay, Sh Shariifne wuu ka saaray dalka xabashidii.
Marka Sheekh Cumar Faruuq (Allaha xafidee) wax aadan adiga ogeen buu ogyahay, hadeey cilmi diini iyo waayo arag nimaba ahaan laheed, mahadsanid.
Heridiid 3 years ago
dad baa qeelin doona koleey aniga sheekha ma ceyn lakiin labadaas nin waxa uu ku kala fadilay oo gaarsiisay heer midna gaal lagu shego midna la yirahdo asmucu wadaaca ayuu ;leyahay wax ay kulakal badalanyihiina aan la arag baan rabaa inuu ii shego waxa ay kukala badalanyihiin.
aniga c/alahi hala deeco ayaan lahaa shariifkana kaba siidaran oo nin dhalinyaro wadaadna ah marka isagana hala deeco oo dagaalka hala joojiyo ayaan leyahay .
puntlander1 3 years ago
dastuurkina waa kan shariifka lagu dhariyay oo aad leedahay halagu adeco marka maxaa is badalay mise qabiilki somalidaa kusoo garay .
koleey aniga shariif iyo c/lahi yusuf wax ay ku kala duwanyihiin ma aqaan oo kana hala adeeco loo yiri kan waa gaal loo yiri ileen kursigi unbaa ukala badalanee hadaa clahai ku galeysiisay galuu wadanka kenay galadi waa joogaan hadaa ku galeysiisay dastuur sida dadka qarkiis isagana lama badalin labadoodana waaku dharteen marka maxeey kukala duwanyihiin .
puntlander1 3 years ago
hade culimadi shalay dagaalka idin galisay waakuwaas idin leh hala adeecoo shariifka marka dhibka joojiya oo raaca madaxweynaha ..
waxaan la yabay sheekh cumar faruuq maanta waxa uu leeyahay somali sideed malyan oo wada muslimiin ah waliba suni ah . cajiib shalayna markey xabshi jooggtay waxuu lahaa soomalidi gaaleey yeelatay marka gaalnimadu xabshi wadanka la keeno uunbaa .
hadaa shalay ku galeysiisay madaxdi wadanka galeey wadanka keneen hade galadi wali waa joogtaa
puntlander1 3 years ago
sh cumar faruq is right. he is atleast 78 years old, knows the condition somalia in right know. so, what are these poeple who are calling sh shariif as murtad and bath tings, to support the new government.
negaayesegaaye 3 years ago
Maanshalaah. yaa hadhay hadii culimadii waawaynayd ay ka hadashay sh shariif iyo wanaagiisa
negaayesegaaye 3 years ago
this is my favorite sheikh
MJG01 3 years ago 3