Added: 5 years ago
From: Banaaye
Views: 322,338
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (46)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkk cabdi haybe nin culus

  • the world goes forward but unfortunatly our country has taken down hill.. what people have now we had 20yrs back and what ppl have now .. we hav lost it...

  • @mizzilwaad true we are gonna be so behind if people in future want to back in time they just need to come to our country *Time Travel*.

  • I love Cabdi Heybe

  • abdi shaahle

  • Somalida aku maah mahaday '' Su'aal qaldan jawaab qaldan bay leeda'' islaanta xaafada hala bedelo ayay tiri , asna waxaa aw yiri '' Dee Alaabta hadii la Bedelo adiguna waad raaci, eleen isku marbaa timaadeene'' heheheh.

  • dadoow hesta kobaad magaceed?

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Abdi Haybe...........Alla maxaan u xiisay majaajilo-daadii..walee waxad tahay nin iyo badh. Horta weli ma nooshahay? If yes, xageen ka helaa cajalada-haaga cusub?

  • @SylacGirl WAXAAD KA HELI KARTAA WALAALO SWEDEN BUU JOOGAA HADDA if ya need his ruwayadahisa

  • kkkkkkkk abdi haybe noolow sxb waad xaraabe badan taheee kkk yara salaaxna inanta kkkkkk

  • Naagaha somalida over 90% waa aduun eeg waa caqli dumar waxay eegaan dhaldhalaalka iyo

    kolba shaqadaad hayso ma ogga in ilaahay farajka furo

    Sorry for somali women , they ara so naive..

  • @Dalwanaage lol u right bro

  • where can i see that riwaayad completly

  • somali faanbadanaa hadana meeshay seexdaan bay kuxaaraan

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkk

  • strightouttasomali dee hablohoo dhan ha isku wada darin idinkaba hada waxaad eegataan naag dibada ka timid qaar lacag eega iyo qaar dadnimada iyo jeceelka taageerana wuu jiraayee suuxee

  • dumarka somaliyeed kibir badnaa laakin....shaqada bay wada eegayaan intay eegi lahaayeen dadnimada iyo jecelka....u leeyahay ninka..

  • lol go uncle

  • ina adeereey i jecloow waxna ku gaari mayaan sidaan uun baad ahanaysaayeekkkkkkkkkkkkkk war yaarahee shahaan in aan ceeb uga dhaadhacayo waan garanaayey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk san u qoslaayey wan suuxay

  • ahaha plz and plz kirliga hanaga jabin ayada la isku halayn karee loolz... habla narabo waayi mayneeeeee cabdi haybe wish u best any whre u are !

  • abdi haybe the best comedian i have seen so fare after the Somalia civil war. i like this guy man... brother i will inshalah one day attend one of your up comin ruwayad..

  • banaaYe kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk daawaso wanaagSan? carabgajo maa tahay saxibow?

  • kkkkkkkkkkkkkkkk

    rageedi-

  • loooooooooooooooooooooool

  • walahi so funny mmmmm

  • loooooooool walahay waa nin rag ninkaas oo kale raba dee

  • loooooooool walahay waa nin rag ninkaas oo kale raba dee

  • cabdi haybe laambad..WALEE WAA RAGEEDI..god bles him

  • cabdi haybe iskadaa cidkaloo waxa uu kaqosliyay fanaanadiii lajilaysay, yaa salaam khatar cadiiim waa loodhashaa waxan niyow....

  • baratan istaagay kabaxsanaysaa

    shaahan bigeeyay ayay kaboodee

    maiyaan u go'aa

    ma kildhiga kala jabshaa

    ma hablahan wada nacaa

    dadoow ila tali

    hahahahhahhhahaaha

  • dudur you make me laugh hadee somaliland somali naga badiyaan oo anaga luuqadee ku hadalnaa somalai waxaan aheenaa wax waalan

  • cadi haye sahra cali both are somalilanders esp they are from hargeisa. abdi haybe he second commedy all somali frist boon hirsi ;

    ahahahahahahhahahahahah

  • somaliland ama jecloow ama nimoow waad ku qasbantihiin inaad afkeed dhagesatan inlee so maligay idka dadiyaane ileen kiina xigmad kuma jirtee

  • that s not funny wlahi somalida wax funny eh malaha damn it

  • Please inaadeer inanka jecloow!

  • soo funny ..haybee waaw ..have u ever seen isagoo mirqaansan we met tis guy and he showed us how 2 dance! very funny

  • What is this riwayad called?

  • Great entertainer natural actor waye Ina Haybe.

    cashaqaga awgi baryahan rashin man arage...gaajowdaye awga miyan baasto cuni wayeey...

  • Lol! Wonderful play,song, and acting. Big ups to whoever posted this.

  • this is some sick videov i beer funny when he is sin ging lools how he moves his face is world class!!!!!!!!!

  • muuse caaadi maahan. xagee kasoo aruurisay

  • siyasada iyo shekoyinka xun mesha ka sara. Somalidu wa mid, ninka english-ka England ku hadla iyo kan Australia wa isku mid...laxanka somalida ee wali lesku hesta wa jahilnimo.

    This guy is funny. crazy actor.

  • waaw waa ruwaayad wanaagsan wale somali rer woqoyi iyo rer koonfur maleh somali waa somaali

  • in adeer ilaah ban ku u dashi ii jeclaaw. ahahahah

  • Ina adeerooy i jeclaaw.KKKk

  • loooooooool, what a funny qaldaan.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more