Added: 1 year ago
From: BIGDREAMZ7
Views: 38,364
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (11)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • I'm going to play there in the future inshAllah!

  • TEEMBADA MACNAHISA MAKASYAAN AAKAHOREYSO KKKKKKKKKKKK SOMALI %98 WAA FOR TEENMO KKKKK GARABKINA LAH GALO WADNA CEBESEEN MUSIC ALAGUTUM OO CALANKAGA HADANA HALA QABSAN BANANKA OGA DHAC TEEMBADA WAA XAAL ADUUN WAXAY LAMIT TAHAY BEER BAAQATAY OO BALOWDAY KKKKKKKKKK

  • @nagaash144 lol @ garabkiina Allaha galo ... walaahi waa qoslay. Well said bro. Sxb Allaha namootiyo kuwaan, kasii daranke waa isla fiican yihiin. Teembada macnaheeda in la bartaa ka horayso dheh kkkkkkkk... wax badan in labaro ay u baahan yihiin kuwaan.lolz

  • Soomaalida hadda jirta (I mean young generation) ka waxay u baahan yihiin in si fiican loo baro heesta calanka Soomaaliya iyo sida teembada music geeda loo galo ama loola qabsado. Hadda akhyaartaan waa na ceebeeyeen... way iska qaylinayaan music ga lama haystaan. it is a shame and so embarrassing indeed.

  • hahaha mobilkisa ayaa intaas qaday marka miskiin waye ka booti wana dadaalay haduu intaas dubay lol

    by

    rer västerås

  • Aniga waxaa ciil iga hayaa ninka nasiibka u yeeshay inuu ciyaartaan daawado oo hadanana 17 ilbiriqsi soo duubaaya aniga waan iska ogaa in laga badinaayo laakiin ma is deheyn sidaaanay wax iska difaacaayaan 3 gool waa ok masarna waa dal wayn oo laga baqo tobobaraha hada u haaya U17 wa ninkii koobkii African Cap of Nations wax ka qaaday 1986 kii oo lagu qabtay masar marka anagana waan isnaqaanaa marka waan soo kabsan doona inkastoo aanaan waligeen meelna aanaan gaarin kuwii hore iyo kuwanba

  • i cant watch this ,,,its soo embarrasing

  • @aisha5939 why is it embarassing?

  • Ciyaartu waxa ay ku dhamaatay 0:3 oo soomaaliya looga badiyay gooalsha oo dhan waxa ay dhasheen ciyaarta qeybteedii hore xulka soomaaliya waa la gaaday laakiin ciyaarta inteedii dambe waxba waa laga dhalin waayay iyaguna wey dhalin waayeen laakiin dhib ma lahan hadii ay kenya soo garaaceen iyagana masar ay ka badiso masar waa dal caan ku ah kubadda cagta oo qarasha badan uu uga baxo dalkoodana ay nabadi ka jirto.

  • come on man please video gii aaway meeqayse ku dhamaatay pls

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more