Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (11)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Horta Hadalkaagu waa mid sax ah 100%, laakiin maka jawaabi kartaa suaalaha ah Maxay shabaabku u banneysteen dhiigga shacabka ? maxay u gaaleeysiiyaan cid kastoo aan iyaga la jirin ? Maxay u daadiyaan dhiigga muslimiinta gaaladana ay madax furasho ugu doontaan ? Idinkoo kari kara inaad dadaka soojiidataan dabadeedna aad xukunka sidaas ku qabataan maxaa idinku kalifay inaad qori caaraddiis adeegsataan ? Rabbi umadda ha idinka qabto. ma rabno Shabaab iyo Suufiya toona, dariiqa toosan rabboow na tus

  • @hanadka1 sax sax sax

  • suuufiyah ilaahay adduunkan hadhaafiyo .sheekh xasaana ilaahay ha xafido.lkn somaliyeey kolkii horeba qudhun iyo dad fiican oo ahlu tawxiid ah ayaan isugu jiray aynu ukala baxno mushrikiin iyo mu,muminiin,,,,,,suaal dhamaan??? ma ilaahay ayaa la baryaa mise dad kaloo la baryi karaa jira??? hadaad qabto in cidaan alle ahayn aad baryi karto ..aayada 3 aad ee suuratul faatixa soo fasiro oo laftiga aayada akhri,,waxay dhahayaan nimankanina dhagaysta ilaahay ma ehehee rag ayay baryayaaan!!!!!

  • happysamira2 alle ka cabso waa maqashey waxay suufiyada kuhadlayaan, mashaki baa kaaga jira . soo baro diinta soo aqriso kitaabu tawxiid iyo caqidada.

    waxaa allaha weynkaaga baryayaa inuu alle ku so hanuuniyo

  • mr sam 253 qoraalkaaga lama fahmaayo cadeey bro

  • ISTAQFURALLAH war ninka inleen waa nin fog

  • xafidakalah sheikh xasaan xuseeen

  • @savana866 waxaan marqaati ka caaya hadii uu yahay wiilkan qofka saas dhahayo ama isaga ayaa ah kaal cad mise iyaga

  • balaya inkudhacday wahabiyoayaga gaalo ah subxanalaah wale ilahay ayaa kuyaqaaan

  • Sh Xassaan Xuseen ilaaah adiga ha ku soo hanuuniyo

  • scw akhi muxaadaradan oo dhamaystiran intee laga helaa jazakalah.....??????

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more