Waa hees qatar ah, Abdihakim has a great voice. I don't know why some folks always resort to qabiil biz. He is a Somali, that alone is enough, thus judge his voice or his lyrics, but stop with the clan cards, it is demeaning. No wonder our country is in such a turmoil, and after 20yrs, some of you still haven't learned jack shyte! wax iskula hara, you ignorant mofo! Support Somalis no matter what qabiil they hail from. I can't stand this SL this, PL that, or Xamari this, bs. It has to stop.
abdihakin saxib mabruuk ayaan ku leeyahay cod wanagsan iyo heeso aad adigu samaysay sida wajiyo xunta hadad hees dadleeyahay qaadi lahayd kuma jeclaadeen laakin wan jeclahay they way you start fanka thanks god
@Sol009 lol, the stop your briliant lies , kenya airways,,, the pride of africa,,,, and the kenyan sonis not president of america but the whole world including your dusty ethiopia plus just concluded kenya's refrendum the most transparent in the universe headed by a 35 years old young somali man. kenya the african touch.
RAANIN ...........an all you ppl please dont hate fanaan a qabiil ...fanaan, doctor, sports man or woman, dont have qabiil. u guy's get a life stop qabiil shit every where u go is qabiil my god. qurbo joogta you go see hargeisa bosaaso ilaa kismaanyo qabiil done finish. u guy's in qurbe are behind way back son.
excuse me ...somalidan idiot ka wan ka yabay meel kastas somaliland la daba dhigey ...saaxiib somaliland imisa fanaanoo ka oo ka quruxbadan oo ka cod macaan ayaa ka dhashay fankaba iyagaa idin barayee reermiyow .....mj ayeey meel walba la tagan yihiin ...fucking qabiilstiin ...hanagu dirin fananiinta qabiilka ka daayo ..qabyaaladbaa idin googaysay somalaaay
waryaaya heesta waxba ha isku mashquulina ninka leh waa la og yahay inuu C/xakiin xaashi leeyahay uxuuna u qaaday nin sxb kiisa xaaskiisa arooskiisa ayuuna u soo saaray laxankana waxaa saaray iidle faarax gaas daacad waa tuug heesna ma laha
loool.....sorry boo but this is my adheer....and he is not a somalilander.....rather nin ah majeerteen oo ka ah cumar maxmud oo ka ah reer khalaf.....do u want me to keep goin coz i can
c/xakiin xaashi sxb nooloow dadka caynayana waxaan leeyahay waa habro masayrsan ninkaan ma helaysaan waligiin 2bo xaas buu leeyahay oo caruur u haya marka hadaa niman tihiina horumarkiisa ma helaysane ha is waalina sxbayal wiilka heestiisa ama daawada oo ku raaxaysta ama hadaydaan rabin ha dhagaysanina any way go raaxeeye viva pld
heesta waa shidan tahay iyo codkaagaba bro laakiin daacad from neirobi na waan dhageeystay asaga oo qaadaayo heestaan yaaleh original iam fan from london
in lagu heeso oo walibana lagu luuqadeeyo afka-soomaaliyeed iyo dahabnimadiisa waa wax aad u fiican, LAAKIIN inaad qabyaalad ay kaaga dhegto, walibana afka ku taagtid Soomaali kale sidii adiga oo ay ilbaxnimadu kaa soo hoobatay, waa daboolenimo dhinacwalibaa daboolenimo ka ah. marka, adiga haddii aad ilbax tahay, waxaad sameysaa hal arrin oo kaliya. ma soo bandhigi kartaa waxqabadkaaga ee ku aadan Dadlweynaha Soomaaliya, ma yahay mid dhaafsiisan dabo laga ursado shisheeye?????
compare the same song by dacaad in nairobi, i think both the gentlemen are above average but i could give dacaad a better marks, all the same they should be grateful to my great uncle who composed this song.
KaRaaMa_ fat-jow kk sxb caada weeye sxb aad isku reer MALAYA-UNIVERSTY aheeden waxa uu kujiraay BUDHCAD-FANEEDKI habeenki raaxeeye. dee quruskoodina waatii loo tuuraay oo ma waxbaa laga heysaan karayaa kolay adigana wax kasoo gaadhe
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk waar inamadaaaan yar yar ee reer kl miyaana arday ahayn ma waxay is moodeen jaaliyad waa maxay tumashada iyo fanaaniinta loo yeedhanyaa 200 USD ayaa loo soo diraaye waaa laga goynayaa waxaaba ku filnaanaysa 150 USD marhadii 50USD ee kale tumasho ku baxdo iyo xaflado
lol shukri nagtiisa ma ahan mar hore ayey kalatageyn, ee duqa wuxuu qabaa gabar wadaad ah walahi, laakinse ninkaan nin naxa ma ahan sanad kasto kenya ayuu adaa ukasoo gursada marka shukri waxey aheyd naagaha ukugursada sidaas.lakin bahweynta waligis mafurin waa wadaad ilahay ka cabsato.
masha allah fanaankan caadi ma aha,habeenki ciida ee KL waa laga qayliyay..wuxuuna noqon doona fanaanka kaliya ee somaliyeed,c/xakiin wishing u the best, waa maxamuud yare
omg my adheer...lool...hey yall this is my adheer...my god i swear his first song he sang at my older sis wedding when he came 2 america for the wedding n i promise every1 one was speechless in st louis...adheer nice job....inshallah am so coming to australia next summer....luv u say hello to the kids for me...and aunty layla...ladies srry he's already married
OMG U R SOOO HOT wow beautiful voice thanx for the awsom song and thanx for using my name it feels good to hear that. I will play this song at my wedding.. :)
cadi mahaan abdihakim raxeeye
zaakiicade 2 months ago
xasta wa jaylaxey
asha12338 5 months ago
Abdixakiim hashi..
bangobasbaas 6 months ago
niseeeeeeeeeeeee sweet tune
malaak1 9 months ago
ohooooooooooooow cabdi xakiin xaashi raaxeeye jaa maxad kaqay gasahay biliqaladii.. fanka ....kadaa sxb waxa tahay fanaan codmacaan oohada soobaxaya kumana haboonid taa mudane heeskan waxa hore uqaaday cabdi rashiid gacmadheere ama cabdi rashiid daaacad..laylaaaaaaaaaaaaaaaaay
bashka285 11 months ago
my abtii gota goin on..da best singer in melbourne...raxeeye datz wasupp..love uu abtiiiii
MISZINMJ 1 year ago
lixdinkii xoriyadaay
f49218 1 year ago
Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw ,Walaal halkaas ka wada, fanaanta wa soo badanayaan waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw,
MsHalling 1 year ago
Waa hees qatar ah, Abdihakim has a great voice. I don't know why some folks always resort to qabiil biz. He is a Somali, that alone is enough, thus judge his voice or his lyrics, but stop with the clan cards, it is demeaning. No wonder our country is in such a turmoil, and after 20yrs, some of you still haven't learned jack shyte! wax iskula hara, you ignorant mofo! Support Somalis no matter what qabiil they hail from. I can't stand this SL this, PL that, or Xamari this, bs. It has to stop.
Suadg 1 year ago
Comment removed
Suadg 1 year ago
he is not abdihakim Ibrahim he is Abdihakim haashi
harsons 1 year ago 4
Farxiyo Abshir.
Are you Abdihakim Ibrahim Aden? from Hagadera Refugee camp?
SomalianLayla 1 year ago
man he is sooooo sexy
somalikaliya 1 year ago
muusigaa deg deg ah Raaxeeye you Rock please keep posting more videos i love you
MISSHERMAN2007 1 year ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk belo kula cood xumatay
10sahra 1 year ago
wow wow waxaasbaa halyeey ah waa wiil aad aad u cod macaan waxaan odhan lahaa wow wow maansha allaah,
SALUUGLA12 1 year ago
Comment removed
Anisaborwn 1 year ago
abdihakin saxib mabruuk ayaan ku leeyahay cod wanagsan iyo heeso aad adigu samaysay sida wajiyo xunta hadad hees dadleeyahay qaadi lahayd kuma jeclaadeen laakin wan jeclahay they way you start fanka thanks god
zakaria6037 1 year ago
@123harfeysa what are you talking aboutg bro???
lovesagal 1 year ago
waa fanaan cod macaan oo aadne uqurux badan cabdi xakiin nolaaw madama aatahay fanaan soo maaliyeed
iimaan100 2 years ago
the finest people, u bring everything into qabiil.
that is why kenyan man's son is president of America and Ethiopia runs Africa's number1 Airlines. world class Airlines.
nothing for our young to inherate.
Sol009 2 years ago 6
@Sol009 lol, the stop your briliant lies , kenya airways,,, the pride of africa,,,, and the kenyan sonis not president of america but the whole world including your dusty ethiopia plus just concluded kenya's refrendum the most transparent in the universe headed by a 35 years old young somali man. kenya the african touch.
samatar44 1 year ago
RAANIN ...........an all you ppl please dont hate fanaan a qabiil ...fanaan, doctor, sports man or woman, dont have qabiil. u guy's get a life stop qabiil shit every where u go is qabiil my god. qurbo joogta you go see hargeisa bosaaso ilaa kismaanyo qabiil done finish. u guy's in qurbe are behind way back son.
WARYAA777 2 years ago 5
@WARYAA777 I LIKE THAT SAXIIB
MrSOOFE 2 years ago
@WARYAA777
MultiKaamil 1 year ago
excuse me ...somalidan idiot ka wan ka yabay meel kastas somaliland la daba dhigey ...saaxiib somaliland imisa fanaanoo ka oo ka quruxbadan oo ka cod macaan ayaa ka dhashay fankaba iyagaa idin barayee reermiyow .....mj ayeey meel walba la tagan yihiin ...fucking qabiilstiin ...hanagu dirin fananiinta qabiilka ka daayo ..qabyaaladbaa idin googaysay somalaaay
raaniin 2 years ago
Comment removed
lovesagal 2 years ago
Comment removed
lovesagal 2 years ago
screww thosee retardz dat finkk every gr8 singer is somalilander..sorry but abdihakinn is reppin MJ'z......................dis video is so awesom3
MISZINMJ 2 years ago
Yeelkeed waryaa wiilka hanaga caayin somaliland mahane waa wiil reer khalaf reer cigale lafta geela kala badha
habarkuuleey456 2 years ago
DaganCadey lol Keepit up majeerteen cumar maxamuud farax shirwac lol cabdi xakiin xaashi daqare magac laga maskiin maahan
habarkuuleey456 2 years ago
ooh my song layla heestu aad ayeey u macaan tahay wiilka qaadayana wuu qurux badan yahay masha allah alayacisak ..What a Nice Clipp
bogaad09 2 years ago
xayawan yahow aamus hestan waxaa alifay Ahmed taajir laxankana waxaa u saray jabarti waxaana ku luuqeeyay markii ugu horaysay Abdihakin dabadheere
diibag22 2 years ago
Comment removed
diibag22 2 years ago
waryaaya heesta waxba ha isku mashquulina ninka leh waa la og yahay inuu C/xakiin xaashi leeyahay uxuuna u qaaday nin sxb kiisa xaaskiisa arooskiisa ayuuna u soo saaray laxankana waxaa saaray iidle faarax gaas daacad waa tuug heesna ma laha
horumar 2 years ago
hahaha reer australia waa dalaceen keep it up ,i like the song who sing the song first doesn't mater these days every sings wht aver they can sing
wardiina1 2 years ago
Cabdihakiim raaxeeye a true somalilander representing booooooooy!
YEELKEED 2 years ago
loool.....sorry boo but this is my adheer....and he is not a somalilander.....rather nin ah majeerteen oo ka ah cumar maxmud oo ka ah reer khalaf.....do u want me to keep goin coz i can
DaganCadey 2 years ago
lool..i kno him too..tell him gurl...
Cadeey87 2 years ago
Heestan waxaa iska leh cabdi xakiin xaashi daacad ma lahan ninkan qadya aya iska leh waxaa uuna u qaday walshiis layla daacad hees ma lahan aroosyada nairobi ayuu ka hesaa kaliya laxanka waxaa saray iidle farax gaas nairobi markaa qof aan lahayn dusha ha kasarina sxbayaal hadii cid ay wax xadeyso daacad ayaa wax xaday
puntsocialworker 2 years ago
Heestaan Originalka Waxaa iska Leh Daacad Waxaana Musica Nairobi ugu Tumay IDLE FAARAH GAAS Marka Waxaa wax Soo Xaday RAAXEEYE
taalowayne 2 years ago
NO1 CAR3ZZ...ABDIHAKINN MADE IT BETTER..SO GET SCREWED YEH,c0z ma uncle is 2 gud...........n btw no1 askedd 4 itz history...........move onn
MISZINMJ 2 years ago
fadlan hanaloosheego cida originalka iska leh?DAACAD from NAIROBI waa qaadaa (kuluuqayyaa )marka yaa iska leh.
abdijabaar2 2 years ago
Comment removed
Luulagirl 2 years ago
Layla Heestan Caadi Mahan Waa Hees Aad U Wanagsan Oo Macaan Masha Alle Sii Wad Fanka Wa jirtaaye
aqbariya 2 years ago
Cabdi you should come to USA ;)
MISSHERMAN2007 2 years ago
c/xakiin xaashi sxb nooloow dadka caynayana waxaan leeyahay waa habro masayrsan ninkaan ma helaysaan waligiin 2bo xaas buu leeyahay oo caruur u haya marka hadaa niman tihiina horumarkiisa ma helaysane ha is waalina sxbayal wiilka heestiisa ama daawada oo ku raaxaysta ama hadaydaan rabin ha dhagaysanina any way go raaxeeye viva pld
horumar 2 years ago
waxaan ahay daawade. and I like the song. lakin waxan is iri inan dadka ogeyssiyo sida hestu ku timid thats all. no offense to the singer
Runyaqaan 2 years ago
maya ma ogi laakiin adigu maxaad ahayd bro?
nadwajay 2 years ago
hesta waxa qoray Mahamud Ali Rinji codka iyi musikana waxa u sameyeye Abdinur. u didnt know dat did u?
Runyaqaan 2 years ago
lovely song keep up bro, sista from london
bushrayarey 2 years ago
iga raali noqo hadaan su aal xun aan ku weeydiiyay bro
nadwajay 2 years ago
heesta waa shidan tahay iyo codkaagaba bro laakiin daacad from neirobi na waan dhageeystay asaga oo qaadaayo heestaan yaaleh original iam fan from london
nadwajay 2 years ago
great song and good music. well done saaxiib. your brother from Minneapolis,MN
kayz22 2 years ago
ninkani afkii hooyo ayuu ku luuqadeynayaa, waana wanaagsanyahay
generalwow 2 years ago
in lagu heeso oo walibana lagu luuqadeeyo afka-soomaaliyeed iyo dahabnimadiisa waa wax aad u fiican, LAAKIIN inaad qabyaalad ay kaaga dhegto, walibana afka ku taagtid Soomaali kale sidii adiga oo ay ilbaxnimadu kaa soo hoobatay, waa daboolenimo dhinacwalibaa daboolenimo ka ah. marka, adiga haddii aad ilbax tahay, waxaad sameysaa hal arrin oo kaliya. ma soo bandhigi kartaa waxqabadkaaga ee ku aadan Dadlweynaha Soomaaliya, ma yahay mid dhaafsiisan dabo laga ursado shisheeye?????
generalwow 2 years ago
waa wajiya xun ala maxuu is karaama dareeyay bidaar waynahay suuruhuu kaga daray marax
Siinaaay 2 years ago
war waaxey dee waxaad meesha ku heysaan maalaa yacnii baad heysaanee
halaga dhaco fanaanka
karaama7 2 years ago
war ma wajiya xunta ayaad isku heysataa waaba laga faanaaye
baabaa20 2 years ago
thats ma uncle...tooooo gud....
gangstaliciousz96 2 years ago
islaanta qaylinayso aniga ha laygu daayo aan barka kala baxee intaa hadeey isgaran weyday waa lagara naaye.
cules19 2 years ago
curadkii xaashi farah baan ahay walaaley adigu maxaad tahay gacaliso anisaborwn
Drogba424 2 years ago
abdihakim haashi aniigana abdiaziz hashi mashallah wallalo
Drogba424 2 years ago
woooooooooooooooowoooooooooooow
wooooooooooow
woooooooooooooooooooow
somalilangirl 2 years ago
warya thats ma uncle u talking bout
Anisaborwn 3 years ago
keep it up, i love your music yaa salaam!
MISSHERMAN2007 3 years ago
karaama naga daa hee xataa....xogaaa ima soo garsiineysid miyaaa sxbow
suldher 3 years ago
walaalay aflagaadadu wayreeban tahay qof aadan gaARI KARIN WAXBA LAGAMA SHEEGO.MHF
Drogba424 3 years ago
compare the same song by dacaad in nairobi, i think both the gentlemen are above average but i could give dacaad a better marks, all the same they should be grateful to my great uncle who composed this song.
radsama 3 years ago
Allah kan camal kebadheeyda mabaro
buurhakawa 3 years ago
This guy is so stupit so immature n he chases young gurls.
buurhakawa 3 years ago
ha ha ha soooooooooo funnnny
lilsaf 3 years ago
asiajaya sxb qarsh kii dhan adigaaba afka u dhigtay dee inaga wax yar baa inaga soo gaaray adaana laguugu eedeeyay inaan qaadatay dee waxaas is ka daa waxaa inoo balan ah shakshan 14 iyo mar kii lafuro jaamaca sxb
karaama7 3 years ago
Yeah.. raaxeeye u did well man, and all the students from malaysia wishing u coming back soon bro.
i appriciate that u are talent. but still ur friends saying u come back abdihakim with warmly. Esp reer Utama.
Siinaaay 3 years ago
KaRaaMa_ fat-jow kk sxb caada weeye sxb aad isku reer MALAYA-UNIVERSTY aheeden waxa uu kujiraay BUDHCAD-FANEEDKI habeenki raaxeeye. dee quruskoodina waatii loo tuuraay oo ma waxbaa laga heysaan karayaa kolay adigana wax kasoo gaadhe
asiajaya 3 years ago
war mustafe dee waran hee maxaad heysaa
asiajaya na waad la baxday
habeen dhaweedna raaxeeye baad kl keen tay
oo aad dhalin yarada lacag uugu cuntay
war ye waxaad ku socoto is kadaa dee waa iga waano
by_ugaas kaaga
karaama7 3 years ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk waar inamadaaaan yar yar ee reer kl miyaana arday ahayn ma waxay is moodeen jaaliyad waa maxay tumashada iyo fanaaniinta loo yeedhanyaa 200 USD ayaa loo soo diraaye waaa laga goynayaa waxaaba ku filnaanaysa 150 USD marhadii 50USD ee kale tumasho ku baxdo iyo xaflado
reerxareed 3 years ago
lol shukri nagtiisa ma ahan mar hore ayey kalatageyn, ee duqa wuxuu qabaa gabar wadaad ah walahi, laakinse ninkaan nin naxa ma ahan sanad kasto kenya ayuu adaa ukasoo gursada marka shukri waxey aheyd naagaha ukugursada sidaas.lakin bahweynta waligis mafurin waa wadaad ilahay ka cabsato.
maama007 3 years ago
masha allah fanaankan caadi ma aha,habeenki ciida ee KL waa laga qayliyay..wuxuuna noqon doona fanaanka kaliya ee somaliyeed,c/xakiin wishing u the best, waa maxamuud yare
mahmood1111 3 years ago
RAAXEEYE, HABEENKIII CIIDA IYO KUALALUMPUR-MALAYSIA....WACDARO AYUU DHIGAAY malaysia waxaay kuleedahay,,,,CAME AGIAN PLEAS
asiajaya 3 years ago
can anybody please, tell me how can i get the lyrics.? please
lovesagal 3 years ago
leylaay leyla heedhe udugaa roobkaay bidhanti cadcadeey laac&hir dooglaay libaan EEBE keenaay,,,LEADER kii haweenkaay meeska biramadiisay libibtaan higsanayiyo lexejeclada hankeeygay...ileenloobajooge bajooge 16JIRKA kacaay jirkaa kacaay 16jirkaakacay layla cali mideebaa lawadaagta quruxoo lala loolan siyaaa lala loolan siiyaa
---------------------------------------------
waan ka xumahaay waxaan qadeen meesha
asiajaya 3 years ago
woooooooooow nice song mansha allah this is the best song i heard! good job bro.
lovesagal 3 years ago
waraa duqa caadi mahane. lafta duudkaay, iyaah lol
jamjamow 3 years ago
nice song
yallabounce 3 years ago
is layla his wife? Im luvin the song..........!
nuurtow 3 years ago
his wife's actual name is shukri...but her dream was always to a daughter n name her Leyla....
luvallah08 3 years ago
omg my adheer...lool...hey yall this is my adheer...my god i swear his first song he sang at my older sis wedding when he came 2 america for the wedding n i promise every1 one was speechless in st louis...adheer nice job....inshallah am so coming to australia next summer....luv u say hello to the kids for me...and aunty layla...ladies srry he's already married
luvallah08 3 years ago
Amazing.. he is cute N can sing well done!!
bushrayarey 3 years ago
OMG U R SOOO HOT wow beautiful voice thanx for the awsom song and thanx for using my name it feels good to hear that. I will play this song at my wedding.. :)
laiwarda 3 years ago