cajiib xanfar yare soo dhawoow brother runtii wan isweydinayaa codkani ma adiga mise waa wax kale runtii caadi maha wali waa ii dhiman yahay qaab codeedkan degen iyo heesahan cusub yaa salam wan ku codeynayaa mustaqbalka thanks
Suradadan Wacaniyo Sarajooga Muuqa iyo Saqaroorkan kugu Yaal ... See More Kugu Yaal Sijeedka Socodka iyo Sinta Bidixda Laafyaha Sad Waxaad Wadaagtan Soo Socodka Daa'uus Si Kastaan kuu eegaba Soomaalad u Sidataa Sokeeyay Wanagay Anfarartii ku Siiyaba Su'aal ha igu soo Gocan
San Cad Weeye Cashaqu Soota Bayashoo Soo Dhaafshay Uurkee Uurkee Adiguna Saluuglaay Sal Waxaad ku Leedahay Sil Silada Laf Dhabarkiyo Saableyda Feeraha Sida Beerkiyo Wadnaha Sanbabada ku saaqdoo Sokeeyay Wanagay Fargal aan ku siiyee Su'aal ha igu soo Gocan
San Cad Weeye Cashaqu Soota Bayashoo Soo Dhaafshay Uurkee Uurkee Adiguna Saluuglaay Sal Waxaad ku Leedahay Sil Silada Laf Dhabarkiyo Saableyda Feeraha Sida Beerkiyo Wadnaha Sanbabada ku saaqdoo Sokeeyay Wanagay Fargal aan ku siiyee Su'aal ha igu soo Gocan
good man, you're bringing us back to the classics..just remember to create original songs and don't get stuck singing the old staff.WOW! I'm defo impressed bro..keep up..nice;)
yo heykal i grew up in xidda as well man.... xanfar was always talented musicly and sports!!!! i rememba him like it was yesterday man..... nigga used make insterments from nothing.... anywayz rep xidda waaciye and sheerbi yo
Axyaa soowd nice song
MrLypsynce 1 month ago
Comment removed
MrLypsynce 1 month ago
amazing
TheSoulsdie 1 month ago
war ayada ma hindi baaaa. .. sajuuda beey dhibac ka wataaa....... bu the song is awesome ..............no harm meant peace.
jaabirana 2 months ago
la iska ma keen kenayo cajiib waa loodhasha fananimada runtii. tartiiblee loo heesa cajiib codka isga isasaxaya, war ninkan heesihiisa soobadi sxb
casoowe100 2 months ago
fanaanku codkiisu caadi maaha abwaanka ay maskax diisu kasoo maaxa tayna ilaahbaa maskax ku manaystay waxaan leeyahay mahad sanidiin dhamaan
Cabiira1 5 months ago
salah donyale greatest abwan. hanfar you are the best fanan ever. good job.
amara2900 7 months ago
Break out some CHAT!,,,, make me some TEA DAMN IT!!!
stack150 8 months ago
Mashallah Salah Nur Salah I know you were goin some where great keep up aboowe hope u doing wonderful it beautiful song
macmacsalah1998 9 months ago
daahir aweys wuxuu u shaqeyaa somaliland iyo hahuuda
hahahahahahahahahahahahahahahah
vloret1 9 months ago
woooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooow
sanweyne100 9 months ago
Comment removed
vloret1 11 months ago
Afkaaga caano lagu qabay. Wonderful song
igaqale 1 year ago
This is a great song but where's his other songs. I checked everywhere but I see he has only one other song.
mahadcali1 1 year ago
wooooooooooooooow waxaas ayaa fanaan layidhahaa uu tumanayaa uu qaadayaa af kaaga caano lagu qabay.
jecliyaa612 1 year ago
great voice, bad video.
somalipal 1 year ago
wooow this is great song......
harami888 1 year ago
Waa zaa
mrseeflabood 1 year ago
salax nuur salah aban qatar
duqbilow 1 year ago
wow i love this song wow masha allah yarka waa ka baxsatay wiilka sanadka aa tahay
zilfaana 1 year ago
wow i love this song
sironi1 1 year ago
wow i love this song
sironi1 1 year ago
sikastaankuu eega Somaliaad u sidataa ... caadi mahan marnaba .. viva sxb. nice song and kaban.................. viva from san diego.
WIILWACAN 1 year ago
wow love it mates
somaliland24sevan 1 year ago
cajiib xanfar yare soo dhawoow brother runtii wan isweydinayaa codkani ma adiga mise waa wax kale runtii caadi maha wali waa ii dhiman yahay qaab codeedkan degen iyo heesahan cusub yaa salam wan ku codeynayaa mustaqbalka thanks
zakaria6037 1 year ago
cesh calaa hees adaa kuleh sxb omar dhule ayaad bareejeeysay
Bollaz 1 year ago
This has been flagged as spam show
SOMALICHAT 1 year ago
This has been flagged as spam show
SOMALICHAT 1 year ago
This has been flagged as spam show
SOMALICHAT 1 year ago
Comment removed
SOMALICHAT 1 year ago
Comment removed
SOMALICHAT 1 year ago
masha allah cadi ma ahan fananka xanaf yare allah ku desto codkada ina ba cadi mahan dowlo sidaas an karaba
maaaaaaaybee 1 year ago
dalamar hiddaa EEbe kuu siiyay qaabka aad iskula heshay codka iyo erayaddana waa ay wanaagsan yahiin boowow halaa anbaqaadkaagu ha ka socdo lol
waraabe11 1 year ago
waa hees aad u macaan inaba caadi maahan
halkaas ka wada heestan macaan
yaa salaam
dhaadeey1 1 year ago
Masha ALLAH xanfar yare sxb Afkaaga Caano lagu qabay Cod lagu heeso iyo farsamo qalabka loo tumo Ayaa kugu dhamaatey sxb kor usoo qaad suugaanta soomaaliyee Fanaan jira.
Sokeeyaay walaaleey Aan Faraati ku siiyee Su,aal ha igu soo Gocan waaw. Really I like this song NICE
MrSocial12 1 year ago
Comment removed
aragsan19 1 year ago
waa hees dabacsan oo dagan
fanaanka qadayo waa uu ku cod macaan
yahay hees taan halkaas kahay fanaan
dhaadeey1 1 year ago
good man, you're bringing us back to the classics..just remember to create original songs and don't get stuck singing the old staff.WOW! I'm defo impressed bro..keep up..nice;)
rocknims 1 year ago
This guy is new somali star. old ones are gone now. keep it up my friend.
SuperSacaD 1 year ago
i love this song walahi nice song walallao
somaliland2010 1 year ago 2
beautiful song !!
foreignasset 1 year ago
heesta sanadka heees waa tan oo kale
HAARCAD2009 1 year ago
xanfar yare noolow huuno inaba cadi ma ahan heestaan wadnaha i goysay.
xaawoluck09 1 year ago
Comment removed
xmxkalo 1 year ago
nice song i like it.....
farhan13150 1 year ago
i like this new Somalian artist and hes pretty girlfriend/wife...
CushiticSomalianMale 2 years ago 2
brother, there is no such thing as girlfriend in the somali society xD
shishisennin 1 year ago
@shishisennin i know sister,brother
phantomleft 1 year ago
i love kaban
idrisnass 2 years ago
I love this kaban iyo wax maro maacaan leh
oamaer 2 years ago
gabadhu meesha ma sawir bay u fadhidaa? alla yaab badanaa- hahahha, "sanqoroorka kugu yaal" amaan iyo cayba waa la isugu dheex tuuray miyaa?
abu04 2 years ago 2
mansha allah cod macaan bdn!!! hees caadi aheen..............
walahi fanankan caadi mahan!! so attaractive Voice!!
iluvxamar 2 years ago 5
wow manshallah...beautiful song....he get nice voice...
islam247able 2 years ago 2
daauud fanaankii xidda iyo diyeeshihii degmada xiida sxb isboortigii waad daysay , fankakaliya ayaad ku ekaatay, any way sxb proud you in xidda
bacjabiye87 2 years ago 2
wow very sweet song i love it caadi maha wiilkan
PureBliss01 2 years ago
wow, beautiful song! I love the lyrics! I grew up with xanfar! rep xidda!
Heykal202 2 years ago
yo heykal i grew up in xidda as well man.... xanfar was always talented musicly and sports!!!! i rememba him like it was yesterday man..... nigga used make insterments from nothing.... anywayz rep xidda waaciye and sheerbi yo
MrMojama1 2 years ago
La hees amba la hees. Wallee waxbaa ka dhacay.
Waa Daa'uud is beyond any fanaan I have thus far had the pleasure to his music. Xanfar yare runtii is an exciting sensation in the Kaban world.
Waa in album la duubo inteey goori goor tahay.
Thank you Xaafada09, raggeedii iga dheh.
TheInterest 2 years ago 2
@TheInterest
walaal miyaad taqaana any of xanfar yare's other songs
mahadcali1 1 year ago
heer sare ....fannaan
2animerocks2 2 years ago
axlaa kaban lkn naagta ayaa fool xun
seexiye2 2 years ago
waah waah walle waa fanaan
Qamarjiyoos 2 years ago
encore.....more of this guy please.!!!
TheFireicing 2 years ago
xaanfar saxaib waxan raba ian ka heesto arooskagaya ee ial soo xiir n.ageeye1@hot
Abdiw222 2 years ago
aaaaaax
Abdiw222 2 years ago
aaaaaax waa hes aan iman cadi ahyan wale
Abdiw222 2 years ago
aaax ninkii hadlayaaba hayska hadlo walee kuma gaadho shay mire. caleek laahow anoon ku arkin hay dilin xanfaryaroow waa inoo kulaylaha markaan imaado ---sokeyaay wanaageey aan faraanti ku siiyee yaaaaaaaaa
samakaab2004 2 years ago
reliving such music is interesting, as well as it's good gift from my friend at the corner, tnx for u and my awesome award to it.
cheyyene 2 years ago
Sxb Cabdullahi aan ku saxee maaha Shay Mire, ee waa Daa'uud Xanfar. Waa fannaanka la yaab leh cod iyo isaga oo dheer Shay kabanka oo uu xariif ku yahay. Shay waan jecelahay, laakiin waa number 2-ga fannaankan. Thanks
faradiid 2 years ago
hayaay waa shaymire oo yara yaasalaam thnks XAAFADA09 waa loo baahan yahay dad dhalin yare ah oo garaaca kabanka iyo waliba darbuugada XANAF YARE KEEP IT UP BRO
abdullahi1988 2 years ago
great song
postman760 2 years ago 5
I love THIS!!.......
ManTukwila 2 years ago 3