Added: 5 years ago
From: bartamaha
Views: 145,472
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (61)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Wonderful Words,,,, Hebeloow jaceylkani waa fiid baxaayo ku fidaayo feeraha -- sida ruux la falay baan fiidkii habeenimo keligeey faqaayaa

    waakan igu fogaadee waa fiyoobideydee kama foga agtaadee ------.

  • axsan hees wa u ka baxsaday waxaad modaa in u og yahay mesha boogta ku taal

  • dadka faraha maran iyo faqiirku u jecelyahay , been maha

  • fuckin some pple are sick who said shimaali is not somali damn u dont shit born and grew up mogadisho by the way somali are three differente pple but same language and same religion we have somali baraawe somali bantu somali faradheer but they are somali period

  • ISKA DAAYA BEENTA, DADKANA WAXAAD DOONTAAN HAKA SHEEGINA, SHIMAALI WAA SOOMAALI... SIDAAD U WADEEN AYAAD UMMADII OO DHAN JINSIGODA KA SAARAYSAAN.. U DAAYA, OO KU EKAADA, ADINKU WAXA AAD TIHIIN, SHIMAALI OROMO MAAHA ILLAAHAYNA KAMA DHIHINE, KA DAAYA WAXAAD KU TILMAAMAYSAAN DADKA...

  • faadumooy jaceylkani waa fiid baxaayo ku fidaayo feeraha

    sida ruux la falay baan fiidkii habeenimo keligeey faqaayaa

    waakan igu fogaadee waa fiyoobideydee kama foga agtaadee

    waa anagoo firaashiyo farxad aan wadaagnoo

    feysal ii xambaartoo faarax daadaheysaa

    faadumooy jaceylkani waa mid iga facweynoo adi lee ka faaleey

    dadka faraha maran iyo faqriguu u jecelyahay kama foga agtaadee

    farxadii jaceylkaa waa fiyoobideydee kama foga agtaadee

    waa anagoo firaashiyo farxad aan wadaagnoo feysal---------

  • waaaw shimal hees kii horo Nooooooooooooooooooooooolo wiliga.

  • wow ereyadii Al-ustaad cabdalle nuuradiin axmed iyo codkii shimaali axmed shimaali best song

  • I luv you Fadumooy forever and ever.

  • ninka beri dhawayd baan sucuudiga ku arkoo wuu ka hadhay fanka, waanuu tukadaa. kuwa kalena sidaas baan ka rabaa inay ka hadhaan haday in badan soo wadeen.

  • Waa Heestii Abwaan Cabdla Nuur Diin Allaha u naxaritee.. waana heestii uu shimaali kuso koray Maslaxa

  • nice shimaali wlaaahay saado cali iyo axmed shimaaliba waa faanaanii qaali ah oo aan inaba caadi aheen noolaada waligiin in sha laaah

  • loveeeeeeeeeee you shimali

  • jaceel hahah

  • wow shimaali waa fanaan jira sxb iibaashaal,

  • faadumo aniga xusuus ayeey i leedahay in kastoo aanan helin jaceylkaas ,caleek hees,shimaali axmed shimaali,miraha waxaa lahaa al-ustaad cabdalle nuuradiin axmed ,laxankana waxaa u sameeyay fanaankii caanka ahaa ee shiiraan shidaad muraad 1979 ayuu shiimaali isaga oo 19 jir ah hirgelintii heesaha kaga qeyb galay markaa shimaali qoryooley ayuu ka yimid,shimaali thanks my friend we are still n touch

  • yeah baby cool song for fatumo

  • Itslifeshithappen

    sxb Shimaali waa fanaan soomaaliyeed qabyaalada jooji neef yahow somali pure ah waaye

  • amazing voice .....I LOVE YOU

  • shimaal is best lov uuuuuuuuuu

  • fadumo waa ba sxb teey woow

  • mansha alaah walee ninkaan nin rag ah waayahay ilaahey ha iska kaa daayo

  • waa mirihii al ustaad c/lle nuuradiin axmed naxariis iyo janno allaha siiyo

    heesaha uu alifay mid mid la siitaahi kuma jirto

  • waa anagoo firaashniyo farxad aan wadaag noo faysal ii xambaartoo faarax daada haysaa

  • viva shimaal nice song faadumoooooooooooooooooooooooo­ooooooooooooooooooy

  • afkaaga caano lagu qabay heestaan meesha uu shimaali hada ka dhex qaadayaa waa idaacada HORNAFRIK ee magaalada muqdisho 2003 in ay ahayd ayaan jeclahay

  • am in love shimaali yaqay wanka helay hestada cadi maha

  • waraa heestaan oo ah qoraal yaa meeligu sheegi karo waaan u haabahanah heesta ina caadi ma ahen naag aad aroosi rabto ayeeba loo qoraaa

  • Hi guys

    are you confused between GUY AND GAY,...shimaali is one of HOTEST somali singers ...NO Doubt about, he sings with love,pains of bad relationship,family...i like his KUUNYA BAREEY SONG...cause SOME somali women act weird and crazy when they GOT in west....

  • wah

  • to hear this song is very bad for me,cuze my first girlfriend in 1987 used force me to sing for her, and she is passed away by a car accident in somalia 1989.

  • GOD BLESS YOUR EX LIIBAN, WE WILL ALL GONE PERISH, im sure all we stay with the rest of you live.... i was young at that time ...but im in love now wit my potential wife..lol

  • Very sorry about ur ex. U must have some vivid sad memories. pls pray for her.

  • how could that be GAY SONG reer baadiye @beelzebull666

  • uu sheeg reer baadiyahaa...

  • ooooooh my favourate song thnks bartamaha

  • Gay music

  • u gay too bitch..respect the music..if u dont like it y listen to it nigga..go listen to some habasha shiit

  • Great Song great beats and great musician

  • gabar maa rabtaa inaa u qortid

  • waraa heesta oo lyric yaa meel igu sheegi karo

  • This song is for me Faadumooy Jacaylkani by Shimaali Ahmed Shimaali lol..

  • I love this song!

  • perfect song remains me long time ago.

  • I heard is half Eriterian, is that true ?

  • i doubt it

  • wOOOW nice SOng ...someone tell me where can i get this song ..its not in his album shamso..??

  • woooooooooow this is the best

  • PERFECT SONG VIVA SHIMALI

  • One of my favourite singers, it been a while since the last time I saw, so I'm kind sad that he gain so much weight. anyways I still him regardless.

  • truley those was one of the best somali love singer

  • of the best somali wedding songs...waw

  • this remains me my teens years. this song touchs me soo deeply

  • Good exciting song, by one of somalias beloved singer shimali ahmed shimali.

  • this dude is reer xamer i wonder what had happend to famouse somali musicans under islamic courts? i wonder what actions were carried out against them..

  • @greatersomalia

    Shimaali Axmed Shimaali Is Oromo Born Westren Somalia Grew up Xamarwayne shingaani, Shibis if you know what i am talking about, Never mine Somali faradheere and qabiileysi.Shimaali is one of the best Somali artist of all time, along whit the very best of Waberi durdur iftin

  • @ProudJareerwayne WHO TOLD YOU THAT ... SHIMALI WAS BORN AND GREW UP IN QORYOOLEY LOWER SHABELLE, AND HE IS ORIGINALLY FROM SOUTH YEMEN"HADRAMOOT"

    INDEED HE IS LEGEND...ALL TIME ARTIST.

  • i like this song very nice

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more