aboowe mudugboy - mahadanid.. this song reminds me when i first fall in love at age of 16 and her name is salma and her father was a big sheikh. salma i will never forget u kkkkkk :)
sometimes when c certain things on tv or news papers such as this web when people upload something like leave britney alone if u know what i mean i think it ok after all with me bcuz iam in whith kinsi as well iam about to upload one watch out
she is da fantastic musician excellency and decency she counts on that as first priorities manshaallah kinsi haji adan where are u now thanks qawdhan for uploading this song
idfacle123 inshalaa waan soo gelin heesta aad i weydiisey aniga ruuxaygu heestaa waan ka helaa muuqaalka baan ka baqayaa inuusan wanaagsanayn cajilka aan hayo balse waan isku deyayaa inaan heeskaa soo dhigo thanks bro
aboowe mudugboy - mahadanid.. this song reminds me when i first fall in love at age of 16 and her name is salma and her father was a big sheikh. salma i will never forget u kkkkkk :)
mewww50 3 months ago
amiin amiin ilaahay ha u naxaariisto
xabiib11 4 months ago
ilaahay ha u naxariisto kinsi.
farsameeye 7 months ago
RIP Kinsi Xaji Aadan 22-07-2011
MultiMiami1994 7 months ago
ilahay haa u naxaristo
MultiMiami1994 7 months ago
Her voice can make snake come out of its hidding.
MrIbrahimaa 7 months ago
nhnv r sf v fvrd devcd k 9n mnte
GrimReaper2434 11 months ago
heestani waxay ku jirtay riwayadii "Nabsi iyo Nasib" 1970's iyo erayadii Maxamed QaaQaa (ala ha u naxariisto).
Waxa si talantaali ah ugu wada luqeenayay Cabdilahi Xarago (ala ha u naxariisto) iyo Kinsi Xaji Adan
Barkhadd 1 year ago
Comment removed
Barkhadd 1 year ago
This has been flagged as spam show
Hadraawi-ba Beerlula ma sheegeen! Ka gara halkay daliishanayso! Waa ehel jacal!
Kinsi, waxaan murugoodaa markaan heesahaaga maqlo tiiyoo ceesaamo kaadaba qaadayaan ee ay ciyaan sidii waxarihii!
2Qumac 1 year ago

wow she's so talent what a great voice
wowso4 1 year ago
KINSI XAAJI AADAN FANAANAD QAALI AH
THANKS MUDUGBOY SXB
baxuur 1 year ago
Nagibay ka gaban maye ada modey ;)
qoys24 1 year ago
The guy is ruthless - aniga gabidhi ii imanmayso guurnaba daa hadalkiisa! meesha jacaly laguma hayo - caasha laguhyaa - Lol
MrJababir 1 year ago 2
waaaaaaaaaw heestaan aad ayaan u jecelahay
awmaxamed 2 years ago
sometimes when c certain things on tv or news papers such as this web when people upload something like leave britney alone if u know what i mean i think it ok after all with me bcuz iam in whith kinsi as well iam about to upload one watch out
mahad4eva 2 years ago
waa hees aad aan u xeeseeyo fanaanada iyo fanaankuna way ku mahadsanyihiin
TheWaraabe 2 years ago
caadi maahan
Mrbigpappa2009 2 years ago
riwaayadani caadi maaha waa riwaayad wada xigmada waxaana sameeyay dacar
MrDafaaye 2 years ago
run ahaan tii heestan waa hees jacayl dhab ah ku salay san oo waliba jacayl clasical love by a/fatah hargeis
CuriousFoetus 2 years ago
thats caqaarta
muwaadin18 2 years ago
nowadys we dont have musician like waberis old is gold
azhaqz 2 years ago 4
why is it now we dont have gud musician like b4 coz hoboladi waberi they are all best
azhaqz 3 years ago
she is da fantastic musician excellency and decency she counts on that as first priorities manshaallah kinsi haji adan where are u now thanks qawdhan for uploading this song
azhaqz 3 years ago
idfacle123 sxb heesii waan soo geliyey ee daawasho wacan
Mudugboy 3 years ago
@Mudugboy thank,s, walaal heesta macaan ii aad soo galisay youtubka aad ayaad u mahadsan tahay walaal
Ubah1Abdi 1 year ago
idfacle123 inshalaa waan soo gelin heesta aad i weydiisey aniga ruuxaygu heestaa waan ka helaa muuqaalka baan ka baqayaa inuusan wanaagsanayn cajilka aan hayo balse waan isku deyayaa inaan heeskaa soo dhigo thanks bro
Mudugboy 3 years ago
Mudugboy bro wad ku mahadsantahay heestan so geli taan keeda sxbaw inta ka dhiman soogeli oo c/jabaar uu qadayo oo uu leeyahay adunbaan daraada derbiyada habeenkii dugsi kama fariistee dabaylahan wareega sxbaw heestas soogeli hadii aad awoodid oo dhamaystiran waadna mahadsantahay hadii ad garanayso dhegaysi iyadoo ah page ay ku jirtana iisoo sheeg sxb wan ka warsugayaa byyyyy
idfacle123 3 years ago
abow abow abow..kinsi xaaji adan aw xuseen...
xaalada 3 years ago
Thanks Kinsi.
"Hadduu yahay barkuma taal, abwaan uma balweeyeen, ma boqreen, Hadraawiba Beerlula ma sheegeen"
YusurBurco 3 years ago
aaar ninku dhagax sanacuudka meesha jaceel laguma hayao kulaha casho aa lagu hayaa kkkkkk funny
PuntlandGurl4Ever 3 years ago
kinsi kinsi kinsi xaaji adan
alamsay4life 3 years ago
yaaaaaaaaaa salaaaaaaaaaam
Diriyee9 3 years ago
woooooooow kinsi xaaji aadan
afgaabsnm 4 years ago