Added: 3 years ago
From: frisko79
Views: 4,956
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (11)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • GAH GAH GAH WAXAAN KU QOSLAYA INA XAASHI GAAS XAGAA FADHIYAA WUU MIRQAAMAY WAXA LAGU YIDHI MA DABOOLEYAAL WEEYAANBAAD LEEDAHAY INA XAASHOW WUXU ISKA LEEYAHAY HAA HAA UMUU FIIRSANINBA KKK KKK KKK

  • kkkkkkkk

  • kkkkkkkkkkkk nin koleygiisi ibsanayaa ayuu dul tagey war marka hore jaad ka iibso ka dibna wareyso

  • waxaan la yaabanahay ninkani waxa uu u haystaa dadka kunool dibada dad xun oo xataa xaga dhaqanka ka liita,hadaba waxaan kuu sheegayaa dadkani waa dad horta kaa dhaqan wanaagsan oo aan aqoon beenta iyo riyada aaad ku nooshahay noloshuna ay ka dhigtay askar aan waxba dhulka ka oolin.

  • nacalaa wase very funny timo timihii may kaa daateen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­k

  • timo .... timoba ma isagaa leh waxaa ku dhacday nacala tulaa caleek

  • Timo waa runtaa

    qurbaha waxaa jooga daboolayaal, iyo kilaab u baahan in sida aad sheegtay dhuuxa laga dhalaaliyo (gaar ahaan dumarka iyo nimanka).

    nacalaa wasee

  • Maxamed timo waa ehlu mirqaan .

    Qaadka markaad cuneyso cid kaa sareysaa ma jirto ,

    Maxamed timo laser ku dhalaali kuwaad aragtabada ee dibada ka yimaada.

  • kkk maxamed timo

  • Yeelkeed... sxb riyada kabax oo ciidada aamin..haduu qayilanayana wadankisa ayu ku qayilaya oo uu aminsanyahay..Yeelkeed= dhaqanbiiis

  • Aniguna waxaan kuuu rajaynayaa in aad qaadka iska yaraysid. Reer Somalilandta europe jooga waa kuwa ku biiliya ee wadanka dhisay.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more