wan idin salamay akhiyaaray waxaan maqlay heestan inuu soo cusboonaysiiyay fanaan kamida fanaanada sanadahan dambe fanaankaas magiciisa yaa ii sheegi kara waad mahadsan tihiin
@dararac walaal heestan waxa sameeyay abwaan maxamed cali kaariye.. qisaduna waxay ku dhacaday abwaanka laxanka saaray waa c/karin jiir 'e oo jacayl u jiiftay sariirta balse qofta uu jeclaa aysan la wadin howsha.. marku la bukoday jacaylki ayu qisadi u shegay abwan kariye isna sidi bu u sameyay hestan jiirna laxanka u saray.. heesta kale ee rako ayaa ku xigtay o isla qisadan ku sabsan kadib markay uga si dartay heesti qofti la jecla o ay isa si cajabisay
fanaada caanka hibo nuuro waa gabar ku heesto heesaha murtida leh
xariifciiro 3 months ago
Great song! But she needs to retire and repent to Allah! We all need to repent!
Uptuugaay 10 months ago
Classic..
indeed she is the nr1 Pharaoh'nic Somalian rose and princess of Music, of the Somalian coast...
bless her
CushiticSomalianMale 1 year ago
WOOOOOOW......... THIS SONG ALSO TAKES ME BACK GOOD OLD MEMORIES.....HIBO NUUURA THE BEST FEMALE ARTIST OF ALL TIME..........HANDS DOWN....VIVA NURA.
Gabooye 1 year ago
I looooove you Hooyo Hibo Nuura. This song brings so much good childhood memories. Thanks bro for posting this beautiful song.
MadhibaanMaxadBarre 1 year ago
afkaga caano lagu qayaby fananada qaranka somaliyeed hibo nuura
hawlaha 1 year ago
ala maxay qoraxbadnay hibo.. look the afro hiar.. luv the hiar
kamal36 1 year ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkk
hamacade 1 year ago
waa sax abwaan kaariye ayaa sameeyay taas muran kamaba taagna, sida bahalow uu sheegay mulaxam jiir ayay qisadu ku dhacday.
fatuma67 1 year ago
wan idin salamay akhiyaaray waxaan maqlay heestan inuu soo cusboonaysiiyay fanaan kamida fanaanada sanadahan dambe fanaankaas magiciisa yaa ii sheegi kara waad mahadsan tihiin
hasssannoor 1 year ago
waxaa igu maqaala heesta inuu sameeyey cabdi qays.... isagoo xabsi kujira ayaa waxaa xabsiga bookhasho kuyimid nin madax ahaa oo ay cabdi isku reer ahaayeen....... cabdi wuxuu islahaa ninkan markuu arko dhibka aad kurito wuu ka damqandoonaa oo xabsiga ayuu kaa saaridoonaa laakiin taasi madhicin..... marka cabdi heestan ayuu sameeyey isagoo kadhigay jacayl........
dararac 1 year ago
@dararac walaal heestan waxa sameeyay abwaan maxamed cali kaariye.. qisaduna waxay ku dhacaday abwaanka laxanka saaray waa c/karin jiir 'e oo jacayl u jiiftay sariirta balse qofta uu jeclaa aysan la wadin howsha.. marku la bukoday jacaylki ayu qisadi u shegay abwan kariye isna sidi bu u sameyay hestan jiirna laxanka u saray.. heesta kale ee rako ayaa ku xigtay o isla qisadan ku sabsan kadib markay uga si dartay heesti qofti la jecla o ay isa si cajabisay
calimudug 1 year ago
@calimudug abwaan cabdi qays ayaa sameeyay heestan sxb..
hamaraza 1 year ago
@hamaraza may sxv\b ma samayn ee abwaan maxamed cali kaariye ayaa sameeyay cidaad doonto su'aal..taas anigaa kaa huba ...marka iiga sheekayn maysid sxb
calimudug 1 year ago
@hamaraza Saaxiib Allaha kaa cafiyo,lama sheego waxaadan hubin oo taarookh dhaxal gal ah
heestaan waxaa sameeyay Abwaankii Abwaanada Soomaaliyeed Maxamed Cali Kaariye Allaha u naxariistee waxaana Laxanka iyo miyuusiga u sameeyay Al Mulaxan Cabdi Kariim Faarax Qaareey (Jiir) qisadana a Mulaxanka ayay ku dhacday .
Yaan credit ka laga dilan Abwaanada iyo Mulaxannada Ilaah hibada u siiyay sameynta Heesaha, Dabcan Cabdi Qeys waa abwaan laakiin heestaan ma laha isaga
Baahalow 1 year ago
Whli waa hesta kaliya aan ka fahmaayo hees soomali ah oo dhan.
Lol
aaaweys 2 years ago
Beatyful and strong Somalian patriotic singer.. may Allah bless her
CushiticSomalianMale 2 years ago
Hibo Nuura = Somalias top artist, till this day.. classic artist bless her soul Allah subhanu wa ta'ala...
Bless all of somalia, and all her allies, and dispize Somaliass enemies, = ethiopia, and the world(white man world.....)
CushiticSomalianMale 2 years ago 2
hibo maxamed huddoon ( hibo nuuura) the best singer in somalia ever i luv her so much
sabab kale hamodine suntaadii habenadan waan kaseexan waayooo seedahaad igoyseeee wooooooooooooooooooooooow
ksk4ever1 2 years ago
waaaaaw hesta qaraami wayaya oo muri fican leh
Xafsah1 2 years ago
wuz good folks, ooh man i love hibo nuura
somaliification 2 years ago
heestan Maxmed Mooge baa ku cod wanaagsan hase yeeshe hibo na kuma cod xuma lol
cabdilaahihirsi 2 years ago
Waaaaaaaah****waaaah afkaga caano lagu qabey hibo nuura
DEEQ1000 2 years ago
calyk hibo waa fanaanad qaran way yareyd barigan hibo
TheWaraabe 2 years ago