amiin arts inaba caadi ma ahan walle labadan iyagaa maxkamad lasoo saraa umada soomaliyeed ayey laayeen amiin muxuu haleyay saxafada maad ku heysataa kuwan maad maxkamad soo saartid oo umada been u sheegay jihaad aa jiro dhahaayo mantana meel cidlaa fadhiyaan
amiin caamir wuxuu ka yimid yemen, wuxuuna la dhiig iyo siyaasad yahay itoobiyaanka sidiisa horey yemen uga yimid. taariikh ahaan dadka itoobiyaanka ah ee amxaaro ama tigrey loogu yeero waa dad yemen ka soo jeeda, Soomaalida waxaa ay ahaayeen madaxii hoggaanka u hayey faraaciinta ama Punt, sidaas awadeed waxaa habboon in la isla garto dagaalka hoose ee uu Soomaalida ku hayo iyo sida Soomaalidu uga indho-beeshay ninkan isaga ah ee Soomaalida isku-soofeeya, waa arrin u baahan garashadeeda
amin arts waa qof kaliya hada soomalinimada saxda ah ku danbeyso god bless u taalo ayaana lagu dhisaa hadii wadanka dowlad noqdo bro sayidka taalada la siiyay adiga ka istaahishid lol meshaas kasii wad halganka anage we r wit u
@MrSubayr brother waa ceeb aflagaada waliba adigoo laga yaabo inaad qabiil iyo waxlamid ah kufakirayso aad waalidkiis cayso ninkaan waa artis somaliyed oo waligiisna ka hadla xaqiiqada jirta waana wadani waxuuna haystaa taageerada ugu badan ee shacabka somalided beside this is even a joke why u so mad take it easy borther that my advice
kkkkkkkkkkkkkk Amin Arts Caadi maahan Labadaan wayeel Xaqi umdaa kaso baxay oo caruur ay dhali kraan meel ku xiray teeda kale Asxaabta lahjada xamriga wa afki Asalka ahaa ee dowladii dhaxe ayaa tiri hal qaato lahjada gobalda dhexe marka qofka fahmeyn ha iska seexdo lol
amin arts waad ku mahad san tahay shaqada wacan ee aad hayso nimanka qabiilka u hadlayaa waa kuwa somalia sidaa u galay somalia hadii ay heli lahayd 100 amin waxba ma xumaadeen xasan dahirna waa tuug tuug dhalay aakhiro meel uu aadayo garan maayo
waxaan la yaabay dadka amin camir caynayo,sidii xayawaankan @aminarts,,waryaa qoraalkaga qabiil ayaa ka soo oraya e edeb lahoow dadka ha ka shaqeyaan,waax wadaad ah uguma jeedee iyo salaxiin videogan,,,amin ogaas shaqo wanagsan meehada ka wad
hahaha Amiin Caamir waa Ducaysanyahay ha Noolaado.Wayeladaas Tafaha Xun Xun Dadki Waa Layeen Wadankina waa Kharibeen Labada Oday Waba Kuwa Ugu Daran Sh Turki iyo Sh Abees Maskax kuma Yara bal may si fiican u Isticmalaan Caqligooda.
@galcadtv adeer waa af soomaali annagoo woqooyi ka nimid ayaa fahmeynaa waa Sulfa ninka heesayaa af soomaali af soomaali lagu urjumayo ma arag midda kale haddii aanad kan fahmeynin maamaaygana sideed ku tahay iska dhageyso illaahbaa ku badee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkk It's so funny and amazing how Amin Amir could turn an 80's song that had nothing to do with politics into a song that matches the current situation in Somalia. Wow, and Mr. Dahir Awais is so labo miire!
ooh I love Zulfa heesihiisa siiba tan... Amin Camir maasha Allah wax kasta oo Somaliya ka dhacayo waad noo ifisaa Shukran bro.. Ilaahey Somaliya nabad ha ku soo celiyo AMIN
Amin sxb Allah ka baq Sulfa wuu xaaraantimeeyay in heesaha codkiisa ah ee fadlan ka daa ha u isticmalin hada kadib, xuquuqdiisana haku tuman hadana Ilaahay hakaa danbi dhaafo .thnx
walee AminARts runta yaad ka hadashaa mar walba dhinacna uma xaglisid Alle haku dhowro , tolow meesha ay heesta ku qaadayaan ma degmada Beydhabo oo ay shaneemooyinkii ka xereen intaas dambe waa kaftan !!
Waa yaabe....xasan turki muxuu saaxiibkiis xasan daahir ugu qoslayaa?!!!
gabalaax 4 months ago
amiin arts inaba caadi ma ahan walle labadan iyagaa maxkamad lasoo saraa umada soomaliyeed ayey laayeen amiin muxuu haleyay saxafada maad ku heysataa kuwan maad maxkamad soo saartid oo umada been u sheegay jihaad aa jiro dhahaayo mantana meel cidlaa fadhiyaan
xasanbashi 4 months ago
abwaanka heeskan sameeyay wuxuu joogaa Uk alle ha dhowro.
micnamalahan 4 months ago
amiin caamir wuxuu ka yimid yemen, wuxuuna la dhiig iyo siyaasad yahay itoobiyaanka sidiisa horey yemen uga yimid. taariikh ahaan dadka itoobiyaanka ah ee amxaaro ama tigrey loogu yeero waa dad yemen ka soo jeeda, Soomaalida waxaa ay ahaayeen madaxii hoggaanka u hayey faraaciinta ama Punt, sidaas awadeed waxaa habboon in la isla garto dagaalka hoose ee uu Soomaalida ku hayo iyo sida Soomaalidu uga indho-beeshay ninkan isaga ah ee Soomaalida isku-soofeeya, waa arrin u baahan garashadeeda
PuntHornofSomalia 7 months ago
Waxaas majiraan sxb soomaaliya dowlad islaami ah ayaa kasoo socoto. Amiirna maxkamad islaami ah ayaa lasoo soori doonaa. Halkaas ayaana lagu xukumi doonaa wuxuu muteesto. wait and see.
abdirahman900 8 months ago
amin arts waa qof kaliya hada soomalinimada saxda ah ku danbeyso god bless u taalo ayaana lagu dhisaa hadii wadanka dowlad noqdo bro sayidka taalada la siiyay adiga ka istaahishid lol meshaas kasii wad halganka anage we r wit u
abosh1 8 months ago
kkkkkkkk waa 2bo wadaad oo walan kuwan ilaah haanaga qabta waadaad ku shegaaa
mrjamac 9 months ago
INABA CAADI MAHA ;; WELL DONE AMIN.. GOOD JOB
KKKKKKK
aboor1 9 months ago
amiinarts adigu waxad ka hesha in ad waxa been abuur ah iska qortid
waxd tahy beenale beenale dhalay ruunta waxa kasheeg
MrSubayr 9 months ago
@MrSubayr brother waa ceeb aflagaada waliba adigoo laga yaabo inaad qabiil iyo waxlamid ah kufakirayso aad waalidkiis cayso ninkaan waa artis somaliyed oo waligiisna ka hadla xaqiiqada jirta waana wadani waxuuna haystaa taageerada ugu badan ee shacabka somalided beside this is even a joke why u so mad take it easy borther that my advice
MrJamhuuri 9 months ago
mmmmmmmmmmmmmmmmmmm
bile5000 9 months ago
kkkkkk` BRAVO AMIN ARTS KUWAD ILAA NABAD LAGA HELAYO' waa run .... laba miiraa loo mudaa waa loogu maadsadaa !
onlyamanzad 9 months ago
well done aminartz
mrjamac 9 months ago
Amin camir waqtigiisa waa uu dhamaday . Mar dambe hees ma jirto theaterka waa bur buray. Dib dambe looma dhisaayo haddii la diso wax kale ayuu noqonaayaa. Marka iska joog Canada
aalloow1 9 months ago
kkkkkkkk caadi mahan xabsi.com
garaadist 9 months ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war ileen xasan kabanka waa garaaci karaa yaab.com
saalimize 9 months ago
looool amin caadi maha runtii waxan ka helay fanaaniita alshabab sida ay heesta ula jiibinayaan iyo gacmaha siday u ruxayaan funyy kkkkkkkkkkkkk
maano20037 9 months ago
kkkkkkkkkkkkkk Amin Arts Caadi maahan Labadaan wayeel Xaqi umdaa kaso baxay oo caruur ay dhali kraan meel ku xiray teeda kale Asxaabta lahjada xamriga wa afki Asalka ahaa ee dowladii dhaxe ayaa tiri hal qaato lahjada gobalda dhexe marka qofka fahmeyn ha iska seexdo lol
dalla112 10 months ago
This has been flagged as spam show
caleeg yaa macan Amin hada ayaa la heshay sinaba caadi ma ahan waan ka helay sawirada sidaan lee kuwad mahadsanid aminarts2011
feelfreehi 10 months ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk caadi maha
bulabazi 10 months ago
Comment removed
SUMEEYA1 10 months ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk caadi maha gacan kuu taage amiin camir
SUMEEYA1 10 months ago
Comment removed
SUMEEYA1 10 months ago
amin arts waad ku mahad san tahay shaqada wacan ee aad hayso nimanka qabiilka u hadlayaa waa kuwa somalia sidaa u galay somalia hadii ay heli lahayd 100 amin waxba ma xumaadeen xasan dahirna waa tuug tuug dhalay aakhiro meel uu aadayo garan maayo
abdiyare333 10 months ago
waxaan la yaabay dadka amin camir caynayo,sidii xayawaankan @aminarts,,waryaa qoraalkaga qabiil ayaa ka soo oraya e edeb lahoow dadka ha ka shaqeyaan,waax wadaad ah uguma jeedee iyo salaxiin videogan,,,amin ogaas shaqo wanagsan meehada ka wad
dunnkaboode 10 months ago
waxaan la yaabay dadka amin camir caynayo,sidii xayawaankan @aminarts,,waryaa qoraalkaga qabiil ayaa ka soo oraya e edeb lahoow dadka ha ka shaqeyaan,waax wadaad ah uguma jeedee iyo salaxiin videogan,,,amin ogaas shaqo wanagsan meehada ka wad
dunnkaboode 10 months ago
hahaha Amiin Caamir waa Ducaysanyahay ha Noolaado.Wayeladaas Tafaha Xun Xun Dadki Waa Layeen Wadankina waa Kharibeen Labada Oday Waba Kuwa Ugu Daran Sh Turki iyo Sh Abees Maskax kuma Yara bal may si fiican u Isticmalaan Caqligooda.
AtotheFRO 10 months ago
Eeyada Abwaan Nuuraani noo macneeya.
DamallaX 10 months ago
Can anyone write down the lyrics and explain it please??
DamallaX 10 months ago
Ku socoto . . . DEEGAANRABI
Adeeroo sheekadaas qof ku dirsadey ma' jiraan, ee waxaan ku leeyahay hadii aad ka helin fiidiyowga, iskaaga tag oo soo qaado tusbax.....thnkz !
Keep it that way it's the best video...Uncle Amiin keep it .... a greeting from Nykøbing F. ( LB )
makeawish77 10 months ago
Comment removed
FilsanOdawa 10 months ago
Good job, Amin Amir. Waxaas tahay halyay qaran.
FilsanOdawa 10 months ago
amin hada ayaa la heshay sawikada sidaan lee kuwad
MUCJISA 10 months ago
Amin balantii half ayaan u jeedaa halfkii kale wali waa sugeynaa ee soo dadeji! jin jin aa noo balan ah.
Demineedun 10 months ago
kkkkkkkkkkk mashaalaha walhi amin caamir caadi maahin lakin aniga xoo dhib ah aa iseysto xamariga waa i dhibayaa amin sxb adoo raali ah heesta qoraalkeeda hadii aad kusoo qorto dad badan oon anigu kamid hay ulajedada aan kaleedahay way fahmi lahaayeen wxan rajanaa qof fahmaayo in uu heetsa oo qoraal ah soo qoro thanks amin arts viva somali guul amin cadawgaa hadhaco aan ayan ugahelay shaqada aad wadao iyo wacyi gelintaada
galcadtv 10 months ago
@galcadtv adeer waa af soomaali annagoo woqooyi ka nimid ayaa fahmeynaa waa Sulfa ninka heesayaa af soomaali af soomaali lagu urjumayo ma arag midda kale haddii aanad kan fahmeynin maamaaygana sideed ku tahay iska dhageyso illaahbaa ku badee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
qaylo11 10 months ago
Amin Amir walahi caadi tatihid qaabkaad isku keentay ragaan wali jeelki bay kujiraan o walaga furay lugahay ka xirnan jiree malaha markas bay hurdo kaso kaceen waxay ahayd ilaad shaahna agdhigto subaxwanagsan heestan aad usaarto masha alah halkaas kaga hayn sxbow
Dhaganle 10 months ago
kkkkkkk It's so funny and amazing how Amin Amir could turn an 80's song that had nothing to do with politics into a song that matches the current situation in Somalia. Wow, and Mr. Dahir Awais is so labo miire!
MegaMindU2 10 months ago
ooh I love Zulfa heesihiisa siiba tan... Amin Camir maasha Allah wax kasta oo Somaliya ka dhacayo waad noo ifisaa Shukran bro.. Ilaahey Somaliya nabad ha ku soo celiyo AMIN
Afgooyee 10 months ago
Amin sxb Allah ka baq Sulfa wuu xaaraantimeeyay in heesaha codkiisa ah ee fadlan ka daa ha u isticmalin hada kadib, xuquuqdiisana haku tuman hadana Ilaahay hakaa danbi dhaafo .thnx
deegaanrabi 10 months ago
Amin Yaa ku Fahmaa Bahashan International ka dhig .... Xamari Xanuuun Waaye dadka dhan kuma wada fahmi karaaaaaaaaaaaaaan...
MrJaafuli6556 10 months ago
kkkkkkkkkkkkkk amiin caadi ma aha arintaan fadlan wad oo soo badi waliba
Mrkhadar1 10 months ago
kkkkkkkkkkkk
MegaMindU2 10 months ago
good job amin arts...sifiican
sadikk16 10 months ago
walee AminARts runta yaad ka hadashaa mar walba dhinacna uma xaglisid Alle haku dhowro , tolow meesha ay heesta ku qaadayaan ma degmada Beydhabo oo ay shaneemooyinkii ka xereen intaas dambe waa kaftan !!
micnamalahan 10 months ago