clap clap , Maryan Mursal et Farhan xidig belle morceau , un duo parmis les meilleurs duo somalienne , la musik fais vibré les coeurs sensible ummmmmmmmmmmmm
vive la musik somalienne
Maryan Mursal boqorada fanka somaliyed from DJIBBOY
I love Marian Mursal for many obvious reasons but the biggest one is that she always has Somali or African clothes on, no friggin tight or mini dresses or any other Western trashy bitchy clothing. She has taken the diirac and baatti as well as the guuntiino to the next highest level. ♥ u MM.
I love you maryan, Like my mother, my sister, my Friend and befor that I love you because your are the best after Allah and my hope to meet you one day, please take care your self and in the moxamed (salaalahu caaleyhi waslam) way because I want to meet you in the "janaa" inschalah
bohola xargaga ee laga baqo ..olol waxan ku qaatay sheeko caruureedkii la magac baxdey (DAD QALTO DHAG DHEER) ay ku jirtay oll xasuus ciyaalnimooy waa cudr laga koro any way waa hees qiimo badan macnoi waynba xambarssan aqyaarta ku enjoy gareeya iskana dhaafa qabiilkan baas aadku halaagsanteen waakan halka adin dhige haduu faa,iido leeyhay sooma ali laga arki lahaa waxtarkiisa
waaw hees iga dheh siduu caashaq ii helay hurda kama bogtoo adaan macaanow kuu bukaayee ma i bogsiin kartaa beerka iyo wadnahaa i bukee ma i bogsiin kartaa baby
waaw hees iga dheh siduu caashaq ii helay hurda kama bogtoo adaan macaanow kuu bukaayee ma i bogsiin kartaa beerka iyo wadnahaa i bukee mi bogsiin kartaa
@MissDaymaaan My dear sister, it is not about a distance relationship. It is about two young who are dearly in love, but there is something between them (a barrier) that prevents them from sharing their love. As the lyrics of the songs illustrate, "Buurbaa igu gudban," which roughly means, "their is a mountain between us." I don't know the context of the song, but, I assume, based on the lyrics, that her family or maybe other circumstances prevents her from seeing him. Really sad....
@MissDaymaaan Here is the lyrics: Baydka ninka: Siduu ii barkaday, hurdo kama bogtoo....I bariisanyoo, waygu baahaye....Adaan kuu bukaa, may bogsiin kartaa....Buurbaa kugu gudbane, miyaad soo bixi kartaa...Maryan: Dhulkaa Igu balaadhee, beryo kaama raagine
Baydka Maryan: Boholaha xargaga, ee laga baquu...Anigaba baxsane, badhtanka ii dhigee....Birbaa igu jabsane, miyaan wali bogsaday...Wiilka: Buurbaa kugu gudbane, miyaad soo bixi kartaa...Maryan: dhulkaa igu balaadhee, beryo kaama raagine
Waayo waayo! The lovely Maryan Mursal. I believe this is her first song she ever performed in publicly sometime in late 60's or early 70's. She still rocks though. Will we ever see such such a talent again?
i love this soooongggggggggggg..................................i listen this song when i traveled from washington 2 arizona 24 hour iyadaa dhageesanaayey xasuus walaahi.....
hahahahahahaha waayeel is ruxayaa ayaa aduunka ugu daran ilayn fanaan ma xishoodo...ta kale maryan mursal hada old baad noqotee toobad keen,,,Odayganina ma mid fanka ku cusub oo iminka cimrigan ku soo galay baa.
viva maryan mursal well done good waxaa tahay fanandad qaran ilaahay hakudayaa amazing voice never change her voice walahi this song samething waaye filinkeeda right
@TheMISSMADHIBAAN kkkkkkkkkkkkkk naf walaan ma oday iyo islaan ba isku eeg?? horta cigaal ma garanaayo lakinse u made me laugh walhai kkkkkkkkkkkkkkk waxan maqlay odayaasha iyo islamaha isku ag raaaga way isku egaadaaaan nihaayada
@TheMISSMADHIBAAN ma saasd ka waday axmed cali cigaal ilaaa caruurta an wali dhalan baa garanaysa gah gah gah oo miyaay is qabeen isaga iyo maryan mursal heheheh haa walahi awoow geey iyo ayeeydeeey wabaaay isku egaadeen lama kala garto imika heheh jokes lakinse walahi waxasan maqaly anigu waxaan ilahay ka rajaynayaa inaan sayidkayga aad uugu eekaado wayo uu iga quruxbadan yahay ilahay ba runta jecelee waxooga sanka ilaa hadhay miss madhibaaneeey. igu so ducee arintaas khair ban ku rayajaynaya
@TheMISSMADHIBAAN walasheeey qaaliya tuugtu beryahan way iska badan yihin sida ikraan caraale mid yaroo kolay luuqyada uuga heesta la waayi maaye ilaahow ii ilaali aniguna aad baan taladada u qadanayaa way igu socota walahi thank you sis. wali qof aan converstion hagagsan la yeshay youtube waa ii adiga ahahah dadka melaha unban ka cayaaa ilaahow i hadeeee sis aad bad uguu mahadsantahay conversationka iyo sheekada macaan thank you
mid kan qolofta weyn ee la heesaya maryan mursal war heedhe cod ma lihide mana taqanid sida loo heeseye iska seexo jabuutiyan af somali aqoona waa tahee, maryan mursal wa ajirtaa lakiin codkeda waaxd u mudaa inuu kasii halaabayo oo xabeeb ebar ka dhigtey say u hadleysya u qaylinysay markaa codkaga duqada u nax waa ok lakiin wax kasta.
heestan ayada cumar dhule ayaa isla qaade illah ha unaxiristo
thelawabidingcitable 1 week ago in playlist maryan ursal
waw mashallah farxaan xidig iyo maryan mursal waa labo fanaan oo waa weeen
fanka kaalin weyn kaga jira lkn farxan xidig madaxweyne ayuu u egyahay xidig aaad ayan u xiiseyeyaa heesaga jaceylka ah
axmedxn 1 week ago
wow heestani inaba caadi maaha, Alfanaanayn alkabiirayn Farhaaan Xidig and Maryam Mursal.
wadani412 1 week ago
5132469878788
44444444444444444444444444444444444444444444444444444444444444444444444444444
4455368699
HHHFFFFFFFFFFFFFF100 2 weeks ago
waaw waaw
dreemgirl02 2 weeks ago
masha alaam maryan mursal iyo farxan xidig codka ayad igu daqarteen
dreemgirl02 2 weeks ago
mwaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah hesssssssssss macaaaaaaaaaaaan
alasa2011 2 weeks ago
dhuulka igu balaadho baryo kama raagine
luul877 3 weeks ago
caadi maaha maamadu cod iyo jilitaanba laguma gaaro noolow maria mursal ciise fanaanada labada qarni waaaaaaaaaaaaaaaaaah waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah
sahal1qardho 1 month ago
waaaaaaaaaaaaaw waa hees Aad iyoAad umacaan waa labada fanaan ee an ugu jecelahaye fanaaninta afka somaliga ku heesa wey mahadsanyihin Maryan iyo farxaan
mrscudoon 1 month ago
caadi maha wlh hestani
abubaker978 1 month ago
Hestani inabacaadi maaha Maryan waa halyeydan soomaliyeed, arhan xidig waa fanaan qaaliy.
wadani412 1 month ago
markaan shaqaynayan dhagaystaa
mocabdul 2 months ago
marayan mursal ciise bootan waa fanaanad aad iyo aad u wayin lakin inaaya iska nasato aayaya ahaadi hader waa age
cheifka 2 months ago
eedo maryan codkeed ma is badalay mise aniga u maleeyo guys
Sucdi27 2 months ago
kkkkkkkkkkkk caadi waayo anigane marka aan shaqada ka imado ayan dhagaysta
dalnurshe9 2 months ago
caadi maahan intaan shaqada aadin subaxi ayaan dhageestaa nice one<3
kakacade10 2 months ago
maryan waa fanaanad wayiin lakin waakhatigeedi waay so qaate
cheifka 2 months ago
clap clap , Maryan Mursal et Farhan xidig belle morceau , un duo parmis les meilleurs duo somalienne , la musik fais vibré les coeurs sensible ummmmmmmmmmmmm
vive la musik somalienne
Maryan Mursal boqorada fanka somaliyed from DJIBBOY
MrTapha10 2 months ago
habartaan wajigii ayaa kaduutay ee meel iska fadhiisato oo Allah towbad weydiisato,Ayeeyo ha kufin ee meeel fadhiiso,xataa codkaagii waxuu noqday sidiii gaari siisow ah oo dalcad korayo.towbad weydiiso Allah
MrAntitrinity 2 months ago
@MrAntitrinity , jahilnimadu waa cudurka ugu xun , qof ka weyn oo hoyoda laa fac ah inad aflagadeyso waa wax jahilnimo lagu garto, sxbow adon si xun i arag , waxa la yidhi hadalkagu wuxu amano leyahay intu ka so bixin markas hadalka lasoco wanad mahadsantahah ,
MrTapha10 2 months ago
cawaandi maad xanuun xanuunsaneysa
mrscudoon 2 months ago
heesta laxankiba laga diilay sorry waa heesaha an ugu jeclahay lakin waa oroginalka iyo babah dhuule iyo kabankisa jacaylka
cawandi1 3 months ago
kama dhargo dhageysiga heeskan
mrscudoon 3 months ago
waaw labada fanaan waan hanbalyeynayaa hadase wayadan isku qudhiwa baa inagu dhacay
mrscudoon 3 months ago
Omar dhuule allaha u naxariistee iyo Maryan baa wada qaadi jiray Originalkii,
Klufsyou123 3 months ago
heestan orijanlkeedii baa aad u macaanayd, .Maryan way keenaysaa laakiin fanaanku waa khasbanayaa.
Klufsyou123 3 months ago
I love Marian Mursal for many obvious reasons but the biggest one is that she always has Somali or African clothes on, no friggin tight or mini dresses or any other Western trashy bitchy clothing. She has taken the diirac and baatti as well as the guuntiino to the next highest level. ♥ u MM.
proudSomalisis 3 months ago
samiira stop listineing to this song
arnaz4 3 months ago
I love you maryan, Like my mother, my sister, my Friend and befor that I love you because your are the best after Allah and my hope to meet you one day, please take care your self and in the moxamed (salaalahu caaleyhi waslam) way because I want to meet you in the "janaa" inschalah
waadeeqsan 3 months ago
MisssISAAQ, Anaa kuu sheegaya waxay ka wado ''Bolaha Hargaga eh laga baqoo'' Boholaha Hargaga waa boholo dhaadheer oo u ku yaalaa Laascaanood. Waxaana looga baqi jiray waagii hore waxaa deganaan jirtay naag dadqalato ah oo Dhegdheer la dhihi jiray, dabcan hadaan iskuulada Somalia ku dhigatay inaa maqashay Dhegdheer taariikhdeeda. Waana boholo dhaadheer oo hadaad ku dhacdid inaa dhimatid baa khatar u ah. Waa rajaynayaa inaad fahantay.
samsaminazo 3 months ago
kkkkkkkkkkkkkkk
maryan alow ku taaf ninka ayada ayaaba ka cod weeyn kkkkkkkk
deeqyare100 4 months ago
hahahahaha
Maryan mursal oo waaxay odaygii waabad ka cod waynaatee
islaamihii horee iminka hawl gabka noqday iska toobad keena aduun waa maalmee idinkoo sidan u gaboobay inaad maalin saarnaydeen idin lama ahee
Waase hees jirta.
SoldierGirlSsc 4 months ago
bohola xargaga ee laga baqo ..olol waxan ku qaatay sheeko caruureedkii la magac baxdey (DAD QALTO DHAG DHEER) ay ku jirtay oll xasuus ciyaalnimooy waa cudr laga koro any way waa hees qiimo badan macnoi waynba xambarssan aqyaarta ku enjoy gareeya iskana dhaafa qabiilkan baas aadku halaagsanteen waakan halka adin dhige haduu faa,iido leeyhay sooma ali laga arki lahaa waxtarkiisa
Qarni1000 4 months ago
Maryan waxay leedahay :Bolaha Hargaga eh laga baqoo tolow wa maxay ka wada wan fahmi wayeey intas?
MisssISAAQ 4 months ago
waaw wa hees dad badan oo an kujiro xasuus ulex looooool
sharbatle 4 months ago
cumar dhuule iyo maryan mursal cumar ilaahay naxariiistii jano ha ka waraaabiyo
dhuungal 4 months ago
waaw hees iga dheh siduu caashaq ii helay hurda kama bogtoo adaan macaanow kuu bukaayee ma i bogsiin kartaa beerka iyo wadnahaa i bukee ma i bogsiin kartaa baby
siman202 4 months ago
waaw hees iga dheh siduu caashaq ii helay hurda kama bogtoo adaan macaanow kuu bukaayee ma i bogsiin kartaa beerka iyo wadnahaa i bukee mi bogsiin kartaa
siman202 4 months ago
Heestaan waxaaan la jeclaaday Gabar aan aad u jeclahay oo walshey ah marka waxaan leeyahay soo dhawaaaaw..... sis Tensta till Tunnelbana....
xxxRossixxx1 4 months ago
waaaaaaaaaaaaew waaar maryan mursal caadi maahan waa ciyaalkii hore
gagale505 4 months ago
This has been flagged as spam show
Baydka wiilka: Nabsi igu bataa, buul iga dhistoo...Siduu yahay birdana, bahdii iga jaree...Intaan lay bud dhigin, may bogsiin kartaa...Buurbaa kugu gudbane, miyaad soo bixi kartaa...Maryan: Dhulkaa igu balaadhee, baryo kaama raagine.
Baydka Maryan: Anigaba baryuu, beryuu bacaad ila maroo...Beerkiyo wadnaha, bogaygaba shidee....Haka biqin waxbee, bilo iga war dhowr.....Wiilka: Buurbaa kugu gudbane, miyaad soo bixi kartaa.....Maryan: Dhulkaa igu balaadhee, beryo kaama raagine
waaweynka2010 4 months ago
Caadi ma ahan this song maxaa yeelay it gets my feeling walahi.... it touches me so hard and i can't explained it 4 real thou.......
waaweynka2010 4 months ago
Baydka wiilka: Nabsi igu bataa, buul iga dhistoo...Siduu yahay birdana, bahdii iga jaree...Intaan lay bud dhigin, may bogsiin kartaa...Buurbaa kugu gudbane, miyaad soo bixi kartaa...Maryan: Dhulkaa igu balaadhee, baryo kaama raagine.
Baydka Maryan: Anigaba baryuu, beryuu bacaad ila maroo...Beerkiyo wadnaha, bogaygaba shidee....Haka biqin waxbee, bilo iga war dhowr.....Wiilka: Buurbaa kugu gudbane, miyaad soo bixi kartaa.....Maryan: Dhulkaa igu balaadhee, beryo kaama raagine
MyErick2012 4 months ago
Baydka ninka: Siduu ii barkaday, hurdo kama bogtoo....I bariisanyoo, waygu baahaye....Adaan kuu bukaa, may bogsiin kartaa....Buurbaa kugu gudbane, miyaad soo bixi kartaa.....Maryan: Dhulkaa Igu balaadhee, beryo kaama raagine.
Baydka Maryan: Boholaha xargaga, ee laga baquu.....Anigaba baxsane, badhtanka ii dhigee....Birbaa igu jabsane, miyaan wali bogsaday.....Wiilka: Buurbaa kugu gudbane, miyaad soo bixi kartaa......Maryan: dhulkaa igu balaadhee, beryo kaama raagine.
MyErick2012 4 months ago
is this a distant relationship can anybody tell me pliz?
MissDaymaaan 4 months ago
@MissDaymaaan My dear sister, it is not about a distance relationship. It is about two young who are dearly in love, but there is something between them (a barrier) that prevents them from sharing their love. As the lyrics of the songs illustrate, "Buurbaa igu gudban," which roughly means, "their is a mountain between us." I don't know the context of the song, but, I assume, based on the lyrics, that her family or maybe other circumstances prevents her from seeing him. Really sad....
MyErick2012 4 months ago
@MissDaymaaan Here is the lyrics: Baydka ninka: Siduu ii barkaday, hurdo kama bogtoo....I bariisanyoo, waygu baahaye....Adaan kuu bukaa, may bogsiin kartaa....Buurbaa kugu gudbane, miyaad soo bixi kartaa...Maryan: Dhulkaa Igu balaadhee, beryo kaama raagine
Baydka Maryan: Boholaha xargaga, ee laga baquu...Anigaba baxsane, badhtanka ii dhigee....Birbaa igu jabsane, miyaan wali bogsaday...Wiilka: Buurbaa kugu gudbane, miyaad soo bixi kartaa...Maryan: dhulkaa igu balaadhee, beryo kaama raagine
MyErick2012 4 months ago
Waayo waayo! The lovely Maryan Mursal. I believe this is her first song she ever performed in publicly sometime in late 60's or early 70's. She still rocks though. Will we ever see such such a talent again?
Nabadiwaaqaali 5 months ago
Waaaaaaaaaaaaaaaw waaa hees cajiib ah ..
xxxRossixxx1 5 months ago
kkkkkkkk islaantaan calankeeda wa dhacee fanka yaa ka qabto Ayeeyo tusbax qaado ee wardi intaa hees isku mashquli lahayd wa dhamaaay cimrigaadee
yasinkeey 5 months ago
we love you mama maryan hoooooooyyyyyyoooooooooo
mawlidjikako 5 months ago
Aga, now,Wah,Hay,yaaya, Huuno xili deer ayaan tagere u ahaa Maryan walina wa u ahay caadi ma aha /farxan xidig inkasta onan hada kahor arag maxuma/ Saxiib kay Gurxan oo i agfadhiya wuxuu leyahay Maryan iyo qoomaal iishid
adamsom11 5 months ago
viva mamo maryan we love you
mustafcolaad 5 months ago
waayo waayo waa hees jaceyl ah
fatxiya401 5 months ago
+
waa hees aad u wanaagsan,fankuna ma laha da´´.heestana xidig aad buu ugu haboon yahay.
abriniasporelover 5 months ago
Caadi mahan :D
shashabane 6 months ago
viva maryan fbt cumar dhuule ilheey ha u naxriisto the best hees inba caadi maha
amalshk 6 months ago
waa hees wacan laakin ma wacna inuu fanaanku hees aanu lahayn qaado ama sidan oo kale uu ugu ula dhaco ... eeg waxabad moodaa inuu isagu lee yahay heesta .... toobal cara maa yakhba diisak yaakhi.
jawharaani 6 months ago
maam maryan mursal fanka hadaba iskaga hadh oo ka fadhiiso ganarealad baad ka gaadheee
xidig waa fanaan cod dahabi ah leh oo degan
laakin waxaanan arag jheeso kaban ah oo u qaado
shaakir66 7 months ago
BOORBAAA IGU GUDBANE SEE LA ISKU SOO GAARAA HEEE INTAAS KALIYAH AYAA DHIB AH
jooncuuke 7 months ago
maasha alaah hooyadii fanka iyo xidiga JABUTI waxaasaa kaa cod ah
jooncuuke 7 months ago
viva maryam mursal heestii ugu wanagsaneed for ever ayaan dhihi karaa maanaba ka dalayo
morris645 7 months ago
Bashkaari@ this is one the Best song ever,,, i love it
bashkaari 7 months ago
Kkk
anod12345 7 months ago
Love Maryan Mursul, what a character. Who is the guy?
ulsterization 8 months ago
nolada fananinta somaliyeed meel walba aad jogtan
garaadist 8 months ago
mama maryan mursal she is my hero i love her in all the songs live long mama maryan mac mac
hani326 8 months ago
heestan waxee uga quruxbadneed majiroto in sidi hore lagu dhaafo lkn waaba dhacday fanaanka codkisa xabeeba kujirto sidi cumar oo kale mahan meshaas waxaa kasoo baxay suusac
injineerkaxl 8 months ago
Eesh Calaa Diric Maryan mursal Direceeda aad buu U Qurux Badanyahay Waana Xariiir.Heestuna waa ficantahay
AtotheFRO 9 months ago
maasha,alaah waaye Laakin Heesta ayga Ma is kalaho taas ayee ku qaldanyihiin wee ku ceeboobeen
qaaqaay 9 months ago
MaaMaDa Ka Fariiso Fanka
garaadish 9 months ago
i realy love this song but this guy doesnt match or evan close to rahimahulah Omar Dhule... thas all i have to say
altimber1 9 months ago
i love this soooongggggggggggg..................................i listen this song when i traveled from washington 2 arizona 24 hour iyadaa dhageesanaayey xasuus walaahi.....
mxy08 9 months ago
hi
g
TheyAdoreMe 9 months ago
Dhulkaa igu balaadhee Baryo kaama raagineee.. Wallee Waaa Heestii Sanadka Maryan Mursal Cige Bootaan Fanaanada Qaranka Hees iga dheh.. waan ku haystaa Heestan
KingBawaa 9 months ago
Heestaan waa hees aad umacaan badan, run ahaantii waxaan soo xasuusanaynaa, walaalkeen Cumar Dhuule, marka uu maryan laqadayay, waa sida aaytahay
qadaafi65 9 months ago
i can't get enough listening this song....true classic somali music...Maryan Mursal=legend 4ever..
dulqabe 9 months ago
hees taan waa hees aanan ka daalain yaasalaam waxaan oran lahaa waa heesta sanadka yaasalaam fanaanka farhaan xidig iyo fanaanada maryan murasul ciise waad ku fara yareesateen heestaan noolaada halkaas kahaya
dhaadeey1 9 months ago
Waayeel dhaqaalo raadis ah iska dheh
yaska110 9 months ago
waaaaw heestana dbaan u jelcaa alah u naxariisto waxa laqaadi jiray maryan mursal cumar dhuule cali ilahy naxaristi janno ha siiyo xasuuss waaye waayo wayo lhada waxal qadaya xidg kistoo lakin heesta ma jiidaayo wuuso gaabinayaa inta kale wuu keenya top waaye
QueenGms 9 months ago
maryan mursal ciise queen of africa i like your dress cudkana kasii daran
qeeys1 9 months ago
i like this song realy
SuperSafa23 10 months ago
@gafoote sxb okey adiag iag wara roon sxb
zakirbashiir 10 months ago
woooooooow nice songs 好听 加油加油
bacbacle99 10 months ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
subeyr22 10 months ago
waah waah heestaan waayadaan ma maqal.
cumar dhuule ayaa la qaadi jiray aadna u cod macaanaa ilaah ha u naxariistee
raalliyo 10 months ago
waaaaaaaaaaaaaaaw maryaneey hadale gawaryar noqotay
booreey 10 months ago
woooooooooow caaad maahan inaabaa heeestan
Socoto18 10 months ago
@gafoote goorma heeta uu qaaday omar dhuule bal eeg waxaad ku sheeganaysao sxb oolz
zakirbashiir 10 months ago
@zakirbashiir Cumar dhule iyo maryan mursal baa wada qaadi jiray raadi heesa Orijinalkooda intaadan ka murmin
SuperNasteexo 10 months ago
hahahahahahaha waayeel is ruxayaa ayaa aduunka ugu daran ilayn fanaan ma xishoodo...ta kale maryan mursal hada old baad noqotee toobad keen,,,Odayganina ma mid fanka ku cusub oo iminka cimrigan ku soo galay baa.
Bilicsan87 10 months ago
i love maryan wooooooww
zakirbashiir 10 months ago
heestan maryan mursal yaaa la qadi jirday mase farxaan ayaa la qadi jiray jawaaaab thanks
nnn995 10 months ago
Heestan waxa dareemi kara 2 qof oo is jecel oo 2 wadan oo kala fog jooga.
nimcocali 10 months ago
heestan waxaa maryan la quadell Garay cumar dhuule ale haw naxariiste
kudaare 10 months ago
waxaas ayaa hees ah, afkiina caano lagu qabay kkkkk waar kaalaya madaxtooyada iigu heesa'' dagaal baa igu socdee aan ku ilaawee ''dagaalka bari iyo Galbeed iiga socda Somaliland inaan ku dhaco ayaa kabaqanayaaye '' oo rayaale meesha ku soo laabto loooooool
Siilaanyo2011 10 months ago
DHulkaaa igu balaadhee....Baryo kaama raagineee
Ahlan8080 10 months ago
viva maryan mursal well done good waxaa tahay fanandad qaran ilaahay hakudayaa amazing voice never change her voice walahi this song samething waaye filinkeeda right
MrJamhuuri 11 months ago
waaah waaaah mama maryan mursal iyo xidigg i love them both waa heer sareeee
MIZZBORAMA 11 months ago
Farxaan xidig iyo Mayran Mursa wat a nice song....
Buurbaa kugo gudbane miyaad soo bixin kartaa...
Jawaab.
dhulkaa igu balaadhee baryo kaama raagine.
shami2u 11 months ago
yaasalaam maryan mursal iyo xidig .
heesmacaan iyo codad macaan .mama maryan mursal codkaaga waa dahabi cidaan gaari karinbaa wax ka sheegaaya yaasalaam nooloow maryan fanaanada weyn ee soomaaliyeed .cumar dhuule ayaa kula qaadi jiray alaha u naxariisto aamiin.
alfanaan xidig adna waad ka baxsatay waaw nooloow
TheMISSMADHIBAAN 11 months ago
War horta ma ila argteen cigaal iyo maryan mursal say isugu eg yihiin lol
TheHiliso 11 months ago
@TheHiliso
kkkkkkkkkkkkkkk sax nabee waxaan maqli jiray nin iyo minweyntiis meel iskaga eg.
TheMISSMADHIBAAN 11 months ago
@TheMISSMADHIBAAN kkkkkkkkkkkkkk naf walaan ma oday iyo islaan ba isku eeg?? horta cigaal ma garanaayo lakinse u made me laugh walhai kkkkkkkkkkkkkkk waxan maqlay odayaasha iyo islamaha isku ag raaaga way isku egaadaaaan nihaayada
MIZZBORAMA 11 months ago
@MIZZBORAMA
kkkkkkkkkkkkkkkkk cigaal= waa axmad cali cigaal hadaad heesaha dhagaysato waana fanaan weyn oo caana kana mida fanaaniinta soomaaliyeed kuwa ugu qaalisan ee malaha adigu cigaal ayaad garan wayday. tan kale walaal makuu dhabaa walaahi waligey ayaan maqli jiray nin iyo minwayntiis meel iskaga eg kkkkkk
adna malaha sidan ayaad u maqli jirtay hahahahaha anba hore tan ad iishegayso uman maqal hadaba walaalo baro tana anba taada bartee ;)
TheMISSMADHIBAAN 11 months ago
@TheMISSMADHIBAAN ma saasd ka waday axmed cali cigaal ilaaa caruurta an wali dhalan baa garanaysa gah gah gah oo miyaay is qabeen isaga iyo maryan mursal heheheh haa walahi awoow geey iyo ayeeydeeey wabaaay isku egaadeen lama kala garto imika heheh jokes lakinse walahi waxasan maqaly anigu waxaan ilahay ka rajaynayaa inaan sayidkayga aad uugu eekaado wayo uu iga quruxbadan yahay ilahay ba runta jecelee waxooga sanka ilaa hadhay miss madhibaaneeey. igu so ducee arintaas khair ban ku rayajaynaya
MIZZBORAMA 11 months ago
@MIZZBORAMA walaalo miyuu saygaagu kaa qurux badan yahay oo sankaa kaayara gaaban miyaa ?gah gah gah walaalo taasu dhib malaha hadaad sidaada kale u qurxantahay oo aad u dabeecad wanaagsan tahay,ood iimaanka u qabto,waayo quruxdu waa iimaanka .laakiin qarso oo raaliyo wacan waligaa ahaw yaysan kuwa iimaanka la'i kaa xadin.kkkk walaalo waxan ilaah kaaga baryayaa sidad jeceshahay oo khayrku kuugu jiro aamiin khayr ayaan kuu dhaafay qaali.
TheMISSMADHIBAAN 11 months ago
@TheMISSMADHIBAAN walasheeey qaaliya tuugtu beryahan way iska badan yihin sida ikraan caraale mid yaroo kolay luuqyada uuga heesta la waayi maaye ilaahow ii ilaali aniguna aad baan taladada u qadanayaa way igu socota walahi thank you sis. wali qof aan converstion hagagsan la yeshay youtube waa ii adiga ahahah dadka melaha unban ka cayaaa ilaahow i hadeeee sis aad bad uguu mahadsantahay conversationka iyo sheekada macaan thank you
MIZZBORAMA 11 months ago
Comment removed
TheHiliso 11 months ago
mid kan qolofta weyn ee la heesaya maryan mursal war heedhe cod ma lihide mana taqanid sida loo heeseye iska seexo jabuutiyan af somali aqoona waa tahee, maryan mursal wa ajirtaa lakiin codkeda waaxd u mudaa inuu kasii halaabayo oo xabeeb ebar ka dhigtey say u hadleysya u qaylinysay markaa codkaga duqada u nax waa ok lakiin wax kasta.
TheHiliso 11 months ago
@TheHiliso taadan qaracanka ku nooli maxaad fananiinta sharafta leh ku cuntay akhrud iyo yahuuu
MIZZBORAMA 11 months ago
@TheHiliso ninkani waxuu bililiqaystay booski cuamar dhuule oo heestan oraginalki la qadi jijiray maryan
kudaare 10 months ago
yaqeey heesta cadi maha qofka kaliya oo dareemi karo waa qof, qofkuu jecel yahay kamaqan yahay intaan ley bud dhigin meey bogsiin kartaa.
Futuregirl2009 11 months ago
dhulkaaaaaaaaaaaaaa Ig baladhee barya kama aan raginee BABABA Really waa xasuus uu ka tagay Nin culus aabhii Kabanka cumar dhulle nice voice mamam maryan
saidyare404 11 months ago
yaasalaam waxaas ayaa hees iyo badh ah maryan mursal iyo waayo waayo heestaan waxaa la qaadi jirey cumar dhuule aun heestan waxay soo baxday 1968 waxayna ka mid tahay heesaha horyaalka somaliyeed inta la tiriyo mar kale maryan mursal waa fanaanad aad iyo aad u qiimo badan fankeedana u sareeyo noolow
TheWaiting22 11 months ago