Added: 4 years ago
From: bakeeri
Views: 20,512
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (25)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Sheylilah yaa cabdal qaadir...!!!!!!! 

  • caatda iska daayee sxbyaal daliil ma heesiin in xadrada banaantahay oo asxaabta sameeyeen , mase wax aan asxaabtii nabiga scw sameenin ayaa sameeneesaa? su'aal sas ma is wey diitseen,marka hadii aad daliil heeso la imaada lakiin caayda iyo haraabga waa la ka fiican yahay, gacmo furun ku soo dhawaada if you had a daliil, otherwise idon't want weste my time with you guys. so welcome welcome

  • rahsomali aamiin aamiin allaha kaa aqbalo ducada wanaagsan ood noogu duceysay.

  • asc at least wahabi daliil ayuu heestaa oo xaq ayuu ku taa ganyahy ee adigu waxaad sameesiin diinta meesha eey ka galaa iisheg ... suuufii uraaye wax badan umada islaamka ah waa duleeseen oo quraafaad u sheegen lakin waxaas mar hore ayaa la gatay oo la fahmay sufis waxa uu meesha ku haayo oo in uu buneesto lee ee adigu wax ma fahmin wili miyaa , sufi wax ma kuu hayaa ee sxb xaqa raac ee ha ku dhiman baadilkaan..

  • yuusuf17 dayuus najaas ah baa tahay magaratay adiga iyo kuwa kula midka ahna waa kuwii uu rasuulkeena scw uu nooga digay oo inagu yiri umadeyda nimankan qawaarijta ah meeshaad ku aragtaanba laaya inta mid idinka mid ahna nool yahay wallee rasuulkeena dardaarankiisa waa la fulin, mida kale nimanka ahlu sunna waljameca waa dad wata kuna dhaqmaaya sunnadi iyo jidkii rasuulkeena scw ee adinka diinta cusub oo aad wadataan ee carabtu idinku fan gareyso idinka ha idin ku ekaato idinkama aqrisaneyne.

  • bakeeri qofka haduu dhinta qiyamadiisii way dhactay . marka iska daaya baryada aad baryeysiin sh abdulqadir sufis so marka sxb ilaah ka cabsada oo bidcada iska daaya ....

  • Wahabi aa tahay Cilmi iyo caqli midna malihid ee waxaa kugu qunfulan Manhaji wahaabiyada.

  • waad qalalan tihiinee bakeeri biya ah iska daa jab masaka ah xittaa idinka ma rabaan sheikh c/qadir jilani iyo sheikh uwees dheere iyo waliba culimada iyo mashaa'iiqda ilaahey ee idinka un meel naftiina u hela addun iyo aakhiraba waad ku cariiri qabtaan oo ilahey rasuulkiisa iyo owliyadiisaba la coleytamee wax alle agtiisana idiin yaala ma jiraan oon ka ahayn ciqaab addun iyo cadaab aakhiro intiina hidaayatu minalaah u qoran tahay mahiine.

  • sxb bakeeri qofka haduu nool yahay oo kheyr la ku maleenayo waxaa la dhihi karaa ilaah noo bari(nabiga NKH ayaa nin u yimid ya rasululaah ilaah noo bari maxaa yeelay roob la'aan ayaa jirto xoolihii wey dhamaden marka sxb qofka ma la baryaayo, lakingof dhintay maxaa ka dhaheesaa sh c/qadirow waxaas &waxaas hadaa isiisis waxaan kuusameen doonaa waxaas ayaa la diidaya ee qof nool ma la baryi karo,hadi aan wax qadlan shegay waxey kahadaatay sheydan &nafteyda hadi aan a sibayna thks

  • Yusuf Horta Qof Nool iyo mid dhintaba wax ma bixiyo ee waxaa wax bixiya Allah. ilaahii wixii dhintay iyo wixi noolba abuuray marka hore horta saaas ufahan. Lakin waxa laga hadlaa ayaa waxee tahay Qof Wanaagsan inaad ilaah kubaridid Sida Nabiga CSW iyo owliyada kaloo dhan oo sh cabdulqadir kamidyahay inuu ilaah dadkaas wanaagsan daraadood kuugu siiyo waxad ratid amma kaa qaado dhibatada aa kujirtid. Maxaa yeelay adiga qof caasi aa tahay.

  • rasuul muxamadow sheikh c/qadirow sheikh uweysow owliya allooy kuwaan naga qabta ilaahow rasuulkaaga iyo ambiyadaada iyo owliyadaada fadligooda kuwaan intaan hanuun u qorneen huf iyo halaag u keen hal jaba iyo hal haada ka dhig. aamiin yaa rabbi

  • asalamu caleykum marka hore sh c/qadir allaha unaxariisto lakin waxaa danbi ka galooyo kuwaan dikrinooyo because diinta ma ogalo in qof dhintay la baryo walalaha alaha soo ha nuuniyo angana kuwii xumaanta reebo alaha ina ka dhigo wabi laahi towfiiq

  • Yusuf Qof nool mala bayi karaa marka ?

  • tolow dadkaan barakaysan wax maka noolyihiin???

  • Baryo baryo iyo Bari-samaadkii , only Old people can remember thank you for uploading it.

  • Allow Shekhena Jaylani U naxariiso wadadiisanana na raaci

  • jazakallahu kheyr

  • May God bless Shaykh Abdulqadir al-Jilayni

  • war ilaahay kacabsada joojiya bidcada iyo shariika waa maxay madadka sh.c/qaadir jeylaani ilaahayaa wax badbaadiya sh. c/qaadir wax ma badbaadiyo ilaahay tuuga yaa kaa xiga ilaahay

  • ufff war qurun baa tahay oo wahaabi xun ah. dadka diinta ku dheelay waa adiga camal oo maskaxda ka qufulan. mataqaanaa sayyidii sheikh Cabdulqadir al jiilaani wuxuu yahay. afkaada qurunka ah kadaa cudur aaan kaa bixin allaha kuugu ridee. shirk iyo bidca kaliya aaa leedahay wax aad ka ogtahayna ma jirto. culumada ilaaheey ha isku caynin afkaada xun kadaa. diiin iyo waxaad ogtahay ma jiraane.

  • MASHALLAH!

  • somalidii dhabta aheed wataa balaa itixaad iyo qori lala ordaayo iyo diin lagu qaraaban haayo iyo diin dadka masaakiinta ah lagu layn haayo na abartay saan dad msulim ah oo xalaal ah uaheen

  • ahahhahha wallahi waa runtaa loknat.itixaad iyo wahaabiyo balaayo qori la ordeysaa qoorta noo gashay .ilaahayoow itixaad iyo wahaabiyo eber ka dhig. culimadeenii sharafta laheyd waa taaa. i laahayoow culimadeenii u naxariiso aduun iyo aaqiraba.

  • bakeeri thnx for posting this, masha ALLAH

  • salam aleykum do you have the writing of this Qasida

    i really want this if possible inchallah

    ramadan karim

  • shaykh cabdal qaadar jilaani allow u naxariiso shaykgigeena

  • mashallah, madad ya gilani

  • Allahuma arham sheikh Abdulqadir Jeylani (RA)

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more