this brother is from MY own sub clan.. ahahah blesss him and all the other Somalians, we are 1, lets forget about tribe, lets just use clan for recognizing each other not to kill each other....
Waah waah heestaan caadi ma ahan one of tyhe best somalian Talent abaaba axmed biif bro keep up wallaahi u r the best wax ku gaaro malahan woow. secondly guys gadhada ka leexda waa walaasheena waa gabar soomaali ah so iska daayaa comments aad ku caayneeysaan gabdhaha somali wax ka fiican aduunka maba jiraan she's ur sista and ur mother and could be ur wife so Respect hala siiyo Dumar somali la'aantooda maba la jireen
ww heesta & codka cadi mahan Axmed,,nagtan video way ka haleysay gabar dhuban oo adiga ku shabahdo radi kkk i hate islamahan shuluqda ah o dhunta weyn wiilki ba dhuban iyadina way kala fagatay dmmn
the best singer in the world ahmed abdi kariin mahamed (BIIF) axsan fanaan fil caalam sxb aad ayaad u cod wanaagsan maasha alaah fanaanka dada yar ee u soo kacay bulshada soomaaliyeed gaar ahaan reer PUNTLAND nooloow sxb
biifow tan madis kasoorebtid oo kasoodha ragtay casirkii dubai waxba kamaoga qalanjo ee gabdha ha uqalma soo kaxayso cadkaaga aadbaan ugahelaa waan kutagersanahay waaw. waaaaw,
kkkkkkk yaah qoftaan maxey cuntay waa ayada iska fakatee sxbkeyna qoftaan uu iska soo watay inuu fiir fiirsado muu ula soo istaagay camirada horteed but he is the best of new singers lkin sxb qoftaan hawada ku cun
hees macan waaye oo codkiisana add ugu soo baxdey inankana wa qurxoonyahay lakin xoogaa ba dheesha ba kawareersan iyo inan fat ass mesha wuu kenay war ninyaho meye gabdhihii qalanjoyinka ahaa?
wooow dee inantu markuu garka ka qabanayo bay ku daadinaysaa ooy ka sii jaysanaysaa marka danbe ay gacmaha soo dayso buu si fiican ugu daadinayaa he is hot................gorgeous
Fanaankii Sanadka, halkaa kasii wad Axmed Biifow.
fatah92 1 month ago
Ahmed Biif iyo Nuur Daalacay maxaa isku galay?
saalax144 2 months ago
waa hees kal iyo laab wax jecel ah mana aan ka dhargo dhageeysigeeda wooow Axmed biiiiiif for ever
yuuyu114 2 months ago
qofta quruxdeda anigabey iiqiira gelisay cadi mahan hhhhhhhhhhh
dacad66 4 months ago
jacelaa i hayo mana aqano markaa hestaan dhagesto kkkkk
caday12 5 months ago
aRR8RUR8TFU8FHR8RTF
GLiiNTZZZ 5 months ago
this brother is from MY own sub clan.. ahahah blesss him and all the other Somalians, we are 1, lets forget about tribe, lets just use clan for recognizing each other not to kill each other....
CushiticSomalianMale 6 months ago
maasha alaah fanaanka dadayar aad ayaan kuu dagersanahay viva alfanaan axmed biif
gutalegeedi 7 months ago
i concur nice music i can't believe this song was available a year or so...that's real biff for sure you real Somali young buck. For sure you get
MN love. I think we need to sponsor you to MN for a show :)
Methodman1244 9 months ago
kkkkkkkkkkkkkkkk lakin mesha in uu qofnuureysa kensada bay aheed tan waa uus
adhile1 1 year ago
Hees aad u macaan iyo qoob kacayaan casri ah. Sxb shaqo fiican ayaan ku leeyahay mar walbana heesahaga macaan waan dhageysan doonoo. Noolow BIIF
MrBalibusle 1 year ago
kula heesahiisa waa jeclahay
ubaxwarsame 1 year ago
what a wonderful guy you are mr BIIF you are the best of your generation thumps up keep up that way and wish you a happy new year
TheWaiting22 1 year ago
wooow heestaan cadi mahan wan kahelay run ahaanti nice song bro <3<3<3<3
sumaya135 1 year ago
axmed sxb tan buuran imisaad iga siin aan qashee sak layga rabaaye
lol12344177 1 year ago
really i love this song, concerning on me
libanahmed1 1 year ago
really good song, also lady she has good action for dancing
libanahmed1 1 year ago
heestaan waan la dhacay walhi jeceel.com cml walhi
sabaax20 1 year ago
heestaan waan la dhacay walhi jeceel.com cml walhi markaan dhageysto jeceel cusub aa igu dhasho lol
sabaax20 1 year ago
waaw
f49218 1 year ago
Waah waah heestaan caadi ma ahan one of tyhe best somalian Talent abaaba axmed biif bro keep up wallaahi u r the best wax ku gaaro malahan woow. secondly guys gadhada ka leexda waa walaasheena waa gabar soomaali ah so iska daayaa comments aad ku caayneeysaan gabdhaha somali wax ka fiican aduunka maba jiraan she's ur sista and ur mother and could be ur wife so Respect hala siiyo Dumar somali la'aantooda maba la jireen
MrARLAADI 1 year ago
naagta buuran muxu mesha ukenay
Futuregirl2009 1 year ago
ww heesta & codka cadi mahan Axmed,,nagtan video way ka haleysay gabar dhuban oo adiga ku shabahdo radi kkk i hate islamahan shuluqda ah o dhunta weyn wiilki ba dhuban iyadina way kala fagatay dmmn
AmalDk1 1 year ago
the best singer in the world ahmed abdi kariin mahamed (BIIF) axsan fanaan fil caalam sxb aad ayaad u cod wanaagsan maasha alaah fanaanka dada yar ee u soo kacay bulshada soomaaliyeed gaar ahaan reer PUNTLAND nooloow sxb
awqudub 1 year ago
woooooooooooow ahmed biif cadi matihid nolow nice songs
nazario1985 1 year ago
islaantaan oo la taagan amey ka weyn tahay
diinoos64 1 year ago
waaw ahmed abdikariim walkeey aad ayaa u cod macaantahay heestaa qasataan caadi mahan noloooooooooooooooooooooow waligaa
ayaandiamond1 1 year ago
wow Allaa Yacizak Al Fanaan Axmed Biif Waa Fanaan Cod Dahabiya leh Halkaa ka wad bro
Ufeynboy 1 year ago
VIVA AHMED BIIF THE BEST SOMALIA SINGER XXX
LOVE U
somaliagirl77 1 year ago 3
oh woooooooooooooow hestan aad ayaan ujeclahay biif heeso cusub sosar codmacaan ayaad ledahay mansha allaah
raaliya100 1 year ago
kkkkkkkkkk
Biggy56 1 year ago
wowowowoowowowowowoow nice song heestan kama daalo music plus codka ahmed biif keep up bro
qayslover 1 year ago 11
kkk walee ninkii ahmed biif fanaan ayuu kuso baxay aan caadi aheen
Haaad1 1 year ago
@Haaad1 gfgf
Biggy56 1 year ago
Comment removed
farhiyo25 1 year ago
woow afkaaga caano lagu qabayo fanaanka da'da yar Axmed biif well done bro i luv thiz song dareen gaara
Ufeynboy 1 year ago
Comment removed
farhiyo25 1 year ago
Axmed Biif, waad macaan tahay sxboow
halkaas ka sii wad fanka, dad badan,
ayaad dariishadda ka saareysaa walaahi,
oo is waalayo hadda.
Macoow06 1 year ago
mahad sanid heesta qiimaha badan boowe
Cabiira1 1 year ago
maaanshaa allaah alyaa cisg ahmed biiiif fanaanka sanadka dawllo viva garooooooooooowe bello
shafad100 1 year ago
so nice song man looooooooooooooool
rahmamaal 1 year ago
@rahmamaal
nuweiro2008 1 year ago
sii daaa waryaa qoftan oo xusulbarurta an kuu heystaa wajii canuni waxiid
kamalyare 2 years ago
I like the way he's dancing good move fanaka sandka
unwr2007 2 years ago
biifow tan madis kasoorebtid oo kasoodha ragtay casirkii dubai waxba kamaoga qalanjo ee gabdha ha uqalma soo kaxayso cadkaaga aadbaan ugahelaa waan kutagersanahay waaw. waaaaw,
raaliya100 2 years ago
@raaliya100 waa
kk
nuweiro2008 1 year ago
@nuweiro2008 waxu ku fican yahay maqalka bas kuma jiro aragtida
nuweiro2008 1 year ago
hees ka dheh...... fanankan waa fanan aad u cod macaan..... qoftan u ciyaraysa ayaba ka daran... waa jirtaa qaoftani....bt mesha laga helanan garanayn?....igu kalmeya intaa.......VIVA HESTAN....
said4038 2 years ago
naag buuran waaba raaxo marka wa layska riix riixaa kkk calaashan buush lagu dekeyo kkkkkkkk
QALAJIYE 2 years ago
waaaaaaaaaaw
viva ninyahow lkn naagta waxaad moodaa xishood qaab daran in uu ku jiro marka iska bedel waxaan aad moodid qubo codkaaga waa cajiib walaahi lkn hada ka dib midan oo kale hala heesin gabdho heer magaal ah soo wado qoftaan qof jirta mahan
janagalee 2 years ago
Comment removed
darawiishta 2 years ago
gabdh an heesayn oo loo heesayo oo an wax kale isku boojaynayn inta kabadan lagama rabo. haday xishootana gabdhah somalida xishood aya lagu oga mid xun iyo mid wacanba/ marka intad wanaga ka shaqayn lahaydeen ayad intayare ay sidatana tuur kula talinaysan soomali maryoolay walal sharafey waliba doorka labad waxad sooqadata niqab ibati wayn iyo kabo buudh layidhahdo xabad yayn ka muuqan jidhkaga ada kaga leh
darawiishta 2 years ago
kkkkk waa dadkii casirka dubai kasoodharagtay qalanjo waxba kama oga ee dadka uqalmo sokaxayso cod kaga walahi cadima ahan ee walal isasoo canbixi xayi xayi dhala ayatahay tageerahagana wey farabadan yihiin so sweet.
mymina1 2 years ago
tani waa yaryar kuu dubai ee casiirka lagu habay habeen jiif macaan ayey leedahay canbaruud+casiir-habeen seexad
caawiye99 2 years ago
nadar kkkkkkkkkkkkk dooqa yalaab ma lahan dooqiisa waye halaga leexdo lkin hesta aya mcn
fatah114 2 years ago
dhalan yarrada somaliyeed waxaa kacodsanayaa ineey kashaqeeysiisaan maskaxdooda eydareeman qiimaha fananka ama fananada waayo adunka fanan weykufanan lakin anaga hadii cayno fananadwalbo oo jeclato eney mustaqbalka utartanto fananinta adunka
yaanoga qebqadanaayo war cayda jojiya fananiinta gabdha ah waa sidii walaashiin okale mana jirta qof damiir leh oo caaynaayo walaashiisa antaagerno walaalaheyn una fidino dhiiragilin edit by xuseen guudle
waziirka1 2 years ago
waxaa halkaan uga mahad celinayaa xidigtaan soomaliyeed oo runtii soobandhigtay xishoodka gabdhaheeyn na soomaaliyeed runtii waxaa dhihi lahaa waaxaatahay gabdhihii mustaqbalka soomaliya waana kutaagersanahay dhamaan teena waxaana tahay runtii boqoradii wadnaha
edit by shahru mr love
seeynab 2 years ago
kkkkkkk yaah qoftaan maxey cuntay waa ayada iska fakatee sxbkeyna qoftaan uu iska soo watay inuu fiir fiirsado muu ula soo istaagay camirada horteed but he is the best of new singers lkin sxb qoftaan hawada ku cun
macquulman 2 years ago
qosol walh kalay nimanka so malida why nagaha wax uga shegan horta damn:d inanta she is so cute
123kenyan 2 years ago
what is this women doing she maked everyting look bad hahah
SuperMusa1234 2 years ago
lol WALAHI RAGA SOMALIDA CAJIIB BEY LEYIHIIN HADAAN CAATA NAHAY WAXBAAD NAGA SHEGEYSAN HADAAN BUURANAHAY SAAS OO KALE,MID BAAN IDIN LEYAHAY BARIGAN SOMALIYA JOGNAY SOO TAAD JECLAN JIRTEEN NAAGTA BUURAN OO FUTADA WEYN MA HADA KU NACDEEN DIBADA DAMN
KAMANEFISO 2 years ago
ahaha yeah habeenkacab bay leedahay just good night
Khadar25 2 years ago
since when do somali chicks become blonde?
WTF?
siish 2 years ago
siish, to become blonde all u have to do is buy it. But the poor girl doesnt know that blonde girls are seen as dum by white ppl.
Biggy56 2 years ago
naagtan maxay haysaa qurux guur ma lehee habeen la seexad bay leedahay kkk
cabdinasir99 2 years ago
waah waah mansha allah biif caadi maahan xabada kugula jirtana waa shidan tahay new fanaan banaka iskeen sxb is caanbixi codbaa sidataahe
macquulman 2 years ago
hees macan waaye oo codkiisana add ugu soo baxdey inankana wa qurxoonyahay lakin xoogaa ba dheesha ba kawareersan iyo inan fat ass mesha wuu kenay war ninyaho meye gabdhihii qalanjoyinka ahaa?
nadar68 2 years ago
the chick could lose few pounds other than that she cute and nice song!
fastgirl21 2 years ago
this guy can sing for real.
Moe80US 2 years ago
I like this song so much
Nancy524180 2 years ago
kkkk balayo kula feera weenaatay dumarka ugu quruxbadan kulahaa tan intee ka quruxsantahay feerahedaanba ka naxee acudka
mire935 2 years ago
maasha alaah waa wiil kibrey wiil kaasi biif noooloow cazo
SuperBiib 2 years ago
this is the song cadi mahaa hestaan
is she the same gurl from the other video
man i like this guy hesihisa lakine waxuu ubahan yahay dhinaca gabdhaha in lagaa habeyo
kamalyare 2 years ago
lol that is soo mean! she just needs to lose wieght.
fastgirl21 2 years ago
i love this fanaan walahi.. man he is the best new generation Somalian artist from Puntland region of Soomaaliya... viva Cayn'jin
CushiticSomalianMale 2 years ago
bacjabiye brother iskadaa qabaailka man ,he is one of somalian singer no matter if u know hem or not we all know hem oki so keep quiet
js840 2 years ago
axmed iyo gabdhan labadaba ad ayaan u garanayaa,sxb hadda dhaw ayuu aaday imaaraatka hadana kenya ayuu joogaa,bosaso ninkii degnayaa ayaa ninkan si fiican u yaqaan axmed biif noolow sxb,ina salad abayo adigana waankus alamaya u seem cool bt fatska iska yarey xoogaa waad cayishay saa,id
bacjabiye87 2 years ago
wooow dee inantu markuu garka ka qabanayo bay ku daadinaysaa ooy ka sii jaysanaysaa marka danbe ay gacmaha soo dayso buu si fiican ugu daadinayaa he is hot................gorgeous
ilhaan22 2 years ago
he lives in nierobi kenya and at times he thinks he lives in dubai
rasheed61 2 years ago
hahahahah abdikd112 been mahaa gabartaa jaac camal ayuu ku dhajiyaay lakin fannankan caadi mahaa runti!!
08nimo 2 years ago
aqyaarey waan idin salmay fanaanka si gaar ah ayan u salamaya dhaman waxan idin waydiina inad i sharaxdin adinko rali ah meesha u ku noolyahy fanankan iyo hadii aad ciwaankiisa ii sheegi kartaan yaraantiisi ayaan isku dugsi aheyn asc dhamaantin
jimcaalegoodman 2 years ago
fanaanka wuu cod wacana yahay lakin waa yara jaaa. sidoo kale inantu aad bay uqurux badan tahay
yiroowe 2 years ago
fanaankan waa fanaan da,yar oo hadana cod fiican codkeyga oo kale ayuu leeyahay lol laakin malahan xarakaad kale oo ciyaar ah teeda kale gabadha la heeseysa ama laciyaareysa muxuu gacanta markey usoo fidisey uu u qaban waayay gabadhii ayuuba ka yix yixiyey hehe wuu kujrey look at 4:46 maxaa kasocdo halkaas ciil badanaa
abdikd112 2 years ago
farhan@f49218
f49218 1 year ago
i love tha girl lol she ,s mac xuux
abdikd112 2 years ago
illhay ka cabsada
naagtaan is qawisay xey tahay
mey dharka xirato
sucdi1 2 years ago
waaaaaaaaw waa fanaankii da dayaraa ee axmad c/ kariin axmed biif waa fanaanka sanadka caadi mahaa ila qaybso caasha axmed biif sxb noolow weligaa waxaad tahay fanaanka mustaqbalka best singer ever
darawish121 2 years ago
Ahmed is One of Young Talented somali Singer with Nice Voice
Farhan98 2 years ago