Aad iyo aad ayey u mahadsanyihiin dadkii suurta geliyey masruucan biya xireenka ah.. waa guul u so hoyatey shacabka ceel buur.. waa dad mudan in lagu daydo marka loo fiiro xagga hawshan weyn ee ay suurtageliyeen...By. Laasqoray man.

Aad ayaan ugu mahad celinaynaa dadkii nala soo xariiray, ka dib markii ay daawadeen muuqaalkan, waxaan idiin soo diri doonaa sawiro cusub oo u badan kuwii ugu danbeeyay, kuwana waa ka saaraynaa youtube-ka, maadaama aad marar badan fiirsateen
kkkk cebey tacal -baburta u ka mid yahay surf -ka marka sawirka marayo joji firi tarikada =wa tarikadi puntland-maxa baburta puntland geyay ceel buur ma mucawino ayey ka so qeybinayen?mise wixina wa beeb beeensii-mise dadka wixisa ay ku faneysan?
ALAAHU AKBAR WALEE ILAAHEY SOMALIA CIMILO IYO BARWAAQO WUU SIIYEY DAD BAASE KA DHIMAN KU RAAXEEYSTA...... THANK FOR POSTING THIS GREAT VIDEO AND WONDERFUL FOOTAGE mucho gracias amigos.....
Ceelbuur waxeey ku taalaa SHANKAROONLAND. Reallander sxb weydii Feysal Ali Waraabe isagaa kuu sheegi doona halkeey ugu taal Shankaroonland.....hadii kale ka fiiri Maabka Shankaroon-Land.....
wow ceelbur no word or words that i can describe of your improvement masha allah beautiful vidio,beautiful people,beautiful city so proud to be somali keep up the good work mr xosh
Well.. it depens!.. lakiin i mean it. Xagaay Ceel Buur ku tala?.. Puntland mise Somalia?... gobelkee... meel barwaaqa ayaay u eegtahay.. and bytheway.. waxaan u malaynaya in we landers do know where Somalia is, but that u dont wanna realize that there is a country called Somaliland! ;-)
the fact that you dont know where ceelbur is speaks for itself, most somali people know where togdhere, bossaso and borama is but apparently our "lander" brothers have shut them selves out from their own country which they where always welcome too.
ps technically speaking "somaliland" dosnt exsist according to international view point, let me know when it does :)
lol.. I will!.. but u r still welcome to Somaliland, u and your followers who are in Somaliland now, when they cant stay their homes.. Ceelbuur, Muuq-disho, Afgooye etc...
maasnha allaah muqaal wanaagsanaa maan tegin lakiin insh aalah qorshabey igu jirtaa in ana mar kusoo ceel belaa oo ana tagaa dhulkeyga ceelbuur barwaaqo insh aallah
dacad66 2 months ago
masha allaaah qurux badana, heestana magaceeda. khalif magool so ma ahan
what the song on dis vid ppls ?
ibnmuhamed1 6 months ago
this makes me miss the nation of Pharaohnic Poets a.k.a Somalia = the light of Africa....
CushiticSomalianMale 8 months ago
dhulka caraftiisa waxa ay kuu bilaabmeysa markii aad soo gaartid jacar iyo bargaan allah noolal wacana dhammaan salaan galmudug hobyo
DrFollowMe11 9 months ago
Ceelbuur waa magaalo bilicsan oo qadiimi ah. Muuqaalkaani xasuus ayuu igu abuuray iyo mar aan Ceelbuur tegey 1984.
calaamad 11 months ago
alla ceelbuur oonabad ah iyo barwaaqo yurub weey kasidataa ceelbuur viva celbuur
nasirsuul 11 months ago
insha, alalah ceelbuur nabad iyo barwaqo iyo waaliba dooxalnd
ilhaan22 1 year ago
waaw aadbaan ugu xiisay ceelbuur iyo waliba doooxaland waan tagi doonaa insha, alalah
ilhaan22 1 year ago
can anyone tell me heesta magaceed the musics name
SoopamanLuvaa1 1 year ago
Comment removed
SoopamanLuvaa1 1 year ago
Comment removed
SoopamanLuvaa1 1 year ago
Comment removed
SoopamanLuvaa1 1 year ago
waaaaaaaaw maasha alaaaah ceelbuur aad iyo aada yan kugu xiisay waana kuu imanaa ilaah imadilo anigoon tagin ceelbuur iyo dooxadi iyo ceelbuur kuyaale..
DHAMAAN INTA KAQAYBQAADATAY SOODUUBISTAN IYOI WALIBA SOOGALINTA YOUTUBE WAXAN UJEEDINAYA MAHAD GARA WAAD MAHADSANTIHIIN WALALAYAAL
bashka285 1 year ago
This has been flagged as spam show
Aad iyo aad ayey u mahadsanyihiin dadkii suurta geliyey masruucan biya xireenka ah.. waa guul u so hoyatey shacabka ceel buur.. waa dad mudan in lagu daydo marka loo fiiro xagga hawshan weyn ee ay suurtageliyeen...By. Laasqoray man.
afbile 1 year ago

Ilaahoow nabad nooga dhig.
gabdhaha 1 year ago
allaah gurux badanaa wadankeena oo hawa wanagsanaa anaganah wadan gaboow nagu dhameyey ayaan jognaa iyo baraf yaa mar uun i tusiya wadankenii oo nabad ah
warqabto 1 year ago
Video markaan daawaday aad ayaan ula dhacay araga kamuuqda Ceelbuur ilaahayna waxaan uga baryey saan iyo si kafiican inuu ilaahay usaaidiyo waa dhul ilaahay barwaaqo siiyey dhulkaan halaga faaiideesto. Anigu ma ahi nin dego ceelbuur balse aad baan ula dhaacay
dowlad2008 1 year ago
I love ceelbuur, waa mahad san tihiin dadka soo duubay, Waana ku farxay barwaaqada waxaana jaclaalahaa in aan arko masawiro ama cajalada cusub,
waana kumahadsan tihiin
jibrilhaile 2 years ago
fayusuf sxb meesha ceelbuur waa meel barwaaqo ah ka cabso ceelbuuur
qaloocoow 2 years ago
Tolow meeshani ma Somaliland bay ku taala.
fayusuf2004 2 years ago
Aad ayaan ugu mahad celinaynaa dadkii nala soo xariiray, ka dib markii ay daawadeen muuqaalkan, waxaan idiin soo diri doonaa sawiro cusub oo u badan kuwii ugu danbeeyay, kuwana waa ka saaraynaa youtube-ka, maadaama aad marar badan fiirsateen
hooshhound 2 years ago 2
CeelBuur Waa dhulkeeni, oo waan ku dhaaranayaaye, Allaa dhooro, Nimcad dhameys tirin ku idleeyo, marka dhibcaha roobku hooro, beeraha iyo dalagooda loo dhaqaaqa, xilina dhagaxii burjikadi iyo dheeman kii baa laga haqa beelaye, Bal dheehda muuqal ka quruxda leh, Waa dhul somaliyeede Soomaalaay eeda dhinac is ka dhigoo, dhaayihiinu waxay arkaan dhabtii ka run sheega, Dhul barwaaqo Waa Dagmo dhabtii qadiimi ah, oo magac dheerna hibaa eeba u siiye, ha dhayal san ruux walboow.
Somaliwadajir 2 years ago
FARASKA WA AKII SAYIDKA VIVA OGADENYA
BanwaTaah 2 years ago
hhh<----dhulka suuji 77 sxb waad iga qolisay ma fbi ba tahaya mida kale sb ceel buur dad ma joogo miyaa were are they ?
tan kale puntland waa meel aad u horu martay macha allah loved puntlander(k)
saacid1984 2 years ago
kkkk cebey tacal -baburta u ka mid yahay surf -ka marka sawirka marayo joji firi tarikada =wa tarikadi puntland-maxa baburta puntland geyay ceel buur ma mucawino ayey ka so qeybinayen?mise wixina wa beeb beeensii-mise dadka wixisa ay ku faneysan?
suuj77 2 years ago
woooooooow ceelbuur caadi ma ahan.
magaalooyinka qadiimiga ah inaa tago waa jeclaan lahaa sida ceelbuur oo kale Viva la ceelbuur.
cules19 2 years ago
ALAAHU AKBAR WALEE ILAAHEY SOMALIA CIMILO IYO BARWAAQO WUU SIIYEY DAD BAASE KA DHIMAN KU RAAXEEYSTA...... THANK FOR POSTING THIS GREAT VIDEO AND WONDERFUL FOOTAGE mucho gracias amigos.....
torontoplayer 2 years ago 4
nice song and nice video. who is this singer?
naimo801 2 years ago
Ceelbuur waxeey ku taalaa SHANKAROONLAND. Reallander sxb weydii Feysal Ali Waraabe isagaa kuu sheegi doona halkeey ugu taal Shankaroonland.....hadii kale ka fiiri Maabka Shankaroon-Land.....
cumar2020 2 years ago
waaaw im really impressed, ceelbur is truely stunning, it prooves that people dont need money to be happy and content.
may Allah make the rest of somalia like this place.
TaskiyahEmaani 2 years ago
ceel buur cadde maxaa ka kasee? waa magaalo cajiib ah dhabtii waa meesha la dhihi karo waa bartamaha soomaliya waxay caan ku tahay roob doog ka dhaliya hareeraha magaalada magaaldu waxay leedahay buundooyin maxaa yeelay magaalada oo dham biyo ayaa ku xiran.Alla dabaasha ku macaa Allowyaa ceelbuur ku geeya!!!!!
argagixiye 2 years ago
wow ceelbur no word or words that i can describe of your improvement masha allah beautiful vidio,beautiful people,beautiful city so proud to be somali keep up the good work mr xosh
AMAARA22 2 years ago
CeelBuur.. ma Somaliland ayaay ku taala?
Reallander 2 years ago
maya "somaliland" mu'udhawo saxib.
TaskiyahEmaani 2 years ago
lol... ma u dhawa? ma meel ba la yidhaa?
Reallander 2 years ago
sure its in a country which propably dosnt exisit according to the dictionary of the "landers".
TaskiyahEmaani 2 years ago
Well.. it depens!.. lakiin i mean it. Xagaay Ceel Buur ku tala?.. Puntland mise Somalia?... gobelkee... meel barwaaqa ayaay u eegtahay.. and bytheway.. waxaan u malaynaya in we landers do know where Somalia is, but that u dont wanna realize that there is a country called Somaliland! ;-)
Viva Somaliland
Reallander 2 years ago
the fact that you dont know where ceelbur is speaks for itself, most somali people know where togdhere, bossaso and borama is but apparently our "lander" brothers have shut them selves out from their own country which they where always welcome too.
ps technically speaking "somaliland" dosnt exsist according to international view point, let me know when it does :)
TaskiyahEmaani 2 years ago
lol.. I will!.. but u r still welcome to Somaliland, u and your followers who are in Somaliland now, when they cant stay their homes.. Ceelbuur, Muuq-disho, Afgooye etc...
Take care bro!
Viva Somaliland
Reallander 2 years ago
may Allah help "somaliland" realize whats better for it.
asalamualaikum saxib.
TaskiyahEmaani 2 years ago
a/s waa shaqo fiican shaqada ay walaalahan qabteen laakiin yaan la qarinin haddii wax leef leef ah lagu qaatay
ICIRCLE001 2 years ago
Waraa Faraskaas waxuu u egyahau kaayagii.
haduuman2007 2 years ago
Waraa meeshaan waxay kufiicantahay in lagu dabaasho duhurkii kadibna huuy lagu ciyaaro ninkii kasaayaa kasaaya quruxbadanaa meeshaan waxaaanba soo xasuustay meeshaan kudabaalan jiray Somalia. back 1990s
haduuman2007 2 years ago
ceelbuur waa xagee?
werdiking 2 years ago
Mr. Xoosh waad ku mahadsantahay xasuusta aad na xasuusisay dhulkeenii barakeysnaa. dhab ahaan horumar weyn ayaa ka muuqda magaalada. waa inaan dhulkeena dhisanaa iskuna tashanaa.
cumar2020 2 years ago
waa magaalo ay u dal xiis tagaan dadka somalida iyo yurupiyaanka ay ka yimaado caalamka daafihiisa
wiilwaalkamurusade 2 years ago
Masha Allah Waa magaalo qurxoon Allow quruxda u siyaadi aamiin
Tawlane1 2 years ago
Ceelbuur, alle wacanaa waa beledki aan ku dhashay, dugsi dhexe ku soo dhigtay
nuune21 2 years ago
runtii waa magaalo aad u fiican waxaan jeclaan lahaa in aan u dalxiis tago waa meel indhaha u roon
waryaaaa7 2 years ago