Added: 6 months ago
From: craxmaan10
Views: 15,465
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (18)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Walal Abdirahman Miraha iyo Codka maisla soo qori kadhaa si aan uga bogano Macnaha Heesta??

  • @HajiKhayr

    Anaa samayn doona walaal insha alaah dhawaan. thanks.

  • Abdirahman aad baad u mahadsantahay Walal, In kabaddan 3sanno ayaan u-tube-ka ka raadinayay maanta ayaan ka helay Maansha Allah.......Aaad baad u mahadsantahay Walal..

  • @HajiKhayr

    Adaa Mudan Walaal.

  • Masha Allah Inuu beer jacayloo kalgacayl ku baahiyo hadalada baruurtii boogaha damqinayaa ku tubaabeey tks all

  • What a nice song with golden voice of khadra dahir!!! it reminds me alot of memories back home. thanks @craxmaan10 for uploading this exclusive song

  • @MrHalaasi

    u r welcome...

  • waaw one of my best songs ololol thank u so much c/rahmaaaan brother

  • @Qarni1000

    U r legend...thanks sxb qoralka heesta...wan kusoo qori doona video ga magacaagana waad ku arki.

  • war maxaad ka hadlaysaan....

  • inuu beer jacaylo kalgacayl ku baahiyo

    hadalada baroorti boogaha damqinaya

    igu baabay maqaaley ,baxnaanadu sidey tahy miyaad wali bestaa,tahy alahayow kusamo bixi

    cabdow berisamadkii marka sheeko baraleey kaftan laysla beegsado ,ma baraarugtaayo boholyow ma ooydaa

    wadnhaagu biimiyo dhul badwayn dushediyo ka talaaby buuraha ma u baaqayayoo wali ma u baroorta.

    bidhaan uusan gaaryn bilicdeda muuqal. makadaba baqoola ,bacadkiyo kulaylaha dhibka ma u bareera.....

  • sheeko baraleey waa sheekadii ka dhacday gaalkacyo oo heeso badan lagu jilay

  • @abdullahi1988 cabdilaahi sheeko baraleydaasi maxay ahayd gaalkacayo ka dhacdey lolz

  • @dhuungal walaal dhuungal waa sheeko dhinacaas iyo mudug ka dhacday waa sheeko jacayl ahayd oo somaliyoo dhan lada maqlay heeso badan baa laga tiriyay waxaa ku jira heesaha laga tiriyay heesta saalax qaasin ee beertii xoriyadaay iyo kuwo kaloo badan

  • @abdullahi1988 heesta beertii xoriyada miyaaney hargeisa ahayn . mida kale sheeko jacayl oo somaliyoo dhan laga maqley oo beldwayn ka magac wayn miyay jirtaa maan moodeyn

  • @dhuungal walaal beledweyn waxay ahayd hees aad u soo caanbaxday laakiin hees kulmisay fanaaniin badan iyo abwaano badan maahayn heestaan waxay kulmisaa waa fanaanin badan qisadeeduna aadbay caan u ahayd laakiin waxaa laga yaabaa inaadan maqal adigu mahadsanid walaal

  • @abdullahi1988 sxb waa runtaa waa jacaylkii sheeko baraleey oo waxaa ka qayb qaatay fanaanka caanka ah ee khaliif cismaan sayid khalifa oo qaaday heestii bari tiyaaq ama sheeko baralay lagu magacaabi jiray

  • @shidane22 alah yaa cizik waad asiibtay walaal

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more