@frankie hadii aad ALIHII ku abuurtay aqonsaneen oo aadan garaneynin cidii adiga ku abuurtay, adigaa xayawaankana ka caqli xun waayo ALLE (SWT) wuxuu quraankiisa noogu sheegay dadka aan ALLE aan garaneynin in ay xayaawaanka lamid yihiin qaar adigoo kale oo isla quman oo dadka ALLAHOOD yaqaana kutilmaamaayo stupid in ay xitaa xayawaanka ka caqli xun yihiin. waxaan kuleeyahay waad lunsantahaye ALLE haa kusoo hanuuniyo.....SUBXAANALLAH.
Waa wax laga naxo in cunug yar jirkiisa la marmariyo rinji. Waa waalid arxan cunuggooda yar ayay tattoo ka buuxiyeen si ay u helaan attention and probably dhaqaale uga sameeyaan. Wax la yiraahdo Allaah ma jiraan. Hadduu jiri lahaa intaas ku xikmad badnaan lahaa cunug yar oo saqiir af carabi korkiisa kuma uusan qoreen. kkkkkkkkkkkk Stupid people
@frankie3005 subhanallah! wallahi waxaan ku dhihi lahaa ilahey haku soo hanuuniyo! ALLAH (sw) inuu jiro cidnah isma weeydiineyso.... may Allah show you the right path ameen! may he almighty guide us all ameen!
@azma172 walaal waxan diidanahay beenta. Waa khalad in aabbe iyo hooyo ay wiilkooda saqiirka ah ku qor qoraan afcarabi si ay dhaqaale ugu helaan si kale ayay ku raadsan karaan waxay ku noolaadaan.
@azma172 true wallahi. maanta wuxuu rabo ayuu dhihi karaa waayo aduunyo ayuu joogaa lakiin maalin ayaa hadalkiisa oo qoran la horkeeni doonaa maalintaas ayuu aqoonsanaayaa in uu ALLE jiro. but by that time it is too late to repent.

shaneemo1 6 months ago
@shaneemo1 amin
azma172 5 months ago
Waa wax laga naxo in cunug yar jirkiisa la marmariyo rinji. Waa waalid arxan cunuggooda yar ayay tattoo ka buuxiyeen si ay u helaan attention and probably dhaqaale uga sameeyaan. Wax la yiraahdo Allaah ma jiraan. Hadduu jiri lahaa intaas ku xikmad badnaan lahaa cunug yar oo saqiir af carabi korkiisa kuma uusan qoreen. kkkkkkkkkkkk Stupid people
frankie3005 6 months ago
@frankie3005 subhanallah! wallahi waxaan ku dhihi lahaa ilahey haku soo hanuuniyo! ALLAH (sw) inuu jiro cidnah isma weeydiineyso.... may Allah show you the right path ameen! may he almighty guide us all ameen!
Somali4Lyfe 5 months ago
@frankie3005 subhanallah ilahay subhanala watacala aya ku jede ha dhihin umada stupid ilahay ayay rumaysan yihiin hadadan adigu rumaysnayn...adiga hadadba saas u hadlayso waaxad ka darantahay xayawanka sababto ah xayawanka ilahay bayba aqoonnsanyihiin adiga dhagaxyada naarta ayad la midtahy lakin ilahay agtiisa waxba kuma aha inu kuso hanundho!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
azma172 5 months ago
@azma172 walaal waxan diidanahay beenta. Waa khalad in aabbe iyo hooyo ay wiilkooda saqiirka ah ku qor qoraan afcarabi si ay dhaqaale ugu helaan si kale ayay ku raadsan karaan waxay ku noolaadaan.
frankie3005 5 months ago
@azma172 true wallahi. maanta wuxuu rabo ayuu dhihi karaa waayo aduunyo ayuu joogaa lakiin maalin ayaa hadalkiisa oo qoran la horkeeni doonaa maalintaas ayuu aqoonsanaayaa in uu ALLE jiro. but by that time it is too late to repent.
shaneemo1 5 months ago