Added: 4 years ago
From: guledcase
Views: 7,500
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (17)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • who did Hailie Selassie kill?

  • ooh my god inaali lah wa inaali laahi raajucun waar niyaw dadkan onlf la iraa waxan u haystay dad u halgamaya dadkooda ee ma tana u danbaysay inay dadkoodi ay budhcad u soo diraan ilaahy waxn ka baryayaa waa wax laga damqanayee hooyooyinkaas iyo ciyaalka ay laayeenoo dhan in uu ilahay uga jaro oo ragaas waxa sameeye oo dhana maxkamada loo soo saaro anigu horta runtii nin somali ah ayaan ahay waan ka damqaday siday u dilayaan dumarka iyo

  • onlf , waxaa ban u, heeystay dad wadan xoreeyn kujira, ma dadkoodii beey sidaan u, xasuuqaaan?

    cajiiiib,

  • this is pure lie!!! i wonder hom much did pay to them?

    5 birr?

    or 1 usd?

    poor people,fight for youe freedom and don't listen to tigree(woyyone)

  • Come on be fair brother, what about those people who were slaughter like animals by so call government. Are going to say they were all guilt! I don't believe it. What the government going to do for the people who their husbands were killed by ONLF or themselves? Is there any package to help families.

  • Dat's after effects syndrome. 2 B fair, I dunno really wat kinda of package can substitude someone for losing a beloved one. If it exist, or not, wat can it do? Can it stop di ONLF from killing innocent civilains? Probably, I don't think so.

  • wax walba way ogtahay ee malaha Dhacan walaal adigaa kuwa wax loo sheegay ku jira

  • Waxaa iga buuxsantay, Fikradii aan hore u watay ee la yaabanaa beentaadii hore ee ahayd naftood hurayaasha ayaa Basbas igu shubay.basbajeebadaha kuma wataan ee waxay ku wataan rasaata ay ku gumaadaan wayaanaha ku qaba eed Dalkaaga ku iibsatay.adigoo damiir aan lahayna waxba halganka xaqa ah wax u dhimi kara.waad hurudaa ee toos.waxaanan ku bixiyey WARMOOG aan waxba ogeyn

  • Waxaan la hadlayaa naagta tidhi waa laydilay,adigu adigaaba isku markhati-furay inaad tahay dabaqoodhiyad aan dadnimo ka muuqanin, oo laga caqlibadan yahay, intaas waxaan kuugu daray inaad beenaleeey tahay waxaana kuu cadaynayaa Basbaaska aad tidhi wey igu shubeen.Waxaa geesiyada dhaartay ay dhiigooda u hurayaa

  • War walahi nacas baatahay maxaad keeni waxbarasho malihid mise ma dawlada geeska africa ugu xooga wayn ayaad iska celin kartaa (ethiopia) Saxiib runta ha la isku sheego walahi xaar unbaad wadanka ku haysaan qori buu haystaa sida magciisa looqoro xitaa mayaqaano markaa makaasaa intuu dalka qabto na maamuli waar nacasiiyahay dad noqda oo qoriga tuura oo dalkiina cid idinkama horistaagaysee dalkiina wax laqaysada dadkiina walalaayaal ONLFEEY DADAKA SIDANKADAAYA

  • Keep it up guledcase U'r making a big diferrence day-in day-out by bombarding classic video's with real quality and best standard to the souls of the mainstream society. I'm pleased with ur talent and dedication.There w'l be a few ppl who always attack ur integrity but they w'l remain few and left behind as they simply hate who u R not what you are breaching. U H've a right to unlock the current reality of the region as U see it not as dey [onlf] w'ld have liked. keep it c'min in de'r 1000s.

  • Keep it up guledcase you're making a big diferrence day in day-out by bombarding classic video's with real quality and best standard to the ears and souls of the mainstream society. Iam pleased with your talent and dedication.There will be a few ppl who always attack your integrity but they will remain few and left behind as they are simply hate who u are not what you are breaching. You have a right to unlock the current reality of the region as you see it not as they [onlf] would have liked.

  • obviously these ppl were forced to say this, every single person sounds like a broken record, theres no1 speaking out of the truth just what they have to say by force.

  • saalaxudiinow............ aabahaybaa geella lahaa anaa dameerle ayaa kawanaagsan hadaad halgaka wax usoo tartay maanta waxaad kamid tahay kuwa curyaamin raba markaa we know who u are

  • I Was active member of ONLF in Europe. I didn't know that they do such awful things to the same people we were struggling. shame On you. I will never be in this terrorist organization never more. It's disgusting.

  • salax its bull bro onlf are good people.if they did kill their people they must have a reason.also im related to one of these ladies and my auntie said her husband was killed a long time ago it was not recent

  • I Was active member of ONLF in Europe. I didn't know that they do such awful things to the same people we were struggling. shame On you. I will never be in this terrorist organization never more. It's disgusting.

  • dapaqoodagan his tryin to foce people to have interview his worryin about the onlf but he dos not see the tigreys rapin the gals killing the elder and more.... deenlawayow waayen ahh... idot...

  • guledcase now i saw ur pic n ur belly is full of Gamadi n u interview Gamdiminded fellows. Who do u want to convince when da world knows how ur dauthers r raped by tigreys n ur pple r slaughtered by da same man who gave u da Gamadi a minor Tigrey. Shame on u. Don u know how Tigreys r full in coersing u post demeaning pics of dead bodies. let a hell of curse rain on u

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more