Added: 3 months ago
From: nasircirro
Views: 2,162
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • WHAT A SONG ISRAACDEY AWDAL ISRAACDEY ISRAACDEY SOMALI ISRAACDEY MAANSHA ALLAH.

  • ViVa AWDAL STATE OF SOMALIA :):)

  • VIVA Awda State Of Somalia

    VIVA S.S.C Of Somalia

    Guul ka naxoo nafta waa

    Fuck haters

  • Awdalstate of Somalia is happening here..Reer Awdal waxay u taagan yihiin qaranimada Somalia.. Shacbiga reer Hargeisa ee Xasadka iyo xumaanta Diyaaada Khayriyada u Saartey ayeey Gurmad u yihiin,, Awdalstate iyo SSC waa iney beesha dhexe ka xoreeyeen SNMta iyo Silaanyo soomaali diidka.. waayo dad badan oo Ka soo jeeda Hargeisa iyo Burco qaranimada aamisan ayaa jira kuwasi si xor ah uma hadli karaan.. marka Awdalstate iyo SSC waa iney badbaadiyaan dadkasi... Somalia ha noolaato

  • dhulkan Waqooyiga somaliya waxa  loo qoondeeyay in sadex mamul gobaleed laga yag leelo oo kala ah Awdalstate,Waqooyigalbeed state, iyo Neeeeeeeeeew Puntland maha ta hada jirta ee waa mid cusub insha allah. viv Awdal state

  • kkkkkk miskin jabhadda argagaxisada e dhulkooda laagu xasuuqay E SSC ayaa dhamaan ka danbeysa. wayo AWDAL WA REER somaliland dhamantood wanaan aqaan la imana shegaye alshabaabland sool kaga dhawaaqa hadaad raag tihin kkkkkkkkk

  • @somalilandburco4 habarta odayga wax loo saar walee waayaab war maxaa dhulbahante meesha keenay, gadabuursi iyaga ayay utaalaa sida ay mustaqbal kooda kayeelayaan. takale ee aad ledahay ssc ayaa samaysay waa meel kadhac dad sharaf iyo aqoonba umada somaliyeed ka dhex le in aad tidhaahdo waalasameeyay. sanadkan siyasada waa lagaa wataa sxb ee dan tada garo oo somlaiwayn soo dhex gal hadii kale malin aan baryo ahayn ayaad iman doonta .

  • @somalilandburco4 niic nacas baad tee iska aamu adiga iyo waxa kula mid ahiba uma qalantaan wax loo jawaabee intani midaabo hayga haatee markaad siyaasadii ku fashilanteen meel kasta baroor iyo afxumo la tagan yihiin ma cay iyo aflagaadaa wax kaa celin mida ah xasuuqa waxaad ogtahay in hanadadaadii siilaanyo soo lugooyey afka loo dhigtay hadh cad, ta sool-na rag baa ku keenay oo kugu hayee ma wadno aad leedihiin baad ku timaadeen caku iska hadle iyo xis dhiman miskiin. SNM baa terrorist ah.

  • reer awdal, war miyaad ilawdeen in gobolka awdal ee aad dagtaan xorayntiisi cid kasta oo soomaaliyeed oo isaaq ahi u daadiyeen dhiigoodi qaaliga ahaa ee waliba udgoonbka badnaa? Sidee baad maanta u tidhaahdaan AWDAL-LAND ayaa nala yidhaah?

    Yaa idinka xigay shalay jamhuuriyada somaliland markay dhisnayd ee aad maamulka majaraha u hayseen mudada dheer? Tan imika dhisana yaa idinka xiga? Anigu waxan odhan lahaa waa doqonimo saad u dhaqmaysaan nacala idinku yaaale.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more