Added: 5 months ago
From: haashimi2010
Views: 170,977
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (88)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • xaawa kiin codkaagu caadi maaha iyo degenidaada

  • wow i really love this song keep it up

  • kkkkkkkkkkk dhaag dhaga isku so yareyse xiin kkkkkkkkkkkk

  • that's my song inaba cadi mahan

  • nice song her voice is touching!

  • i wish i could wrote Somali but i really can't. Anyway the girl will be the nest Hottiest SOM singer walahi the chick her voice is touching! AND 6PEOPLE DOESN'T KNOW WHAT LOVE IS?<3 SOMALIA XANOLADO...

  • maansha allah walee waa abwaan, fanaan, laxamiiste

  • walle heestan hees ka macan badan weli ma arag lakin markan arko xawo kin sido kale noqonya gabar xawo kin ka suro badan weligey ma arag xawo kin su.aal abaayo malagu qaba __ wan ka helay wallle hadad xas aheen an ku don donaya hadad xas tahay 100%^ raali iga ahaaw

  • wooooooooooooooooooooooow masha allah xaawo kiin inba cadi mahan qofyahay codkaka xaax waye adnee xuuux aa dahay

  • asc saxb farax murtile iyo xaawo kiinaba waan ku taagaareyaa hanoolaato soomlida lakaladiray markeey islaqadayaan quruxbadane

  • i like this song caadi mahan <3 <3

  • wawaw i liked this song nolada

  • nice song

  • axya jaleec qoftan indhaha ku raxaysta lol

  • maasha alaah ale sood waa kuu dhiibay 

  • xawo kiin hees walbo ee qaday cadii maha sas ayan karabaaa huuuno

  • xaaaaaaaaaax heestan waxabay igu ka kicisa walee cadi ma ahan

  • wow maasha allah aadban ugu haalyeynayaa murtiile iyo xawo kiin. i hope in ool gabdhaha somaliyeed sidaan u soo wada labisan lahaayeen markeey heesayaan, oo eey iska haafaan qawnaanta eey muudeen wax fanka kamid ah, noolaada walaalayaal labadiina iyo inta idinku dayataba.

  • hees wanagsan waaye

  • woooooooooooow heestan waa hees aad iyo aad u macaan

  • hahahahahha hees iga dhe labada fanana maba kala dhacaan brm kkkkkkkkkkk

  • xaawa kiin heestani si fiican ayee ula jishey ama ay la qaatay abwaanka weyn ee somaliyeed , waana gabar cod macaan aadna u qurux badan , waana ugu hambalyeenayaa sida wanaagsan , we love u xawa kiin

  • murtile waa libaax

  • Maasha Allaah, both of them are great and outstanding singers..

  • she is queen.

    

  • farax mutile hada kahor heesahada iguma socon lakin hada ;laga bilaabu taageerayshaada waweyn aan kamid ahey waaw cadi maha..gabadha xita waa qurexley waaye masha alah..

  • Yartan qosolkeeda ayan caadi ahayn inaba, is she single?

  • waaaaaaaaaaaaaaw in badan caadi maahan codka iyo erayadaba

  • Waa Hees fiican midho ahaan iyo Music ahaan cod ahaanba ., Odaygaga baanba u qaadaa mar mar kaftan

  • i like her smile beautiful

  • asalaamucaleykum maanshey allaah gabdhan hadal murtiley bay ku wadey hadlay wiil iyo iyaduba

  • Ninkan dharka cad wata ee dirayskii ku labisan raga hoteelada hor istaaga ee dadka soo dhaweeya ma wax kaluu soo xirto ayuu dhulka ka waayey mise waa casriga hada aaynu jirno sida loo xaragoodo.

    nice one

  • @HADLIYEH walee wa runta amba intaa soo qor aya is lahaa ee adiga hadlka dhameeyeye kkkkk

  • ayaan heestaaan ka daa daawashada !!!!!!!!!!!!!!!!! waa i nacsiisaye .plz

  • i love this song

  • Comment removed

  • Comment removed

  • Farax Murtile.......... --> Hooyo Loo Xishaa Ku Xambaartay Oo,,, Xilkas Baa Ku Dhalay Xeer Beegtideye,,, Xidigtaan Hablaha Ka Xushaa Tahoo,,, Xor Jaceeyl Ah Baa Isku Keen Xiriiryee,,, Sidii Xaakim Baan Kuu Xaq Dhowrayaa,,, Xeer Beegti Baan Kuu Xushmeeynayaa,,, Xabiibtii....Xabiibtii Xabibbtii Xabiibtii Xayaati Qalbii Xayaati. ♥

  • Ooooooooh Ma God,,, inaba caadi maaha heestan,,, Xanaaneey Naftii Kugu Xiiqdayoo Ku Xisaabtan Ruuux Aduun Kuu Xayiran bbe,,,,.. lovely song really me luv it

  • love it farah my inader keep it up ,,,, shut up all haterz

  • mash alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah xilkaat caashaqoo laab xaagan iyo iga dheh xawo kiin iyo faarax murtile alaha idiin deesto sida xila janaa kuu xaqdhoorayaa ama xuural ceen kuu xishmenayaa caadi maahan

    xabiibi xabiibi xabiibi xayaati qalbi xayaaaaaaaaaaatiiiiiiiiiiiiiii­iiiiiiiiiiiiiiii

  • waa cajiib walle tanoo kale maynaan arag caadi mahan [alla yacisa kum] wow noolaada

  • wwwwwwwwwwwww cadi maaha inanta runtiii fanan iga dheh tano kale

  • qoftan cadii mahaan indho waxaa ku yal cadii aheyn,aniga talada hadii an wax kulahaan lahaa indho shareer ban u xirilahaa, inaba caaaadii mahan

  • waaw kuma jiran xiraa fananintii hore wax sidan oo kale isugu jibinaya nowlada fananintav somaliyed waw hestan naxris goniyaa kujirta mar lawaydiyay farax murtile halka uu ka kenay erayga hbibi wuxuu yiri dubai ayan ayan jogay wan ku qoslay hadalkas waxan oran l;ahaa qofka yiri ikran carale iyo fiska magarikadho laswaydinmayo faryaradeda xitaa magadhi karan nolow xawo

  • xaawo kiin waa fananad qaali ah lakin magaari karto fanaaninta kale sida fiska

    .ikran carale iyo sagal arts

  • waaaaaaaw) Xaawo kiin I Love u <3 <3 ) waan kutaageersanahay codkaaga macaan) caafimaad iyo cimri dheer ayaa kuurajeenaaa xaaaaaawo kiiiiiiiiiiiiin

  • waaaaaaaw) Xaawo kiin I Love u <3 <3 ) waan kutaageersanahay codkaaga macaan) caafimaad iyo cimri dheer ayaa kuurajeenaaa xaaaaaawo kiiiiiiiiiiiiin

  • how many of you who watch this clip has been one way or the other been involve in this situation

  • thank u both xaawo kiin and farah murtile..

  • xilkas caashaqoo laab xaadhaniyoo uur xalan galaa xigto kaa dhigtee , xanaaneey naftee kugu xiiqdayoo ku xisaabtan ruux aduun kuu xayiran , sida xila janaa ku xaqdhowrayaa ama xuural ceyn kuu xishmeynayaa xabiibii xabiibii xabiibii xayaati qalbi

  • wow this is a nice love song... i love it

  • nice song and great voice both

  • XIJAAB WEEYE GUUR XANAAN LOO GALOO XARIIR LOO GOGLOO XAMDI LOO NAQEE XERO WEEYE QEYR XIISO LOO QABOO XAQNA LOO DHAQOO XEER LOO DHIGEE SIDA XILO JANAAN KUU XAQDHOWRAYAA AMA XUURAL CAYN KUU XUSHMEYNAYAA XABIIBI XABIIBI XABIIBI XABIIBI XAYAATI QALBI XAYAATI WAAH WAAH WAXAAS AYAA COD AH IYO MIRO MACAAN BADAN OO MALABKA KA MACAAN
  • gr8 s0ng i loved it

  • wooow nice song waaye caadi maha waan la dhacay

  • lyric and voice woooooooooooooooooooow

  • maasha allaah ! waa hees wacan...

  • Xaawo Kiin wa qalanjo cod Macaan waligaa jir oo joog viva kiin

  • wofffffffffff caleeeeeeeeeeeeeeeek xaawo kiin and farxah murtiilee wad ka baxsateen nice song Lovly song mmmmmmmmmmmmm i like it so much <3 guuleysta

  • woow qoftaan masha,alaah waxaa saa fanaan lagaa dhahaa wadankii waxaa qurmiyay wajiyaxun aan cod laheen sidaan uheesa hadiikale hala iska aamuso sida aniga oo kale kii kuqanciwaaya caay kii kuqanciya amaan waliba sidaacad ah masha ,alaah xaawo kiin isha baxarka

  • woww what a romantic ! beautiful and brilliant words

  • ninkan fool xumaa ma iidoor baa

  • @MsHamunia kolay adi kaa quruxbadan.

  • @MsHamunia Faarax Murtille wax haka sheegin.Adi waa kaaa qurux badanyahay!

  • Faarah Murtiile we love u walaalkay illaahay janno ha ku geeeyo

  • xaawo kiin walaahi caadi ma tihid maaansha allah sis illaahay ha ku dhowro

  • Xaawo caadi ma tihid

  • masha,alaah, Xaawo Kiin waa Fanaanat , wee cot macaantahay,

  • cayaalka xaafada maxeykaayaqaanaan inaa tahay asalow boondheere qatar waaye ay iska dhahaayaan ,inaba caadi tihid kiin waa kabax satay

  • qofba wax ku mashquulsane anugu waxanba ku mash quulay wiilka wariyaha iyo kan heesayo siday iskugu eg yahin way kala cad yahin moye wa isku eg yahiin ma walala tolow kkkkkkk mise wa indhahayge iskuma eka kkkkkkkkkkkkkk

  • @macaaneygirl walaahi waa runtaa anba waan la yaabay kolkii hore ehehehehhe

    xaawa walee wana u codeeyey codbaa lagu baneestay

  • @mizzlaasqorey ma ila aragtay sxbey kkkkkkkkk kailgey ayan moode kkkkkkkkkkkkkkkk

  • Hmmm hestaan waxee tabaneysaa qof walboo <3<<3 haayo hmmm .. xidigtaan hablaha ka xushtaa tahoo xur jacey-labaa isku keen xiree ... what a romantic word .

  • labadan qof markaan arko waxan soo xasuusta sidii hobaladeenii hesaha isugula qaadi jireen.......inaba caadi ma tihin meeshaas ka sii wada heesaha..ps,,,xaawi kiin inaba caadi ma ahan codkada sis..i like youre voice,,

  • inaba caadi ma ahan hestan iyo murtinle iyo xaawo kiin youre the best .......

  • waw inaba caadi maaha noolow baby kiin love nice voice////////

  • WEEEY FARAX MURTIILE NICE SONG

  • waaaw heestaan waa hees aad udaabaneesyo qof walbo oo dareen jaceyl haya xaawo kiin waxaann leeyahay intaan iyo in ka badan baan kaa sugaynaa aniga daren jaeylbeyba i galisay really faraxna kamayareysto waa labbo fanaan waxaaba modaa in ay heesta iyaga ka hadleyso viva xaawo kiin nolow waliga sisterkkkkkkkkkkkk

  • CAADI MAAAHA

  • xaawo kii fanaanada 2011 qof kugu heesto ma aleh woooooooooooooow

  • magool 2 waaye tan caadi maba AHAN masha allah sidee ujileeso heesta xaawo kiin viva for ever

  • wa cajiib inay heestu iyaga ku socota lamooda waa hees ku tabanaysa aad ayaad uu mahaadsan tihiin

  • woof caleek waligay ma arag hees sidan oo kale ah mahad sanid fanaan, abwaan, musician, majaajiliste,waa faarax murtiile , xaawo kiin adigna waxan ku leeyahay illaahay igama kaa qaado waxan ka mid ahay dadka hawada ka jecel

  • waaaaaaaaaaw caadi maha thnks xaawo kiin the best singer 2011 waa kuu codeeyay

  • waaaaaaaaaw waa hees aan caadi aheen waxaan dhihi karaa waa hesta sanad

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more