Added: 1 year ago
From: cabdiyare
Views: 81,517
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (19)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • aad & aad ayaad u mahad san tahay sida wacan oo aad u ga naxeyso gabdha somalida walaahi aad ayaan u nec bahay qofka xumeeyo dumarka sida eysameysay sila mid ah ayaan sameyn lahaa xitaa hadan garaneyen gaba dhaa oo waan dili lahaa qofkii xumeeyo hablaha rag ciil bey cadab ka doortaan raga waxaan u sheegi lahaa gabdha hala dhowro waa ey idin la dhashen waa ey idin dhaleen marka ka soo qad walaa shaa oo sidaas oo kale lagu sameeyay sideed noqon laheeyd

  • war kan wa biloow aniga aqaana wax aanan dhicin dadka ku shuba belo kugu dhacday war hada islaam tahay dadka beenta ka daaa

  • asc gabadhan waxaan leeyahay waxad samaysa wax uqurxuun markad ka taqalustay sidaad sheegtayba shaydaanka insha alaah ilaahay xagiisana waaxan kaga rajaynaynaa hadii an garan lahaa wan kataqalusu lahaa sida ad samaysay tankale waxan leeyahay ninkii dhintay waxad ilaahy ka heshaa waxad samayday amal keeda

  • Fake

  • shaydaan ayuu ahaay

  • iliin dheer dheera

  • @myahahaha1 waa sudan baa lagu yiri hadey somali tahay iyo hadey tahay sudan waxba isma dhamaanw aa gabdh muslin ah.

  • subxanalah ilahay owladeena hanoo bad badiyo aniga kaba fakadaye  qiyaamada sheydamada ama raga qaar.

  • @ cabdiyare...

    Waa mahadsantahay sxb, sorry hadaan sii qaldan kuula hadlay....

    allaha kaa ajarsiiyo wixii wacyi galin ah......

  • jaw naw baw

  • salam.

    horta waa qisad aad u naxdin badan lakin ani ma aaminsani in ay gabar somalied ay san sameenayso lakin waxkasta way dhacan haday ku dhuci lahaydna ma san ka shekeen laheen

  • Salam:

    KU socoto Ninka video ga soo galiyey...

    Fadlan sheek sheekada meesha ay ka dhacday & meesha aad ka keentay umada hajah wareerinin,, sheekadaan kama dhicin somalia kuma dhicin gabar somali ah ee waxaa ka soo aqrisay buug masri ah, qisada waxa ay ka dhacday masar, buuga waxaa la qoray 2002.. buuga magaciisa waa (cajaladii nolashayda burburisay) (الشريطه التي حطمت حياتي)

    Fadlan waxa aad sheegayso refrence u weel umada hajahwareerin.. waa mahadsantahay...

  • @myahahah1 wcswr wb, marka hore wa salamantahay walal, aniga ma dhihin, gabar somali ah ayey qisadan ku dhacday, waana sidaad sheegtay, waxana meesha usoo galinay, in gabdhaha walalaheen ah ay ku cibro qatan.

  • @myahahah1 @myahahaha1 waa sudan baa lagu yiri hadey somali tahay iyo hadey tahay sudan waxba isma dhamaanw aa gabdh muslin ah.

  • @myahahah1 gabadh muslin ah weey noqon kartaa gabadh walashaa ya yidhi gabadh somali ah ayey ku dhacday

  • Kan ilaahya naarta jahanama ha u fogeeyo gabadhana ilahay ha u denbi dhaafo

    waxaa saa u leeyahay gabadha waa laqalday waana dumar

    Tankale ka gabar lama dhalan miyaa iimaanka allaha kaqaadee ilaahayow kan ha u naxariisan gabadham maskiintana ilaahay haka abaal mariyo waanada ay u sooo gudbisay gabdhaha soomaliyeed waxaan kale o aan leeyahay gabdhow ku waano qaata oo cadowgiina garta  yuusufcamaara student in yemen

  • ilahayoooow kaas ka qabo gabdhaha islaamka!

  • @iisho1 Aaamin ma sis

  • @iisho1 AMEEEN YAA ALAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA­AAAH

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more