Makhtal daahir iska ilaali magool waa rooxaanta duusha haddii aad wax kasheegto waa laguu yaabaa that means you will be elgible to receive death penalty,Warning !!!!
No there is one video clip of mohemed mooge that i hve seen in ethiopia addis ababa Aqoon iyo Afgarad this drama or play is the only video of mohemed mooge and many coppies re available
Hees waxaa qiimo u yeel erayo la soo xuley, gacan kabanka taqaan iyo CODKA MAGOOL
Jaangoan1 7 months ago
erayadiii abwaankii waynaa cabdi aaden qayse = isaaq codkii qaaliga ahaa mohamed mooge liibaan = isaaaq
dhuungal 1 year ago
Waalaalayaal sii fiican uu dheegeestaa heestaan ,Qiimaha dhuux waa siidaas adunyo,weliga , un IILAAH KA BAQ INTA AAD AADUUNKA JOOGTO , OO HAFIIRIN WIGI AMA WAA WALAASHEE AMA WAA KII LACAGTA QABAY AMA WAA KII AWOODA BADNAA; AMA WAA KII QURUXDA BADNAA WAA LA WADA SIMAN YAHAY AADUUNKA , NABAB.
MsHalling 1 year ago
anyway magool way dhimatay ilaah ha u naxariisto laakin heestaan maxay ka wadaah kii ixaman lahaayoow ama xaasidkeeygoow ? aduun ayaa malahan
daariq100 1 year ago
eedo magool ilaahoow u naxariiso waa fanaanada qaran soomaaliyeed iyo maxamed mooge
MrBusuri 1 year ago
t'es la meilleur bravo, on t'oubliera jamais
ethiopiasomalie 1 year ago
Magool ilaahey hakuu naxariisto
Aaamiiin
malikone3 1 year ago
waxay ahayd fanaanad aad iyo aad uqiimo badan illaahay ha-unaxariisto amiiiiiin.
MrGalaydh 1 year ago
makhtaldaahir adiga moryan ahan jiray haday tagertay ina aderked caydiid ma wax xunba nacas yahow ala u naxaristo eedo iyo maxamed mooge
abdi99able 2 years ago
makhtaldahir adigaba moryan ahan jiray waxad ka xuntahay inay ina aderked tagerto nacas yahow naxaris eedo iya maxamed
abdi99able 2 years ago
Makhtal daahir iska ilaali magool waa rooxaanta duusha haddii aad wax kasheegto waa laguu yaabaa that means you will be elgible to receive death penalty,Warning !!!!
gorgornews 2 years ago
@gorgornews ala yaa arxamu magool&maxamed mooge.waa fanaaniin qiimo iyo qaayo leh labadaba ilaaheey ha"unaxariisto amiiiiiiiiiiiiin
MrAbshirali 1 year ago
wadaniyad dhulkeeda u dhimatey
Allaha ku naxariisto
morogoro78 2 years ago 2
Waa midhihii Abwaankii weynaa ee CabdiQeys
abdirhmn 2 years ago
Xaliimo kahliif Magool - llaahayow meel fiican gee
DJrapper17 2 years ago 5
Heesaha Mohamed mOoge ma kala dhacaan - Illaheyow u naxariiso.
Heesta aan ugu jeclahay waa "malaha waanad dhaadine, soomaalaad ka dhalatoo, dhay lagugu koriyoo damal dhererkeed noqotee"
DJrapper17 2 years ago
ka kamanka tumaya ma maxamed mooga???
snmherokoodbur 2 years ago
'ninkii xoolo lahaan jirey
adduunyooy
marbuu xaabka qaataa
xigsadaa asaagii
addunyooy xaalkaa be' May Allah Somaliland, Mooge and Magool. Amiin
jsdirie 3 years ago
illahay janadi fardusa ha ka waraabiyo maxamed mooge liiban iyo xaliima khaleef cumar magool labadooduba waxay ahayen laba mujaahid oo somali oo dhami u qirtay
Abdilazizh 3 years ago
thats not mohamed mooge, its just mogol singing one of mohamed's songs....adduunyo......its a pretty powerfull song
black218 3 years ago
is this Mohamed Mooge?? i heard that it has never been a video of him only voice..?? allah ha u naxariisto both of them
jimauSL 3 years ago
No there is one video clip of mohemed mooge that i hve seen in ethiopia addis ababa Aqoon iyo Afgarad this drama or play is the only video of mohemed mooge and many coppies re available
thanks wallalo maxamed mooge ala ha unaxariisto
Abdilazizh 3 years ago
love magool & Maxamed Mooge. ILAHAY HAUNAXARIISTO both of them were truly patriots.
FuckFaqash 3 years ago 5