I know that you are brainwashed by Holywood "read this historic facts:«Again the representations of the early Puntites, or Somali people, on the Egyptian monuments, show striking resemblances to the Egyptians themselves. » : "The Wisdom of the Egyptians" By Brian Brown New York: Brentano's [1923]./According to the historian Richard Pankhurst :::"" The Egyptians sometimes called Punt land Ta-Netjeru, meaning "Land of the Gods," and considered it their place of origin." The Ethiopian Borderlands
guledcase....sxb adoo mahadsan dhaantadan midheheeda oo dhan halkeen ka heli karaa, mase noo soo qori kartaa. Runtii aad ayay ii xiiso galisay waxaanan soo xasuustay wadankii iyo dhulkaan ku dhashay ee Jigjiga oon arko in lagu duubay video gan.
@Ruweyn This is a tradition for the Ogaden people as each tribe has its own traditional dance, its one thing that I can say distinguishes Ogaden people from the rest of Somalis for centuries although its became universal everywhere Somali people are, its played through out Ogadenia or Somali regional State. And yes as eloquently put it its a beautiful dance, one that I personally enjoy.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war ninkii Guled ahaa ayaa soo noqday saaxiib iska waran dhaantadii ayaa dib uhabaysay thanks brother I hope I make to dhagaxbuur dhaanto contest inshaa allah qurbihii dhaka faluuq baa laga qaadaye.any way this makes make my night.
coka wiilka yaa cajalad ku duubta caadi maaha
Cabiira1 3 weeks ago
Daboqoodhiga dhaanto fiicanaa
SygNok82 5 months ago
NICE SONG
aymanhar 5 months ago
Codka wiilka gabdhihii ka wada hele!
gabalaax 5 months ago
Jigjiga Ma hometown LOViN it!!
MsRumaan 7 months ago
Viva dhaanto <3
MsRumaan 7 months ago
wwwwwww inaba caadi maahan
fowziyina 8 months ago
I know that you are brainwashed by Holywood "read this historic facts:«Again the representations of the early Puntites, or Somali people, on the Egyptian monuments, show striking resemblances to the Egyptians themselves. » : "The Wisdom of the Egyptians" By Brian Brown New York: Brentano's [1923]./According to the historian Richard Pankhurst :::"" The Egyptians sometimes called Punt land Ta-Netjeru, meaning "Land of the Gods," and considered it their place of origin." The Ethiopian Borderlands
sajokal20 10 months ago
@sajokal20 whats your point ??
oANWARoo 9 months ago
dhaanto iyo badh iga dheh!! Guuled casoowe waxuu ku fiicnaa baa la helay, wuuna dhaamaa Abdi ileey oo ceeb mooye Wax kale Umadda u keenin!!
Afarmagac 1 year ago
Mudane Guled Mahadsanid Saxiib, xafiiskaaga oo ah midka uga wax qabadka badan dowladeena. thanks
TheGashamo 1 year ago
maanshaa allaah cali bashiir aad ayuu ucodwanaasanyahay nin wadani ah
suldanka1 1 year ago
l miss my mum
AaSiYaH100 1 year ago
soomaalida waa ciyaarta ay ugu jecel yihiin waa ciyaar qaali ah oo qurux badan oo soomaali ayku faanikarto waaaaaaaaaaaaaaaw
Cabiira1 1 year ago
ver very sexy ,waar gabdhahaan daarood xagaanu kahelnaa lol
naftiihure 1 year ago
maasha.allaah Ogadenia ,wakaa dhaqankeeni Darood .viva northeast Puntland .
naftiihure 1 year ago
masha allah viva somali galbeed
QalanjadiiJidwaaQ 1 year ago
@QalanjadiiJidwaaQ ...... viva Ogadenia too,
505LO 1 year ago
soo gilgilo gacmaha adoo goono qaba ___soo gilgilo gacmaha adigoo geenya wada nice dhaanto__nice dhaanto
Samiira87 1 year ago
guledcase....sxb adoo mahadsan dhaantadan midheheeda oo dhan halkeen ka heli karaa, mase noo soo qori kartaa. Runtii aad ayay ii xiiso galisay waxaanan soo xasuustay wadankii iyo dhulkaan ku dhashay ee Jigjiga oon arko in lagu duubay video gan.
505LO 1 year ago
Hooliyaalo heeliyaalo weeyaane (4X)
Codka wiilkoow cajalad yaa ku duubta codka wiilkoow (4X)
Oo habkay u dhaqaaqday baan ka helo (4X)
Codka wiilkoow cajalad yaa ku duubta codka wiilkoow (4X)
Oo Hasaawuhu wii hirgalayaaye (4X)
guledcase 1 year ago
Codka wiilkoow cajalad yaa ku duubta codka wiilkoow (4X)
Oo gobeey sadex way guurguurtaane (4X)
Oo gobeey biyo dooxa soo galay iyo (4X)
Oo gobeey daymada caruurta ahiyo (4X)
Oo gobeey diinkuba wuu guurguurtaane (4X)
guledcase 1 year ago 4
@guledcase mahadsanid Guled walaal degaankeena warbixinta aad ka soo dirto kolba.. Thanks Again
yesr32 1 year ago
Sidii mandad samada mood lagaa dheh sida mandad (4X)
Oo dulahaaa mari bay duryaantaaye (4X)
Markeey Diri-Dhaba ka duulaysiyo (4X)
Oo kolkay dagi bay duryaantaaye (4X)
Holiyaale heeliyaale weeyaane (4X)
guledcase 1 year ago
Hooy Barbaarteena power wayneeye (4X)
Oo sidii Goray Galabta Roob helay iyo (4X)
Oo haday Garba saar Madow dahaye (4X)
Holiyaalo heeliyaaloo weeyaanee (4X)
Oo diyaaradi marbay duryaantaaye (4X)
guledcase 1 year ago
Naa kaama Maarmi karo Marwadaydaay Malyuun (4X)
Ruuxna Kama Maarmi karo Maanka Deeqoow Maxamed (4X)
Heeliyaalo heeliyaalo weeyaane (4X)
Codka Wiilkoow Cajalad yaa ku duubta Codka wiilkoow (4X)
Oo Hablaha bilan ee bahdeena ahiyo (4X)
guledcase 1 year ago 2
@505LO waa tan axb
Fiidsan iga Fogaa Filsan luulaay halkaad? (4X)
Fiidsan iga Fogaa Faaraxaygoow halkaad? (4X)
Waa la Dhawrayaa Dhal gobeedeey Dhankaad (4X)
Wuu ku Dhawrayaa Dhaayahaygoow Qalbigu (4X)
Soo Gilgilo gacmaha adigoo Goono Qaba (4X)
Soo Gilgilo Gobboow adigoo Geenyo wada (4X)
guledcase 1 year ago 6
@guledcase Aad baan kaaga mahadcelinayaa Guuleed sida dhakhsaha ah eed iigu soo jawaabtay, waan ku faraxsanahay hawsha aad u hayso bulsha waynta Somalida Galbeed ilaahayna ha kula qabto. Waan ku farxsanahay sidoo kale inaan arko buurihii ku xeersnaa Jigiga oo quruxdooda meelna aan lala barbardhigi karin.
Once again thanks a lot.
505LO 1 year ago
@guledcase
super92891 1 month ago
One question pls .. who taught the Ogadens Dhanto??? a beautiful practical dance.. isn't it?
Ruweyn 1 year ago
@Ruweyn This is a tradition for the Ogaden people as each tribe has its own traditional dance, its one thing that I can say distinguishes Ogaden people from the rest of Somalis for centuries although its became universal everywhere Somali people are, its played through out Ogadenia or Somali regional State. And yes as eloquently put it its a beautiful dance, one that I personally enjoy.
505LO 1 year ago
Maasha Allah sxb jigjiga way tagtay walaahi ishiii ka naxdaa ha soo dhacdo
dabcasar3 1 year ago
qatar saana woow waan ku heestaa
dhaadeey1 1 year ago
Waa deegaanka jigjiga oo barwaaqo ah iyo buurtii caanka ahayd Kaaramardha dhaanto shidan iyo wasiirkeenii gulleed case runtii Gulleed wuxuu istaahilaa jagodaas waana inankii ugu horeeyay ee Dowladda deeganka ka taageeray Youtubeka soona duubay dhabta taal deegaanka.Deegaanku waa nabad waana barwaaqo ka nax ama ku farax.,
qaranradiye 1 year ago
I luv this song... thnkz for sharing guledasowe..
TheAlmisGirl 1 year ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war ninkii Guled ahaa ayaa soo noqday saaxiib iska waran dhaantadii ayaa dib uhabaysay thanks brother I hope I make to dhagaxbuur dhaanto contest inshaa allah qurbihii dhaka faluuq baa laga qaadaye.any way this makes make my night.
dhakaabaxaro 1 year ago
it is beautiful....thanks for sharing...
Kurus73 1 year ago