caami fan ayaa ka hadlayn heestan waxaay ku qaaday waa copy fanaanku sharaf ayuu bulshada ka mudan tahay anigu tareenka ay ka shaqayso kama aan hadlin qof madaxa u dhacay ayaad tahay xagaad ka hadlaysa,
hani abdi waa fanaanad reer london ah hadane shaqeesato waane gabadhii ugu horeesay ee wado gaadiidka loo yaqaano lorry ama tareele qofba siduu u yaqaano fanka hani abdi waxuu u yahay only in eey ku enjoy gareeso ee uma ahan shaqo hani abdi i love her cuz waa gabar da,yar hadane aad iyo aad u cod macaan marka waxaan leeyahay somaliyeey qof aadan aqoon u leheen waxbo haa ka sheegina
asxaabta sharafta badan waxaan idiin sheegaya heestu waxaay ku wacaan tahay fanaanka iska leh ee marka 1 aad qaada balse copygu ma fiicna heesaha copy ah dumarka soo tahriiba ayaa dhagaysta heesa noocan ilee heestii waa laga ka xeeyay macaankii waa copy waa fuck ayaan idiin lee yahay by
@shevodinio maxaad u xanaaqday dhageyso meeshaan wax la ilaalinayo ma jirto dalkii aad ka timid ayaaba copy la galiyey dad kale ee cusub ayaa la wareegay,calankii copy ayaa la geliyey,adiga xitaa copy inaad tahay ayaa laga yaabaa i mean dhalsho kale dad kale leeyahay,marka hees la copy gareeyey maxaad ka sheegtaa!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
heeskasta waxaay ku wacaan tahay fanaanka marka hore soo qaaday lakiin copy ma wanaagsana heestani iminka ma wacna ayaan odha karaa iminka heesaha copy ayaa diilay balse dumarka soo tahriibay ayaa tahay heesahooda maha hees nin weyn heesaha jacayl ah fanaanweyn ayaa qaada marka hees tahriib u daa ayaan lee yahay by mudiir shevodinio mohammed
way qaladay heesta kaga daran waxay ahayd urkiyo qalbiga hadii aadan ku ool ubaxii jacayl kula maan sugeen iyaduna way qaladay uf naagtan uf yaa fanka ka fadhiisiya
taagere 1 week ago
uuf tan heeska way ku dheeshay xabiibo xasan tooxow may gaaraayaan dadkan
farxiya fiska lee inta hees wax copy gareesa iyada basa aa keeni karto farxiya fiska viva my fiska
taagere 1 week ago
@mrNaafac never give up bruh
3jabra 1 month ago
uurka iyo qalbiga hadii anad ku ool ubax iyo jaacayl kulomaan jileen!
lmfaobiiiitch 1 month ago
Comment removed
lmfaobiiiitch 1 month ago
waaaaaaaaaaaaaaw cadi ma ahan runtii
TheCabdiqurux 1 month ago
ALllah Beerka Meel Bay iga Taa Banaysaa Heestaan Alllah jaceelka xanuun iyo xaasid Badanaa
MrNaafac 3 months ago
BEST SONG
mohnor14 1 month ago
ayada u mareeku teh
ashkiira 5 months ago
Haa cod way leedahay. LKN runtii heestaan wax shaqa ah kuma lahan, dhageeso Original Xabiba Towxow.. qoftaan wax dareema ah uma heeso heesta, kaliya way qaadeesaa, waliba boosis ayay ka dhigtay
dhegacadde 5 months ago
waaaaaaaaaaaaaw hani cadey masha malah waxaas ayaa coda
lafoledexda 9 months ago
uurka iyo qalbiga hadii anad ku ool ubax iyo jaacayl kulomaan jileen!
ee kaad wadnaha kuu abuurtay baan heebadiga bugsoon nafku aaminta sida eeridhaban daynweydey olol!!!
argagixiisadiiyo aramida jaacayl waa awadaa, ambadaye waxaan ayada u maree maxaad odhanlahayd? wooooow ya salaaam!!
rocilize 10 months ago
looooool wax walba copy bay raaxada kagaga qaadeen,qofka orijinalka u leh heesku wuxu kaga qurux badan yahay ma jirto.
Samiira87 11 months ago
dadfle studi sxb adoo mahadsan heestan lyrics keeda qoraalkeed soo gali sxb
heesta caadi maahhe tmahadsanid
dhabayoco 11 months ago
kkkkkkkkkk
aabo22 1 year ago
Hmmmm uurkiyo qalbiga hadii adan ku ool ubax iyo jaceyl kulaman Jileeen.. luv it
PASSWORD14301 1 year ago
Hani good job..! i love Somali songs ....
sankahadji 1 year ago
wow
nuurtojelow 1 year ago
I'm getting in love with somali music.
nololwacan 1 year ago
caami fan ayaa ka hadlayn heestan waxaay ku qaaday waa copy fanaanku sharaf ayuu bulshada ka mudan tahay anigu tareenka ay ka shaqayso kama aan hadlin qof madaxa u dhacay ayaad tahay xagaad ka hadlaysa,
heestan iyo fanka copyga ah ayaan ka hadalyay
shevodinio 1 year ago
hani abdi waa fanaanad reer london ah hadane shaqeesato waane gabadhii ugu horeesay ee wado gaadiidka loo yaqaano lorry ama tareele qofba siduu u yaqaano fanka hani abdi waxuu u yahay only in eey ku enjoy gareeso ee uma ahan shaqo hani abdi i love her cuz waa gabar da,yar hadane aad iyo aad u cod macaan marka waxaan leeyahay somaliyeey qof aadan aqoon u leheen waxbo haa ka sheegina
nuurtojelow 1 year ago
ya salaam hani waxasa cod ah mansha allah
iskorisgirl 1 year ago
Bro waxaad tahay qof waxgaraad ah ma aan xanaaqin balse fanaankii oo nool ayaa heesahisi lagu ciyaaraya waxaaynu ku jirna duni aakhiro saaban,
copyga meel xun ayuu maraya bro marka fanaanku isago helaya hees u lee yahay midhaheeda muxuu ku falaya copy, taas ayaan anigu la yaabay bro thanks
shevodinio 1 year ago
asxaabta sharafta badan waxaan idiin sheegaya heestu waxaay ku wacaan tahay fanaanka iska leh ee marka 1 aad qaada balse copygu ma fiicna heesaha copy ah dumarka soo tahriiba ayaa dhagaysta heesa noocan ilee heestii waa laga ka xeeyay macaankii waa copy waa fuck ayaan idiin lee yahay by
shevodinio 1 year ago
@shevodinio maxaad u xanaaqday dhageyso meeshaan wax la ilaalinayo ma jirto dalkii aad ka timid ayaaba copy la galiyey dad kale ee cusub ayaa la wareegay,calankii copy ayaa la geliyey,adiga xitaa copy inaad tahay ayaa laga yaabaa i mean dhalsho kale dad kale leeyahay,marka hees la copy gareeyey maxaad ka sheegtaa!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
TheWaiting22 1 year ago
@TheWaiting22
omg that is verry true. everthing and buddy is fake
sahaam2 1 year ago
waa kobi
axadle 1 year ago
dafle sxb hani abdi oo noool inteeen ku arkaa ayadoo heeseeyso ama vidieo ah
motarino2 1 year ago
heeskasta waxaay ku wacaan tahay fanaanka marka hore soo qaaday lakiin copy ma wanaagsana heestani iminka ma wacna ayaan odha karaa iminka heesaha copy ayaa diilay balse dumarka soo tahriibay ayaa tahay heesahooda maha hees nin weyn heesaha jacayl ah fanaanweyn ayaa qaada marka hees tahriib u daa ayaan lee yahay by mudiir shevodinio mohammed
shevodinio 1 year ago
heestii iigu qiimo badneed intaan noolaaaa waaaw
uroon1 1 year ago
maansha allaah waxaas baa heesa waaw
amina3948 1 year ago
uurkiyo qalbiga hadii adan ku ool ubax iyo jaceyl kulaman jileen masha alaah caadi maha afkaga caano lagu qabay
yurub123 1 year ago
waaw waxas ayaa hees ka ahaa waxa isoo xasuusisay jaceelkeyga dhabta ahaa hani waxaba nagu kakaciisay walahay ... amiin iyo ducada waa istahiisha inaa ku tirshee ayaatiin ku waar wah wah ............................
MrSuleeqo 1 year ago
what a song, beautiful song, love it, cod ayaad haysaa walaalo heestuna waa hees qiimo leh uurkiyo qalbiga hadii aanad ku ool ubax iyo jacayl kulamaan jileen ogooooooooooow
indhodeeralay 1 year ago
i LOVE DAS Song (She has Nive voice mashallaaah)
li60m 1 year ago
eel kaad wadnaha ku abuur taa wali iga buskoon
inaba caadi mahan hani fananad soo baxday halkas ka haay
dhaadeey1 1 year ago
waaw masha alaah waliha keep ur walashey good job
li60m 1 year ago
wow really it is very good song.....
warangigsane 1 year ago
ooooooooooh boy i love this song!!! the voice is just wooooooooow;
(mashallaaah) god bless
ubah288 1 year ago
amaan iyo ducaba waad istahishaa manshaa alah waa run tasu inaan kuu tirshee ayatiin ku war
dawadii indhaha ahdii aanda hayan
gobanimo77 1 year ago
woow nice song and voice ma shaalaah
sahuur133 1 year ago