Added: 4 years ago
From: fdama
Views: 248,607
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (169)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • You beaut! Love you ayeeyo <3

  • maan sha alaah waxaan baalagaa yiraahdaa heesmansha laah maandeeq waxay aheed fanaanad caana walh heestaan waxaa lagayaaba dadbadan in ay dhahaa hees ma ha lkn qof kii wasdani ah uu dareemayaa inay tahay wadani

  • @DrHalyey 

  • Maandeeq waxay isku heshay Qurux& cod aad umacaan!!

  • kkk hees qaaliya iga dheh

  • FYI, this song is called Raaxeeye Burcaawi. its classic and priceless

  • I'm taking issue with the asshole who called this beautiful, talented artist TIMIRI JABTAY, ur mother needs to make u eat soap to clean ur mouth.

  • Good song my auntie keep up aleeeeeec

  • THEY CALL THEMSELVES AFRICAN AMERICAN TO PROSECUTE REALLY AFRICAN. THEY ARE BLACK AMERICANS NOT AMERICAN. NO WHITES CALLING THEMSELVES ENGLISH AMERICAN. THEY NEED LEVE ALONE AFRICAN NATION'SNAME, LEADERS AFRICAN THEY ARE AMERICAN WIVES.

  • @cobra09006 waar ninkani ma af jini ayuu ku hadlay? yaa fahmay waxanuu qoray?

  • all ha iga kaa qaadin maandaaq

  • caleeeeeeeeeg caleeeeeeeeeeg caleeeeeeeeeg mamaa  mandeeeeeeeeeeq ooooooooooooooof caleeeeeeeeeeeg classic qaraamii

  • caleeeeeeeg caleeeeeeeeeeg mama mandeeeeq oooooooooof

  • Well, this music should be baned in Mogadisho.. They never appriciate before Mogadisho ppl love reer Hamar songs..

  • @Jaalediid ,This is Pure Somali Music dear,Reer xamer Music is dead and burried,Just youtube it Somali Music and see the result,Reer xamer Music was never populer back in the days when Somalia was Somalia,Even Radio Muqdisho did not play this kinda Music people hated it,But this kinda music is for all Somalis,Just tell one big Singer who plays only reer xamer music and is known among all someli people.But Somali do love Magool,Xassan Aadam,Maandeeq,Khadra Daahir,Axmed cali cigaal,and more.

  • @Duqsi i just asked my mom she said this song was in the radio all the time..and this is not reer xamar music...and people loved reer xamar music...there was no racism in somalia...all types of music was played including arabic and italian...if you consider this reer xamar music you definitely did not live in mugadishu lol viva all somali music

  • @abdirashidi

    Si wanaagsan uga bogo meesha qoraalkaa aan ku qoray,Anigu maan odhan Musik gan waa reer xamar,Waa qaraami ka soo jeeda hargeysa iyo qurxdii faadumo cabdilaahi kaahin maandeeq,maba garanyo meesha aan ku qoray Musigan waa reer xamar,Malaha waad igu riyootay.

  • The new Generation singers even the ones from the south no longer like reer xamar Music.It sounded fake anyway,Reer xamar try hard to sound like Indian I can not stand it.

  • she dances weird

  • It was hey day of Manddeq. looooooooooool

  • waa tan islaantii sidii ay qaad u cunnaysay ku ilko iyo siilbeeshay wallahay waan ka naxaa islaantan sirqaddaa ah

  • maandeeq is the somali marliyn monroe <3

  • Yaa salaaam al fananaad Maandeeq ! Beautiful song and great performance.

  • Excellent tune!

    Great voice, beautiful song!

    its a tragedy that this music is now banned in the country that made it !!!!

  • Look at the gestures, listen to the sweet sexy Voice, and feel her waves of emotions.......you ant compare her with any other,.......just beautyful, full of respect for her.......for those who comment about XISHOOD and bla bla........go to your CAVES ,

  • Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaW, NABAD.

  • Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaW­, NABAD.

  • faatima cabdulaahi kaaahin maan deeq waan jeclahay fanaanadan heesaheeda maandeeq noolaaw

  • @SLMNDOW do u see any women who respect her religion and upbriging as taliban? cut the b/S farax and let me educate u or atleast enlighten u, listen i for someone who is born &raised here in northamerica happen to respect and thanks my folks for what they tought me in islam so have respect and quit sayin what u heard on CNN don't be a sad somalimen who gut brainwashed by america's double face media, respect when u see a self-respected women who IS WHERIN THE HIJAAB, IF U DON'T THEN SHAME ON U.

  • @SLMNDOW1 are kiddin? did u grow up in eitheist household? if so ok then? but if not since when somali women where naked don't u have a mother or a sister? or u are one of those people who when they gut their refugie statues accepted denies all of their beleifs system and culture? i for 1 someone who born & in north ammerica don't see somali women who are respectin them self or respectin their religion and the way thet been raised don't see them as taliban's or any other groups so shame on U.

  • I never listen to somali songs I dont understand it very well , but this women makes all the famous artists look like minors.

  • Faadumo Maandeeq one of the best we hade in Somalia...

    and i dont mind now if Somaliland ppl are proud of her as Somalilanders and not as Somalia..

    one thing we all agree though she is a Soomali beaty women ..nowaday almost all Somali womens and young girls look like Talabani womens Burqa clothing all over their body...is that good or bad i dont know but somali ppl would decide whether be somalia, somaliland or other somali ethnic who happen to leave else where..

  • @slmndow :They brainwashed to believe Islam is taking saudi culture...& if u don't agree with thm ur not muslim...so be it....I love the old way like this women & still majority like that back home...don't believe otherwise.

  • @slmndow cajiib oo waxaad doonaysay inay qaawanaadaan hadayna xijaab xidhan. Hijab is part of the islamic Religion threrefore all women should their hair.

  • waa fanaanad qiimo qurux ciyaar jilid wax kasta halkeeda dhigtay

    aadbay u codmacaan tahay waliba markay qaadayso raaxeeyaha

    raaxeeyaha waa fanaanadii ugu codka wanaagsanayd

    fanaan kasta oo la waraystaa waxa uu ku odhanayaa waxaan dumarka u jeclahay maandeeq ragana kuluc runtii waanay u qalmaan

  • she was HOT!!!!!

  • hooyadaa wase maandeeq itoobiyaanad xaarka cunta ha lasimin gaalyahow dabad xun orod xaarka la cun bastard caano geel iyo carasan bay ku dhaltey

  • Heestaan waxay halkaa ka cadeynasaa in dumaka Somalida fanaanin waweeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee­eeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeen yihiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii­iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Nolow, Afkaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaga cana lagu qabay.Badawga haka sarto.

  • isnt this great!

  • Fatima, her looks and moves remind me of the late Bizunesh Bekele, the greatest Ethiopian female singer of the 1970s. Just type in her name and see what I mean.

  • Comment removed

  • Somaliland star of the century, woow somaliland is blessed with so many artist, mansha allah.

  • @YEELKEED

    Why are you saying somaliland< somalia somaliland is all the same thing

  • @somalilicious18 haa noolato SOMALIA....dad walaalo aah baaynu ahay...somaliland + ptland etc... are all brothers and sisters....we are all Somalis....

  • runtii waan naxaa markaan arko halka qarankeenii ku dambeeyay walaahi my mother was fun of maandeeq waxaan ku soo korey codkaan naxariista badan even my father was love here i am from puntland somali dareenkii iyo qalbigii waa dhintey mayaqaaqaan macnaha jaceylka iyo naxariista look haybadan,iyo quruxdan,iyo codkaan tolow arab ma laga helikaraa qof soo dhaweynkarta walaahi hargeysa waan iman thanx mama maandeeq ilaahey haku xafido aamiin

  • manaadeeq very true somalian diva allah bless her

  • nice song lakin magaca aniga maa xaday mise waa laiga Qatay intaan dhalay kkkkkkkk

  • maaandeeq waa fanaanada kaliya ee hobaladi waaberi ugu codwanaagsanayd oo ugu cod naxariis leh lahayd.

  • love maandeeq,

  • dhamaantiin salaan ka dib waxaan filayaa soomaaliya dumarkeeda iany ugu qurux badnaayeen maandeeq iyo iimaan waxaad ka dheehan kartaa magacooda maanshaa alaah maandeeq cod, qurux deganaan quality somali icon her voice was touch me so deeply massive wale somali wax badan bay lumisey way adag tahay si lagu helo chic bone face gabar ay wax utahay ma joogtaa love from puntlan thanx love u

  • I swear,these people still mentioning qabil-are real handicaps.

  • LOVE THE AFRO

  • True isaaq lady and the best somalilander singer.

  • @YEELKEED u sick in head no one care about qabil >

  • maandeeq masha alah EEDO i like ur voice walahi

  • World love. PEACE ON EARTH. Somali out off dirty civil war.

  • Comment removed

  • @Yummysomalilander babes that was when somalis loved each other, now we are separate thank God as you can not share a Country with these faqash animals.

  • heestaan hees ma ahan waa flop heestaan

  • Yasalaam....mandeeq she got that iconic voice.....she is true somali legend....an absolute treasure

  • waayo.Quruxley.

  • afsomali miyee ku hadleeysaa

  • Eeshalaa hees,cod,hanaan,is jejebin,lebiis,Qurux iyo adaab aanay indhuhu ka jeesan karin.Qalbigu qaboojiyaa codkaagu.Fdama, thnks for sharing this timeless piece of music. great pic!!!

  • yaa rabi waa hantidii qaranka maandeeq waad na daqdeeday qurux cod sharaf qiimo quality ilaahay baa u dhashay waan jeclaan lahaa somali diva maanta inay fiiladeedii ku raaxaysato oo qof walba ku soo booqdo ilaa madax iyo mijo diva walaalayaal ma nooshahay xagee joogtaa hada war qabiilka naga daaya naarat galee faadumo waa qof qaran not qabiil

  • @cibaaro sxb waxay ku nooshahay boorame hadii aad casuumi iyo hadii kalaba

  • heelo

    fatima maankay deeqdaa

  • heesaha macaan iyo muusika iyo codkaa i dilay, habka socodka hanaanka luuqaynta, bello ku degtay may qabar sanaaciga bartaan dayaxa haku tagaane.

  • Comment removed

  • xariire maxad dareentay ee aad ku ogaatay inay fananiintu soo galan oo aty isku caayan kolay waana wax dhici kare

  • maan deeq magacagaa sheegay

    faadumo

  • hhhahah

  • Waa fanaanadQaran, waxa laabta ugu yaala , Calankii qaranka soomaaliyeey,miisiga,codka,xar­agada ci yaarta,iyo quruxdaba waxa yeesha, umad wadajirta..

  • Comment removed

  • maandeeq the name,the beuty and voice say it all. maandeeq is the geatest Somali icon ever.the love maandeeq will remain Somalian blood untill the doomsdays.

    she is our dearenst girl. we love you forever. long life legendery maandeeq long ,life Somalia.

  • I like her. :)

  • faadumo my mom

  • Late Abdi Alasoow ..With the saxaphone

    amazing indeed

  • yaa salaam maandeeq waa fanaanad qaaliya laakin waxaan dhalinyarta ka codsanaya fanaaninyta ay qabiilada ku kala sheegayaan inay iska daayaan qabyaaladana ay ka tanaasulaan waa waxa caalamka inaga reebaye

  • Yaa salaam Maandee magacaaba igu filan.

  • haaaaaaaaaaaaaa isaq the british isahaqia in waberi isaq they are the best and hoyo maryan fadumo qassin and binti cumar gacal hawiye and isaq they are gud sado ali wa dhiloooooooooooooooooooo

  • where can i find the lyrics of this song that i adore !

    and yes she is a qalanjo mashallal!

  • Really qalanjo.

  • mansha alaaah maandeeq eedo ilhay wuu ku dhamystiry si walba,,xag walba,, ilaahy if iyo aakhiroba meesha ugu wacan baan kuugu duceeyay...

  • cod iyo qurux way kuu dhanyihiin go maandeeq

  • I love timiri jabtay maandeeq she was good looking lady and good singer

  • qarraami maandeeq

  • maandeeq

    mmankaykay dee1qdaa

  • Edo ala waa edo sootka ugu fiican somalida oo dhan??????????????????

  • wow

  • maanmdeeq

    man deeq

  • WOW

  • waw nice song laakiin waa xilli hore

  • May Allah shower us all his blessings.. LOVE AND PEACE TO ALL SOMALIA from North to South, East to West,

  • wow

  • maandhe u got right

    heelo

  • eedo

    timiri jabtey saas waaye

  • Great song, great legend.

    May Allah bless Mandeeq and the great people of Somaliland.

    May Allah helps all Somalis.

  • Comment removed

  • Comment removed

  • Higlooy adba damal hadhlaad noqotee hadmaan anna ahe baahashadaa deyn.

    Hankeygoow hir kaa fog baad aragtaa adigoon ku hungoobin maad heli.

    Hoodada Rabi baa hagaajin karoo hidiyee nina tiisa kuma helo.

    wuxuu qoray ruuxna kaama qaada oo qawadi maayo qaybta Eebahay.

  • Comment removed

  • Can anyone plz post the lyrics. Thanks

  • She is the one!!!

  • wow, what a song i love maandeeq

    she has a great voice

  • we love you mandeeq muah

  • Walle way quruxbadnayd codkeeedana kaalay oo arag alle haku daayo eedo mandeeq

  • The best Somali Singer in the world. love u aunty. u cannot test dis. wow the voice the style and if u know her the swagger is unbelievable.

  • Mansha Allaah

    so Beauty Mandaaq with great vioce

  • Thank you so much for posting this song. I have been looking for it, but did not know the name.

  • hayaay maandeeqeey yaa salaam.

    walee qurux waylahayd iyo waliba cod

  • She is indeed legendary!

  • very nice .

    peace to somalia.

  • i love love love love love this ladyyy..i was amaz one night and she was on somalilife...she blow my mind......

  • hoyo can u come to america all wejihun they are here u and fathumo qasssim

  • maandeq waa ayayday abahay eedadiis maandeq qurux iyo codba way isku darsatay ala yaa cisak aad baan kuu jeclahay waa hees aad umacaan

  • Si kasta yeeley oo heestan ka dhargi waayay. Waqtigii yaraa een dawlada haysanay eeg dadka soo baxay iyo sida aan hada danbaska u noqonay. Hada kii soo baxaa waa qabqable dhiigyacaba(Ama diin hasheegto ama yuusan sheegane). Allow Soomalida tus inay dalkooda soo dhacsadaan.

  • ala ilinta yaa i celin, waaw thats they we were, efferdless and beuityfull and the same time bloody sasssy

    viva somali maryooleeey

  • god bless maandeeq. one of the best somali of all time.

  • someone please let me know the name of the song?........

  • gabadhi ugu codka naxariista badnayd oo aan maqlo

  • arab oo dhan wax hagaagsan maandeeq baa jirta

  • TRUER WORDS HAVE NEVER BEEN SPOKEN!!!! looool i'm just playin'

  • Mandeeq qurux, cod, iyo labisba waad ku hormartay. Waxaa tahay fananad Somaliyeed. Dadkan qabiilka ku waashay waxba kaama gelin ee ilahay. Nolosha ha tuso, iyo tacliinta. Anagana ha naga badbaadiyo, belada ay la wareegayaan.

  • alla yaa cizak sxb nin fiican baad tahay dadkii waa waashay oo waxba ma arki karaan 2008 yaa wali qabiil dabada la haystaa meeshuu dhigay may arkaan ... war dadkaan isga bax oo jinsiyadaba iska badalo yaa ku qabanaysa !

  • Allah yaacisak Maandeeq nolow .........

  • waxaan ka soo jeedaaa qolada aad u raaxeyso oo ah real somalis ma ku qancaysaa MR dhaqash. mise waa kuu sii wadaa hogaanka.

    ciao.

  • TYBASH: You are such a racist PIG, using the N word on your people! What have they done to you for you to be so bitter and say all these bad things about Somalis, all other Black people, and even gays and Filipinos on the internet? You should be ashamed of yourself!

  • ha ilaawin calanka somalida bey xabadka ku sidataa waxay gaartey heer qaranka somalida magacooda ay ku heesto.sharafteeda waxay dhaceysaa marka ay calanka dhaqashta iidoor ay xabadka saarto oo ay calanka qaranka somaliyeed ay tuurto.

    heer gobol bey u soo daadegeysaa la soco oo

    taariikhda been ma sheegto.

    midda kale madowga mareykankaba way heesan oo mareykanka oo dhan bey madadaaliyaan .

    whatz the big deal? ma cuqdad baa ku gashey markaan iri dhaqashta heesah waa ku wanaagsan yihiin.bye

  • @neoconkiller101-----!

    What are we to you? Your little pet that only exist for entertainment! We are not cultural slaves who the only thing they aspire in this life is to sing for uncivilised & unrefined dhabadhilifs . waa hadalkaada neocon . afxumida waa idiin ku ognahay dhaqash iidoor.

    dhaqash caytamayo ayaad tahay waxbo kama soo qaadayo.

    waddan walba waxay leeyihiin qolo u heesta oo u raaxeysa oo maaweelisa.waa ku mahadsantihiin reer dhaqash inaa noo heestaan.

    halkaa ka wada heesaha.

  • @ahmedd2 idinkuna futada inaad ruxdaan ayaad ku wanaagsan tihiin ilay xishoodka ayaa ididnku yar oo inan hooyadii daawanaya futadeeda idinka ka hor lama arage ma waxa la arkay inan aabaheed hooyadeed adeerkeed abtigeed gayaankeed futada hor ruxaysa waa bilaa xayo wuxuu xagay ka soo jeedaan ku darsoo musaajidkana way kaaga horaynayaan

  • Walahi, this lady had unique & to some extinct exotic beauty, compare to the common somali woman, in her youth.

  • Tall, slim built, beautiful, sexy, and one of the best voices on the earth and for sure the best in Somali language modern or classic. After a long working day in a rainy Seattle weather,I seek relief and amusement in her voice. I do admire you Maandeeq.

  • hadalka ha ka leex leexanin dhaqashta waxaan leeyahay heesaha wey ku fiician yihiin waana ku mahadsantihiin, laakin somali baan barney afka iyo suugaanta iyo hiddaha cidna kuma weydiinin oo somali waxaa soo dhaxgasheen hadaa dhaqash tihiin intuu allah u naxariiste madaxweyne m.siyaad barre isagaana idiin ku soo dhaxdarey somalida awal go'doon baad ahaydeen akhri taariikhda hadabo hadalka oo kooban waa ku faraxsannahay in aa na maaweelisaan oo na madadaalisaan DHAQASH hana naga go'ina. ....

  • Ahmedd2 abaha waas!! You think in your twisted mind that you giving us some kind of compliment by saying "haa waa runtaa fanka wey ku fiicanyihiin dhaqashta marka somalida kalena way ku raaxeystaan . marka ma dooneyno in aa naga go'daan .waxaan dooneynaa in aa maaweelada iyo madadaalada noo wadaan". What are we to you? Your little pet that only exist for entertainment! We are not cultural slaves who the only thing they aspire in this life is to sing for uncivilised & unrefined dhabadhilifs

  • Ahmedd2 - haa heesaha waanu ku fiicanahay! waa dhaqankayagii, waa afkayagii, waa taariikhdayadii,waa hiddahayagii waanu u qabweynahaye, adigu maxaad ku fiican tahay?! asalkaa muxuu yahay? xaggee baad ka soo jeedaa?

  • edo maandeeq ilahay ha daayo..somaliland iyi dhamaan somali oo dhan ha noolato

  • haa waa runtaa fanka wey ku fiicanyihiin dhaqashta marka somalida kalena way ku raaxeystaan . marka ma dooneyno in aa naga go'daan .waxaan dooneynaa in aa maaweelada iyo madadaalada noo wadaan.

  • kkkkkk - Ahmedd2!! you bore me man! I feel sorry dadka ka araday afkooda iyo hidahoodaba, oo aan fahansanayn waxa la kala faa'iidayo nolosha! Waa dad lunsan oo aan taariikh iyo hido midna lahayn - just like you. Bal haddii aanu ku toosinay oo dhaqan, af iyo hido kuu samaynay, oo qof kaa dhigney, maad ku mahad naqdid! Mise xaasidnimo baa dhataqluhu kaaga soo daadanayaa?!! Thanks Maandeeq, aad baa laguu jecelyahay, sharaf badana naga gudoon.

  • alla qurux badnaydaa maandeeq waagaa yaa salaam ilaahay sidii waayo dadka iyo dalkuba ahaan jiray ha noo soo celiyo

  • fanka waxaa hormariyay isaaq iyo madhibaan,kana soo aasaasmay magaalada berbera waxa ay ahaayeen wax garad iyo indheer garad soomaali jecel,balse isaaq maanta wax buu tirsanayaa ee sidii uu rabo ha loo yeelo soomaalay ,maandeeq noolaaw intaad jeceshahay.

  • taladaada waad ku mahadsantahaye qabiilka kaliya ka reeb soomaali oo dhan dhibay kala tirsanayaane isaaq kaliya maahan marka waxay ku haboontahay in la is cafiyo dhamaan mahadsanid walaashay !

  • khatar!

  • i,m samaroon en reer abtigey is issaq so we are all one samaroon en issaq so all you hater eat your heart out ,viva somaliland4ever

  • heestaan waa afkee ....aniga ma fahmo walahi i liked but ,,somali yar yar ku jira ,,,noqon.... ka fahmay ..iyo anaa ....mandeeq heesaga ma fahmo Mummy lol

  • very nice song

  • Maandeeq The Only Somali Singer WIth Sex Appeal and Amazing Voice.

  • This song must be early 80s

  • this song remade me rabadantii

  • xaaaaax maandeeeq yaasaaaaaaaaalam

  • sanaagsomaliland sxb maandeeq waxey wadataa calanka somalia ee waxaa kaa yara qasan qabiilka iyo wadaninmada.Teeda kale sxb ma ogtahay hal qabiil ah in uusan dowlad noqon karin waayo waxaa ka danbey doonta habar lagu dhuftey habar waxeyna ku soo bixi kartaa habar kuuley oo dib u hartey

  • Its true what you are saying nuurkey but she was a lander before that my friend and again in 1991 she became a lander.

  • You fucking Issaq hater! Your hate seeps through every pore of your body. "Qabiilka ka yara qasan" miyaa... Let me guess you're dar oods maaha, cause you guys are the only somali tribe that swims in Issaqhating. Then let me tell you that your hate is reciprocated. Reer sheik Issaq are proud and noble clan that trumps you in any domain from fanka iyo suuganta to warfare. For your information Somaliland has multiple tribes but might just call the place IssaqLand since we account for 75%ofpopl

  • My last comment was addressed to the silly Issaqhater Nuurkey. I don't want other people to be confused. I tried to post it underneath him but the comment system wouldn't let me.

  • Nuurkay mid kale ayaad hilmaantaye, miyaanad ogayn calankan cidii dhidibtey?! Ileyn waad bugtaayoo cudur baa ku hayee, haka caafimaadine sidaas ku bax!

  • woooooooooooooooow

  • waxaan jeclaan lahaa walaaldayda boggan wax ku qora inay is weydaarsadaan, taariikhda heesahan,qiimeyntooda,hal abuurada heesahan, iyo laxniga cidda u sameysay, heestan waxaa lagu tirayaa heesaha la yidhaahdo raaxeeye burcaawi,waana heeso ay aad u adag tahay inuu fanaan kastaa qaadi karo, sidaa darteed mandeeq waxaa lagu tiriyaa boqorada heesaha deggan iyo raaxeeye burcaawi, sidoo kale cumar dhuule ayaa lagu tirayaa boqarka heesaha degan(classical songs) iyo heesha raaxeeye burcaawi.

  • Masha allah Somaliland's own daugther

  • Totally into it! The very definition of art.

  • AFKAAGA CAANO LAGU QABAY!eeesh calaa.anigiibaaba jacayl i qabtay!!!!!!!!!!!

  • oh yaa maandeeq waa faanad codka baxsan leh aad ayaa qaali utahay waana qurux badantahay waana fanaanad keliya ee aan mucaarad ku noqon dawlad aan dagaal qabiilna u sacab tumin waa ku salamay yaa maandeeq

  • Yaa salaam Caleek..EDDO..EDDO, Caleek nuur.

  • The Legend Maandeeq. I see a Somali dlag badge on her chest, I think the venue is in a foreign country but not sure where.

  • Its in Khartoum, Sudan in 1981

  • Wow in Sudan 1981, the good old days. Thanks fdama for the answer.

  • see our lovely flag attached to her dress

  • Classic!, Elegant! , Unique!, Outstanding!

    Please post more of Mandeeq. Thanks for sharing this wonderful song.

  • The great legend Maandeeq, and she dressed so classical like the american singers of the 60's. But sad she isnt seen much on the musical scene lately.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more