Added: 4 years ago
From: Siciid1981
Views: 3,988
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (14)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • KU SOCOTO DHAMAAN U MADA REER SOMALILAND GAAR AHAAN REER BURCO IYO BANAAN HAWD:

    markii aan sameeyey baadhis badan waxaan soo ogaadey in aanu qofka waxan ama dagaalkan jahligaa masha soo geliyey uuna aheyn qof kadhashay qabiiladan mesha isku laynaya ee uu yahay mooryaan dhulkale kayimi oo raba colaad hurin uu ka dhex abuuro inta wax magaratadata ah ee youtube daawata markaa waxan idin odhan lahaa iska daaya cayda iyo cuqdada oo dantiina ka raacda mooryantan rabta in ay iscaaygidiina dawato.

  • war bal eega waxaan war iska aamus warba kuuma banaanee fulayaal ...

    runtii waa la ogaa sidii la idiin galay ...xitaa aad awoodi waydeeen inaad guryihiina kusoo laabataan hadda igama aha dagaal horin lknse xaqiiqada ayaan ka hadlaynaa sxb

    VIVA HABAR JECLO

  • Qofkan dhiman ee waxan soogaliyey waxan leenahay waxan kasaar...caqli daciifyahaw....

    Walaaladu way isdilaan waanay heshiiyan marka.. Lakinkan waxan sogeliyey aad ayuu ubukaa... Ale haku faafiye waxan kasaar meesha

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    alla miskiinsanaa MARYAALOOLKU

    HABARYOONIS WAA DAWLAD

  • somalilander4ever bal soo geli Taad haysid, waxani waa Tarikh mudane lolz... wa hadaad wax haysid?

  • siciid horta sxb in aad waxan soo galiso may ahayn,dadkuse wuu dagaalamaa waanu is dilaa , markaa imika ma haboona inaad waxan la shirtimaado, ka saar, hadii kale cajaladuu Habaryoonistu duubtay ayaan soo galin doonaa haba lagukala guuree lool

  • Wax tol kala gaadhay duubideedu waxkasoo qaad maleh, ilaahayna waxaan tolkay uga rajaynayaa inaanay dib usoo marin quluubtoodana alle isu soo jeediyo.

  • Great video The somaliland Diid got karbashed loool

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more