omg my aunt use to love this song. many years after i am old onough i found out she was made arrange marriage to dumn ass not the one she loved... she died of cancer later in life after having 5 kids. may god make her happy in jannah aamiin...
ina lilaah wa ina ilehi raajicuun Ilahoow ku naxariiso oo na wda naxariiso .. bal waa ayee sidaan u noleed o u nux nuxsaneeysay .. hadana naf ee ku nuuxsato maleh ama ee ku heesto .. ya Alllah hade ogaan laheed ine maanta dhimaneyso miye sidaan u heesi laheed Allow u danbi dhaaf anagana no danbi dhaaf .. plzz inti fanaan ah fanka haka baxdo anagana an dayno dhagesiga hesaha Allow no naxariiso ammin :'(..
Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw, Ubaadkii la abuuray waa joogaan waa in ay is iix tiiraaman oo aaduunkana iix tii raamaan oo risbegtii ii sii yaan sii aan qalad loo galiin oo nabad lagu noolaado, AAMIIN, AAMIIN, AAMIIN.
Fadumo allah i wadig ila janaac.... you ur beautiful like ur song.... viva... que vive la somlie...i listen to u to the first time in 78 and i m looking for ur song since 1980... god bless u and the people who put ur son in youtube.... god bless all somali and all somali fron the 5 somali south, north, ogaden respect, kenya and the lille and smooth jabouti that i love too much... peace bro...
Walaal nabadraadshe, heestan waxaan ka dubay iyo kuwo kale intayna dagaalku dhicin Xamar, cajallado badan ayaan ka duubay lakin waxaan kaga tagey Sucuudiga, qaar baan umalaynaya in yihiin Pal System inta badan VHS tapes waan badalay (NTSC) lakin meelahas ayey kulomeen. dozen caruur iyo full time shaqo ayaan wakhti u waaye. Bal hadaan helo waan soo galin. Thanks

altimber1 3 months ago
SOMALIS FINEST FOREVER RIP SWEETIE FAADUMA YOU WILL BE MISSED DEARLY
TheCoach416 4 months ago
Ilaahow u naxariiso Faaduma Qaasin Hilowle. Waxay fanka ka dhaxashay aabaheeda Qaasin Hilowle AUN isagana. Waxaan xusuustaa Qaasin Hilowle oo laga wareysanayo Raadiyo Muqdisho, wuxuu yiri .............
nabadraadshe 4 months ago
ilaahow ku naxariiso fadumo qasiin hilowle illahow janadi fordos kawarabii amiin waxee e heed qof wadanii aah oo u ficaan wadankeda iyo dadkeda waxan leyahay reer karaama samir iyo iimaan ha idiinka siiyo amiin .....koley aniga waxan eheey jiraan ayada iyo reer kada oo dhan boon dheere libaax
naleye1 4 months ago
she the one and only Faduma Qaasim Hilowle = best Somali artist to shine out from Somalia... may God have mercy on her and blesss her....
CushiticSomalianMale 4 months ago
xafadaa harrow is Grieving for her....may allah grant her forgivness and junnah
SAFiya2012 4 months ago
This has been flagged as spam show
ina lilaah wa ina ilehi raajicuun Ilahoow ku naxariiso oo na wda naxariiso .. bal waa ayee sidaan u noleed o u nux nuxsaneeysay .. hadana naf ee ku nuuxsato maleh ama ee ku heesto .. ya Alllah hade ogaan laheed ine maanta dhimaneyso miye sidaan u heesi laheed Allow u danbi dhaaf anagana no danbi dhaaf .. plzz inti fanaan ah fanka haka baxdo anagana an dayno dhagesiga hesaha Allow no naxariiso ammin :'(..
87miSSmona 4 months ago
allaha u naxariisto fanaanadeena qaran
mohamed724 4 months ago
Ilaahow u naxariiso Faadumo qaasin hilowle eheladii ay ka geeriyootayna samir iyo iimaan ka sii. Ma ku iloobi doono
MrBalibusle 4 months ago
Rest in Peace. Allah ha ku naxariisto, Faduma Qaain Hilowle
Myworld20111 4 months ago
ilahay ha uu naxaresti fananda somaleyeed faduma qasin hilowle
shamoo83 4 months ago
This has been flagged as spam show
fadumo qasin hilowle waw cadimaha
SuperAbuukar 8 months ago
fadumo qasin hilowle waw cadimaha
SuperAbuukar 8 months ago
waaaaaaaaaaaaw inabo cadima fadumo qasin hilowle
SuperAbuukar 8 months ago
waaaaaaaaaaaaah waaaaaaaaaah waxaasa kaa codah iyo heesba
MADIINAGIRL 1 year ago
Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw, Ubaadkii la abuuray waa joogaan waa in ay is iix tiiraaman oo aaduunkana iix tii raamaan oo risbegtii ii sii yaan sii aan qalad loo galiin oo nabad lagu noolaado, AAMIIN, AAMIIN, AAMIIN.
MsHalling 1 year ago
Can somebody please write down the lyric of this song
Maisa2011 1 year ago
I really shed tears when I saw this video, what a sweet memory. Dalmar load of thanks to you bro
abdirahman77 1 year ago
@abdirahman77 - You welcome bro
dalmar46 1 year ago
aawey hee aragiis ma iloowinee... indeed classic Somali music from Somalia's legendary Somali singer Faaduma Qaasim
CushiticSomalianMale 1 year ago
KOMANDOS...WAHAAAAAAAAAAAAAAAA
holholist 1 year ago
Fadumo allah i wadig ila janaac.... you ur beautiful like ur song.... viva... que vive la somlie...i listen to u to the first time in 78 and i m looking for ur song since 1980... god bless u and the people who put ur son in youtube.... god bless all somali and all somali fron the 5 somali south, north, ogaden respect, kenya and the lille and smooth jabouti that i love too much... peace bro...
holholist 1 year ago
Feynuustii fanka Faaduma Qaasin Hilowle
nabadraadshe 1 year ago
Aaway hee?? Wallee lagu hel!!! Dalmar46 walaal ileyn keyd weyn ayaad ku dul fadhiday!!!! Mahadsanid walaal.